Wednesday, November 25, 2020

Letters to the editor for Sept. 16, 2020 – Ocala

Related Articles

Diego Maradona oo geeriyooday

BUENOS AIRES —  Xiddigii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa maanta geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa. Maradona oo 60 jir ahaa, ayaa dhowaanahan xaaladdiisa caafimaad ay liidatay, ayada oo qalliin looga sameeyey maskaxda, dhowr toddobaad ka hor. Maradona ayaa Argentina kula guuleystay koobka kubadda cagta adduunka ee 1986-kii, markaasi oo cayaartii ugu dambeysay ay kaga adkaadeen Germany. Waxyar ka hor inta aan lagu dhowaaqin dhimashiisa, ayaa warbaahinta Argentina waxay saaka werisay in Maradona ay asiibtay xaalad halis ah, ayada oo dhaqaatiirta loogu yeeray gurigiisa oo ku yaalla waqooyiga magaalada Buenos Aires. Madaxweynaha Argentina Alberto Fernandez ayaa durba ku dhowaaqay saddex maalmood oo baroordiiq qaran ah, oo loo sameynayo Maradona.

Maradona oo u geeriyooday wadno xanuun

Share on Facebook Tweet on Twitter Sida lagu qoray Daily mail halyeygii hore ee Xulka kubadda cagta Argentina Diego Armando Maradona ayaa goordhow ku geeriyooday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tigre ee dalka Argentina kadib markii uu asiibay wadno xanuun. Maradona oo ahaa 60 jir wuxuu ka mid ahaa xirfadyahanadii ugu sareeyay ee abid soo maray kubadda cagta, waxaana si gaara loogu xusuustaa koobkii dunida ee sanadkii 1986 uu gacanta u galiyay dalkiisa Argentina Maradona wuxuu dhashay 30 October 1960, wuxuuna geeriyooday 24 november 2020 SHARE Facebook Twitter Previous articleTaliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika “SAWIRRO”

Deg deg: Ciyaaryahankii caanka ahaa Diego Maradona oo geeriyooday

6 Daqiiqadood ka horCiyaartooygii caanka ahaa ee reer Argentin Diego Maradona ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisu tahay 60 jir.Diego oo dalkiisa Argentina ugu ciyaari jiray dhanka weerarka ahaana maamulaha kooxda qaranka ayaa waxa lagu guuleystay bishan November qalliin dhanka maskaxda looga sameeyay.Waxaa uu ahaa mid ka mid ah ciyaartooyda ugu wanaagsan ee caalamka soo marta sanadihii sideetameyadii.Maradona waxaa uu ahaa Kabtanka kooxda qaranka markii sanaddii 1986 koobka aduunka uu ku guuleystay dalkiisa Argentin.Waxaa xilligaa shaqsi ahaan lagu tilmaamay in uu gacan wayn ka geystay guusha uu dalkiisa gaaray.Intii uu xirfadda ku jiray waxaa uu sidoo kale u dheelay kooxaha Barcelona iyo Napoli.

Stay Connected

21,096FansLike
2,453FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Abiy: Caalamku faraha ha kala baxo Ethiopia

ADDIS ABABA —  Waxaa maanta ku eg waqti kama dambeysa ah oo ay dowladda ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ee dalka Ethiopia ay u qabatay dagaalyahanadda xisbiga TPLF inay isku soo dhiibaan. Goor sii horeysana, ra’iisul wasaare Abiy ayaa ku booriyay beesha caalamka oo uu cadaadis uga imanayay inay faraha kala baxaan arrimaha gudaha ee Ethiopia, isagoo dagaalka socda ugu yeeray howlgal ciidan. Warbixin uu xafiiska warqabadka ee VOA-du uu ka diyaariyay xaaladdan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

DEG DEG: Diego Armando Maradona oo geeriyooday isagoo 60 sano jir ahaa

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Diego Armando Maradona oo ahaa Xiddigii hore ee xulka kubada cagta Argentina ayaa goordhow geeriyooday isagoo ahaa 60 sano jir Wararka ayaa sheegaya in geeridiisa ay timid ka dib  markii uu ku dhacay wadno xanuun, isaga oo ku sugan gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tigre ee dalka Argentina LA SOCO FAAHFAAHINTA - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleDagaalka gobolka Tigray: Dad kor u dhaafaya 600 oo hal goob lagu xasuuqay