Thursday, October 22, 2020

ICE deportation looms for Minnesota Somalis who may be infected with COVID-19.

Representative Ilhan Omar demands ICE account for risk of pandemic to Somalia, given scarcity of medical care.

This post first appeared on Hiiraan Online. Read the http://www.hiiraan.com/news4/2020/Sept/179967/ice_deportation_looms_for_minnesota_somalis_who_may_be_infected_with_covid_19.aspxoriginal article

Related Articles

Dhacdo naxdin leh oo qabsatay RW Katrín, xili ay bixineysay Wareysi (Sawirro)

- Advertisement - Waddanka Iceland ayuu Dhulgariir ka dhacay xilli ay si toos ah hawada ugu jirtay haweeneyda Ra’iisul Wasaaraha ka ah dalkaas, Katrín Jakobsdóttir oo wareysi muuqaal ah bixineysay. Jakobsdóttir ayaa markii hore ka naxday dhawaaqa iyo gilgilashada, hase ahaatee si ay wareysiga sii waddo, waxay ku guuleysatay inay isdajiso. Waxa wax laga weydiinayay xaaladda fayraska corona ee waddankeeda iyo baaritaannada ay sameeyaan ayuu mar qura jawigeeda is baddalay kaddib markii la maqlay dhawaaqa dhul-gariirka. “Alla rabiyow, waxaa dhacay dhul-gariir, iga raalli noqda dhul-gariir ayaa hadda dhacay, Hagaag halkan waa Iceland,” ayey tiri iyadoo qosol sii raacisay. Wariyihii ayaa weydiiyay sida ay dareemeyso, waxayna u sheegtay inay caadi tahay. “Ka raalli noqda taas, kaliya waxaan dhammeystirayaa su’aasha… Haa aad baan u fiicanahay, guriga wali wuu is xajinayaa, marka walwal ma jiro.” Dhul-gariirkaas, oo uu cabirkiisu ahaa 5.6-magnitude (oo lagu qiyaaso cabirka dhul-gariirrada) ayaa ku dhuftay magaalada Krysovik, lamana soo sheegin khasaare ka dhashay. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Xog: Kheyre iyo Shariif oo ku kulmay Nairobi iyo arrin xasaasi ah oo lagu soo qaaday

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa galabta magaalada Nairobi ee dalka Kenya markoodii ugu horeysay kulan albaabadu u xiranyihiin ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra‘iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre. Shariif iyo Kheyre ayaa baduba ah musharaxiin sanadkan u taagan qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana kulankoodii galabta ku wehliyey xubno kale oo u badan xildhibaanno. Kulankaas intiisa badan waxaa looga wada-hadlay arrimo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2020/2021-ka. Intii uu socday kulankaas Ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa sida aan xogta ku helnay Sheekh Shariif uga garaabay waxyaabaha uu ka tirsanayo xukuumadiisii, ee dhacay intii uu xilka hayey. Labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday dhowr arrimood oo ay ka mid tahay wada-shaqeyn dhow oo dhex marta iyo in si dhow la isaga war-qabo. Sidoo kale xogta aan ka helnay kulanka Sheekh Shariif iyo Xasan Cali Kheyre waxay sheegeysaa in labada masuul ay ku balameen kulamo kale iyo maalmaha soo socda la bilaabo isbaheysi siyaasadeed. Waxaa hadda magaalada Nairobi ka socda iskaashi siyaasadeed kii ugu adkaa oo lagu wajaho doorashada soo socota ee madaxtinimada Soomaaliya. Waxaana ku sugan xubno miisaan culus ku leh siyaasadda dalka. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Xog: Kheyre iyo Shariif oo ku kulmay Nairobi iyo Kheyre oo hal arrin ka garaabay

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Chevening Scholarship Opportunities for Somali Undergraduates

Mogadishu (PP News Desk) — More than ten Somali university graduates will be able to study at British universities under the international scholarship programme, Chevening. The deadline for 2021 applications draws near. “This programme gives ambitious women and men in their mid career the opportunity to study for onr year fully-funded at one of Britain’s universities. We hope this will help those selected to develop professionally and to play even a greater role in Somalia’s development” said an officer at British Embassy in Mogadishu. Applicants can access the application form through the Chevening Scholarships website. © Puntland Post, 2020 Let’s block ads! (Why?)

Musharax Xildhibaan Yuusuf Cabdi Maxamuud oo si weyn loo taageeray (Daawo Sawirada)

- Advertisement - Waxaa maanta Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad balaaran uu musharaxnimadiisa Xildhibaanimo ku shaacinaya Yuusuf Cabdi Maxamuud oo ah aqoonyahan  dhalinyaro ah. Munaasabada ka dhacday Hotelka Dayax waxaa kasoo qeyb galay waxgarad, aqoonyahano, dhalinyaro iyo Haween, waxa ayna si weyn dadkan ugu faraxsanaayeen musharaxnimada Xildhibaanka Beesha Habar Ceyno Murusade Yuusuf Cabdi Maxamuud. Waxgaradkii kala duwanaa ee ka hadlay munaasabada ayaa si weyn usoo dhaweeyay una muujiyay taageero Musharax Xildhibaan Yuusuf, waxa ayna u balan qaadeen in ay ku garab istaagayaan sidii uu ku heli lahaa kursiga uu u tartamayo. Sidoo kale dhalinyaradii ka hadashay Munaasabada ayaa sheegay in la joogo xiligii dhalinyarada iyo isbadalka, waxa ayna cadeeyeen in taageerayaan kuna faraxsan yihiin in sanadkan Dhalinyaro matalaan uuna Xildhibaan u noqdo Yuusuf Cabdi Maxamuud. Musharax Xildhibaan Yuusuf Cabdi Maxamuud oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in uu jecleestay in uu isku soo taago kursiga Xildhibaanimo ee sumadiisu tahay Hop 049, waxa uuna xusay in uu doonayo in isbadal dhaliyo waxbadana uu qabto hadii uu guuleesto. ”Waxaan ka guureynaa 18-sano oo wax qabad la’aan ah insha allah, waxaan u guureynaa 4-sano oo wax qabad iyo isla xisaabtan, waxaana rabaa in dadku iyo deegaankuba helaan mashaariic horumarineed , waxaan balan qaadayaa in aan la imaado wax qabad muuqda hadii aad ii doorataan kursiga aan isku soo sharaxay ” ayuu yiri Musharax Yuusuf. Waxa uu sidoo kale balan qaaday musharaxa in kaalin muuqata ka ciyaari doono xal u helida dhamaan baahiyaha ka jira deegaan doorashadiisa iyo sidoo kale mideynta iyo isku keenida dadka uu matalo. Dhamaan dadkii kasoo qeyb galay munaasabada ayaa taageero balan u balan qaaday musharax Xildhibaan Yuusuf Cabdi, waxa ayna sheegeen in ay ku taageeri doonaan wax walbo oo karaamnkooda ah si uu u guuleesto. - Advertisement -