Tuesday, October 27, 2020

Kenyan cargo plane crashes in Mogadishu – The East African

Related Articles

Q/Midoobay oo War kulul ka soo saartay shaqaale maanta lagu dilay Muqdisho

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka dhallaanka ee UNICEF ayaa cambaareysay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Qoraal uu soo saaray madaxa UNICEF ee Soomaaliya Jesper Moller ayaa lagu sheegay in UNICEF ay ka argagaxday falka lagu dilay labo xubnood oo ka mid ah shaqaalaha talaalka kuwaasoo shaqo ku jiray. “Shaqaalahan geesiyiinta waxay naftooda halis u galiyeen in adeega caafimaadka oo ay aadka ugu baahan yihiin gaarsiiyaan caruurta nugul” ayaa lagu yiri qoraalka. UNICEF waxay tacsi u dirtay qoyska iyo ehelka ay ka baxeen shaqaalaha gargaarka ee la dilay, iyadoo intaas ku dartay iney la qeybsaneyso murugada iyo tiiraanyada. “Weerarada ka dhanka  ah  shaqaalaha gargaarka waxay xad gudub ku yihiin sharciyada caalamiga” ayaa lagu yiri qoraalka Qoraalka waxaa lagu sheegay in UNICEF ay ay si weyn uha xun tahay weerarkaas ayna ka codsatay dowlada Soomaaliya baarintaan buuxa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleArday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki

Netanyahu: Waxaan baddaleynaa khariiradda Bariga Dhexe

9 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, Getty ImagesRa'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu wuxuu sheegay in xiriirka ay la yeesheen saddexda dal ee carabta ah inay soo afjartay xayiraaddii ka dhanka aheyd Israa'iil si haatan loo helo duulimaad wakhti gaaban qaata oo raqiis ah."Waxaan baddaleynaa khariiradda Bariga Dhexe" ayuu yiri Netanyahu oo tilmaan ka bixinayay khariirad sharraxeysa hawada ay maraan duulimaadyada.Wuxuu sheegay in duulimaadyada mara hawada Sacuudiga, Baxreyn iyo Imaaraartka ay dan ugu jirto rakaabka ku wajahan Hindiya iyo dalal kale ee Aasiya maadama horraan ay bixin jireen kharsha badan iyo wakhti badan oo hawada lagu sii jiri jiray.Israa'iil waxay bishii lasoo dhaaftay heshiis nabadeed la gashay Imaaraatka iyo Baxreyn, Jimcihiina madaxweyne Trump wuxuu shaaciyay heshiis ay wada gaareen Israa'iil iyo Suudaan.Kaddib heshiiska ay la galeen Suudaan, Netanyahu wuxuu sheegay in heshiiskan ay dan ugu jirto Israa'iil."Haatan waxaan u duuleynaa dalalka Galbeedka anaga oo sii mareyno hawada Suudaan" ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil.Netanyahu wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in wafti ka socda Israa'iil ay tegi doonaan Suudaan si loo dhameystiro heshiiska.Hogaamiyeyaasha Suudaan ayaa ku kala aragti duwanaa in hor loo sii wado hanaanka heshiiska ku saabsan in dib loo soo celiyo xiriirka Israa'iil iyo Suudaan.

Stay Connected

20,926FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Muslim world’s falling out with France deepens: Live news

A rift between France and Muslim nations is growing after French President Emmanuel Macron said earlier this month that Islam[Read More...]