Saturday, October 24, 2020

Koonfur Galbeed oo ka hor timid arrin uu ku dhaqaaqay Maamulka G/Banaadir

– Advertisement –

Maamulka Koonfur galbeed ayaa ka soo horjeestay in degmada Afgooye ay ka qeyb gasho tartanka ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir oo dhowaan ka furmaya magaalada Muqdisho.

Xaflad Qori tuur ahayd oo ka dhacday Xalay Muqdisho ayaa lagu sameeyay isku aadka degmooyinka Gobolka Banaadir oo oo sanadkan lagu soo daray degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Shabeellaha hoose ka kala tirsan, lamana oga sababta loogu soo daray.

Qoraal ka soo baxay xiriirka kubada cagta ee maamulka Koonfur galbeed ayaa lagu sheegay in degmada Afgooye aysan ka qeyb geleyn tartanka maadaama aysan ka mid aheyn degmooyinka Muqdisho.

Waxaa qoraalka lagu sheegay in Maamulka koonfur galbeed aan lagala tashan go’aanka degmada Afgooye loogu daray tartanka ciyaaraha degmooyinka Muqdisho sidaas awgeedna aysan marna ka qeyb geli doonin tartankaas.

Hoos ka akhriso qoraalka maamulka Koonfur galbeed

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

[email protected]

– Advertisement –

Related Articles

Akhriso: Muuse Biixi oo magacaabis deg deg ah sameeyay & Ujeedka laga leeyahay

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-565/102020 iyo SL/XM/WM/222-566/102020 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumaddiisa. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Sahal Maxamed Jaamac; Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane, Sida aad la socoto, xilka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad u haysay. Waxaan kaaga mahad-celinayaa muddadii aad haysay xilka Qaranka. UJEEDDO: MAGACAABID Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aamiyey; In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan: 1- Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka. 2- Maxamed Xasan Dirir Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha . 3- Axmed Cabdi Ismaaciil Caqli Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta. 4- Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaan-dhiga. 5-Maxamed Geeddi Caynaanshe Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. 6- Xamse Suldaan Aadan Faarax Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada

Ethiopia says it will not cave to ‘aggression’ in dam dispute

FILE PHOTO: Ethiopia’s Grand Renaissance Dam is seen as it undergoes construction work on the river Nile in Guba Woreda, Benishangul Gumuz Region, Ethiopia September 26, 2019. REUTERS/Tiksa Negeri/File PhotoNAIROBI (Reuters) – Ethiopia said on Saturday that threats of any kind towards resolving a dispute with its neighbours over the filling and operation of a massive hydropower dam were “misguided, unproductive and clear violations of international law”. Prime Minister Abiy Ahmed’s office made no mention of any person or any country in a statement on the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), which is at the centre of a dispute over Nile water supplies. But his comment came hours after U.S. President Donald Trump held a phone call with the Sudanese Prime Minister Abdalla Hamdok in which they called for an amicable solution between Ethiopia and Egypt. In the call, held in front of reporters at the White House, Trump said he had also told Egypt the same thing, saying it was a dangerous situation and that Cairo could end up “blowing up that dam.” Ethiopia, Sudan and Egypt have been locked in a bitter dispute over the filling and operation of the GERD, which remains unresolved although the reservoir behind the dam began filling in July. “Occasional statements of belligerent threats to have Ethiopia succumb to unfair terms still abound,” Abiy’s office said. “These threats and affronts to Ethiopian sovereignty are misguided, unproductive, and clear violations of international law.” The first phase of filling the dam completed in August, Abiy’s office said. Egypt says it is dependent on the Nile for more than 90% of its scarce fresh water supplies, and fears the dam could have a devastating effect on its economy. Trump said on Friday said he had brokered an agreement to resolve the issue but that Ethiopia had broken the pact, forcing him to cut funds. Abiy’s office said there was significant progress made in resolving the dispute since the African Union took over the negotiations. “Ethiopia will not cave in to aggressions of any kind, nor do we give recognition to a right that is based on colonial treaties,” it said. Source: Reuters

XOG: Lionel Messi Oo Iloobay Sida Gool Looga Dhaliyo El Clasico, Goorma Ugu Dambaysay Gool Uu Ka Dhaliyo Real?

Lionel Messi ayaan u baran in uu muddo dheer goolasha ka maqnaado laakiin xiddiga Barcelona ayaan Kulanka El Clasico wax gool ah ka dhalin muddo 900 oo maalin. Markii ugu dambaysay ee uu Lionel Messi gool ka dhaliyo Real Madrid ayaa ahayd bishii May 2018 isaga oo goolkaas dhaliyay kulankii ay Barcelona bar-baraha 2/2 ah la gashay Real Madrid. Xiddiga 33 jirka ah ayaa Real Madrid ka dhaliyay 26 gool 41 kulan oo uu ka hor tagay laakiin kooxda Zidane ayaa shaqo fiican qabatay iyaga oo joojiyay kabtanka Barcelona in uu gool ka dhaliyo kulamadii ugu dambeeyay. Lionel Messi ayaa doonaya in uu soo afjaro rikoodhka gool la’aantiisa El Clasico kulanka ay kooxdiisu marti galin doonto Real Madrid maanta oo Sabti ah. Sii Akhriso: DEG-DEG: Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xukuumadii Uu Soo Dhisay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

How the End Sars protests have changed Nigeria forever

GETTY IMAGESThe anti-police brutality protests in Nigeria created a powerful movement that appeared to shake those in power, but after a turbulent fortnight, BBC Hausa editor Aliyu Tanko considers where it goes from here. A potent mix of street protests and social media has given young Nigerians a voice that has shattered the country’s culture of deference. As the #EndSARS hashtag went viral, so did a defiance of the elite in Nigeria. The trashing of the palace of the highly respected oba, or traditional ruler, of Lagos was symbolic of this mood. The youths dragged his throne around, looted his possessions and swam in his pool. What began as a protest against the hated police Special Anti-Robbery Squad (Sars) has become a conduit for the youth to vent their anger with the people who have been in charge of Nigeria for decades, and demand change. Former President Olusegun Obasanjo warned in 2017 that “we are all sitting on a keg of gunpowder” when it comes to the young. His comments were about the continent in general but they apply to Nigeria, Africa’s most populous nation with 200 million people, more than 60% of whom are under the age of 24. The majority of those of working age do not have formal employment and there are few opportunities to get a good education. Earlier this year, government statistics showed that 40% of Nigerians lived in poverty. ‘Not usual mischief-making’ But those currently in power at first misunderstood what was going on this time, activist and writer Gimba Kakanda told the BBC. “The #EndSARS protests were initially perceived as another of the youths’ episodic mischief-making that would fizzle out if left unaddressed,” he said. “This mind-set of the political class, almost overly condescending, was the reason for its slow response to this unprecedented movement and left them all on the edge.” The question is where does that movement go now? The success of the protest in forcing concessions from the government – such as a promise to disband Sars, and wider police reform – has given Nigerian youths confidence and they believe that they can make a difference. A few days into the protests, activists were able to establish a helpline that could respond to emergencies. They also provided legal services to those in need and even set up a radio station. These were financed through crowdfunding and were cited as examples of how Nigeria could be better if it were not for the politicians who often seem more interested in what they can personally gain, rather than how they can improve the country. But there has also been an ugly side. While those who backed and came out in support of the #EndSARS movement were peaceful, another segment of the youth saw the protests as an opportunity. Lagos was hit by looting and vandalism on Wednesday and Thursday They vandalised shops, raided warehouses and targeted the businesses of prominent politicians. Although the approach of these two groups is different, they do share one thing in common: a disdain for those in charge. It is unlikely though that they can find common cause. Any move in that direction may affect the spread of the movement across the country because some will find it hard to sit at the same table as people with “questionable character”. ‘Buhari missed the point’ There is nevertheless an awareness on the part of the authorities that poverty and hardship are national security threats, activist Mr Kakanda said. “The government has realised that it can no longer take such outrage for granted as it has done before,” he added. But it continued to make missteps in trying to quell the mood. President Muhammadu Buhari’s address to the nation on Thursday evening “missed the point by a wide margin”, according to blogger and columnist Japheth Omojuwa. Mr Buhari called for an end to the protests and the beginning of a dialogue, but “he will be remembered for threatening Nigerians just because they asked their government to commit to justice”. The protesters now need to monitor the progress in reforming the police, analysts say Nevertheless, Mr Omojuwa believes that the #EndSARS movement can achieve something. It should not focus on long-term ambitions of gaining political power, he argues, but rather should make sure that the authorities stick to their promise of reform and bringing errant policemen to justice. It is these small steps that may eventually bring wider change. This tumultuous fortnight and particularly the shooting of protesters in Lagos on 20 October will be remembered in Nigeria for a long time. Those in power are clearly worried that the country’s huge young population can no longer be ignored, or, failing that, cajoled. It is getting organised as evidenced by the huge donations received by a relatively unknown group – the Feminist Coalition – that rallied support for the protests and shook the foundations of Nigeria. The fact that these young women said they would regroup makes the elite jittery and clearly indicates that the system needs to work for all and not for the privileged few. From this episode, Nigerian politics has changed forever because the youths have realised how powerful they are and what they can achieve when they unite for a common goal. Source: BBC

Xukuumadda Rooble oo la ansaxiyay

24th October 2020  admin  Category : WARAR: AF SOOMAALI Xukuumadda Rooble oo la ansaxiyay iyo golaha cusub oo la dhaariyay Kulanka golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow furmay ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha golaha mudane, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen 188 xildhibaan, ujeedkiisuna ahaa kalsooni siinta golaha wasiirrada cusub oo dhawaan uu soo magacaabay ra’iisul wasaaraha xukuumadda mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo barnaamijka xukuumadda, ayaa waxaa khudbad ka horjeediyay golaha ra’iisul wasaaraha cusub, isagoo ka hor akhriyay barnaamijka xukuumadda oo ay kamid yihiin sugida amniga,caddaaladd,kobcinta dhaqaalaha,xakameynta Covid-19,ilaalinta xuquuqul insaanka iyo qabsoomida doorashooyinka 2020-2021. Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xildhibaannada golaha shacabka ka codsaday in ay codka kalsoonida siiyaan golaha wasiirrada uu soo magacaabay si ay u dardar geliyaan howlaha horyaalla. Xildhibaannada oo codka kalsoonida u qaaday xukuumadda cusub ayaa waxaa oggolaatay 188,wax ka aamusay iyo wax diidayna majiraan sida uu sheegay guddoomiyaha golaha mudane Maxamed Mursal. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa isla goobta ku dhaariyay xubnaha golaha wasiirrada cusub ee baarlamaanku meel mariyay. Post navigation ← Barnaamijka Hayaankii Afka Hooyo