Thursday, November 26, 2020

Jid gooyo badan Oo Hortaalla Raiisul wasaaraha Cusub Dalka

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Mudane Rooble oo maanta codka Kalsoonida helay ayaa hortaalla jid gooyo badan oo dhanka Siyaasada ah.

Waxa la dhowrayaa sida uu kaga gudbo culeyska uu wajihi doono,islamarkaana la sheegay in saaxiibadiisa uu la kaashan doono.

Akhriiso:Ra’iisul Wasaaraha Cusub oo shaaciyay qodobada uu diirada saari donaan

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hadal kooban ka jeediyay Kulankii Maanta Golaha Shacabka ay codka kalsoonida ku siiyeen ayaa marka hore u mahad celiyay Madaxweyne Farmaajo oo 17-kii Bishaan u Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada.

Waxaa uu sheegay in ilaa 8 qodob oo uu wax ka qaban doono maadaama Xildhibaannada ay codka kasloonida siiyeen, kuwaas oo kala ah.

1: Arrimaha Amniga

2: Doorasooyinka
3: horumarinta dhaqaalaha

4: Cadaaladda
5: Dowlad wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa
6: Dib u eegista Dastuurka
7: Dhab u heshiisiinta
8:Iiskaashiga Caalamiga ah.

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa la filayaa in dhawaan uu si deg deg ah kusoo magacaabo Golihiisa Wasiirada maadaama waqtiga xilheynta Hay’adaha kala duwan ee dowladda uu geba-gabo yahay.

Inta badan Madaxda Soomaaliyeed markii Xilka rabaan waxay sameeyaan wax kasta oo qalbiga Shacabka lagu hantinayo hadana waxay noqdaan kuwo ballan qaadkooda fulin waaya.

Facebook

Twitter

Google+

Pinterest

WhatsApp

Related Articles

Madaxweyne Geelle oo ka cabsi qaba in lasoo doorto Xildhibaano Al Shabaab maamulaan

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in cabsi badan ka qabaan in doorashada la filayo in ay ka dhacdo Soomaaliya kusoo baxaan Xildhibaano si dadban u maamulaan kooxda Al Shabaab. Wareysi uu bixiyay Madaxweynaha Jabuuti ayuu ku sheegay in doorashada Xildhibaanada Soomaaliya kusoo bixi karaan Xildhibaano Al Shabaab si dadban u maamumaan maadaama uu xusay in ay iibsan karaan taageerada Xildhibaanada. ”Doorashada baarlamaanka Soomaaliya waxaa la filayaa inay qabsoonto sanadka 2021-ka, waxaan ka cabsi qabaa inay kusoo afjaranto doorashada xildhibaano si dadban ay u maamulaan Al Shabaab maadama ay gadan karaan taageerada qaar kamid ah xildhibaanada” ayuu yiri Madaxweyne Geelle. Walaaca Madaxwenaha Jabuuti ka qabo in doorashada Soomaaliya ayaa kusoo aadeysa xili Musharaxiinta u tartamaya kursiga Xildhibaan kaliya ay ka xigto inta badan in dhaqaalo ku bixiyaan ergada wax dooraneysa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleWajigii ugu dambeeyay Howlgalka ka socda gobolka Tigrey oo bilowday iyo Taangiyo …

Paul Scholes: Anthony Martial Ma Ahan Weeraryahan Fiican Arintan Ayaana Cadayn U Ah.

Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Manchester United Paul Scholes ayaa ku adkeysanaya in Anthony Martial uusan aheyn weeraryahan fiican xilli uu xiddiga reer...

Stay Connected

21,102FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Sheekh Shariif Oo Hore Baydhabo Ugu waday Xubno Murashaxiinta Ku jira

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu udhoofay maanta Duhurnimadii Magaalada Baydhabo Janaay Ee Gobolka Bay. Shariifka ayaa ujeedka socdaalkiisa waxa lagu sheegay inuu doonayo xod xodashada Xubnaha Baarlamaanka ugu badan labada Aqal maadaama ay ka imaanayaan Koonfur Glabeed in ololihiisa doorasho uu is dhis ku sameeyo. Xoghayaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeyb ahaa wafdiga Baydhabo uraacay maanta Shariifka. Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran,Ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran,Ahna Gudoomiyaha Midowga Murashaxiinta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah shakhsi Saameyntiisa siyaasadeed muuqato. Kulamo ayuu la qaadan doonaa inta uu Baydhabo kusugan yahay Madaxweyne Lafta gareen,Gudoomiye Cali Siciid Fiqi iyo Bulshada Reer Baydhabo. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp