Thursday, October 22, 2020

Kevin De Bruyne: Waxba Igama Galin Hadii Uu Lionel Messi Iman Waayo Man City, Halkan Arin Ayaana Sabab U Ah.

Xiddiga kooxda Manchester City Kevin de Bruyne ayaa sheegay in ayna wax dhib ah ku ahayn isaga baacsiga ay kooxda Man City ugu jirto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Barcelona ee Lionel Messi.

Heshiiska Lionel Messi ee Barcelona ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan walina wax wadahadalo heshiis kordhin ah lama furin Barcelona.

Masuul sare oo ka tirsan kooxda Man City ayaa sheegay in ay Man City saxiixa xiddiga u dhaqaaqi doonto sanadka dambe marka uu dhoco heshiiskiisa Barcelona.

Laakiin De Bruyne ayaa yiri: “Xanta ku saabsan Lionel Messi? Waxba igama galin hadii aan runta ka hadlo”.

“Hadii uu yimaado waa wax fiican, hadii uuna Iman waxa aanu haysanaa xiddigo fiican oo nagu filan oo aan la ciyaaro, sidaas darteed haatan lama joogo wakhtigeedii”.

Laacib.net

Related Articles

Sheekh Shariif Oo Ka degay Nairobi & Mar keliya Uu doonayo siriq siyaasadeed

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shariif oo labadii bil ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Shariifka halkaas waxa ku noon qoyskiisa degan isagoo saaxada siyaasadda laga waayay, tan iyo markii Muqdisho ka bilowdeen shirarkii siyaasadeed ee lagu gaarayay go’aamada doorashada ee u dhaxeeyay DFS iyo DG. Waxaana dad badan is weydiinayeen sababta Shariifka xilligaas oo ahaa waqtigii xasaasiga ahaa uga maqnaa saaxada siyaasadda. Hase ahaatee dadka ku dhow dhow waxay ku tilmaameen maqnaashihiisa xeelad siyaasadeed oo uu doonayo inuu si dardar ah ku soo galo Ololaha doorashada, waxaana la filayaa inuu dhowaan safarro ku tago Gobolada dalka, si uu culeys ugu yeelo ololihiisa doorashada Madaxweynaha 2021. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Raisul Wasaare Justin Trudeau oo markii Saddexaad dirqi kaga badbaaday..

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Raiisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau iyo xisbigiisa liberal-ka ee laga tirada badan yahay ayaa ka badbaaday doorasho ku celis ah oo la qaban lahaa. Codkan oo Arbacadii la qaaday ayaa ku saabsanaa mooshin ay soo gudbiyeen xisbiga Conservative-ka oo dalbanayay in guddi gaar ah loo saaro qaabkii loo kharash gareeyay lacagaha Coronavirus. Waxyaabaha lagu heystay dowladda Trudeau waxaa ka mid ahaa qandaraas la siiyay hay`adda WE Charity, taasoo la sheegay inay ku lug leeyihiin qaar ka mid ah qoyska ra`iisul wasaaraha. Arrintaas waxay kalliftay in Mr. Trudeau uu waayo wasiirkii dhaqaalaha dalkaas oo muddo dheer xilka hayay, isagoo raalligelin ka bixiyay inuu ka qeyb qaatay go`aan uu golaha wasiirrada ku oggolaaday in qandaraas lagu siiyo hay`addaas. Arrintan ayaa ku soo aadeysa sanad kaddib markii Mr Trudeau uu si dirqi ah ugu guuleystay doorashada, isagoo markii 3aad ka badbaaday inuu shaqadiisa waayo. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleWararkii ugu danbeeyay dagaal mar kale dhex-maray ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya & Doorashada Maraykanka oo …

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Xog: Beesha Xawaadle oo dooneysa in loo soo celiyo heshiis ay 4 sano kahor ka diideen Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in Beesha Xawaadle oo diidan qaabka loo marayo dhismaha dowlad gobaleedka HirShabeelle ay codsadeen in dib loo soo celiyo qorshe ay madaxweynihii hore ee Soomaaliya ka diideen afar sano ka hor. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa billowgii dhismihii HirShabeelle ka codsaday odayaasha dhaqanka iyo siyaasiinta reer Hiiraan, in ay qaataan caasimadda HirShabeelle, sidoo kalane ay afartii sanaba mar qaataan madaxweynaha, taas oo ka dhigan in afar sano isku haystaan madaxweynaha iyo caasimadda, afarta kalane ay heestaan Madaxweyne ku xigeen iyo caasimadda. Xilligaas beesha Xawaadle way diiday qorshaha Xasan Sheekh waxayna qaadatay madaxweynaha, halka beesha Abgaal la siiyey caasimadda. Balse waxaa hadda soo baxday in taasi ay ku koobneyd kaliya hal muddo xileed, oo aanu macnaheedu ahayn in beesha Abgaal aysan marnaba arkin madaxweyne. Qaar ka mid ah siyaasiinta Xawaadle ayaa sheegay in ay aheyd afar sano ka hor in go’aankaasi qaataan balse ay xoog gelin doonaan hadda in dib loo soo celiyo qorsahaas ka hor inta aan la dhisin maamulka. In caasimadda HirShabeelle loo celiyo Buulo-burte ayaa u baahan in dastuurka maamulka wax ka badal lagu sameeyo, markii la soo dhiso baarlamaanka cusub ee HirShabeelle. “Hadda waxay diyaar u yihiin in ay laba mid qaataan, kuwaas oo kala, ah in Caasimadii loo soo celiyo, iyo in aysan caasimad-na helin madaxweynane sanadkaan helin,” ayuu yiri mid kamid ah odayaasha dhaqanka HirShabeelle oo aan la hadalnay. Ma cadda haddii Villa Somalia oo gadaal ka riixeysa Cali Guudlaawe oo ah musharax madaxweyne oo kasoo jeeda beesha Abgaal, ay ogolaan doonto qorshaha cusub ee beesha Xawaadle. Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dedaalo xal loogu raadinayo cabashada ku saabsan dhismaha dowlad gobaleedka HirShabeelle, waxaana la filayaa in dhowaan uu si rasmi ah uga shaqa billawo wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, marka baarlamanka ansixiyo.

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, doorka muuqda ee ay kaga jiraan horumarka iyo isdhexgalka bulshada geeska Afrika. Daawo Mahadi Guuleed Oo La Hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda Goobjoog News