Wednesday, October 28, 2020

League Cup – Haller double, Bournemouth eliminate Palace

The second round of the League Cup was very lively and Sebastien Haller (West Ham) stood out.

If the Coupe de la Ligue is no longer in France, it is still in play in England. And this Tuesday night, the first matches in the second round were questioned.

Among the most important results to remember, West Ham’s 3-0 victory against Charlton (League One) thanks to a stay from Sebastien Haller (22nd and 26th) and a goal from Felipe Anderson (80th).

For its part, Bournemouth relegated to the championship at the end of the 2019-2020 season and eliminated Crystal Palace (Premier League) after a crazy penalty construction: 11 to 10 and the goalkeeper for two teams failed with his attempt! And to think that it was 0-0 at the end of the regulation period.

We also note the victory for Newcastle over Blackburn, Championship club (1-0, goal from Ryan Fraser on 35th) and the success of Aston Villa on the ground for Burton, League One club (3-1) with a fantastic goal from Jack Grealish.

The second round matches were played on Wednesday
West Bromwich Albion – Harrogate Town
Leeds United – Hull City
Everton – Salford City
Ipswich Town – Fulham
Bristol City – Northampton Town
Southampton – Brentford

Draw for the third round of the league cup
Lincoln City – Liverpool
Bristol City / Northampton Town – Aston Villa
Morecambe – Newcastle Utd
Luton Town – Manchester Utd
Preston North End – Brighton / Portsmouth
Ipswich Town / Fulham – Sheffield Wednesday
Manchester City – Bournemouth
West Ham Utd vs. Leeds Utd / Hull City
Millwall – Burnley / Sheffield Utd
Chelsea – Barnsley
Wolves / Stoke City – Gillingham
Leicester City – Arsenal
West Brom / Harrogate Town – Southampton / Brentford
Newport County – Watford
Fleetwood Town – Everton / Salford City
Leyton Orient – Tottenham

Related Articles

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku joogay dalka Turkiga

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Musharax madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo maalmahaan ku sugnaa Turkey ayaa xalay magaalada Istanbul kulan kula yeeshay ardayda, Ganacstada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkey. Amb Geelle ayaa si fiican uga sheekeeyey xaaladda dalka iyo waxa uu damacsanyahay inuu ka qabto haddii uu ku guuleysto hoggaaminta dalka. Ka soo qaybgalayaasha ayaa su’aalo ka waydiiyey damaciisa hoggaamineed ee dalka iyo khibradda uu u leeyahay inuu hoggaamiyo dalka. Amb Daahir Geelle ayaa bartiisa soo dhigay qoraal waxana uu ku yiri: “Hawlo shaqo oo aan beryahaan u joogay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga ayaan caawa ku soo gabagabeeyay madal wadatashi iyo casho sharaf oo aan la yeeshay qaar kamid ah ardayda, ganacsatada iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada İstanbul. Quluubta dadku waa buugaag laga aqrisan karo waxyaabo badan oo lugu dabari karo duruufaha iyo xaaladaha taagan. Kulamada nuucaan ah waxay ka midyihiin qaababka aan rabo in aan ku gaaro bulshada si aan u kala qaadanno xoga badan. Mahadda Allaa leh, markaas ka dib dhallinyaradii soo qaban qaabisay iyo intii kulanka ka soo qaybgashay” Danjire Daahir Geelle ayaa ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya u sharaxan 2021, wuxuuna ku jiraa dadka loo saadaalinaayo inay ku guulaysan karaan. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleXildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle oo saaka la dhaarinayo

Kadib Ku dhowaaqista xildhibaanada maxaa laga filan karaa HirShabelle?

Jowhar (Caasimada Online) – Weli waxaa buuq iyo is jiid-jiid siyaasadeed uu ka taagan yahay dhismaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle, iyada oo xalay si rasmi ah loogu dhowaaqay liiska xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanada la shaaciyey oo u badan dhalinyaro ku cusub siyaasadda ayaa tiro ahaan gaaraya illaa 90 xubnood, sida ku cad […] The post Kadib Ku dhowaaqista xildhibaanada maxaa laga filan karaa HirShabelle? first appeared on Caasimada Online.

Rio Ferdinand Oo Saadaaliyay Saddex Koox Oo Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Champions League Xilli Ciyaareedkan.

Rio Ferdinand ayaa hoos u dhigay fursada Manchester United ee ah inay kor u qaado koobka Champions League xilli ciyaareedkan, waxaana xushay kooxaha ay xafiiltamaan ee Manchester City iyo Liverpool inay yihiin labada kooxood ee ugu cadcad inay ku guuleystaan ​​tartanka si la mid ah kooxda difaacanaysa koobka ee Bayern Munich. Man City iyo Liverpool ayaa gaadhay guushoodii 2-aad oo xidhiidh ah tartanka champions league xilli ciyaareedkan iyaga oo ka kala badiyay kooxaha Marseille iyo Midtjylland. Goolal ka kala yimid Ferran Torres, İlkay Gundogan iyo Raheem Sterling ayaa ku hogaamiyay wiilasha Pep Guardiola guul 3-0 ah oo ay ku gaaraan meel ka baxsan garoonkooda, halka labo gool oo ay kala dhaliyeen Diogo Jota iyo Mohamed Salah ay Liverpool ku xaqiijiyeen seddexda dhibcood Anfield. Ferdinand ayaa la dhacay qaab ciyaareedka City waxana uu u doortay kooxaha ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka inkasta oo uu su’aal ka keenay in ay kooxda Guardiola leedahay tayo ay si joogto ah qaab fiican ugu ciyaari karto isaga oo sidoo kale sheegay in Bayern Munich iyo Liverpool yihiin kooxo xoog badan. Markii la weydiiyay inuu jeclaan lahaa inay City ku guuleysato tartanka, Ferdinand ayaa yidhi”Uma malaynayo sidaas, uma malaynayo in ay halkaas joogto, Maya”. “Lakiin waxa aan doonayaa in aan arko kubad xiiso leh marka ay Man City ciyaarayso waxa fiican in la daawado”. “Ma garanayo in ay Leedahay City tayo ay si joogto ah si fiican ugu ciyaari karaan sida ay Bayern Samayso”ayuu yidhi. “Wali waxa aan dareensanahay in ay Liverpool wali tahay koox adag waxana aan Man City dhigayaa kaalinta 3-aad”. Rajada ku guulaysiga United ee Champions league ayuu Ferdinand ku jawaabay”Uma maleynayo in Man United ay noqon doonto mid ka mid ah kooxaha ugu cad-cad”. “Kama dhigi karo kooxaha ugu cad-cad laakiiin waxa aan aaminsanahay in ay Group-yada ka bixi karaan”. “Laakiin United ma lahan qaab ciyareed joogto ah taas ayaana fure ah”.

Stay Connected

20,932FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay gefkii Emmanuel Macron

Culimada Soomaaliyeed ayaa si weyn caro uga muujiyay hadalka madaxweyanaha Faransiiska, Emmanuel Macron, kaddib dhacdadii lagu dilay macalinkii u dhashay dalkaas oo ardeydiisa tusay sawir gacmeed uu sheegay inuu ka sameeyay Nebi Muxamed NNKH. Hey’adda culimada Soomaaliyeed oo kulan ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dhaleeceyn u jeedisay madaxweynaha Faransiiska. “Culimada soomaaliyeed iyagoo gudanaya waajibaadka ka saaran ilaalinta diinta Islaamka iyo danaha Muslimiinta, waxay dhaleecenayaan hadalka iyo mowqifka madaxweynaha Faransiiska,” ayuu yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha hey’adda culimada Soomaaliyeed oo akhrinayay bayaanka ka soo baxay shirka. Sheekh Cabduqaadir Sheekh Maxamed Soomow oo ah afhayeenka hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Macron ‘uu dhaawac u geystay diinta Islaamka, isla markaana dagaalka toos ah ku qaadayo Muslimiinta.’ “Wuxuu go’aansaday in dagaal toos ah ku qaado diinta Islaamka iyo dadkeeda, Nebiga N.N.K.H.H in sharaftiisa wax laga sheego waa duullaan cad oo lagu qaaday diinta Islaamka, waa duullaan lagu qaaday dhammaan Islaamka” ayuu yiri Sheekh Soomow. Sheekh Soomow ayaa sidoo kale sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanka qaar ka mid ah dalalka Carabta ay ka soo saareen arrintan. “Dalalka diiday waxyaabaha uu soo saaro Faransiiska waan u hambalyeyneynaa.” Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in “dacaayadaha cunsurinimada iyo Islaam naceybka ah ay adeegsadaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta reer galbeedka, si ay u xoojiyaan danahooda siyaasadeed.” “Khaladaadka ay galayaan cunsuriyiinta reer galbeedka ayaa hadda noqday dacaayad olole siyaasadeed ah. Macron waxyaabaha hadda ugu waaweyn ee u kalifay difaaca taasaa waxaa ka mid ah in Islaamka ceydiisa lagu galo olole siyaasadeed, wax shaqeyn karana ma ahan,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Guud ahaan shucuubta dunida Islaamka ayaa aad uga carootay hadalka Macron, waxayna dalalka Islaamku joojiyeen badeecadihii uga imaan jiray Faransiiska, iyadoo ciqaab looga dhigayo gefka uu diinta suuban ee Islaamka u geystay madaxweynahooda. Meelo ka mid ah Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Burco ee Somaliland waxaa shalay ka dhacay banaanbaxyo looga soo hor jeedo gefka uu Faransiisku kula kacay Nebi Muxamad NNKH. Dhanka kale waxaa lagu wadaa in Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya ay maanta ka dhacaan banaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah gefka madaxweynaha Faransiiska Emanuel Macron.

Al-Shabaab oo dagaal xooggan ku qaaday Waajid iyo Saacado kooban oo ay maamulaysay Degmadaasi.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Waajid:-Wararka aan ka heleyno magaalada Waajid ee gobolka Bakool waxay sheegayaan in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar xoog leh ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaaladaas. Wararku waxay intaas ku darayaan in Al-Shabaab ay gudaha u galeen magaalada oo gacan ku heynteeda ay mido kooban la wareegeen, iyagoo waaberigii hore ee saakay isaga baxay. Weerarka Al-Shabaab ayaa ku bilaawday madaafiic ay markii hore ku garaaceen garoonka diyaaradaha magaalada Waajid ee gobolka Bakool. Weli si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray Waajid, waxaana saakay degan xaaladda magaalada. Ciidamada ammaanka ayaa haatan howlgallo amni xaqiijin ah ka wada gudaha magaalada, welina wax war ah kama soo saarin khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay magaalada iyo madaafiicdii ka horeysay ee lagu garaacay. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleCulimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay gefkii Emmanuel Macron