Friday, October 23, 2020

Laba Xiddig Oo Romelu Lukaku Dartiisa Uga Tagay Man United Oo La Ogaaday.

Xiddiga Romelu Lukaku ayaa lagu soo waramayaa in uu xiddiga Alexis Sanchez iyo Ashley Young ku qanciyay in ay isaga tagaan kooxda Mna United kna biiraan Inter Milan.

Xiddiga reer Belguim ayaa xagaagii hore 74 milyan oo euro ugu biiray kooxda Inter Milan waxana uu qaab ciyaareed fiican ku qaatay kooxda ilaa haatan.

Sanchez ayaa kadib qaab amaah ah ugu biiray Inter ka hor intii uuna si toos ah ugu biirin ugu dambayn xiddiga Ashley Young ayaa isgaa tagay United kuna biiray Inter.

Wargayska La Repubblica ayaa sheegaya in uu Lukaku ka dambeeyay ka tagista United ee labada xiddig isaga oo ku qanciyay in ay ku biiraan Inter Milan.

Lukaku ayaa la sheegayaa in uu Sanchez iyo Young uga sheekeeyay sida ay u fiicantahay nolosha Inter marka loo bar-bar dhigo United.

Sii Akhriso: XASAASI: Xildhibaanada Reer Somaliland Ee Muqdisho U Shaqatagy Oo La Soo Dareerinayo.

Laacib.net

Related Articles

Galmudug oo magacawday Guddiyada Doorashooyinka iyo Hirshabeelle oo weli gudbin (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudbiyay xubnaha Galmudug ku matalaya guddiga doorashooyinka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka ee heer Federaal. C/casiis Cabdiraxmaan Yuusuf iyo Liibaan Axmed Xasan, ayuu madaxweyne Qoor Qoor u xushay labada xubnood ee guddiga doorashooyinka Soomaaliya ku matalaya Galmudug. Ad Dhinaca kale Garaad Yuusuf Maxamuud iyo Mustaf Macallin Cali Salaad, ayuu ku qoray xubnaha Galmudug ku matalaya  guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ee heer Federaal. Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Puntland, ayaa gudbiyay xubnaha ku matalaya guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka heer Federaal, waxaana harsan Hirshabeelle oo keliya. Warar Xul ah

Xiliga codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirada cusub oo la shaaciyey

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24/10/2020 waxaa lagu wadaa iney Xarunta Villa Hargeysa ku yeeshaan kulan aan caadi aheyn. Ajandaha Kulanka Beri ayaa waxaa uu yahay u codeynta Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan soo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Barnaamijka Xukuumadda sida lagu sheegay qoraal kooban oo ay baahisay qeybta warfaafinta ee golaha shacabka. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya 19-kii bishan Magacaabay golihiisa Wasiirada, kuwaasoo hadii la ansixiyo aan waqti badan u heysan inay Shaqada laga sugayo qabtaan, maadaama waqtiga xil heynta Hay’adaha dowladda uu yahay geba-gabo lana gelayo doorashooyin. Madaxweyne Farmaajo ayaa horey uga codsaday golaha shacabka iney ansixiyaan xubnaha cusub ee golaha wasiirada, si ay u dhameystiraan mudada xil heynta dowlada oo dhowr bilood ayka hartay, una taaba geliyaan hanaanka doorashooyinka dalka. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleTrump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)

Xubnaha golaha deegaanka Galkacyo oo tababar ku saabsan doorashada loo soo xiray+Sawirro

Tababarkaan oo ay soo agaasintay hay’adda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Afrika ee Eisa ayaa maanta jimco waxa ay tababar ku saabsan qaabka doorashada usoo xirta xubnaha cusub ee golaha deegaanka dagmada galkacyo kuwaasi lagu barayay qaabka ay wax u dooranayaan. Tababarkaan ayaa inta uu socday qaab tijaaba ah loo sameynay qaabka wax loo doorato si kor loogu qaado nidaamka doorashada iyo sharuudaha looga baahanayahay. Xubahahaan ayaa markii ay soo gabagabowday ay la hadleen warbaahinta waxaana ay sheegeen inay waxbadan ka faa’ideen kana heleen qibrad ay wax ku dooran karaa. Xubnahaan oo ka koobnaa 27 ayaa shalay lagu dhaariyaya magaalada galkacyo kuwaasi oo ka kooban rag iyo haweenka waxaana wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ay xoogga saareysaa si nidaam hufan oo cadaalad ah looga dhisi laha golaha deegaanka Galkacyo.

Stay Connected

20,896FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Golaha Wasiirada Cusub oo loo waysan yahay Kooramka Baarlamaanka si Cod ka kalsoonida loogu qaado, maxay tahay sababtu

Raysal wasaare Rooble wuxuu soo magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban todobaataneeye Xubnood, kuwasoo haysta ilaa bisha Feberaayo 2021 inay adeegaan.Inay xafiisyadooda la wareegaan waxaa ka horeeya in ay helaan codka kalsoonida ee Xildhibaanada, Raysal wasaaruhu wuxuu maalmihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaa inuu wakhti ka helo Baarlamaanka si uu u horkeeno Xukuumadiisa. Caqabadaha hortaagan in Wasiirada cusub la Ansixiyo ayaa sida ay Warbaahinta Puntlandi.con ay xogta ku hayso waxay tahay Xildhibaanadii oo ay adkaatay in la isu keeno. Maadaama ay soo dhowdahay Doorashadii Baarlamaanka isla markaasna kursi walba ay u tartamayaan Shaqsiyaad badan ayaa keeneentay in Xildhibaanadii ay u ordaan Deegaanadii lagasoo doortay si ay kursigooda u xagsadaan. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ayaa maalmahaan wuxuu waayay kooram u codeeya Wasiirada cusub( Tirada Xildhibaanada ee u codeyn karta). Sida aan xogta ku hayno ugu banaan 50 Xildhibaan ayaa hada Muqdisho ku sugan. Puntlandi.com Muqdisho

Trump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)

- Advertisement - Musharaxiinta ku tartami doonta doorashada madaxtinimada Mareykanka ee loo balansan yahay in ay dhacdo 3-da bisha November ee sannadkaan, ee kala ah madaxweynaha hadda talada haya Donald Trump iyo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden, ayaa xalay dooddoodii ugu danbeysay ku yeeshay magaalada Nashville ee gobolka Tennessee. Dooddi xalay oo dhacday xilli ay doorashada madaxtinimada ka harsantahay 12 maalin oo kaliya, ayay Trump iyo Biden aad ugu doodeen mawaadiic ay ka mid ahaayeen dhaqaalaha, isirka, isbaddalka cimmillada, ceymiska caafimaadka iyo socdaalka, hase yeeshee waxaa aad doodda u hareeyay uguna weynaa, mowduuca Coronavirus. Xanuunkan oo Mareykanka ka dilay in ka badan 221 kun oo qof, ayuu madaxweyne Trump ku adkeystayin maamulkiisa uu si wanaagsan u maareynayo dagaalka ka dhanka ah cudurka Covid-19, muddo todobaadyo ah gudahoodna ay ku soo saari doonaan tallaalka xanuunkan. Laakiin Biden ayaa aad ugu weeraray Trump in maamulkiisa uu mas’uul ka yahay dhimashada tirada badan ee uu xanuunkani ku sababay Mareykanka. “Qof walba oo mas’uul ka ah dhimashadaas faraha badan, waa inuusan sii ahaan madaxweynaha waddanka Mareykanka,” ayuu yiri Biden. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -