Thursday, October 22, 2020

Iftin Express – Somalia Categorically Denies and Denounces False Allegations

Iftin Express, categorically denies and denounces the false and completely fabricated allegations contained in a  recent report by Global Initiative according to which one of IE’s financial transactions made in Somalia had not  complied with relevant international rules. Iftin Express makes it known that allegations made in this report have  been based on a single forged receipt on a pseudo-transaction which had purportedly taken place in March  2020. Internal investigations shared with the relevant Somali regulatory authorities demonstrated the evident  manipulation made to construct and disseminate fake financial transaction attributed to Iftin Express. 

Reference is made to the Global Initiative report published in September 2020 in which it has been alleged that  a number of Somali Money Transfer Organizations (MTOs) have facilitated the transfer of funds on behalf of  individuals reportedly involved in illicit arms trafficking between Yemen and Somalia between 2014 and 2020.  The same report purports that, among other MTOs, a Bosaso-based Iftin Express branch in Somalia, would have  been used once by one of such a suspicious individual who was on a watch-list maintained by international law  agencies.  

Iftin Express’s Chief Compliance Officer commenting on the said report confirmed that “based on the factual  information at our disposal at the moment and the results of internal investigation carried out following the  release of the report, Global Initiative has been grossly mislead presumably by third parties whose intent and  sinister intents are not known to us at this point in time. Unfortunately, the would-be evidence alleging some  sort of financial misconduct on the part of the Iftin Express is based on a fake and clearly forged receipt of a  single financial transaction which would have purportedly taken place in March 2020. 

Iftin Express is licenced and regulated by Central Bank of Somalia (CBS) to which it reports on quarterly basis. In  addition, Iftin Express, as per the national and international relevant rules, regularly reports all Suspicious  Activities and Large Transactions to Financial Reporting Centre (FRC) which is the Somalia’s FIU. 

Iftin Express has an extraordinarily strong internal compliance system operated by well-trained staff and  oversaw by experts. In addition, the company uses modern IT systems and software packages with built-in  International sanctions and PEP lists such as OFAC, UK-HM Treasury, EU, etc. Therefore, our system does NOT  allow individuals to use multiple names and numbers. 

In conclusion, Iftin Express, a renowned and reputed international money transfer company which serves  millions of Somali citizens both in Somalia itself and in the Diaspora, categorically denies the above-mentioned  false allegations. These misleading assertions (are seemingly intended to) cause serious negative repercussions  for the good name and long-standing reputation of our company and the Somali financial sector in general.  Considering this potentially harmful reputational risk, in collaboration with other relevant stakeholders, Iftin  Express will weigh to take appropriate legal actions against those who might have conspired against our  company and interests. At the same time, Iftin Express will continue to remain vigilant to comply with all relevant  local, national, and international regulations.

More information:

 [email protected]

The post Iftin Express – Somalia Categorically Denies and Denounces False Allegations appeared first on Horseed Media • Somali News.

Related Articles

Kheyre Oo Nairobi kulan shaki Abuuray Galabta kula qaatay Sheekh Shariif

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre oo labadaba ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa galabta ku kulmay Nairobi, labada dhinac ayaa waxaa kulamadooda ku wehliyay Xildhibaano iyo rag aad ugu dhow. Waxaa laga wada hadlay arrimo la xiriira xaalada siyaasadda, doorashada, Xasan Kheyre ayaa la sheegay inuu uga garaabay Shariifka wixii tabasho ah oo dhankiisa ah uu ka qabay ama dhacdooyinkii Shariifka uu la kulmay intuu xilka hayay, dhowr arrimood ayaa la isla soo qaaday oo ay ka mid tahay wada shaqeyn iyo in si dhow la isaga war-qabo. Ilo ku dhow dhow kulanka ayaa i sheegay in lagu balamay kulamo kale iyo waqtiyada soo socda la bilaabo isbaheysi siyaasadeed oo lagu wajaho doorashada Madaxweynaha. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Sergio Aguero Oo Hal Arin Darteed Ugaa Tagaya Man City , Halkee Ayuu Aadayaa?

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in Aguero uu go`aansaday in uu ka huleelo kooxda Man City marka suuqa xagaaga uu furmo. Bogga Goal.com ayaa sheegaya in Aguero meeshii lagu gaaro janauary uu wada xaajood la furi karo kooxda uu doono . Man City ayaan weli u dhaqaaqin hishiis cusbooneysiinta laacibka mana jiraan xittaa ifafaalo muujinaya arintaas , waana midda keeneysa in uu baxo. Laacibkaas 32 sano jirka ah ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ragaadiyay dhaawacyo keenay in heer ciyaareedkiisa uu hoos u dhaco . Aguero tan iyo biloowgii xilli ciyaareedka waa uu maqnaa ka hor inta uusan ku soo laaban kulankii Aersenal ee horyaalka ee dhacaya sabtidii . Waxaa haatan la xusayaa in Aguero uu ku war giliyay saaxibo ku dhaw in uu ka fikarayo in uu sameeyo tijaabo horyaalka Mareykanka ah .

Geesigii Labada Goor Dhashay..!!(Xusuusta kulankii Duuliye Col. Axmed Dheere)

W/Q. Cabdi Yuusuf Faarax Waa sanadkii 1995kii, goobtu waa Xaruntii golihii dib u heshiinta ee Muqdisho. Amin casar liqii ayaan soogalney aniga iyo saaxiibkeey Xalane iridda wayn ee xaruntaas oo inkastoo aan markaan doonno imaan jirney, shaqooyin badana aan ka qaban jirney, haddana maanta waxaan u soconaa wareysi. Runtii ma anaan garaneyn inaan la kulmi doonno shaqsi sidaa u maqaam sarreeyey aniga agteyda. Intii anaan galin dhismihii weynaa ee xafiisyada golaha dib u heshiintu ku shaqeyn jirey, waxey isheeydu qabaneysey laban ruux oo kuraas cadcad ku fadhiya meel dhexe oo banaan oo dhir ku beereyd. Labada ruux mid waan garaneyey wuxuu ahaa Dr. C/raxmaan Macalin ( Baadiyoow), gudoomiyihii golaha aan joogno, laakiin ma aanan garan qofka uu yahey ninka kale ee la fadhiyey. Ad Dr. Baadiyoow ayaa noo gacanhaatiyey, wuxuuna nagu yiri ( kaalaya ninkaan idin baree). Is-gacan qaad iyo is-bariidin yar kadib, wuxuu na barey ninkii la joogey oo ahaa duuliye Axmed Maxamed Xasan, oo lagu xasuusan ogyahey (Col. Axmed Dheere) wuxuu ahaa sargaalkii dayuuradda milatari kala goostey Hargeysa ee ku dajiyey Jabouti sanadkii 1988kii, kolkaas oo dagaallo ba’ani ku dhexmarayeen ciidamadii milatariga ee taliskii Siyaad Barre iyo xoogaagii jabhaddii mucaaradka ee dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed (SNM). Wuxuu ahaa, nin cas oo dheer, islamarkaasna ay ku joogto bidaar qurxoon. Aad ayaan ugu farxey lakulankiisa, salaan labaad ayaa ku celiyey. Kasakoow, inkasta oo aan ahaa suxufi jaanis gaad ah oo heley xog muhiim ah oo uu tabiyo, hadana waxaan si aad iyo aad ah u xiiseeynayey inaan xog ka helo dhacdadii isaga la xiriirtey oo aan idaacadaha ka maqley waagaas, hase ahaatee aanan wax war iyo wacaal ah midna dib uga helin wixii uu ku dambeeyey iyo sida barigaas wax u dheceen toona. Sidoo kale, waxaan aad u xiiseynayey inaan la kulmo halyeey Soomaaliyeed oo qorey taariikh mudan in lagu dhiggo far Dahab ah. Dr. Baadiyoow oo ahaa ninkii noo balamiyey oo iskaaya barey wuu noo kala dhexbaxay Axmed Dheer, aniga iyo saxiibkeey Cali Xalane, waxaana na dhex marey wada sheekeysi aad u dheer oo goor dambe oo habeenkii aanu isku gaarney. Col. Axmed intii aanu wareysaneyney, wuu dhowr goor muujiyey tawaaduc iyo cudurdaar uu ku muujunayey inuusan wax wayn oo geesinimo oo sidaas loogu qadariyo uusan sameyn, taasna waxey muujineysey akhlaaqdiisa iyo shaqsiyadda macaan ee uu dhashey. Duuliye Axmed, wuxuu xiligaas u ahaa, markii ugu horreysey ee u dalka dib ugu soo laabtey tan iyo markii uu goostey ciidankii u uka tirsanaa oo dalka ka cararey sanadkii 1988kii, wuxuuna markaas ka yimid dal yar oo Yurub ku yaal oo lagu magacaabo Luxembourg. Wareysigii aan la yeelaney oo aad u dheeraa, waxaan kusoo daabacney wargeyskii Dadka ee kasoo bixi jirey Xaruntii Cilmi baarista iyo daraasaadka bulshada ee ( HACHS). Tifatirihii wargeyska alaha u naxariistee C/Qaadir Maxamed Mursal ayaa markii uu wareysiga akhriyey aad ugu bogey aadna u ugu farxey, wuxuuna durba ka codsadey, allaha u naxariistee farshaxamiistihii weynaa Cabdulaahi Alif inuu ku farayaeesto sawir gacmeed cabbiraya dhacadaas iyo geesigeeda, waxaana bogga hore lagu soo dhajiyey wargeyska cadadkiisii todobaadleha ahaa ee soo bixi jirey Maalinta Isniinta ah. Wareysigaasi dheeraa ee uu Col. Axmed nasiiyey oo ka koobnaa, nolashiisa oo dhan, dhalashadiisii, waxbarashadiisii, meelihii uu wax ku bartey iyo shaqooyinkii ciidan ee uu soo qabtey, ayaanan wada xasuusan, laakiin waxaan soo qaadan doonaa qaybtii la xiriirtey dhacdadii Hargeysa. U yeeristii iyo safarkii Hargeysa Duuliye Axmed Maxamed Xasan oo jooga goobtiisii shaqo oo aheyd xarunta ciidanka cirka ee Ballidoogle oo u ku yaal 90 km galbeedka Muqdisho, ayaa lasoo gaarsiyey farriin uga timid taliska dhexe ee ciidanka cirka ee Xamar, fariintaasuna waxeey aheyd inuu deg deg kusoo galo Muqdisho. Ma jirin su’aal u furneyd waa amar ciidan, waxa uu durba usoo safrey Xamar, wuxuuna isla habeenkii intii aan la gaarin subixii oo ka ballansanaa xarunta dhexe ee ciidanka ee Afyooni, kulan la tashi ah ugu tagey saaxiibkiis Gaashaanle sare Cali Dhayaar oo ahaa sarkaal ay ka wada tirsanaayeen ciidanka cirka, hase ahaatee ka sarreyey kana khibrad badnaa, waxeyna iska wareysteen waxa uu noqon karo waxa loogu yeerey, wuxuuna xiligaas Axmed qabey tuhun ah in loo diri karo dagaalka goboladii Waqooyi Galbeed xiligaas ka socdey. Markii ay kulmeen isaga iyo saaxiibkii, waxay wadajir isula fahmeen waxa uu yahey amarka sugaya barri subax oo ah inuu Hargeysa u baqoolo, hase ahaate waxaa walaac badan ay kala kulmeen oo ay xadidi waayeen sida uu ka yeelayo, waxa xiga safarka Hargeysa oo ah in la fuliyo duqeyn dayuuradeed oo uu khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed oo ba’an ka dhalan karo.Col. Cali Dhayaar oo Axmed saaxiibkiis ahaa, walaac kadib wuxuu ugu soo gaabiyey warkii ( saaxiib dadkaaga inaad badbaadiso oo aadan layneynin ma aha mid laguu sheegayo, wixiisa kale oo aad yeeleyso adigaa yaqaan..). Walwal iyo walbaar ayuu Axmed Dheere habeenkii oo dhan sariirta la gadgadoomayey, waxaana uuna iswaydiinayey tabaha iyo xeeladda u furan ee uu yeeli karo haddii barri subax lagu yiraahdo dayuuradaan Hargeysa u socota raac, maalinta xigtana lagula wareejiyo garoonka dayuuradaha diyaaraddii uu ku duqeyn kahaa isla magaaladaas. Ogoow oo waxa uu laynayo waa dadkii loosoo tababarey inuu iyaga cadowga ka difaaco. Waa arin aad iyo aad u kharaar. Waa sidii uu qiyaasayaye, markii uu subixii iska xaadiriyey Xaruntii ciidan ee looga yeerey, waxaa loo sheegey meesha uu u socdo iyo shaqada uu halkaas ka qabanayo labadaba.Go’aankii kharaaraa!! Subixii xigey maalinkii uu Hargeysa tagey, waxaa Axmed Maxamed Xasan lagu wareejiyey mid ka mid ah laba dayuuradood oo u diyaarsanaa iney duqeyn subaxaas fuliyaan, midda kalena waxaa la wareegey sargaalkii asaga ka sarreeyey oo duqeynta hogaamin lahaa.Islamarkiiba waxaa garoonka Hargeysa oo magaalada duleedkeeda ku yaal ka duuley labadii dayuuradood oo midda dambe Axmed dheere ku duulayo, tan horena sargaalka hogaanku uu ku duulayo. Axmed ilaa xiligaas ma qaadan wax go’aan ah waxa u uka yeelayo amarka la siiyey, wuxuuna dhex makhuuranaya walaac iyo walbahaar, waqti uu kaga sii fikiro waxa uu yeeli doonana uma harin, laakiin wuxuu meel ku guntadey inuusan marna waxyeello soo gaarsiin dadkiisa..Labadii dayuuradood oo aad u dheereynaya ayaa durba kor marey magaalada, waxeeyna u jiheysteen dhinaca galbeed. Duuliye Axmed Waxeey ishiisu qabatey kumaan shacab ah oo magaalada kasii qaxaya iyo qaar kale oo dadsan geedaha hoostooda. Islamarkiiba waxaa jiireysey dayuuraddii hore oo biloowdey duqeyntii, hase yeeshee dayuuraddii labaad masoo jiirey. ( geesi ilaahey ma xiro, fuleyna laba jeer buu dhintaa..) waa tii la dhihi jireye Axmed, wuxuu durba qaatey amar diido dadban wuxuuna ku marmarsiyoodey in ciladi haysato, markii uu sargaalkii ka horeey ku amrey inuu soo jiireeyo oo uu duqeynta ducadiisa ka bilaabo. Islamarkiiba, hoos ayuu u daadajiyey, si uga dhuunto raadaarka ciidanka Farasiiska oo Jabouti fadhiyey oo u uka baqayey iney toogtaan, wuxuuna durba galey xuduudda Jabouti iyadoon cidna dareemin. Badda dusheeda!Durba duuliye Axmed wuxuu arkey isagoo dul heehaabaya badda dusheeda, wuxuuna gudaha usii galey oo uu kusii fogaadey badda, halkaas oo uu ku faarujiyey rasaastii iyo bambaanooyinkii uu sidey. Markii uu muddo badda dul heehaabayey, ayuu nasiib wanaag si lama filaan ula kulmey meel banaan oo xeebta ah oo biyaha baddu ka durkeen habeenkii, halkaas oo uu inta xeeladeysan ugu soo dhawaadey tartiib si nabadgalyo ah ku fariisiyey dayuuraddii xeebta, wuxuuna ka dagey asagoo badqaba. Waqti kooban markii uu ku lugeynayey xeebta ayaa waxaa arkey kaluumeysato reer Jabouti ah, kuwaas oo markii ay arkeen ninkaan qafilan ee duuliyaha ee meesha maraya la yaabey, waxeyna weydiiyeen wuxuu yahey iyo waxa halkan keeney, wuxuuna u sheegey inuu Soomaaliya kasoo goostey oo dayuurad wadey oo xeebta dhigey. Duuliye Axmed waxaa durba loo gudbiyey magaalada Jabouti halkaas oo warkiisa wakaaladaha wararku kala boobeen, halkaas oo ay markii ugu horeeysey dowladda Soomaaliya ka warheshey inuu goostey oo uu bad qabo, waayo waxaa markii hore loo qaatey in ay dayuuraddii la burburtey, maadaama fariintii ugu dambeysey ee laga heley aheyd iney ciladi haysato. Taliskii Siyaad Barre aad iyo aad ayeey arinkaas uga carootey, waxeeyna u aragtey in duuliyahaas oo aan gacanteeda kusoo noqon uu kashifaad ku yahey howsha milatari ee waqtigaas ka socotey gobolada waqooyi oo ay dowladdu aad u qarineysey. Islamarkiiba, waxaa la joojiyey duqeeyntii dayuuradaha iyadoo laga shakiyey duuliyayaashii Soomaalida ahaa, waxeyna markii dambe sida la xaqiiyey ay dowladdu soo kireysatey calooshood u shaqeystayaal u dhashey dalka Koonfur Afrika oo la wareegey howlihii duqeynta. Dhinaca kale waxa uu taliskii Soomaaliya ku cadaadiyey dowladda Jabouti in ay si deg deg ah ugu soo gacangaliso duuliyaha goostey, taas oo ay dowladda Jabouti ka dhago adeygtey, waxa uuna duuliye Axmed markii dambe galey xarun ay qaramada midoobey ku lahey magaalada Jabouti, wuxuuna halkaas ku jirey ilaa uu magangalyo ka heley dalka Luxembourg oo uu markii dambe dagey. W/Q. Cabdi Yuusuf FaaraxOslo. 22.10.2020. Warar Xul ah

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Liverpool Oo Badalka Van Dijk La Xariirtay , Lacag Sareysana Miiska Ayay Saareen

Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in Liverpool ay diyaariyeen aduun dhan 65 milyan oo gini oo ay ku doonayaan badelka daafacooda Van dijk kaasi oo uu gaaray dhaawac culus . Xilli ciyaareedkii Van Dijk ayaa soo dhamaaday waxaana haatan lagu sameynayaa qalliin jilibka bidix ah waxa uuna garoomada ka maqnaanayaa muddo ku dhaw 8 bil. Sida Sports Mole ay soo xiganeyso , Liverpool ayaa xariir la sameeysay daafaca Napoli ee Kalidou Koulibaly xilli kooxdiisana ay u sheegeen in ay ku doonayaan aduun dhan 65 milyan oo gini Liverpool waxa ay Kalidou Koulibaly dooneysaa in ay helaan marka suuqa jilaalka uu furmo bisha January Kalidou Koulibaly xagaagii ayaa aad loogu badiyay in uu baxayo xilli kooxaha lala xariirinayay ay ugu horeeyeen Man City iyo Liverpool

Westgate terror attackers sentencing postponed as court orders probe into abduction of acquitted suspect

Thursday October 22, 2020 Hussein Hassan Mustafah, left, Liban Abdullah Omar, center, and Mohamed Ahmed Abdi, right, who are charged with aiding the gunmen involved in the Westgate Mall attack in Sept. 2013, appear during their trial at Milimani court in the capital Nairobi, Kenya Monday, Oct. 5, 2020. Nairobi (HOL) - A Nairobi court has pushed back the sentencing date for two people who were found guilty for their role in the deadly attack on an upscale shopping mall in Kenya's capital in 2013 that killed 67 people. The men — Mohamed Ahmed Abdi and Hussein Hassan Mustafah — were found guilty on Oct 7 for conspiracy to commit terrorism and to aid a terrorist organization. A third suspect, Liban Abdullah Omar, was acquitted of all charges but was abducted by armed men when he was stopped in his taxi the following day. The sentencing for Ahmed Abdi and Hassan Mustafa was initially scheduled for Thursday, but the prosecution had advised the court that they have yet to complete a probation report. Peter Macharia said that the prosecution must still interview victims to record their impact statements. Ads By Google "It's the probation report that will guide the court to determine the nature of sentence to be imposed upon the two accused persons," lead prosecutor, Edwin Okello, told the court. A new sentencing date has been scheduled for Oct 30. The defence did not oppose the postponement. Meanwhile, a Nairobi court ordered the Kenya National Commission on Human Rights (KNCHR) to launch a probe into the alleged abduction of Liban Abdillahi Omar, the suspect. He was snatched off the street following his acquittal on terror charges for lack of evidence. Omar, whose brother was said to be one of the Al-Shabaab fighters killed in the terror attack, had just left Nairobi's anti-terror police offices following his release from Kamiti Maximum Prison. Minutes later, his family says the taxi he was travelling in with relatives was accosted by a black Subaru carrying gunmen wearing black balaclavas. Omar's lawyer, Mbugua Mureithi, said that Omar's abductors identified themselves as state security agents and whisked away his client in broad daylight without providing an arrest warrant or proper identifcaton. He added that his family does not know where he is being held or if he is even alive. "They are now waiting for Allah to intervene and bring to service their abducted kin. They have also not heard anything from the police, whom they are in constant touch with," Mr Mureithi told the Nation. Westgate Mall terror attack suspect Liban Abdullah Omar leaves the Milimani Law Courts in Nairobi on October 7, 2020 following his acquittal. AFP Mureithi said that four other clients that he represented in a separate terror case two years ago met a similar fate. Although the police have yet to comment publicly, the circumstances surrounding Liban's disappearance bear striking similarities to other Kenyan terror suspects who have been disappeared after being acquitted of similar charges. Despite his disappearance, Noordin Haji, the Director of Public Prosecution (DPP) has announced that his office intends to appeal Omar's acquittal. Numerous human rights organizations have accused Kenya's Anti-Terror police over the past half-decade of carrying out extrajudicial killings, enforced disappearances, and other abuses. advertisements   Federal police shut down planned protest in Beledweyne - HOL Germany contributes additional €7.2 million for the delivery of health services and bolster the COVID-19 emergency response - UNICEF Somali student talks of her Stonebridge to Cambridge University experience - Kilburn Times Somalis In Tech: The Grand Finale Hackathon - HOL Somalia’s Central Bank refutes claims of legal suits against local bank - HOL Puntland submits names for Federal Elections Committee - HOL Racist attack investigation reopened by Met Police - BBC Police in Somali region arrest three senior ONLF regional officials, one official served with warrant - Addis Standard Food and nutrition security in times of drought is key to achieving peace in the Horn of Africa - FAO Two West African presidents are out of terms. They’re running again, anyway. - Washington Post Jamal Osman, Minneapolis' newest council member, seeks to move past turbulent start - Star Tribune Virus cases surpass 90K as schools reopen in Ethiopia - AA