Tuesday, October 20, 2020

Klopp confirms the plans after Liverpool, promises not to coach a new club immediately

Klopp confirms plans after Liverpool and promises not to coach new club directly | Jowhar.com

Related Articles

Man United Oo Guul Wakhti Dambe Ah Ka Gaadhay PSG, Rashford Oo PSG Xasuusiyay Guushii Sanadkii Hore & Chelsea Oo Garoonkeeda Kaga Adkaan...

Kooxda Man United ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan iyaga oo qaybtii hore khaatiyaan ka dhigay kooxda Boorsada weyn ee PSG. Kulanka ayaa ka tirsanaa kulankii ugu horeeyay ee champions League labada kooxood ee xilli ciyaareedkan iyada oo ay kox walba u soo gashay guul ay kala baxdo kulanka. Man United oo xasuusata guushii taariikhiga ahayd ee champions League ay garoonkan kaga gaadheen PSG ayaa kulanka u soo gashay si dar-dar leh iyaga oo u muuqdayba in ay ku ciyaarayeen garoonkooda Old Trafford. Kooxda Man United ayaa qaadaysay weeraro rogaal celis ah iyaga oo PSG u daayay hasashada kubada iyo maamulista kulanka. Dadaalkeedii iyo orodkeedii ayaa u midho dhaliyay Man United iyaga oo hogaanka u qabtay ciyaarta PSG-na kaga naxsaday gool. Daqiiqadii 24-aad ayay Man United dhalisay goolka 1-aad kadib markii rikoodhe loo dhigay khalad lagu galay xiddiga Anthony Martial. Ugu horayntii Goolhayaha PSG ee Keylor Navas ayaa raacay rikoodhada laakiin waa lagu celiyay maadama uu Goolhayuhu soo dhaafay liidka cad. PSG ayaa sii waday raadinta goolka bar-baraha laakiin Man United ayaa kala hor yimid iska caabin fiican oo dhanka daafaca ah iyaga oo waliba halis galiyay goolka PSG iyaga oo qaadayay weeraro rogaal celis ah. Waxa sidaas ku dhamaatay qaybtii hore ee ciyaarta oo ay Man United soo bandhigtay qaab ciyaareedkeedii ugu fiicnaa ee xilli ciyaareedkan. Qaybtii dambe ee ciyaarta ayay PSG ku soo gashay sidii qaybtii hore iyaga oo maamulayay ciyaarta laakiin ku dhibaatoonayay in ay dhaafaan daafaca iyo Goolhayaha Man United. Laakiin PSG ayaan uba baahan in ay gool ka dhaliyaan Man United qaybtii dambe maadama ay isla iyada isku adeegsadeen in ay goolka u dhaliyaan. Daqiiqadii 55-aad ayay PSG heshay goolka bar-baraha kadib markii uu xiddiga Anthony Martial si khaldan shabaqa kooxdiisa u dhex dhigay kubada. Wixii intas ka dambeeyay Ciyaarta ayaa noqotay mid furan iyada oo labada kooxoodba sameeyeen fursado halis ah oo ay goolal ka dhalin kareen. Waxa xusid mudan in uu Goolhaye David De Gea xilli ciyaareedkan ahaa xiddiga kulanka marka loo eego badbaadino halis ah oo uu sameeyay. Wax walba oo ay PSG maamusho ciyaarta waliba samayso fursadaha ugu badan faa’iido uma lahan hadii linta looga dambeeyay. Kooxda Man United ayaa daqiiqadii 86-aad dhalisay goolka 2-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Marcus Rashford kaas oo ciyaarta ka dhigay 2/1. Dhanka kale kooxda Chelsea oo ku ciyaaraysa garoonkeeda Stamford Bridge ayaa bar-baro lagu qabtay iyaga oo bar-baro la galay kooxda Sevilla. Labada kooxood ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed fiican laakiin aan wax gool ah ka dhalin kasta oo ay sameeyeen fursado wax ku ool ah oo goolal laga dhalin karo.

TOBAN Xiddig Oo Barcelona Ah Oo Si Fudud Uga Talaabsatay Ferencvaros Guulna Ku Bilowday Champions League.

Kooxda Barcelona ayaa si fudud uga talaabsatay kooxda yar ee Ferencvaros Kulan ka dhacay Camp Nou oo dhinac kaliya ahaa kana tirsanaa wareega Group-yada tartanka champions League. Kooxda Ferencvaros ayaa kaliya ku faraxsanayd in ay ka hor imanayaan Barcelona iyaga oo aan muujin in ay 3-da dhibcood u yimaadeen magaalada Barcelona. Taas ayaana Barcelona u fududaysay arimaha iyaga oo iska maamulayay ciyaarta kana awood badnaa kooxda Ferencvaros kuwaas oo aan samayn wax isku dayo ah Daqiiqadii 27-aad ayay Barcelona furtay goolasha kadib markii uu Lionel Messi iska dhexmaray daafacyada Ferencvaros rikoodhena lagu galay. Xiddiga Lionel Messi ayaa sidii caadada ahayd u istaagay Rikoodhada si qurux badana u dhex dhigay kubada shabaqa hogaankana u dhiibay kooxdiisa. Barcelona oo dareentay in ayna wax halis ah kala kulmi doonin xiddigaha Ferencvaros ayaa bilaabay in ay wada weerar tagaan si ay u dheeraystaan natiijada kulanka. Daqiiqadii 42-aad ayay Barcelona u suurtagashay in ay dhaliyaan goolka 2-aad iyaga oo uu u dhaloyay xiddiga Wacdaraha dhigaya ee Ansu fati. Waxa sidaas ku dhamaatay qaybta hore ee ciyaarta oo ay Barcelona wax walba ka samaystay kulanka natiijo ahaan iyo qaab ciyaareed ahaanba. Kooxda Barcelona ayaa qaybtii dambe si dar-dar leh ku bilaabatay iyaga oo raadinaya goolal kale oo ay ka dhaliyaan kulanka. Daqiiqadii 52-aad ayay Barcelona dhalisay goolka 3-aad ee ciyaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Philippe Coutinho kaas oo ciyaarta ka dhigay 3/0. Kooxda Ferencvaros ayaa geesinimo isku yeeshay iyaga oo weerar ku qaaday kooxda Barcelona oo iska baraad la’ maadama ayna is lahayn way dhacaysaa marka loo eego sidii ay u ciyaarayeen. Kooxda Barcelona ayaa la kulantay dhirbaaxo daqiiqadii 68-aad kadib markii kaadhka cas ee tooska ah looga taagay daafaca Gerard Pique rikoodhe-na loo dhigay. Daqiiqadii 70-aad ayay kooxda Ferencvaros dhalisay goolkooda riyada kadib markii uu xiddiga Igor Kharatin gool u badalay rikoodhadii loo dhigay kooxdiisa. Kooxda Barcelona oo aan ka daalin in ay madadaaliso kooxda Ferencvaros ayaa daqiiqadii 81-aad dhalisay goolka 4-aad iyaga oo uu u dhaliyay saxiixa cusub ee kooxda ee Pedri kaas oo furtay akoonkiisa goolasha ciyaartana ka dhigay 4/1. Barcelona ayaa iska sii wadatay xafladeeda goolasha iyaga oo uu goolka 5-aad u dhaliyay xiddiga Ousmane Dembele kaas oo ciyaarta ka dhigay 5/1 ay Barcelona ugu awood sheegatay kooxda Ferencvaros. Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo ay Barcelona awoodeeda ugu bar-baratay uguna tababartay kooxda Ferencvaros Guul weyna ugu bilaabatay champions League.

Laba arrin oo waa weyn oo ay xukuumadda Rooble ku weyn karto kalsoonida BF

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay ku dhawaaqay Golaha cusub ee wasiirada Soomaaliya oo muddo dheer laga dhowrayay Ra’iisul Wasaare Rooble, waxaana ka soo muuqday wejiyo cusub iyo qaar ka mid ah kuwii hore. Wasiirada Xukuumadda Rooble ayaa ka kooban 27 wasiir, 17 wasiiru-dowle iyo 26 wasiir ku xigeen, waxayna wadartu yihiin 70 Xubnood. Qaar badan oo kamid ah Golihii hore ee Xukuumadii Kheyre ayaa dib u soo laabtay halka qaar kalane ay booska baneeyeen. Caasimada Online ayaa heshay warar sheegaya in Golaha Wasiirada ay wajihi doonaan caqabado badan oo ka imaan karta Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya si loo siiyo codka kalsoonada. “Xubnaha ka haray xukuumadaan ee ku jiray xukuumadii hore waa Xildhibaano waana careysan yihiin, waxaa kaloo jira Xildhibaano raadiyay wasiirnimo oo waayay, arimahaas oo dhan waxay sababi karaan in baarlamaanka kalsooni ka weyso Xukuumada,” ayuu yiri Prof Cali Saciid Maxamuud Kulane oo la hadlay Caasimada Online. “Waqtiga oo kala guur ah, Xildhibaano badan oo wasiirnimo waayay, kuwa aan qabin rajo soo laabasho ah oo u baahan lacag waxay sababi kartaa in kalsoonida weyso Xukuumadda cusub,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Prof Cali Saciid Maxamuud Kulane. Caqabadaha ugu waa weyn ee baarlamaanka kala kulmi karto ayaa la sheegay in ay kala yihiin:- 1) – Xildhibaano badan oo iska dhax waayay liiska wasiirada oo ay raadsadeen, wasiiro Xildhibaano ahaa oo laga reebay liiska oo aad u careysan. 2) – Waqtiga oo kala guur oo Xildhibaano badan qabaan rajo xumo soo laabasho ah taasna ay sababi karto in ay lacag ku xiraan ansixinta Xukuumadda sida ay qabaan falanqeeyaal badan. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in maalmaha soo socda Baarlamaanka horgeeyo Golahiisa cusub ee Wasiirada kuwaas oo aan la ogeyn waxay kala kulmi doonaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Stay Connected

20,882FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Axmed Iimaan oo xariga ka jaray Wado kutaala Muqdisho oo si qurux badan loo dhisay (Sawirro)

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Ku-simaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Gudoomiye ku xigeynka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa caawa xariga ka jaray wado si qurux badan loo dhisay oo laga hirgaliyay degmada Warta Nabada. Wadadan xariga laga jaray oo la saaray Interlock ayaa gaareysa 700 mitir, waxaana dhismaha wadadan sida quruxda badan loo dhisay gacan weyn ka geestay maamulka gobolka Banaadir. Gudoomiye ku xigeynka Maamulka iyo Maaliyada Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin hirgalinta wadadaan uu sheegay in ay iska kaashadeen Bangiga Aduunka iyo maamulka gobolka Banaadir. Axmed Iimaan ayaa sheegay in gobolka Banaadir gacan ka geesan doono dhismaha wadooyinka kale ee magaalada Muqdisho , waxa uuna xusay in maamulka diyaar u yahay horumarinta gobolka iyo sidii wadooyinka caasimada loo dhisi lahaa. Maamulka gobolka Banaadir ayaa wadooyin kuyaala qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho saaray Interlock, waxa ayna taasi sare u qaaday bilicda wadooyinka la saaray oo qaarkood markii hore ahaa kuwa aad u bur bursan.  Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleKhasaaro Dhimasho oo ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Masuul ka bad baaday

Ethiopia entry into Somalia miraa market rouses worry

Agriculture CS Peter Munya (third left) and EALA MP Mpuru Aburi (fourth left) share miraa with other leaders in Maili Tatu Stadium in Meru County on September 27, 2020. Charles Wanyoro | Nation Media GroupBy David Muchui The reported entry of Ethiopia into the Somalia miraa business has left traders in Kenya anxious about losing the lucrative market to their northern neighbours for good. According to Somali media reports, the Ethiopian national carrier on Saturday delivered the first consignment of miraa, also known as khat, to the Aden Adde International Airport. The developments has sent shock-waves among Kenyan traders, who have monopolised the Mogadishu market for ages. Ethiopian khat dealers hold sway over the Hargeisa market, which Kenyan traders have failed to penetrate due to hefty taxes. Somali media reported that the federal government had cleared Ethiopia for khat trade even as the Kenyan stimulant remains illegal. Nyambene Miraa Traders Association chairman Kimathi Munjuri said the Somali government has also beefed up security on its coastal waters to bar entry of Kenyan khat via the sea. Maua Miraa Traders chairman Mohamed Quresh said the Somali government also gave a three-day notice to Kenyan traders who have been sneaking khat through Mandera, to end the business. Seven-month ban Mr Munjuri asked the Kenya government to engage in diplomatic talks to avert losing the prized Somalia market. “If Somali consumers are allowed to get used to the Ethiopian variety of khat, we may lose the market forever. More than 50 boats have been deployed in the ocean to stop us from using the sea. Why has our government allowed Ethiopia to outwit us?” Mr Munjuri posed. “We’re aware that about 30 tonnes of khat was delivered to Mogadishu.” He said farmers and traders were now fatigued by the seven-month-long ban as they were in financial crisis. Air cargo operators, who have been ferrying Kenyan miraa to Mogadishu, are now contemplating relocating to Ethiopia where business is expected to boom, Mr Quresh said, adding, there are strict orders in Somalia to lock out Kenyan khat. “We’ve learnt that the Ethiopian khat is cheaper and the unsold produce can be returned to farmers. “This is aimed at locking us out of the market in future. As things stand, only President Uhuru Kenyatta can save the local miraa trade,” Mr Quresh said. He noted that the situation has been complicated by the elections in Somalia, whose president harbours a strong dislike for Kenya. Speaking during his tour of Meru County last weekend, Deputy President William Ruto said the Ministry of Agriculture was under instructions to address all challenges facing the miraa trade. The DP, however, steered clear of the Somalia debate. Last week, Agriculture Cabinet Secretary Peter Munya called for patience, saying, talks were ongoing. Source: Daily Nation