Sunday, October 25, 2020

Hay’ada CTR oo Dood ku saabsan Caqabadaha dib-u-eegista Dastuurka ku soo gabagabeysay magaalada Muqdisho

Hay’adda Cilmi Baarista ee loo soo gaabiyo CTR ayaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba gabeysay shir soconayay mudo laba cisho ah kaasi oo lagaga hadlayay caqabadaha hortaagan dhameystirka Dastuurka KMG.

Xubnaha doodan ka qeybgalayay ayaa waxay isugu jireeen qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka waxaana kulanka kasoo qayb galay Xoghayaha guddiga lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka, wasiir ku xigeenka Dastuurka, Quburo ka socotay Jaamacadaha,Aqoonyahano iyo marti kale.

Xubnaha ka qeybgalayay kulankan ayaa soo jeediyey su’aalo ku saabsan mowduuca shirka iyagoo sheegay in la badiyo kulamada noocaan oo kale ah si bulshada loo gaarsiiyo halka uu marayo howlaha dib u eegista Dastuurka iyo caqabadaha ku hor gudban.

Agaasimaha Hay’adda CTR Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa faah faahiyay waxyaabihii lagu soo qaaday intii kulanku socday isagoo xubnaha ka yimid Dowlad Goboleedyada uga mahad celiyay doorkii ay shirkan ku lahaayeen.

Sidoo kale Agaasimaha Hay’adda CTR ayaa sheegay in ay qorsheynayaan sidii ay u kordhin lahaayeen kulamada noocaan oo kale ah.

Dr. Xuseen Cabdi cilmi Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa ugu dambeyn shirka soo xiray waxaase uu Hay’adda CTR uga mahad celiyay qabsoomidd shirkan isagoo sheegay in xiligii loo baahnaa lagu soo beegay madaama heer gaba gaba ah uu marayo dib-u-eegista dastuurka.

Sidaan oo kale ayaa Hay’addu waxay kulamada noocaan oo kale ah ku soo qabatay Xarumaha Maamul Goboleedyadda dalka.

Related Articles

Somaliland: Former Deputy PM of Somalia Returns to Hargeisa

HARGEISA – Somalia’s former deputy prime minister Mohamed Omar Arte has been granted a presidential pardon on Sunday after renouncing his views against Somaliland...

IGAD calls for dialogue and compromise on Ethiopian dam

DJIBOUTI – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called upon Ethiopia, Egypt, and Sudan to resolve disputes on Grand Renaissance Dam (GERD) through dialogue. The...

3 qodob oo xasaasi ah oo looga hadlay kulankii dhex maray Qoor-Qoor iyo Xijaar

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta barqanimadii gaaray gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Taliyaha ayaa markii uu gaaray Dhuusamareeb waxa uu madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo si weyn ugu soo dhaweeyay xarunta maamulkaasi. Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxweyne Qoor-Qoor iyo taliye Xijaar ayaa ka wada-hadlay qorshe dhawaan dib u habeyn loogu sameyn doono ciidamada booliska Soomaaliya ee ka howl-gala deegaanada Galmudug. Sidoo kale waxa kulankaasi looga hadlay sugida amniga ee deegaanada Galmudug, gaar ahaan goobaha loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka labada Aqal iyo weliba dar-dar gelinta howl-gallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka Booliiska ayaa la filayaa inta uu ku sugan yahay xarunta Galmudug inuu soo kormeeri doono xarumaha ciidamada ammaanka ee deegaanada Galmudug iyo goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka ee maamulkaasi. Wuxuuna dhawaan booqan doona taliyuhu xarumaha maamul goboleedyada kale ee dalka, sida Hir-Shabeelle, Galmudug, Puntland iyo Jubbaland, kadib marka uu soo idleeyo safarkiisa Galmudug. Soomaaliya ayaa dhowaan isku diyaarineysa qabsoomida doorashooyinka soo socda ee 2020/2021 oo heshiis looga gaaray magaalada Muqdisho, isla markaana iskugu jirta tan baarlamaanka iyo madaxweynaha. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

20,912FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Eritrea’s Isaias Afwerki president for life

There are few leaders as enigmatic as Eritrea’s president, Isaias Afwerki. In my book, Understanding Eritrea: Inside Africa’s Most Repressive State, I profile the president who led...

Ka Hor Kulanka Juventus.. Barcelona Oo Xaqiijisay Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Barcelona ayaa si lama filaan ah u xaqiijisay dhaawaca xiddiga Philippe Coutinho kadib kulankii El Clasico ee horyaalka La Liga. Barcelona ayaa soo saartay...