Friday, October 23, 2020

Horjooge ka tirsan Al-Shabaab iyo darawalkiisa oo maanta la xukumay

Related Articles

Dad rayid ah oo ku dhintay duqeymo cirka ah oo lala beegsaday Dugsi Qur’aan

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Kabul (Caasimadda Online) – Sida ay warbaahinta u sheegeen dadka deegaanka, in ka badan 10 qofood oo rayid ah ayaa ku dhimatay duqeymo cirka ah oo lala beegsaday dugsi qur’aan ku yaala gobolka Takhar. Wararka la helayo waxey sheegayaan in tuulada Hazara Qurluq ee ku taala gobolka Takhar ee waqooyiga Afganistaan ay ku dhinteen 11 caruur ah iyo macalinkooda, waxeyna kusoo aadeysaa xilli dowladda dalkaasi ay sheegtay iney deegaankaas ku dileen 12 dagaalyahan oo ka tiorsan Taliban. Dagaalyahanada Taliban ayaa dilay ugu yaraan 30 ka mid ah ciidamada dowladda kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen goibolka Takhar, wuxuuna weerarkaasi ahaa aargoosi. Cabdul Awal waa imaam masjid ku yaala deegaankaas, isagoo dhaawac ah ayuu BBC-da u sheegay in halkaasi ay joogeen isaga iyo caruur oo kaliya wakhtiga ay duqeynta dhacday, waxaana sidoo kale la sheegayaa in 14 qofood kale ay ku dhaawacmeen duqeyntii dhacday arbacadii. Afhayeen u hadlay maamulka magaalada ay dhibaatada ka dhacday oo lagu magacaabo Maxammad Jawaad Xejri ayaa warbaahinta u sheegay in weerarka lagu laayay caruur, halka dhaqaatiirta isbitaalada ay xaqiijiyeen iney dhaawacyada ugu badan yahiin caruur. Wasaaradda Gaashaandhigga Afganistaan ma rumeysna in caruur lagu laayay weerarka, sidaas darteed waxey sameysay guddi baaris ku sameeya wixii dhacay, iyadoo saraakiisha dowladda ee howshaan ku lug leh ay gabi ahaanba beeniyeen iney caruur ku laayeen, iyagoo qiray iney dileen dagaalyahano ka tirsan Taliban. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Liveprool Oo Dib U Heshay Xiddig Muddo Ka Dhaawacnaa , Kulanka Sheffield United Ma Ciyaari Doonaa?

Mid ka mid ah xiyaartooyda kooxda Liverpool ayaa ku soo laabtay tababarka kooxda ka dib laba bil oo uu maqnaa . Konstantinos Tsimikas oo ka ciyaara garabka bidix ayaa laba bil ka hor waxaa haleelay dhaawac bowdada ah , waxa uuna waqtigaas qeyb ka ahaa kulankii Lincoln City F.C ee EFL Cup-ka Thisisanfiel ayaa soo xiganeysa , in Tsimikas uu dhaw yahay in garoonka cagta soo saaro ka dib markii uu ka soo kabsaday dhaawacii Liverpool , waxa ay beri kulanka wareegga 6-aad ee horyaalka Ingiriiska ah la ciyaareysaa kooxda Sheffield United F.C. Warka waxa uu intaas ku darayaa in aan la ogeyn in Konstantinos Tsimikas uu qeyb ka noqon karo kulankaas iyo kale .

Xogta beenta ah ee ku saabsan dagaalka Azerbaijan iyo Armenia

8 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, Valery SharifulinDagaalka u dhexeeyay ciidamada Azerbaijan iyo kuwa Armenia ayaa socdo muddo toddobaadyo ah ka dib muranka ka dhashay gacan ku heynta gobolka Nagorno-Karabakh, waxaana xaaladda sii huriyay warar been ah oo lagu baahinayo baraha bulshada.Inkasta oo dhawaan la gaaray heshiis xabad joojin ah, haddana weli dagaalka wuu socdaa waxaana ku dhintay boqolaal qof.Ra'iisul Wasaaraha Armenia wuxuu sheegay in xilliggan aan xal diblomaasiyadeed loo heli karin xaaladda, gobolka Karabakh, waxayna waddamada caalamka u aqoonsan yihiin in uu ka tirsan Azerbaijan balse wuxuu gacanta ugu jiraa Armenia.'Xogta ku saabsan dagaalka'Waxaan aragnay muuqaallo marin habaabin ah oo ku saabsan dagaalka.Xilli la faafinayo wararka beenta ah ee ku saabsan colaadaas, haddana waxaa adag in la helo wararka dhabta ah.Weriyeyaal kooban ayaa loo ogolaaday inay kasoo warramaan furrimaha dagaalka, dadkana waxay inta badan ku tiirsan yihiin warbaahinta dowladda iyo muuqaallada lagu soo qaado teleefoonka gacanta. Baraha bulshada waxaa ku baahay wararka aan xaqiiqda ku saleysneyn ee ku saabsan dagaalkaas.Waxaan sidoo kale aragnay dadaallo lagu soo bandhigayo arrimo siyaasadeed oo lagu baahiyo baraha bulshada, sida halku dhigyo iyo qoraallo.Muuqaallada beenta ah ee muujinayo gantaalladaInta badan dadka isticmaala baraha bulshada waxay sii faafinayeen warar ku saabsan dagaalka, sida macluumaadka dowladda ka soo baxay ama olole ka socda halkaas ama sawirro, waxaa sidoo kale la faafiyay muuqaallo wax laga baddalay.Waxyaabaha dhawaan sida weyn loo baahiyay waxaa ka mid ahaa muuqaallo muujinayo gantaallada la isku adeegsanayo, oo aan ka turjumeyn xaaladda dhabta ah ee daagalka hadda socdo.Mid ka mid ah muuqaallada ee la soo dhigay Twitter-ka wuxuu muujinayay shacab u dhashay Iiraan oo taagan meel xuduud ah oo la sheegay in daawanaya ay ka soo qexeen dagaalka u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia, waxaana muuqaalkaas la daawaday in ka badan 250,000 jeer.Ka dib baaritaan la sameeyay waxaa la ogaaday in muuqaalkaas uu ahaa munaasabad militariga Ruushka ay qabteen bishii Nofembar, sannadkii 2019-kii.Dad lagu dhex arkay muuqaalka waxay ku hadlayaan luqadda Ruushka, mid ka mid ah dadkaas wuxuu qabay dhar gadaasha dambe looga qoray ereyga afka "Ruushka" ah.Qofkii soo dhigay muuqaalkaas barta Twitter-ka ayaa raali gelin codsaday ka dib markii uu arkay in muuqaalka uusan aheyn kii saxda ahaa ee xaaladda ka turjumayay, balse weli wuxuu ku jiraa barta Twitter-ka.Waxaa sidoo kale jiray muuqaal aad u baahan oo ku saabsan dhoolatus militari, kaas oo lagu yeeray Arma 3,. Waxaa lagu faafiyay baraha bulshada, waxaana la sheegay in uu ka hadlayo dagaalka balse waa mid been ahaa.Waxaana muuqaalkaas sii baahiyay teleefishinka laga leeyahay Hindiya oo sheegayo in uu yahay muuqaal gaar ah oo muujinayo ciidamada Armenia oo soo ridayo diyaarad dagaal oo laga leeyahay Azerbijan.Muuqaalka dhabta, oo markii hore lasoo jar jaray, waxaa markii ugu horreysay la geliyay Youtube laga leeyahay Japan bishii Agoosto ee sannadkan, waxaana lagu qoray waa mid 'mala awaal ah'.Ma calooshood u shaqeystayaal shisheeye ah ayaa ku lug leh dagaalka?Baraha bulshada waxaa si weyn looga hadlayay in dagaalka Armenia iyo Azerbijan ay ku lug leeyihiin calooshood u shaqeystaayaal ka soo jeedo dalal shisheeye.Tusaale ahaan, waxaa jirtay warar aanan la xaqiijin oo ku saabsan in Yazidiyiinta Ciraaq la geeyay halkaas si ay u garab siiyaan ciidamada Armenia.Wey adagtahay in la xaqiijyo muqaallada muujinaya Yazidiyiinta, sababta oo ah waxaa la sheegay in Yaziidiyin gaareya 3,000 ay ku nool yihiin Armenia, ayna u dagaalamayaan dhinaca Armenia.Waxaa jiray bogag badan oo Armenia laga leeyahay oo si cad u baahinayo Yaziidiyiin ka tirsan ciidamada.Sidoo kale, waxaa jiray eedeymo loo jeedinayay Azarbijan oo ku saabsan in dagaalyahano shisheeye ay taageerayaan ciidamadooda.Waxaan inta badan farta lagu fiiqayay dowladda Turkiga oo taageerta Azerbaijan, taas oo lagu eedeeyay inay fududeysay in Turkiga lasii marsiiyo dagaalyahano u dhashay Suuriya oo ka garab siinaya ciidamada Azerbaijan.Dowladda Turkiga waxay si xooggan u beenisay eedeymaha loo jeediyay, inkasta madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo ha'ayadaha xuquuqul insaanka ay sheegayaan in xaqiijiyeen joogitanka dagaalyahanadaas ee gudaha Azerbaijan.Waxaa sidoo kale baraha bulshada lagu baahinayaa muuqaallo muujinayo dagaalyahano Suuriyaan ah oo ku sugan goobaha dagaalka, wey adagtahay in la xaqiijiyo muuqaalkaas.BBC-da qeybta Carabiga waxay la xiriirtay nin sheegayo in uu ka soo jeedo waqooyiga Suuriya, uuna ka mid yahay iaalada saldhigyo militari oo ku yaalla xadka Azerbaijan.Raadinta taageero shisheeyeWaxaa baraha bulshada harreeyay ka hadalka xiisadda dhex taagan Armenia iyo Azerbaijan si labada dhinac taageero loogu raadiyo.Waxaa goobaha bulshada ku wada xiriirto ee internet-ka lagu faafinayaa hal ku dhiyo sida #Waan ku guuleysan doonaa; #Joojiya dandaasiga Azerbaijan iyo #Ha rumeysanina Armenia.Waxaa socdo olole ballaaran lala eeganayo dadka baraha bulshada isticmaala oo lagu kala taageerayo dhinacyda ku dagaalamayo gobolka Nagorno-Karabakh.Xigashada Sawirka, Getty ImagesXarun qaabilsan la dagaalanka dambiyada Internet-ka oo fadhigeedu yahay Australia, ayaa sheegtay inay soo badanayaan boggaga laga sameysanayo barta Twitter-ka, tan iyo dhammaadkii bishii Septembar, kuwaas oo soo bandhigayo qoraallo la xiriiro dagaalka Azerbaijan iyo Armenia.Shirkadda Facebook waxay meesha ka saartay bogag lala xiriiriyay Azerbaijan.Waxyaabaha dhabta ah ee ku saabsan Nagorno-KarabakhWaa dhul buuraley ah oo gaaraya masaafo dhan 4,400 kiiloomitar oo isku wareeg ah.Waxaa horey u deganaa dad Masiixiyiin ah oo u dhashay Armeeniyiin iyo Muslimiin Turki ah.Xilligii dowladdii Soviet-ka, wuxuu noqday maamul goboleed gaar ah oo ka tirsan jamhuuriyadda Azerbaijan.Caalamka wuxuu u aqoonsan yahay in uu yahay dhul ka tirsan Azerbaijan balse waxaa u badan shacab Armeeniyiin ah.Dad lagu qiyaasay hal malyan oo qof ayaa ka qaxay gobolka halka 30,000 na ay ku dhinteen dagaalkii sanadihii 1988-1994-tii.Ciidamada koox gooni u goosad ah ayaa dhul ballaaran la wareegay sanadihii sagaashamaadkii.Turkiga wuxuu si cad u taageeray Azerbaijan.Ruushka wuxuu saldhigyo militari ku leeyahay Armenia.

Stay Connected

20,897FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Donyell Malen Oo Lagu Qal-qaalinayo In Uu Dib Ugu Soo Laabto Horyaalka Ingiriiska

Kooxda Arsenal ayaa dadaal dheeraad ah ku bixineysa in ay dib u soo ceshataan da`yarkoodii Donyell Malen sida warbaahinta Holland ay ku warameyso . Donyell Malen oo weerarka ka ciyaara ayaa haatan u jooga kooxda PSV ee Holland , waxa uuna ka baxay xeradada da`da yarta Arsenal PSV ayaa kooxdaas u dhaliyay illaa iyo haatan 33 gool ka dib 78 kulan ee uu u saftay kooxdaas tan iyo iyo markii uu ku biiray Arsenal oo aan weli sheegin qiimaha ay ku dooneyso Melen waxa ay loollan adag kala kulmeysaa kooxda Juventus oo si fog u dooneysa Sida Daily Mail soo xiganeyso , Arsenal ayaa haatan xariir la biloowday wakiilka laacibka si uu ogalaado soo jeedintaas ka hor inta aysan dalab ka geyn saxiixiisa

Doorashada USA: Doodii ugu danbeysay ee Trump iyo Biden

Doodii ugu danbeysay ee murashaxiinta Madaxweynaha Maraykanka oo dhacday habeenimadii xalay oo Jimcaha soo galayey ayaa ahayd mid adag walow ka degen doodii kowaad ee murashaxiintan yeesheen bishii hore ee September.Madaxweynaha xilka haya Donald Trump iyo Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden ayey doodan u ahayd fursada ugu danbeysa oo ay shacabka Maraykanka uga gadayaan qorshahooda. Waxaa horey loo qorsheeyey in ay sadex dood dhexmarto labada murashax balse doodii 2aad ayaa la baajiyey kadib markii cudurka Covid19 uu ku dhacay Donald Trump, doodii kowaad oo dhacday bishii September ayaa ahayd mid ku dhamaatay fowdo kadib markii Trump uu buuq ku furay Joe Biden oo uu hadalkiisa ka dhexgalayey. Inkastoo doodii xalay ay ahayd mid labada murashaxa ay ixtiraamayeen nidaamka dooda ayey hadana isku dhaafsadeen eedeynmo culus. Hoos ka daawo dooda oo dhameystiran: [embedded content] Khalid YusufHorseed Media