Sunday, October 25, 2020

Ku-Simaha Wasiirka Difaaca Ee Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Saraakiil Ciidan “SAWIRRO”

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ku-simaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa saraakiil ka tirsan qeybta 60aad ee ciidanka tababar ugu soo xireen Muqdisho.

Saraakiishan ayaa la siiyay tababar la xiriira howlaha ciidanka iyo hogaaminta ciidanka

Munaasabadda lagu soo gabagabeynayay tababarka waxaa ku sugnaa Danjiraha Dowladda UK ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsanaa Taliska Ciidamada Midowga Yurub ee Soomaliya oo tababarkan bixinayay.

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wado qorshe lagu tayeynayo hogaanada Talisyada Ciidanka xoogga dalka.

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/ku-simaha-wasiirka-difaaca-ee-dalka-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-ciidan-sawirro/original article

Related Articles

Cristiano Ronaldo Oo U Dabaal Dagay Guushii Real Madrid Ka Gaadhay Barcelona.

Cristiano Ronaldo ayaa shaki la’aan ku raaxaystay guushii ay Real Madrid ka gaadhay Barcelona Kulankii El Clasico ee sabtidii kana tirsanaa horyaalka La Liga. Xiddigii hore ee Real Madrid ayaa baraha bulshada soo dhigay sawri kadib markii ay ciyaartu ku dhamaatay 3/1 kulankii ka dhacay Camp Nou. Kadib ciyaarta Ronaldo ayaa baraha bulshada soo dhigay qoraal ah”Yessss” isaga oo sii raaciya sawir muujinaya muruq. Xiddiga reer portugal ayaa haatan ku jira karantiil isaga oo sugaya natiijada baadhitaanka xanuunka Korona kadib markii horay looga helay xanuunka. Sii Akhriso: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis U Fidiyay Xildhibaan Ka Tirsan Somaliya Oo Ka Soo Jeeda Somaliland.

Jubaland oo shaacisay natiijada baaritaanka dhacdadii Ceel-waaq ee ciidamada Kenya

Kismaayo (Caasimada Online) – Gudigii ay dhawaan Dowlad Gobaleedka Jubaland u xil-saartay in ay baaritaan ku sameeyaan dhacdo 22-kii bishii hore ka dhacay Deegaanka Yadho ee Degmada Ceel-waaq ee Gobalka Gedo, halkaasi oo ciidamada Kenya ay shacab ku dileen qaarna ku afduubteen, ayaa soo saaray natiijada baaritaankooda. Gudigga ayaa soo bandhiggida natiijada baaritaankooda ku shaaciyay […] The post Jubaland oo shaacisay natiijada baaritaanka dhacdadii Ceel-waaq ee ciidamada Kenya first appeared on Caasimada Online.

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Mucaaradka Jisiiradda Siishelis oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimada dalkaas.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp VICTORIA:– Musharraxa mucaaradka Siishelis Wavel Ramkalawan ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada isagoo helay 54.9 boqolkiiba codadkii saxda ahaa ee la dhiibtay, taas oo ka careysiisay madaxweynaha xilka haya Danny Faure. “Waxaan cadeynayaa in Ramkalawan inuu yahay musharraxa la doortay,” ayuu yiri Gudoomiyaha Guddiga doorashada Danny Lucas Axadaa manta ah. Codbixiyeyaasha Siishelis ayaa codkooda ka dhiibtay Sabtidii doorashooyinka madaxtinimada iyo baarlamaanka oo socday muddo saddex maalmood ah. In ka badan 74,000 ayaa isdiiwaangaliyay si ay uga qeyb qaataan cod-bixinta doorashada. Mucaaradka Siishelis ayaa si dirqi ah looga adkaaday doorashaadii dalkaasi lagu qabtay sannadkii 2015. Tani ayaa uga dhigan mucaaradka guul taariikhi ah oo ay gaareen kaddib 40-sano oo uu dalkaasi xor ka yahay gumeystihii Ingiriiska. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleHeshiis Nabadeed oo Beelo walaala ah ku dhexmaray Degmada Matabaan.

Somaliland: Former Deputy PM of Somalia Returns to Hargeisa

HARGEISA – Somalia’s former deputy prime minister Mohamed Omar Arte has been granted a presidential pardon on Sunday after renouncing his views against Somaliland...

This post first appeared on Radio Moqdisho. Read the https://www.radiomuqdisho.net/ku-simaha-wasiirka-difaaca-ee-dalka-oo-tababar-u-soo-xiray-saraakiil-ciidan-sawirro/original article