Wednesday, November 25, 2020

Jiir loo adeegsado miino baarista

10 Daqiiqadood ka hor

Jiir weyn oo laga qaaday Afrika ayaa la guddoonsiiyay abaal marin caalami ah kaddib markii lagu guuleystay in loo adeegsado miino baarista.

Jiirkan oo lagu magacaabo Magawa waxaa loo adeegsaday in lagu soo saaro ilaa 39 miinooyin ah iyo 28 hub aan qarxin ah.

Ha’yad samafal oo qaabilsan xaananada xoolaha ee uu fadhigeedu yahay UK ayaa bilad dahab ah ku abaal marisay jirkan, waxay sheegtay in loo adeegsaday baarista miinooyin halis ah oo laga soo saaray Cambodia.

“Shaqadiisa oo aheyd badbaadinta nolosha gaar ahaan deegaanada uu kasoo saaray miinooyinka halista ah ee dalka Cambodia” sida ay sheegtay ha’yadda PDSA.

Jiirkan wuxuu uriyaa miinooyinka iyo qaraxyada.

Biladda ha’yadda samafalka ee PDSA ay siisay jiirkan waxaa ku qornaa “Xayawaanka geesiga ah ee shaqada sida daacadda ah u qabtay”, ilaa 30 xayawaan ayaa abaal marin la siinayay balse waxaa ugu horreeyay jiirka oo ku muteystay shaqada miino baarista.

Jiirka oo da’diisu lagu sheegay 7 jir waxaa lagu soo tababaray dalka Belgium- waxaana gacanta ku heysaa ha’ayad samafal oo la yiraahdo Apopo oo uu fadhigeedu yahay Tanzania- waxaana loo yaqaana ‘Jiirka halyeeyga ah’ , waxaa loo adeegsan jiray baarista miinada iyo dadka qabo cudurka qaaada tan iyo sagaashamaadkii.

Muddo sanad ah ayaa la tababarayay jiirkan

“Sharaf ayay inoo tahay in aan helno biladda noocan ah” waxaa sidaas yiri madaxa fullinta ee ha’yadda Apopo, Christophe Cox xilli uu la hadlayay wakaaladda wararka ee PA .

Wuxuu intaas ku daray “Waa tallaabo micno weyn ugu fadhido shacabka Cambodia iyo guud ahaan caalamka oo la daalaa dhacaya dhibaatooyinka ka dhasha miinooyinka”

Jiirka Magawa waxaa loo tababaray in uu uriyo walxaha qarxa, wuxuuna si deg deg ah ku ogaanayaa goobta ay ku aasan tahay miinada, taas oo khuburada u fududeyneyso inay soo saaraan miinada.

Waxaa loo adeegsaday miino baaris laga waday Cambodia

Agaasimaha ha’yadda abaalmarinta guddoonsiisay jiirka Jan McLoughlin, waxay ku tilmaantay shaqadiisa “Mid kheyrul caadi ah oo waxtar weyn leh”

“Magawa wuxuu badbaadinaya waxna ka baddalaya nolosha ragga, haweenka iyo carruurta ay saameeyeen miinooyinka, miino kasta uu soo saaro waxay ka hortageysaa halista dhimashada iyo dhaawaca”

Miinooyinka ayaa halis ku ah nolosha carruurta ku nool dalalka ay dagaallada ka dhacaan sida Soomaaliya iyo Ciraaq.

Sida laga soo xigtay ha’yada miinooyinka baarta oo la yiraahdo HALO Trust, dalka Cambodia miinooyinka waxay ku dhintay ama ku dhaawacmay in badan 64,000 qof, miinooyinkaas oo dhulka lagu aasay sanadihii toddobaatamaadkii iyo siddeetamaadkii.

This post first appeared on BBC Somali - Somali. Read the http://www.bbc.com/somali/war-54290843original article

Related Articles

DEG DEG: Diego Armando Maradona oo geeriyooday isagoo 60 sano jir ahaa

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Diego Armando Maradona oo ahaa Xiddigii hore ee xulka kubada cagta Argentina ayaa goordhow geeriyooday isagoo ahaa 60 sano jir Wararka ayaa sheegaya in geeridiisa ay timid ka dib  markii uu ku dhacay wadno xanuun, isaga oo ku sugan gurigiisa oo ku yaalla magaalada Tigre ee dalka Argentina LA SOCO FAAHFAAHINTA - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleDagaalka gobolka Tigray: Dad kor u dhaafaya 600 oo hal goob lagu xasuuqay

CiyaaryahankiibReer Argentina Maradona oo geeriyooday

Sida ay baahiyeen Saxaafada Argentina waxaa maanta geeriyooday Diego Armando Maradona oo ahaa Ciyaaryahankii Caanka ahaa ee Kubada Cagta.Maradona oo 60 jir ku geeriyooday lama shaacin waxa uu sababsadey, wuxuu caanka ahaa kooxda Napoli ee Dalka Talyaaniga, aad ayaana ilaa hada looga dambeeya Napoli Ciyaaryahankaan. Puntlandi.com

Abwaan Laasalaxa maanta oo 5 sano ka hor qoray : – Cawke ayaa ii sheegay in Genaral Khalif Ciise yahay hogaamiyaha mustaqbalka.

 admin 5 years agoWww.saxafimedia.com Laab Saalax : Talooyin Uu I Siiyay Cawke ! Abwaan Xassan Dhuxul Laabsaalax Bishii April 2015 maalin ka mid ahayd ayaa waxaan Marxuum Axmed Xasan Cawke Allaha u Naxariistee, ku kulanay Radio Hargeisa Goor Barqo ah. Iska raacnay, waxaan tagnay Guriga XIDIGAHA GEESKU Hargaysa ay Ka Daganyihiin, Halkaasi oo aan wakhti ku wadda Qaadanay. Marxuum Cawke Wuxuu Maalintaa iiga Sheekeeyay. Abwaan Maxamed Cali Kaariye oo saaxiibo Dhaw ay ahaayeen,. Iyo Madaxwaynihii Hore ee Somalia Marxuum Maxamed Siyaad Bare oo uu la soo Shaqeeyay. https://saxafimedia.com/laab-saalax-talooyin-uu-i-siiyay-cawke/?amp=1 Marxuum Cawke waxa uu Dadnimo, Karti, Dulqaad iyo Wanaag badan uu iga Sheegay nin la yidhaa Khaliif Ciise Mudan oo uu yidhi Waa Hogaamiye Wakhtigiisii Aanu Wali Iman. Waxa Kale oo uu wax iiga Taabtay, Siduu Shaqada Saxaafada ku Bilaabay iyo Siduu ku Noqday Afhayeenka Madaxwaynihii Somalia Marxuum Siyaad Bare. Marxuun Cawke Waxuu ii Cadeeyay intii uu La Shaqaynaayay Siyaad Bare inuu Ka Bartay wax badan, Islamarkaana La Kulmay Madax badan oo dunidan ka soo Talisay, kuwaasi oo kala dhar iyo dhaqanba Duwan. Marxuum Cawke wuxuu si mugle iigu iftiimiyay in SIRTU Tahay wax Masuuliyad u Baahan. Axmed Xasan Cawke Talooyin Nolosha ku Saabsan ayuu I siiyay, Waxaanan Hubaa Daqiiqada aad la kulanto Cawke inaad ka faa’iidaysay Cashar nolosha kaa An Faca, WUXU IGU YIDHI MARXUUM CAWKE. :: Waligay Qof Nalama Kala Jiidin oo is maanu Feedhin intii Aan Caqliyaystay :: Waxa Kale oo igu yidhi Qofna kama Caban, Qofna Uma Caban, Ee kolba Xaalada Shaqo, Dhaqaale iyo Ta Nololeed ee markaa Taagan ayuun baan la Noolahay. :: Waxa uu Igu Yidhi oo Kale Qof aanan Aqoon oo aflagaado Ii Gastay Kama Cadhoon, mana su’aalin Sababta uu iigu Xanaaqay, Balse aniguun baa Dib u Raali galiyay intaana wuxuu I Raaciyay ‪#‎ Magac hadaad Yeelato Ilaalin ayuu kaaga Baahanyahay! :: Waxa Kale oo uu ii Sheegay In uu Tagay Caasimadaha Aduunka Dhamaantood Marka Laga Reebo Laba Caasimadood, intaa markuu igu Yidhi intuu Marxuumku waxoogaa Madaxa Ruxay, Ayuu ii Raaciyay. Xamar Caasimad Duntay iga Dheh Marxuumku Wuxuu Ahaa. Nin Niyad Wanaagsan. Qalbigana Qani ka ah. Islamarkaana aad u naxariis badan. Marxuum Cawke Wuxuu Lahaa Curin Fog, iyo Hibo Tabineed oo Dhagaha Dadka inta uu hadlaayo keenaysay inuu Hanto. Wuxuu Lahaa Magac Wayn oo Dadka Afsoomaaliga ku hadlaa ay aad u Yaqaaneen. Iyo Sumcad dhisan oo laga Dheehan karo Shakhsiyadiisa Wanaagsan. Wuxuu ku Fiicnaa War Akhrinta, iyo Gudbinta barnaamijyada Madadaalada ah. Wuxuu Af-Soomaaliga warbaahinta ku soo kordhiyay eray bixino badan, Sida Naf La Caari, Gagidda Diyaaraduhu Ka Haadaan, Maamulka Ulaha Boocda ah ku Tukubaya, iyo Qaar kale oo Fara Badan. Axmed Xasan Cawke Markuu barnaamij Diyaarinaayo intaanu Bilaabin Xog Badan ayuu isku Dayi Jiray inuu ka ogaado barnaamijka u Diyaarinayo, Marxuumku Xidigaha Geeska barnaamij Uu ka Diyaariyay Intuu ku Sifeeyay ma Qabo in Qof wariye ihi hore ugu Sifeeyay Dibna ugu Sifayn Doono. Marxuum Cawke Wuxuu Ahaa Nin.Xarago.Badan, dhawrsoon,..Xan Neceb, Gacan Furan Waaya arag ah. Wuxuu ahaa nin Afka, Dhaqanka, iyo Dhulka Somaliyeed aad u Kala.Yaqaana, Allaha u Naxariisto Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Xaqii u yimid ilaahii abuuray oofsaday Aamiim .

Stay Connected

21,096FansLike
2,453FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

William Gallas Oo Saadaaliyay Labada Kooxood Ee Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Halyeeyga reer France ee William Gallas ayaa saadaliyay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. William Gallas ayaa aaminsan in ay kooxaha Tottenham iyo Chelsea ugu cad-cadyihiin ku guulaysiga horyaalka Premier League. Tottenham ayaa hogaaminaysa horyaalka premier League iyaga leh 20 dhibcood laakiin goolal kaga horaysa kooxda Liverpool ee difaacanaysa horyaalka. Dhanka kale kooxda Chelsea ayaa ku jirta kaalinta 3-aad iyaga oo 2 dhibcood ka dambeeya kooxaha Tottenham iyo Liverpool. William Gallas oo la hadlaya wargayska Mirror ayaa yidhi”Guushii Tottenham ka gaadhay Man City ayaa xaqiijinaysa waxa aan sheegayo, labada kooxood ee reer London Tottenham iyo Chelsea ayaa ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka xilli ciyaareedkan”. “Waxa xiiso gaar ah leh kulanka Chelsea iyo Tottenham ee Axada waxana aan eegi doonaa sida ay u ciyaaraan”.

Shirkii Murashaxiinta Uga Socday Muqdisho Oo Soo Dhamaaday Laakiin Wel…

Shirkii Murashaxiinta Madaxweyne uga socday Muqdisho ayaa waxa uu galabta soo gaba gaboobay shan maalin uu socday. Berri gelinka hore ayaa la sheegay in lasoo gudbin doono War murtiyeed lagu soo koobayo go’aanada Mucaaradka. Afhayeenka Murashaxiinta ku shiray Muqdisho Ridwaan Xersi Maxamed ayaa sheegay in caawa la qori doono War murtiyeedkaasi. Waxaa filayaa in qodobada […] The post Shirkii Murashaxiinta Uga Socday Muqdisho Oo Soo Dhamaaday Laakiin Wel… appeared first on Somali News Leader.