Wednesday, October 28, 2020

La-taliyihii Gaarka ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo shaqadii isaga tegay (Akhriso)

La-taliyihii gaarka ahaa ee Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabi Xariir Baaruud ayaa isaga tegay shaqadii uu ka hayey xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

Qoraal kooban oo uu boggiisa Twitter-ka so dhigay ayuu Cabdi Baaruud ku macsalaameeyay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, wuxuuna sheegay inuu wax badan ka bartay intii uu xafiiska joogay, shaqdiyaadku isbedelaan, laakiin Hay’addu ay mar waliba hareyso, sida uu yiri, isagoo aan faahfaahin ka bixin sababta uu shaqada uga tegay.

Ad

Cabdi Baaruud oo ka mid ahaa la-taliyeyaashii Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheryre ayaa ugu danbeeyay mas’uuliyiintii la shaqeyneysay Kheyre ee xilalkooda iska casilay, kadib markii uu xilka banneeyay Ra’iisal wasaarihii hore, waxaana weerar uga yimid madaxtooyada Soomaaliya oo dooneysay inay xafiiskaasi ka nadiifiso mas’uuliyiintii u dhowaa Xasan Cali Kheyre.

Wararka ayaa sheegay in Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble u damcay inuu xafiiskiisa ka wareejiyo La-taliyihii gaarka ahaa ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha Cabdi Baaruud, taasoo keentay inuu qaato go’aan uu shaqada uga tegayo.

Warar Xul ah

Related Articles

Karim Benzema Oo Rikoodh Gaar Ah Kula Jaaray Lionel Messi & Cristiano Ronaldo.

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa kooxdiisa ka badbaadiyay guuldaro ka soo gaadha kooxda Borussia Mönchengladbach kulan ka tirsanaa champions League. Karim Benzema ayaa kooxdiisa u dhaliyay goolka furitaanka xilli kooxda rer Germany 2/0 ku hogaaminaysay ciyaarta ilaa daqiiqadii 85-aad ee qaybta dambe ee ciyaarta. Goolkaas ayaa Karim Benzema ayaa ka caawiyay in uu Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kula biiro rikoodh khaas ah oo tartanka champions League. Karim Benzema ayaa dhaliyay goolkiisii 30-aad ee tartanka champions League isaga oo noqday xiddigii 4-aad ee rikoodhkaas gaadha kadib xiddigaha Raul, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Sidoo kale Karim Benzema ayaa noqday xiddigii 3-aad ee champions League gool ka dhaliya 16 xilli ciyaareed oo xidhiidh ah Kadib Lionel Messi iyo Ryan Giggs.

Galmudug oo Bandow gelisay Cabud-waaq ka dib arrimo halis ah oo soo kordhay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa amray lamaha Amniga Galmudug in Magaalada Caabudwaaq uu Maanta ka dhaqan galo Bandow inta laga xaqiijinayo Amniga Magaalada. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa laamaha amniga ee ka howlgala Magaalada faray inay gacanta kusoo dhigaan Maleeshiyaad hubeyan oo horey falal dilala kala duwan uga geystay Cabudwaaq. Sidoo kale Taliyaha Booliska qaybta Gobolka Galgaduud Col Dhagahoor oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay ka hadlay weerar dad shacab ah lagu dilay oo barqadii Maanta ka dhacay Cabudwaaq, ayna fuliyeen rag maleeshiyaad ah. Taliye Dhagahoor ayaa waxaa uu tilmaamay in laamaha amniga Magaalada ay wadaan howlgal ballaaran oo lagu doonayo in lagu soo qabto raggii ka dambeeyay falkii lagu dilay laba ruux oo kamid ahaa dadka deegaanka. Ugu dambeyn Taliyaha Booliska qaybta Gobolka Galgaduud ayaa shaaciyay in Bandowga uu Madaxweyne ku-xigeenka Galmudugm kusoo rogay Magaalada Caabudwaaq uu bilbaana doono 11:30 Am oo Maanta ah. Warar hordhac ah ayaa sheegaya in weerarkii Maanta dhacay uu yahay mid salka ku haayo arrimo la xiriira aano qabiil, isla markaana weerarkaas ay geysteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Madaxweynaha FIFA oo laga helay COVID-19

ZURICH (JHALBEEG) – Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino ayaa laga helay xanuunka Koroona feyras, Hay’adda ciyaaraha Adduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqay Talaadadii 50 jirkan wuxuu leeyahay astaamo yaryar wuxuuna ku sii jiri doonaa karaantiil 10 maalmood ah. “Dhammaan dadkii la kulmay Madaxweynaha FIFA maalmihii la soo dhaafay waxaa lagu wargeliyay waxaana laga codsanayaa inay qaadaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah,” ayey tiri FIFA. FIFA waxay si kal iyo laab ah ugu rajeyneysaa Madaxweyne Infantino soo kabasho degdeg ah, ”ayaa lagu sii daray. Kulamadii ugu dambeeyay ee Infantino wuxuu ahaa FIFA Compliance Summit oo soo idlaatay 16-kii Oktoobar kulankaas oo lagu qabtay fogaan aragga Internet-ka. Post Views:23 Related Let’s block ads! (Why?)

Stay Connected

20,932FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Maxkamad lasoo taagay Fannaanka Qamar Suugaani iyo xukun kumeelgaar ah oo lagu riday

Fannaanka Qamar Suugaani ayaa maanta lasoo taagay Maxkamadda magaalada Berbera, iyadoo xukun sii heyn ah ku riday fannaanka. Fannaankan oo loo heysto inuu tegay magaalada Muqdisho ayey maxkamadda Saaxil u jartay 7 maalmood oo Xabsi ku sii hayn ah (Rumaan), waxaaba lagu celiyey Xbasiga magaalada Berbera. Ad Xeer Ilaalinta ayaa sheegtay in Fannaaanka Qaramad Suugaani uu tegay magaalada Muqdisho, loona heysto arrimo la xiriira safarkiisa Warar Xul ah

Akhriso: Weerar lala damacsanaa guriga Duqa Boosaaso oo la fashiliyay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Wararka aan ka heleyno magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa waxa ay sheegayaan in xalay weerar xoogan oo la damacsanaa in lagu qaado hoyga duqa degmada boosaaso cabdi salaan bashiir cabdisalaan  ay fashiliyeen ciidamada ilaalada guriga duqa boosaaso. Weerarkaan ayaa waxa la sheegay in ay doonayeen in ay qaadan xubno ka tirsan kooxda daacish,Waxaana la sheegay in iska hor imaad uu dhexmaray ciidamada ilaalada guriga duqa boosaaso iyo kooxdii weerarka damacsaneyd islamarkaasna uu ka dhashay qasaare kala duwan. Saraakiisha ciidanka booliska putland ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen hal ruux oo ka tirsan kooxdii weerarka damacsana islamarkasna waxa ay tilmaameen in ay goobta iska baxsadeen intii kale. Waxaana la sheegay in isbitaal  loo qaaday ninkii ay nolasha ku qabteen ee dhawaca ahaa,wararka hoose oo ay simba helayso  ayaana sheegay in ruuxaasi la qabtay uu isku dayay in uu baxsado balse aysan usuurtagalin. Weerarkaan la sheegay in la fashiliyay ayaa waxa uu imaanayaa  xili mudooyinkii dambe uu ad uwanaagsanaa amaanka magalada boosaaso ee xarunta gobolka bari mana jirin wax falal amnidaro ah oo laga soo sheegayay iyadoona ciidamada amaanka magaalada boosaaso la sheegay in mudooyinkii dambe ay kordhiyeen howlgalada ay ka sameeynayaan xaafada magaalaa kuwaasi oo lagu xaqiijinayo amaanka iyo xasilooniada deegaanada gobolka bari Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp