Thursday, November 26, 2020

Kim Kardashian iyo xubno kale oo caan ah oo ku kacay Facebook

Fanaanadda caanka ah ee lagu magacaabo Kim Kardashian West iyo toboneeyo kale oo ah dad caan ah ayaa ku dhawaqay inay joojinayaan isticmaalka cinwaanadooda baraha bulshada taasi oo ay uga cabanayaan faafidda ” naceybka, borabagaadada iyo wararka beenabuurka “waxaa sidaasi bayaan ay soo saartay ku sheegtay Kardashian West.

Tallabadani ayaa qeyb ka ah ololaha Jooji naceybka oo ay soo qabanqaabiyeen dadka u ololeeya arrimaha bulshada.

Dadkan caanka ah oo ay ka mid yihiin fanaaniinta iyo jilaayaasha ayaa isticmaalka baraha bulshada joojin doona muddo 24 saacadood ah maanta oo Arbaca ah.

“Iskama fadhin karo oo kama aamusi karo iyada oo shirkadaha baraha bulslahad ay aqbalayaan faafinta naceyb iyo warar been abuur ah,” ayay tiri fanaanada Kardashian West.

“Wararka been abuurka ah ee lagu daabaco baraha bulshada waxay saameyn ku yeelanayaan doorashooyiinkeena islamarkana waxay minjaxabinayan dimuqraadiyadeena,” ayay intaa ku dartay.

Dadka kale ee caanka ah ee aqbalay inay ka qeyb qaataan qaadacaadan ayaa waxaa ka mid ah jilaayaasha kala ah Leonardo DiCaprio, Sacha Baron Cohen iyo Jennifer Lawrence, iyo sidoo kale fanaanada Katy Perry.

“Iskama fadhin karo iyada oo barahani bulshada ay iska indha tirayaan kooxaha iyo qoraalada fidinaya naceybka iyo wararka been abuurka ah,” waxaa sidaasi barteeda Instagram ku qortay Perry.

Jilaaga Ashton Kutcher, oo ay ku xiran yihiin malaayiin qof ayaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya joojinta isticmaalka baraha bulshada isaga oo sheegay “Aaladahan looma dhisin in naceyb iyo rabshado lagu faafiyo “.

Ololaha jooji naceybka oo xarigga laga jaray bishii June, ayaa waxaa uu ku eedeeynayaa shirkadaha Facebook iyo Instagram in aysan wax ka qaban khudbadaha naceybka iyo wararka been abuurka ah ee lagu faafinayo barahani bulshada.

Shirkadda Facebook iyo shirkadda Instagram oo uu isla hal shaqsi leeyahay ayaa waxaa dhaqaala badan ka soo galaa xayiisiinada.

Sanadkii anau soo dhaafnay ayaa la sheegay in labadani shirkadooda ay heleen dakhli dhan a $70bilyan.

Madaxda shirkada Facebook ayaa waxaa ay dhankooda marar badan balanqaadeen inay wax ka qaban doonaan hadalada naceybka ah iyo wararka been abuurka ee bartaasi lagu baahiyo.

Related Articles

Akhriso: War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo go’aano culus oo loo…

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa goor dhow war murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib shir u socday lix maalmood oo ay ku yeesheen Muqdisho. War murtiyeedka ka soo baxay Musharaxiinta ayaa lagu dalbaday in lakala diro Guddiyada doorashada, maadaama ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan qalabka sida. Sidoo kale war murtiyeedka Musharaxiinta ayaa lagu baaqay in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Teendhada Afisyooni ee garoonka diyaaradaha, ayna goobjoog ka ahaadaan Musharaxiinta, Beesha Caalamka iyo Ciidamada Amniga. Waxaa kaloo Musharaxiinta ay dalbadeen in Guddoomiye Cabdi Xaashi uu soo magacaabo Guddiga doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi. Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin inuu xilka banneeyo, maadaama uu yahay Madaxa Ololaha dib u doorashada Madaxweyne Farmaajo. Ugu dambeyn Midowga Musharaxiinta ayaa ka digay in dowladda Federaalka ay qaado tallaabo lagu taaba gelinayo doorasho aan heshiis lagu aheyn, waxaana ay caddeeyeen inay ka shaqeyn doonaan hannaan doorasho dalka lagu badbaadinayo, si aanu u dhicin firaaq awoodeed iyo mid Dastuuri. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleAbiy Ahmed oo shaaciyay in howlgalka Tigray uu gaaray wajigii u dambeeyay

Xaliima Aadan oo xayeysiiska dharka uga hartay diinteeda darteed

Xaliima Aadan oo ku caan baxday xayeysiinta dharka iyo waxyaabaha kale, ayaa shaacisay inay ka hartay tartannada fashion-ka, maadaama uu[Read More...]

Warmurtiyeedka Shirka Murashaxiinta: Hala kala diro Guddiyada Doorashooyinka, Gedo loo Daayo Jubbaland

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu soo saaray war murtiyeedka shiraka Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah. Waxaa uu u qornaa sidan: Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah oo ay ka soo qaybgaleen murashaxiinta kala ah, Shariif Sheekh Axmad, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan Cali Kheyre, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cabdikariin Xuseen Guuleed, Cabduqaadir Cosoble Cali, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Daahir Maxamuud Geelle, Prof. Maxamad Cabdi Gaandi, Mustaf Sh Cali Dhuxulow, Maxamad Cabdiraxmaan Cali Siiriin, Dr Cabdinaasir Cabdille Maxamed, Xuseen Cabdi Xalane, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ku qabsoomay hoteel Aljasiira ee magaalada Muqdisho intii u dhaxaysay 21-25 Nofeembar 2020. Lixda maalmood ee uu shirku socday Goluhu wuxuu kulammo wadatashi iyo xogwareysi xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan marxaladda kala guurka siyaasadeed la yeeshay qaybaha kala duwan ee bulshada sida, ganacsatada, odayaasha dhaqanka, ururrada bulshada rayidka ah, culimada, haweenka, dhallinyarada iyo warbaahinta madaxa bannaan. Wuxuu kaloo Goluhu kulamo fool ka fool ah iyo kuwo khadka taleefanka iyo aalada fogaan araga la yeeshay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, madaxda dawlad Goboleedyada, iyo beesha Caalamka. Ka dib markii ay Golaha u caddaatay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu si cad u baalmaray heshiiska siyaasadeed ee Golaha Wadatshiga Qaranka uu gaaray 17-kii Sabteembar, 2020, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyana uu ansixiyey 26-kii Sebteembar, 2020. Ka dib markii uu Goluhu arkay in madaxweynuhu uu jabiyey sharciyada iyo xeerarka ka mamnuucaya shaqaalaha rayidka ah iyo ciidanka qaranka in ay hawl wadeen ka noqdaan doorashooyinka, kuna soo daray guddiyada doorashooyinka ee labada heer xubno ka tirsan Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, shaqaalaha maamulka iyo maamuuska madaxtooyada iyo weliba taageerayaashiisa. Ka dib markii uu Goluhu ku qancay in madaxweynuhu uu ku takri falay awooddii dowladnimo, dhaawacayna kalsoonidii iyo aaminaaddii shacabka, si bareer ahna u musuqmaasuqayo hawlaha doorashooyinka Baarlamaanka iyo madaxtinnimada federaalka, taasoo dalka u horsoodeysa qalalaase iyo xasillooni darri siyaasadeed. Wuxuu Goluhu soo saaray go’aannada hoos ku xusan. Go’aannada ku Aaddan Maamulka Doorashooyinka In la kala diro dhammaan guddiyada doorashooyinka ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleedba, guddiyadana lagu soo magacaabo wadatashi iyo wadarogol dhinacyada ay qusayso maamulka doorashada ee kala ah Dowladda Federaalka ah, dowlad goboleedyada iyo Golaha Midowga Murashaxiinta, maadaama aan magacaabistooda la waafajin shuruudihii iyo . In Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, haatanna ka mid ah hoggaanka ugu sarreeya ee dalka isla markaasna ka soo jeeda Gobollada Waqooyi uu sharciyad buuxda u haysto in uu magacaabo xubnaha gobolladaasi ku metelaya Guddiyada Doorashada iyo Xallinta Khilaafaadka ee labada Heer ee Federaal Wuxuu kaloo Goluhu dalbanayaa in doorashada xubnaha Baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland lagu qabto Teendhada Ciidamada Cirka ee Afisyoone, iyadoo ay goobjoog ahaanayaan wakiillo ka socda Murashaxiinta, beesha caalamka, Booliska Soomaaliyeed iyo kan AMISOM. In magacaabista xubnaha beelaha Banaadiriga ah ku metelaya guddiyada doorashada loo madax banneeyo odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelahaas, doorashadoodana lagu qabto Afisyoone, goobjoogna ka ahaadaan wakiillo ka socda Murashaxiinta, beesha caalamka, booliska Soomaaliyeed iyo kan AMISOM. In Dowladda Federaalka ah ay si deg deg ah ugala soo laabato maamulka sharci darida iyo ciidamada ay geysay Gobolka Gedo, si loo ilaayo midnimada Dowlad Goboleedka Jubbaland, maamulkana dib ula wareego deegaanka, si ay ugu suuragasho qabashada doorashada xubnaha Baarlamaanka Federaalka ah ee deegaankaas sida ku xusan heshiiska doorashooyinka. In xulista ergada ay iska kaashadaan odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee beesha kursiga iska leh, dowrka Dawlad Goboleedyadana ku ekaado diiwaan gelinta sida uu dhigayo heshiiskii siyaasadeed ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu Baarlamaanku wax ka bedelista ku sameeyey. In madaxda dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan guda gelin qabashada doorasho aan la isku waafaqsaneyn iyo in ay masaafo isku mid ah u jirsadaan murashaxiinta, taageeradoodana aysan ku gaar yeelin murashax gooni ah. In loo hawlgalo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30% ah. 8. In la helo korjoogto ka socota ururrada bulshada rayidka ah, ururrada qareennada, xubno ka socda Golaha Murashaxiinta iyo wakiillada beesha caalamka si loo xaqiijiyo hufnaanta doorashooyinka. In Guddoonka iyo xubnaha Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) ay qaataan kaalintooda ku aaddan ilaalinta ku dhaqanka Dastuurka KMG ah iyo dhammaan shuruucda kale ee dalka gaar ahaan qodobbada khuseeya arrimaha doorashooyinka qaranka. Go’aannada ku Aaddan Ammaanka Doorashooyinka: In Madaxda Dowladda Federaalka ah ay ka saaraan dhammaan ciidamada qalabka sida ku lug yeelashada howlaha doorashooyinka, sida uu dhigayo qodobka 127-aad ee Dastuurka. In iyadoo la cuskanayo mabaadi’da ku xusan dhammaan faqrooyinka qodobka 127-aad ee Dastuurka KMG ah, uu taliyaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir uu banneeyo xilka hoggaanka NISA, maadaama uu yahay madaxa ololaha dib-u-doorashada murashaxa madaxweyne ee xilkiisu sii dhammaanayo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si loo sugo dhex-dhexaadnimada hay’adda NISA. In amniga doorashooyinka ay sugaan ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM oo keliya, lagana fogeeyo Ciidanka Milateriga iyo Nabadsugidda. 13.In uu joojiyo madaxweynaha uu xilkiisa sii dhammaanayo Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku takri-falka dhaqaalaha dalka iyo in uu u adeegsado hantida Ummadda, xaafiisyada Dowladda, ciidanka iyo shaqaalaha ka tirsan Dowladda Federaalka ku daneysiga ololihiisa doorashooyinka. Go’aanno Guud Goluhu wuxuu ka niyad jabsan yahay in Dowladda Federaalka ay ku fashilantay xaqiijinta himilooyinkii shacabka ee qabashada doorasho qof iyo cod ah. xubnaha Goluhu waxay mustaqbalka xil iska saarayaan xaqiijinta doorasho qof iyo cod ah si shacabka loogu celiyo awoodda. Goluhu wuxuu isku raacay dhismaha GUDDIGA BADBAADINTA DOORASHOOYINKA QARANKA oo ay xubno ka yihiin qaybaha kala duwan ee bulshada sida ganacsatada, odayaasha, ururrada bulshada rayidka ah, culimada, haweenka, iyo dhallinyarada si loo xaqiijiyo samata bixinta dalka iyo qabashada doorashooyin heshiis lagu yahay, si xilliga kala guurka ah xasiloonida, amniga iyo midnimada dalka loo ilaaliyo. 16.Goluhu wuxuu ugu baaqayaa madaxda Dowladda Federaalka ah in ay ilaaliyaan xasiloonida dalka, kana fogaadaan garaacista durbaanka colaadda iyo ficillada abuuraya nacaybka iyo xasaradda. 17.Goluhu wuxuu ugu baaqayaa madaxda Dowladda Federaalka in ay furan saaxadda siyaasadeed, ogolaadaan xorriyada saxaafadda oo ay ku jirto warbaahinta qaranka, caburintana ka daayaan hoteellada lagu qabanayo dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee la xariira ololaha doorashooyinka. Haddii Dowladda Federaalka ah ay qaaddo tallaabo lagu taabbagelinayo doorasho aan heshiis lagu ahayn, wuxuu Goluhu caddaynayaa in isaga oo kaashanaya qaybaha kala duwan ee bulshada iyo dawlad goboleedyada uu ka shaqeynayo hannaan doorasho oo dalka lagu badbaadinayo si uusan u dhicin firaaq awoodeed iyo mid dastuuri ah. Let’s block ads! (Why?)

Stay Connected

21,100FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Howgalka Millatari ee Ka Dhanka ah Gobolka Tigray oo Galay Marxaladdii Ugu Dambeysay

ADDIS ABABA(HALBEEG)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in ciidamada dowladdu ay guda galeen marxaladdii ugu dambeysay ee howlgalka millatari ee ka dhanka ah gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya. War qoraal ah oo uu soo saaray ra’iisal wasaaraha ayu uku sheegay in ay taxaddar dheeri ah ka yeelan doonaan nus milyanka ruux eek u nool magaalada Maqalle ee caasimadda gobolka Tigray sidoo kalena ay daryeel u fidin doonaan dadka rayidka ah. Mudane Abiy ayaa dadweynaha magaaladaas ugu baaqay in aysan ka soo bixin guryahooda. Waxaa kale oo uu ra’iisul wasaaruhu sheegay in kumannaan ka tirsan xoogagga TPLF ay 72-kii saacadood isu soo dhiibeen ciidamada dowladda hase yeeshee jabhadda ayaanan wax jawaab ah ka soo saarin sheegashada xukuumadda. Arbacadii shalay ayay ku ekeyd muddo 72 saacadood ah oo ay xukuumaddu u qabatay jabhadda in ay isa soo dhiibaan. Ra’iisul wasaaraha ayaa shalay si kulul ugu gacanseyray in beesha caalamku ay soo farageliso arrimaha gudaha Itoobiya. Qaramada Midoobay ayaa xukuumadda Itoobiya ka codsatay in ay gabbed siiyaan dadka rayidka ah eek u nool magaalada Maqalle ka hor inta uusan billaabanin weerarka ay ciidamada dowladdu ku doonayaan in ay ku qabsadaan magaaladaas Post Views:22 Related Let’s block ads! (Why?)

Six men accused of murder in Somaliland executed

FILE PHOTO GOOBJOOG NEWS| SOMALILAND: Six men who had been sentenced to death by a court in Somaliland were Thursday morning executed. The six had been condemned to death for murder and subsequent appeals upheld by the courts. The six are: Yasin Mohamed Yusuf, Sharmarke Sahal Oogle, Qulle Mohamed Elmi and Khalid Abdi Haydar The others are Khadar Mohamed Warsame and Abdikarim Mohamed Mahdi. Six other people were executed in January for murder in Somaliland.