Saturday, October 24, 2020

Faysal Cali Waraabe “Wajaale Oo Tagfi Lagu Yaqaabay Waa ilaahay Mahadii in Jaamacad Ay …

Related Articles

Ciidanka DF oo Howlgal qorsheysan ku Khaarijiyay Madaxii Maaliyadda Al-Shabaab ee..

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga dagmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan gobollada Shabeellada dhexe iyo Shabeellada hoose, waxay ku dileen 6 ka tirsan  Al-shabaab oo uu ku jiro Madaxihii maaliyadda Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose. War kasoo baxay taliska Ciidanka xoogga ayaa lagu sheegay in shaqsiga la dilay lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Cabadalla (Abuu Ayman). Waxaa warka lagu sheegay in uu qaabilsanaa aruurinta Canshuuraha Al-Shabaab gobolka Shabeellaha, islamarkaana lala dilay qaar ka mid ah ilaaladiisa. Ciidanka ayaa intii ay howlgalka ku jireen waxey burburiyeen saldhigyo ay la haayeen Al-shabaab. Ciidanka ayaa tilamaamay in ay soo saareen Miinooyin Al-Shabaab ay galiyeen wadooyinka oo ay doonayee in ay la beegsadaan taliska Ciidanka xoogga. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Al-Shabaab oo ku aadan warka Ciidanka dowladda ee ah in ay dileen Mas’uul ka tirsanaa Shabaab. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Wasiir Xamse Oo Daah Furay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir

Waxaa Maanta Garoonka Kubada Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay Tartanka Kubada Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi oo sanadkaan markii ugu horeysay ay ka qeyb-galayaan Naadi ka socda Degmada Balcad. Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan iyo Wasiirka Magacaaban ee Dhalinyarada iyo Isboortiga Xamsa Maxamed Xamsa ayaa si wadajir ah u furay, iyadoona ay ku wehliyeen Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Basma Caamir Axmed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Eng. Cumar Cali Cabdi. Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Xiriirka Kubada Cagta, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal kantirsan Dowlada Hoose ee Xamar Cayaartoy hore, Marti Sharaf iyo Qeybaha kala gedisan ee Bulshada ayaa Garoonka ku sugnaa, Waxaana Halkaasi Astaanka Calanka ku tumay Ciidanka Daambeeda Booliska Soomaaliyeed. Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Dowladda mudane Xamse Saciid Xamse iyo madaxda Gobolka Banaadir ayaa kooxaha ka qeyb-galaya Tartanka u rajeeyay in ay Cayaar wanaag soo bandhigaan inta uu socdo Tartanka Kubada Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020.

Ciidanka Danab oo weerar qorsheysan ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobollada Shabeelooyinka ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay howl-gal qorsheysan ka fuliyeen deegaano ku yaalla inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan gobollada Shabeeleha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Weerarka ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu khaariyey 6 xubnood oo ka tirsanaa dagaalyahanada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan milatariga. Sidoo kale sarakaashiisha ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in xubnaha la dilay uu ku jiro horjooge ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo ay magaciisa ku sheegeen, Cabdiraxmaan Cabadalla (Abuu Ayman). Saraakiisha u hadashay ciidamada Danab ayaa sidoo kale sheegay in sarkaalkaasi uu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka maaliyadda ee gobollada Shabeelooyinka. Ugu dambeyn taliska ciidamada milatariga ayaa xusay inay burburiyeen goobo ay sheegeen inay Al-Shabaab ku qaadi jireen lacago baad ah iyo xarumo kale. Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca Al-Shabaab oo ku aadan howl-galladaasi ee ay guulaha ka sheegteen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. Dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maalmihii u dambeeyey ay kordhisay dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ciidamada Danab oo Howlgal qorsheesan ku dilay Cabdiraxmaan Abuu Ayman

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - War kasoo baxay taliska ciidanka milatariga Soomaaliya oo lagu baahiyay Warbaahinta dowlada ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheesan ay fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab lagu dilay sarkaal iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Ciidamada Danab ayaa la sheegay in howlgalka ka fuliyeen deegaano hoostaga degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo kawada tirsan gobolada Shabeelaha Dhaxe iyo Shabeelaha Hoose. Warka lagu baahiyay Warbaahinta afka dowlada ku hadasha ayaa lagu sheegay in ciidamada intii ay howlgalka wadeen dileen lix dagaalyahan uu ku jiro sargaal sare oo kooxdaasi katirsanaa sidoo kale bur buriyeen xarumo Shabaab lahaayeen. Milatariga Soomaaliya ayaana sheegay in xubnaha howlgalka ku dileen ciidamada Danab in uu ku jiro Cabdiraxmaan Cabadalla (Abuu Ayman) oo saraakiisha dowlada sheegeen in uu Al Shabaab u qaabilsanaa maaliyada gobolada Shabeelooyinka. Dowlada Soomaaliya ayaa marar badan shaacisay in howlgalo ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa Danab ka fuliyeen gobolada Shabeelooyinka ku dileen saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDoorashada Soomaaliya Ma Saamayn Doontaa Xiriirka Turkiga iyo Soomaaliya?

Xog Muujinaysa In Ayna Real Madrid Guul Ka Gaadhi Doonin Barcelona Oo La Helay.

Todobaadkii hore horyaalka La Liga waxa dhacday arin aan inta badan dhicin taas oo ah in ay guuldaro la kulmeen kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ka hor kulankooda El Clasico. Xaqiiqada ayaa ah in 90 kulan ee El Clasico ee horyaalka La Liga arintan ayaa dhacday arin aad u yar. Wakhtiyadaas Real Madrid iyo Barcelona ayaa badiyay 3 jeer mid walba iyaga oo hal kulan bar-baro galay arinta la yaabka leh ayaa ah in kooxda martida ah ay ku fashilantay in ay guul gaadho 7-daas jeer. Markii ugu dambeeyay ee ay Barcelona iyo Real Madrid guuldaro la kulmeen ka hor kulankooda El Clasico ayaa ahayd xilli ciyaareedkii 2002/2003 iyaa oo Barcelona guuldaro 4/2 ah kala kulantay Deportivo halka ay Real Madrid isla guuldaro sidaas oo kale ah kala kulantay Real Sociedad. Kulankii xigay ee ay isaga hor yimaadeen labada kooxood waxa min hal gool kala dhaliyay xiddigaha Ronaldo Nazario & Luis Enrique iyada oo ciyaarto ku dhimaatay 1/1. Xilli ciyaareedyadii kale ee ay dheceen kuwas kale ayaa kala ah 1990/91, 1987/88, 1976/77, 1950/51, 1941/42 & 1935/36.