Thursday, November 26, 2020

İlkay Gündoğan Oo Kashifay Waxa Ay Man City U Baahantahay Si Ay Ugu Guulaysato Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Xiddiga khadka dehex uga ciyaara kooxda Man City ee İlkay Gündoğan ayaa shaaca ka qaaday waxa ay kooxdiisu u baahantahay hadii ay doonayaan ku guulaysiga horyaalka premir League xilli ciyaareedkan.

Man City ayaa lagu garaacay horyaalka premier League xilli ciyaareedkii hore iyaga oo 18 dhibcood ka dambeeyay kooxda Liverpool ee ku guulaystay horyaalka premier League.

Kooxda Man City ayaa isku diyaarinaysa in ay bilaabato xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka kulanka ay Isniinta la ciyaari doonto kooxda Wolves.

İlkay Gündoğan ayaana sheegay in ay Man City u baahantahay 100 dhibcood si ay ugu guulaysato horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

İlkay Gündoğan oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Hadii aan doonayno in aan ku guulaysano horyaalka xilli ciyaareedkan waa in aan nidaamsanaano kulamada oo dhan, hadii aan doonayno ku guulaysiga horyaalka waa in aanu gaadhno 100 dhibcood ama 98 dhibcood sidii xilli ciyaareedyadii aan ku guulaysanay horyaalka”.

Related Articles

Paul Scholes: Anthony Martial Ma Ahan Weeraryahan Fiican Arintan Ayaana Cadayn U Ah.

Xiddigii hore ee khadka dhexe ee Manchester United Paul Scholes ayaa ku adkeysanaya in Anthony Martial uusan aheyn weeraryahan fiican xilli uu xiddiga reer...

Sheekh Shariif Oo Hore Baydhabo Ugu waday Xubno Murashaxiinta Ku jira

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu udhoofay maanta Duhurnimadii Magaalada Baydhabo Janaay Ee Gobolka Bay. Shariifka ayaa ujeedka socdaalkiisa waxa lagu sheegay inuu doonayo xod xodashada Xubnaha Baarlamaanka ugu badan labada Aqal maadaama ay ka imaanayaan Koonfur Glabeed in ololihiisa doorasho uu is dhis ku sameeyo. Xoghayaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Xuseen Cabdi Xalane ayaa ka qeyb ahaa wafdiga Baydhabo uraacay maanta Shariifka. Gudoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran,Ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran,Ahna Gudoomiyaha Midowga Murashaxiinta Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ah shakhsi Saameyntiisa siyaasadeed muuqato. Kulamo ayuu la qaadan doonaa inta uu Baydhabo kusugan yahay Madaxweyne Lafta gareen,Gudoomiye Cali Siciid Fiqi iyo Bulshada Reer Baydhabo. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

21,102FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles