Saturday, October 24, 2020

Fact Check: Xarunta NEOC Ee uu Maanta Rooble Dhagax Dhigay, Sanadkii Hore Kheyre Ayaaba Sameeyey

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mohamad Hussein Rooble ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha {Xarunta Howlgallada Degdegga ah ee Qaranka} ama National Emergency Operations center(NEOC)  oo ah xarun uu sanad kahor dhagax dhigay ra’isul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.

Xaruntan oo loogu talogalay iney xarunta dhaxe unoqoto  isku xirta dhammaan adeegga degdeg ah ee hey’adaha dowliga ah iyo kuwa aan dowliga aheyn ayaa waxaa horay October 13, 2019-kii u dhagax dhigay ra’isul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre

Sanad kadib, maanta waxaa dhacday xaflad kale oo lagu furay isla xaruntii, laakin waxaa markan xariga ka jaray ra’isul waasaraha cusub Maxamed Rooble.

Lama oga sababta ay u dhacday in hal xarun labo jeer loo furo, labo ra’isul wasaare xariga ka jaraa, cidda ay tahay in lagula xisaabtamo, laakin waxaa xaqiiq ah in waqti iyo hanti la geliyey, lagana yaabo in jidad loo xiray.

Sawirrada Maanta:

Related Articles

Trump: Masar Haddii Ay Burburiso Biyo-xireenka Cidna Kuma Qabsan Karto

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2016-03-02 01:03:33Z | | ÿÿ68/ÿgQ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Masar ay ku hanjabtay burburinta biyo-xireenka isla markaana haddii ay sidaa sameyso aan loo raacan Karin. Arrintan ayuu ka yiri wada hadal khadka telefanka ah oo dhexmaray madaxweynaha Mareykanka iyo ra’isul wasaaraha Suudaan Cabadalla Xamduuk. Trump ayaa ka codsaday Suudaan iney dhexgasho labada dal kadib markii uu burburay heshiiskii ay garwadeenka ka ahaayeen, waxaa uuna intaa ku daray “5 sano markii la is mari waayey, Ayaan heshiis keenay, laakin waxaa uu ka hirgeli waayey dhanka Itoobiya, iyada oo biyo-xireenka ku sameeyey webiga Nile, waan ka jarnay gargaar aan siin laheyn, ….haddii Masar ay burburiso biyo-xireenka cidna uma qabsaneyso”. Dhanka kale, Donald Trump waxaa uu sheegay in Suudaan iyo Israel ay soo ceshteen xiriir dhaqaale taasi oo ka dhigan iney uu caadi usoo noqonayo xiriirka labada dal, ma sheegin xilliga la furayo safaaradaha. Goobjoog News

Sugar factory founded by Somali entrepreneur opened by President Museveni.

KAMPALA:– A joint sugar factory venture between Somali entrepreneur Amina Morghe Hersi and Ugandan government has opened its doors following the official opening of the factory by President Yoweri Museveni. Atiak Sugar Factory which the CEO Amina Hersi describes as borne out of the battlefields in Uganda’s Amuru region was officially inaugurated b President Museveni Thursday. Museveni hailed the project as critical in lifting thousands out of poverty and transforming an area once a battlefield between government forces and the Lords Resistance Army (LRA) into a field of investment. The Ugandan leader praised Dr. Hersi terming her a hero. “Amina is a freedom fighter like Museveni because she does not give up,” he said. Through her company Horyal Trading Investment, Dr. Hersi set up the sugar factory in 2016 and later got a government support through a joint investment deal. According to the Ugandan authorities, the government holds a 40% stake in the sugar factory. In an earlier interview this year, Dr. Hersi said the sugar factory was projected to produce 50,000 tonnes of sugar per day and generate up to 18MW of electricity. The factory started production in August. Somalia’s Somalia’s First Lady Saynab Abdi Moalim also attended the opening ceremony. Dr. Hersi was born in western Kenya and owns a vast line of investments in Uganda.

Doorasho loogu tartamayo Duqa magaalada oo maanta ka dhaceysa magaalada Gaalkacyo.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinaca Galmudug waxaa saakay lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo ku xigeenkisa ee degmada Gaalkacyo. Dorashadaan ayaa la filayaa inay bilaabato sacadaaha soo socda, waxaana qofkii xilkaas ku guuleysta uu nqonaya duqa degmada Gaalkacyo ee Galmudug. Xilka guddoomiyaha degmada Gaalkacyo waxaa u tartamaya musharixiinta kala ah, Cabdiraxmaan Sheekh Jimcaale iyo Cabdifitaax Barre. Wasaarrada arrimaha gudaha Galmudug ayaa dhawaan shaaca ka qaaday liiska xubnaha golaha degaanka ee degmada Gaalkacyo. Dhanka kale Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa ka kooban 27-xubnood, waxaana la dhaariyey maalin ka hor, waxayna Gaalkacyo noqotay magaaladii ugu horreysay Galmudug ee yeelata gole deegaan. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleSugar factory founded by Somali entrepreneur opened by President Museveni.

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta golihiisa wasiirada horgeynaya BF Soomaaliya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda ee maanta la filayaa in golihiisa wasiirada cusub uu horgeeyo xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka oo goor dhow ka furmi doono xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ayaa waxaa lagu war-geliyey dhamaan xildhibaanada inay soo xaadiraan, si ay cod ugu qaadaan meel marinta xukuumadda cusub oo ay u taallo shaqo adag oo ay ugu horreyso doorashada. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa golaha ka codsan doono inay codkooda siiyaan wasiirada cusub, kadibna wuxuu u caddeyn doonaa tallaabada ugu horreysa ee uu qaadayo. Golaha wasiirada oo lagu dhowaaqay todobaadkii la soo dhaafay ayaa isugu jira qaar ka mid ah golihii wasiirada xukuumaddii ra’iisul wasaare Khayre iyo kuwa cusub. Sidoo kale waxaa maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka socday kulamo taageero loogu raadinayey xukuumada cusub ee ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo sidii ay u heli laheyd codka kalsoonida. Dhowaan madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale baarlamaanka federaalka ugu baaqay inay codkooda ku taageeraan xukuumadda, si ay gudato waajibaadka hor yaalla. Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyo doorashooyin, iyadoo lagu soo dhoweynayo waqtiga loo qorsheeyey in la qabto oo ay horey heshiis uga gaareen madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya, kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka iyo gobolka Banaadir. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

XOG: Cumar Filish oo Cisbitaal loola cararay & Sirculus oo laga helay Caafimaadkiisa

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish), ayaa dalka dibadiisa u amba-baxay ka dib markii ay la soo derseen Xaalado caafimad daro oo uu ka shaqeyn waayay. Dad ku dhow, Duqa Muqdisho ayaa inoo sheegay in Cumar Filish uu aaday dalka Turkiga si uu daawo ugu helo xanuun dhowr ah oo isbiirsaday oo maalmihii u dambeeyay ku sii xoogeysanayay, kuwaas oo ay ka mid yihiin Xanuuno ka haya Caloosha sida (Gaas). Warbaahinta gudaha ayaa laga qariyay safarka caafimaad ee Guddoomiyaha gobolka Banaadir uu ku aaday dalka Turkiga, waxaana maalmihii u dambeeyay baraha Bulshada lagu arkayay, guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Axmed Xasan Iimaan oo loogu yeerayay ku-simaha Duqa Muqdisho. Ilo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in, tan iyo markii Duqa Muqdisho loo dhiibay xilkan uu ahaa Bukaan socod,islamarkaana shirar muhiim ah uu kaga baaqday xaalad caafimaad daro oo soo wajahday. Cumar Filish oo caan ku ahaa dagaaladii soo maray dalka qeybta uu ku lahaa, ayaa hadda hoggaaminaya saddexda milyan ee ku dhaqan gobolka Banaadir, kuwaas oo sheegaya ineysan ka helin waxyaabihii ay ka filayeen markii la magacaabayay. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp