Wednesday, November 25, 2020

Hay’ada IMF oo faro-gelisay adeegga lacagaha mobile-ka Somalia, amarna siisay DF

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Linkedin

Email

Print

Viber

Washington (Caasimada Online) – Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka dalbatay dowladda Soomaaliya inay dedejiso diiwaan-gelinta shirkadaha ka shaqeeya lacagaha la isugu diro mobile-ka ee Soomaaliya, si sharci loogu sameeyo qeybta lacagaha mobile-ka.

IMF ayaa bayaan ay soo saartay Khamiistii, kadib wada-hadallo socday toddobaad oo ay la yeelatay mas’uuliyiinta Soomaaliya, ku sheegtay in loo baahan in la xaqiiyo diiwaan gelinta shirkadaha lacagaha mobile-ka, taasi oo ay sheegtay inay muhiim u tahay ka hortagista lacagaha sharci-darrada ah iyo been xalaaleynta lacagaha.

“Howlgalka IMF wuxuu mas’uuliyiinta ugu baaqay inay dedejiyaan diiwaan gelinta shirkadaha lacagaha mobile-ka, si taasi ay horey ugu dhaqaajiso sharciyeynta lacagaha mobile-ka,” ayaa lagu yiri bayaanka IMF.

IMF waxay intaas ku dartay inay isku raaceen dowladda Soomaaliya nidaam cusub oo xaqiijin doona daah-furnaan ayada oo la diiwaan-gelinayo shirkadaha.

Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray 2018 uga digay in maqnaanshaha qaab sharciyeed lagu xakameynayo adeegga lacagaha mobile-da ay khatar ku tahay dhaqaalaha, sababo la xiriira saameynta ay yeelan karto haddii ay shirkadaha lacagaha mobile-da ay burburaan.

Sida uu sheegay Bankiga Adduunka, 155 milyan oo jeer ayaa bishii gudaha Soomaaliya lacagaha la isku dhaafsadaa mobile-da, taasi oo qiimo ahaan gaareysa 2.7 milyan oo dollar, inkasta oo la rumeysan yahay in lacagta ay intaas aad uga badan tahay.

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Linkedin

Email

Print

Viber

This post first appeared on Caasimada Online. Read the https://www.caasimada.net/hayada-imf-oo-faro-gelisay-adeegga-lacagaha-mobile-ka-somalia-amarna-siisay-df/original article

Related Articles

William Gallas Oo Saadaaliyay Labada Kooxood Ee Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Halyeeyga reer France ee William Gallas ayaa saadaliyay kooxda ku guulaysan doonta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. William Gallas ayaa aaminsan in ay kooxaha Tottenham iyo Chelsea ugu cad-cadyihiin ku guulaysiga horyaalka Premier League. Tottenham ayaa hogaaminaysa horyaalka premier League iyaga leh 20 dhibcood laakiin goolal kaga horaysa kooxda Liverpool ee difaacanaysa horyaalka. Dhanka kale kooxda Chelsea ayaa ku jirta kaalinta 3-aad iyaga oo 2 dhibcood ka dambeeya kooxaha Tottenham iyo Liverpool. William Gallas oo la hadlaya wargayska Mirror ayaa yidhi”Guushii Tottenham ka gaadhay Man City ayaa xaqiijinaysa waxa aan sheegayo, labada kooxood ee reer London Tottenham iyo Chelsea ayaa ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka xilli ciyaareedkan”. “Waxa xiiso gaar ah leh kulanka Chelsea iyo Tottenham ee Axada waxana aan eegi doonaa sida ay u ciyaaraan”.

Shirkii Murashaxiinta Uga Socday Muqdisho Oo Soo Dhamaaday Laakiin Wel…

Shirkii Murashaxiinta Madaxweyne uga socday Muqdisho ayaa waxa uu galabta soo gaba gaboobay shan maalin uu socday. Berri gelinka hore ayaa la sheegay in lasoo gudbin doono War murtiyeed lagu soo koobayo go’aanada Mucaaradka. Afhayeenka Murashaxiinta ku shiray Muqdisho Ridwaan Xersi Maxamed ayaa sheegay in caawa la qori doono War murtiyeedkaasi. Waxaa filayaa in qodobada […] The post Shirkii Murashaxiinta Uga Socday Muqdisho Oo Soo Dhamaaday Laakiin Wel… appeared first on Somali News Leader.

Duqa Muqdisho oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Guddoomiye Cumar Finish iyo Safiir Nicolás Berlanga ayaa inta uu kulankooda socday uga wada hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageerida mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda dalka ee Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka iyo Safiirka ayaa si gaar ah iskula meel dhigay dhaqaajinta mashaariicda dhaqaalaha, dib-udhiska, iyo xalinta Maareynta Barakacayaasha iyo soo dedejinta shaqooyinka Midowga Yurub ka Wado Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa goobjoog ka ahaa xubno ka tisan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale. Midawga Yurub ayaa Soomaaliya ka taageera dhinacya badan oo ay kamid tahay tababarrada ciidamada Booliska si sare loogu qaado awoodda iyo xirfadda sugidda amniga Shacabka Soomaaliyeed. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleRa’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Stay Connected

21,096FansLike
2,453FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada dalka ee Muqdisho kadib booqasho qaadatay muddo saddex maalmood ah oo uu ku tegey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Koofurgalbeed. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa intii uu joogay Koofur Galbeed waxa uu xarigga ka jaray mashaariic kala duwan oo isugu jira Iskuullo, xarumo caafimaad iyo adeegyo kale oo dowladdu ka hirgaliay Koofur Galbeed Soomaaliya. Sidoo kale Ra’iisul Rooble ayaa dhagax dhigay dhowr mashruuc oo ay ka mid yihiin xarumo caafimaad, dhismeyaal wasaaradeed iyo goobo waxbarasho oo Dowladda Federaalka Soomaaiya ka hirgalineyso Koofur Galbeed Soomaaliya. Booqashada Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa booqashada uu ku tegey magaalada Baydhabo waxa ay ahayd tii ugu horeysay ee uu ku tago maamul goboleed tan iyo markii loo magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaare. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleFrance risks US wrath with ‘digital tax’ on technology groups’ revenues from 2020 Next articleDuqa Muqdisho oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Bari oo dhiiri geliyay arday ka qalin badalaneysay Jaamacadda bariga Afrika “SAWIRRO”

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud “Anagu waxaan u baahanahy dhallinyaro aqooon leh oo u adeega dalka iyo dadka Soomaaliyeed, kuna biira ciidamada Dowladda” Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa hadalkaani ka yiri mar uu maanta ka qeybgalay xaflad ay ku qalin badalanayeen arday dhammaysatay heerka koowaad ee Jaamacadda Bariga Afrika, laanteeda Boosaso, kuwaas oo bartay kuliyado kala duwan. Taliyaha qeybta booliska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa ardayda uga mahadceliyay dadaalka ay soo muujiyeen, waxana uu ugu baaqay in aqoonta ay uga sii faa’iideeyaan shacabka, waxa kaloo uu ku dhiirigeliyay in ay dalkooda aaminaan oo aqoonta ay sii wataan, kana shaqeeyaan horumarinta guud ee dalka iyo ka shaqaynta hal abuuro cusub oo wax tari kara bulshada Soomaaliyeed Maamulka Jaamacadda bariga Afrika ayuu Taliye Xuseen uga mahadceliyay bilad sharaf iyo shahaado sharaf wada socda oo ay guddoonsiyeen, iyagoo u arkay shaqsi dadaal badan oo wax wayn ka badalay xaaladda amni ee Gobalka Bari.

This post first appeared on Caasimada Online. Read the https://www.caasimada.net/hayada-imf-oo-faro-gelisay-adeegga-lacagaha-mobile-ka-somalia-amarna-siisay-df/original article