Tuesday, November 24, 2020

Koox Italy Oo Ah Gareth Bale Ka Soo Bad-baadiysa Ciqaabta Tababare Zidane

Mustaqbalka Garth Bale ee Real Madrid ayaa mugdi sii galaya waxa ayna u badan tahay in xagaagaan uu baxayo.

Ka dib kursiga keydka oo uu saaxib muddo la ahaa iyo hoos u dhac ku yimid heer ciyaareedkiisa, Real Madrid waxa ay diyaar u yihiin in ay fasaxaan xagaagaan waliba go`aan weyn ayay qaateen

Wargeyska AS ayaa haatan sheegaya in AC Milan isku dayayaan in Gareth Bale ka bixiyaan musiibada kubadeed ee haysata waxa ayna damacsan yihiin in ay xagaagaan helaan

Milan oo xariir wacan la leh Real ayaa ku rajo weyn in ay helaan saxiixa Bale waliba wakiilkiisa waa ay la xariireen inkastoo aan la helin qiimaha ay damacsan yihiin in ay ka geeyaan .

Arintaan ayaa imaaneysa xilli Real qaateen go`aan ah in %50 ay bixiyaan mushaarka Bale si ay sahal u noqoto in xagaagaan uu ka heleelo Real

Related Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Stay Connected

21,076FansLike
2,450FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Russia fully supports Ethiopia’s efforts to combat TPLF Junta

Addis Ababa, November 23, 2020 –Russia said it stands by the side of Ethiopia in any case, according to the House of People’s Representatives...

Imaaraadka oo dhaqaalaha ka jaraya Mucaaradka iyo shirka Musharaxiinta oo waji cusub yeeshay!!

https://www.youtube.com/watch?v=iAc6imLEVVI&feature=youtu.be&fbclid=IwAR0qwroL9HKgQ1OxtB-x_Am-TI1yN-HmWz6KWhTLDU4kvMFMjQkevSy2h90#new_tab