Saturday, October 24, 2020

Frank Lampard Oo Diiday In Uu Dhaleeceeyo Kepa Inkasta Oo Uu Khaldaad Dilaa Ah Sameeyay Kulankii Chelsea Bar-Baraha La Gashay Southampton

Tababaraha Kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa diiday in uu dhaleeceeyo Goolhayaha Kepa Arrizabalaga inkasta oo uu qaab ciyaareed liita soo bandhigay kulankii Southampton.

Kooxda Chelsea ayaa bar-baro niyad jab leh oo 3/3 ah la gashay kooxda Southampton inkasta oo ay 3-da gool-ba ku hor martay kulanka.

Kepa Arrizabalaga ayaa sameeyay Khalad waali ah kulankii Southampton gaar ahaan goolkii 2-aad taas oo keentay in ay kooxda Southampton ka faa’iidaysato.

Lampard oo la hadlaya wargayska Football London ayaa yidhi”Kepa Arrizabalaga Waa in uu noqdo mid awood leh, waa waxa looga baahanyahay hadii uu doonayo in uu soo bandhigo qaab ciyaareed cajiib ah Kubada cagta”.

“Kepa Arrizabalaga Waaxa uu heli doonaa taageeradaday, waxa uu sameeyay badbaadin fiican”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Sii Akhriso: Somaliland oo ka Jawaabtay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo UN

Laacib.net

Related Articles

Egypt: Sisi Plan 2037 $55 Billion to Overcome Water Poverty

Khartoum (HAN) October 24, 2020 – Public Diplomacy and International Security regarding the Egyptian Dam issues. Egypt  accepted a U.S. proposal over the project...

Akhriso: Qoor Qoor oo lagu dhegan yahay & Dalab Xasaasi ah oo uga yimid Shacabka Galmudug

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxwaynaha Galmudug ayaa qorsheynaya in madal furan oo dadwaynuhu su’aalo ku waydiin doono uu kaga qayb galo todobaadkan Magaalada Dhuusamareeb, kadib codsiyo xiriir ah oo bulshadu ku dalbatey in Madaxwaynuhu si furan ula hadlo shacabka. Madaxweyne Qoor Qoor ayaa madashaas kaga jawaabi doono guuxa dadweynaha, kaas oo ku aadan waxa u qabsoomay madaxweynaha mudada uu xafiiska joogo. Sida dadka Siyaasadda la socda ay qabaan, Qoor Qoor ayaa la yimid siyaasad fur furan oo ay u siman yihiin mucaarad iyo muxaafad,islamarkaana dhiiragelineysa in wax la wada qabsado. Sidoo kale, wuxuu albaabada u furay dhammaan Beelaha iyo siyaasiyiinta ka aragti duwan si loo helo Galmudug oo mideysan. Hadaba maxaad waydiin laheyd Madaxwaynaha, hadaad qayb ka noqoto inta fursada u hesha in laga jawaabo waydiimohooda.? Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Journalist arrested by NISA freed after being detained for five days

Mogadishu (HOL) - Somalia's intelligence agency released a Somalia journalist on Thursday after being detained for five days by the spy agency for interviewing with a Mogadishu businessman who espoused favourable views for the Al-Qaeda linked Al-Shabaab.

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Golaha Shacabka oo qorshe halis ah u diyaarsaday Wasiirada RW Rooble & Go’aankooda oo..

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24/10/2020 lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa. Ajandaha Kulanka maanta ayaa waxaa uu yahay u codeynta Xukuumadda Cusub ee uu dhawaan soo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Barnaamijka Xukuumadda. Saacadihii la soo dhaafay waxaa qaar kamid ah Golaha wasiirada Cusub iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay yeelanayeen kulamo kala duwan, iyada oo Golaha Wasiirada Magacaaban ay codka kasloonida weeydiisanayeen Xildhibaannada. 19-kii Bishaan ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa uu Magacaabay golihiisa Wasiirada, kuwaas oo hadii la ansixiyo aan waqti badan u heysan inay Shaqada laga sugayo qabtaan, maadaama waqtiga xilheynta Hay’adaha dowladda uu yahay geb-gabo lana gelayo doorashooyin. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Dil Fool xun oo ka dhacay Muqdisho

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Sidda ay warbaahinta u xaqiijiyeen goobgoogayaal Kooxo hubeysan ayaa xalay xaafada Kurdamac oo ka tirsan  degmada Dayniile ku dilay Nin oday ah oo ka mid ah dadka degaanka. Ninka la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Xuseen Sheekh Muxumad Sandheere. Dilka ayaa dhacay xili uu Salaada Cishaha uu u weeso qaadanayay kuna sugnaa garaash baabuurta lagu xareeyo uu ku lahaa xaafada Kurdamac. Kooxda hubeysan ayaa dhowr xabadood kaga dhuftay qeybaha sare ee jirkiisa taasoo sababtay in uu ku geeriyoodo isla goobta. Ciidamo ka tirsan Booliska degmada Deyniile ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, kuwaas oo sameeyay howlgallo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyay dilka. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp