Monday, November 23, 2020

Fadeexad la soo deristay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee dalka Kenya

Xeer ilaaliyaha guud ee Kenya, Noordin Haji, ayaa amar ku bixiyay in la baaro $ 71 milyan oo ah “wax iibsasho aan caadi ahayn” oo ay la xiriirto coronavirus oo ay sameysay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee Kenya (KEMSA).

Shaqaalaha isbitaallada dhibaatada ugu badan la tacaalaya ee Kenya ayaa sameeyay shaqo joojin si ay u muujiyaan waxa ay ku sheegeen dhaqamada fadeexada ah ee hay’adda, oo dawooyinka iyo qalabka caafimaad u iibisa isbitaallada guud ee dalka.

Saddax toddobaad ka hor, madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsaday gudiga qaran ee Anshaxa iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa (EACC) in ay baaraan qandaraasyada la siiyay shaqsiyaad saamayn leh, oo ay ku jiraan siyaasiyiin, iyadoo aan la ixtiraamin shuruucda wax soo iibsiga dadweynaha.

Guddiga Anshaxa iyo La-dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa baaritaan uu sameeyey shaqada kaga hakiyey madaxa hay’adda KEMSA Jonah Manjari iyo agaasimaha waaxda sahayda Charles Juma.

Dhowr ganacsato reer Kenya ah ayaa horay loogu eedeeyay in ay sifo aan sharci aheyn ula baxeen lacag gaareysa $ 400 milyan oo hanti dowladeed ah taasi oo loogu talo-galay in lagu bixiyo qalabka caafimaad ee loo baahan yahay si loola tacaalo cudurka safmarka ah ee Covid-19.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

[email protected]

The post Fadeexad la soo deristay Hay’adda Adeegga Caafimaadka ee dalka Kenya appeared first on Allbanaadir.com.

This post first appeared on Allbanaadir.com. Read the https://www.allbanaadir.org/?p=165445original article

Related Articles

Ole Gunnar Solskjaer Oo Sharaxay Sababta Uu Anthony Martial Ugu Dhibaatoonayo Man United

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa Sharaxay Sababta Uu Anthony Martial Ugu Dhibaatoonayo Man United xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer France ayaa dhaliyay 23 gool 48 kulan xilli ciyaareedkii hore isaga oo kooxda ka caawiyay in ay gaadho Semi-finalka Europa Leageu. Laakiin xiddiga 24 jirka ah ayaa kaliya dhaliyay 2 gool 15 kulan oo uu u saftay kooxda isaga oo ku dhibaatoonaya qaab ciyaareedka. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in Anthony Martial uu ku dhibaatoonayo diyaar garaw la’aanta xilli ciyaareedkan arintaasna sabab u tahay qaab ciyaareedkiisa liita ee xilli ciyaareedkan. Laakiin Solskjaer ayaa sheegay in uu hob in uu Martial gaadhi doono heerkiisa ugu sareeya kulamada soo socda ee xilli ciyaareedka. “Anthony waxa uu qabtay shaqo fiican xilli ciyaareedkii hore waxana uu dhaliyay gooal badan”ayuu yidhi ka hor kulanka champions League ee salaasada. “Laakiin sida xiddigokale oo badan ma helin isku diyaarin fiican oo xilli ciyaareedka ah waxana uu kulamo ku seegay ganaax sidaas darteed waxa uu ku dhibaatoonayaa qaab ciyaareedka”. “Laakiin waxa aan rajaynayaa in uu si adag u shaqeeyo oo uu ku soo laabto qaab ciyaareedkiisii fiicnaa”. Let’s block ads! (Why?)

Spike in Gun Prices ‘Portends’ Post-election Violence in Mogadishu

Mogadishu (PP Features) — Reports that prices of guns have spiked in Mogadishu point to a worrisome trend in the capital of Somalia. In November 2016 preparations for 2017 elections were in full swing. The agreement between the Federal Government and Federal Member States on key principles to guide elections lent consensus–based legitimacy on what had become known as Vision 2016. In November 2020 the fear of post-election civil war in Mogadishu dominated the minds of many people. Several factors account for the fear about post-election violence. Clan-militias who have been absorbed into security forces run Mogadishu districts. In addition, key political leaders have their militias in respected districts. Former Prime Minister Hassan Ali Kheire has militias loyal to him in Dayniile and parts of Hawlwadaag; former Presidents Sharikh Sheikh Ahmed and Hassan Sheikh Mohamud have militias in Kaaraan. General-turned warlord Yusuf Mohamud Indha’adde’s forces are in Hodan and parts of Wardhigley. In Southern Somalia politicians have never demobilised clan militias. They have just rebranded them as security forces. In 2018 the security reform in Southern Somalia uncovered thousands of phantom soldiers on the payroll. In Mogadishu a Kalashnikov costs almost twice as much as it did three months ago. The organisation of security forces into clan fiefdoms has resulted in a weaker judiciary. “Somalis go to Toorotoorow for justice” said former President Hassan Sheikh Mohamud two days ago at the opposition politicians’ consultative summit in Mogadishu, apparently in reference to Al-shabaab courts that dispense justice and conduct hearings on property disputes. The Al-shabaab judiciary wielded more influence when President Hassan Sheikh occupied Villa Somalia, as Abdirahman Abdishakur, a presidential candidate argued in 2016. Its tentacles are hard to disentangle from Mogadishu security forces. The proscribed group thrives on the deep structural weaknesses of the security forces in Mogadishu. “When someone lodges a complaint with Al-shabaab about a property dispute, the group summons the other party and starts the hearing to make a ruling on the case quickly. No case takes more than a week” says a political analyst in Mogadihsu who asked for anonymity. The power of clan-based security forces in Mogadishu cannot be underestimated. The soldier who killed a Somali Federal Government Minister in 2017 has not been punished for the crime he committed. The men who killed Ahmed Dowlo in 2018 are still in jail. The Federal Government fears it will alienate powerful clans of if some people convicted of murder get punished for their crimes. There is widespread abuse of power by security forces in Mogadishu districts. Recently security forces in a Mogadishu district arrested and then released a male suspect who raped a five-year old girl. The rapist is related to some policemen at the police station. “Mogadishu people dealt with the problem of warlords and militias in 2006. A feeble federal government imposed on us the same forces that had bitten the dust 14 years ago” says a teacher in Hodan district. “We cannot rule out post-election violence because it is built into the very institutions that are supposed to protect us against militias. Spike in gun prices augurs post-election war in Mogadishu” he added. © Puntland Post, 2020 Let’s block ads! (Why?)

Nolosha Soomaalida Wadanka Angola

Soomaalida ku nool Dalka Angola oo tira ahaan lagu qiyaaso Afar Kun ilaa Afar Kun iyo Shan Boqol oo Qof, oo qaarkood nalasoo xiriiray ayaa ka waramay noloshooda guud, iyagoo baaq culusna u diray Dowladda Dalkeena Somalia. Aweys Macalin Nuur, oo ku nool Caasimadda Angola ee Luanda, ayaa ii sheegay in Soomaalida ay ka Ganacsadaan …

Stay Connected

21,073FansLike
2,446FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Diogo Jota Oo Man United Ku Ceebaystay Rikoodh Cajiib Ah.

Goolkii uu Diogo Jota ka dhaliyay kooxda Leicester City kulankii ay Liverpool guusha 3/0 ah ka gaadhay ayaa saxiixa cusub ee Reds ka dhigtay xiddigii ugu horeeyay ee taariikhda kooxda ee gool dhaliya 4-tiisa kulan ee ugu horeeya garoonka kooxdiisa. Sidoo kale Weeraryahanka ayaa kaligiis dhaliyay goolal ka badan kuwa ay Man United garoonkeeda Old Trafford ku dhalisay 5-tii kulan ee ay ku ciyaartay. Bruno Fernanades ayaa dhaliyay goolkii ugu dambeeyay ee Old Trafford kadib markii uu rikoodhe ka dhaliyay kooxda West Brom Sabtdiii. Goolkaas ayaa Red Devils ka caawiyay guushoodii ugu horaysay ee ay ku gaadho garoonkeeda horyaalka premier League xilli ciyaareedkan. Jota ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jiray tan ilaa markii uu ku soo biiray Liveprool suuqii xagaaga iyada oo uu xiddigu dhaliyay 8 gool 10 kulan oo tartamada oo dhan ah.

Guddoomiye Mursal iyo Muudey oo ku biiray shirka Musharaxiinta Madaxweynaha

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad C/weli Muudeey ayaa caawa ku biiray shirka Musharaxiinta Madaxweynaha uga socda Hotel Jazeera. Shirkan oo galay maalintii saddexaad ayay Musharaxiinta kulamo gaar gaar ah la yeelanayeen Mas’uuliyiinta dowladda ku jira iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Waxaa la filayaa shirka Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Guddoonka Golaha Shacabka ay diiradda ku saareen xaalada siyaasadeed ee dalka, arrinta Guddiga doorashada ee muranka ku jira. Guddoomiye Mursal iyo Muudey ayaa ah mas’uuliyiin si weyn ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, iyagoo door weyn ku lahaa ridistii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.. Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa sheegay in shirkooda yahay mid nabadeed oo lagu saxayo qaladaadka doorashooyinka ku jira iyo in dalka aanu dhabihii dimoqraadiyadda ka weecan. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleRa’iisul Wasaare Rooble oo Baydhabo ka dhagax dhiggay Mashaariic Horumarineed