Tuesday, October 20, 2020

Ethiopians welcome their new year with renewed hope

Addis Ababa (HAN) September 11. 2020. Monitoring Regional Issues.Struggling to shake off the trauma of the past year, Ethiopians on Friday embarked on their new calendar year with hope and hype. 

EECh4QyW4AEY eO Ethiopians welcome their new year with renewed hope

The markets in urban areas, despite the fears of the pandemic, were full of people, burning traditional torches and exchanging best wishes.

In their messages, leaders of the Christian and Islamic religions hoped the new calendar year of 2013 that began on Sept. 11, 2020 A.D. brings peace in the lives of people.

The past year witnessed deadly violence killing and displacing hundreds of people, along with desert locust invasion, floods, and COVID-19 among other natural and man-made calamities.

“The past year we saw brothers fighting against brothers,” said Hajji Mufti Omar Idriss, the revered president of the Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council.

“We should never allow a repeat of that, “he added.

The country was on the brink in July, following the killing of Hatchalu Hundessa, Oromo activist, singer, and songwriter. His fans, mostly youth took to the streets in protest leading to violent clashes, killing, and destruction of properties.

Patriarch of the Ethiopian Orthodox Church Abune Mathias asked the nation to come together, learn from the past and move on.

“It was a very sad year both for the nation and for the Ethiopian Orthodox Church as many churches were burnt,” he said.

Ethiopian Catholic cardinal Berhaneyesus Demerew Souraphiel said the nation went through half-darkness, half-light during the outgoing year.

Families across the country celebrated New Year with treats including preparing homemade bread, soft drinks, traditional honey wine known as tej in addition to stews and grills of mutton, goat meat, and beef.

Children in cities were seen going door to door exhibiting their paintings of flowers and angels and received blessings and prize money. The outdoors singing of girls could not happen this time around due to the COVID-19 scare.

-Need for civilized dialogue

Senior journalist Zekeriya Mohammed said all and sundry in the political spectrum should come together and find a resolution to the misunderstandings that come in the way of peace in the country to date.

“I don’t think there is an easy way to get out of the political quagmire that our country is in. I think the way out requires extraordinary wisdom,” he told Anadolu Agency.

He called for civilized dialogue and to listen to each other to build a common understanding and consensus.

Omer Redi, manager of Ifriqiyah Media and Communications said ethnic politics is the main culprit behind violence in Ethiopia.

“The greatest challenge the country faces is a continuation of the negative dividends of tribalism nurtured by the previous regime in a planned way with ill-intended and poisonous ethnic federalism,” he told Anadolu Agency.

The resulting ethnic clashes cause the country devastation of human lives and property, he said.

Redi, however, said there were many positive stories also in the past year that included completing the construction of the Grand Ethiopian Renaissance Dam and its successful first phase filling in a matter of days.

“Just a few years ago people were frustrated from being robbed of their hard-earned money mobilized from the public. People now feel determined to do whatever it takes to see the project completed willingly, “he said.

Related Articles

Maxamed Xuseen Rooble: Maxaa ka mid ah caqabadaha horyaalla xukuumadda cusub ee Ra'iisul Wasaarah?

6 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, OPM SomaliaRa'iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqay golaha cusub ee wasiirada ee ka mid noqonaya xukuumaddiisa oo muddo xileedkeeda uu ka dhiman yahar illaa muddo afar bilood ah.Xukuumadda cusub oo ka kooban illaa 70 wasiir waxaa horyaalla arrimo dhowr ah oo ay tahay in ay wax ka qabato. Golahan wasiirada ee cusub waxaa ka mid ah wejiyo ku cusub siyaasadda iyo shacabka hortooda, sidoo kale waxaa dib u soo nqoday wasiiro ka tirsanaa xukuummnaddii ra'iisul wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre. Maxaa ka mid ah caqabadaha horyaallaMagacaabidda golahan wasiirada ee cusub ayaa ku soo beegmaysa xilli xasaasi ah oo uu dalka ku jira kala guur siyaasadeed, waxaana la filayaa in si rasmi ah uu dalka u galo doorasho dadban.Dhowaan, madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa ku heshiiyay qaabka loo marayo doorashada dhammaadka sannadkan 2020 iyo bilowga 2021.Hadaba waxaa golahan wasiirada horyaala caqabada badan oo ay tahay in ay ka gudbaan kuwaas oo uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare Rooble. Xigashada Sawirka, SNTVRa'iisul Wasaaraha iyo golihiisa waxayaabaha laga filayo waxaa ka mid ah in ay xuddun u noqdaan hannaanka doorashada iyo amniga guud ee dalka. Rashiid Cabdullaahi Maxamed oo horey u ahaa wasiirka gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa rumaysan in ra'isul wasaaraha waxyaabaha ugu horeeya ee ay tahay in u fuliyo ay ka mid tahay dhaqangalinta heshiiskii maamul goboleedyada iyo dowladda fedaraalka."Waxaa laga rabaa in uu fuliyo howla uu isaga hadda gadaal ka gaaray ayna ugu horeeyso heshiiskii hadda ugu dambeeyay ee salka ku haya doorashooyinka soo socda," ayuu yiri Mr Rashiid.Golahan wasiirada ayaana lafa filayaa in ra'iisul wasaaraha ay ka caawiyaan arrintaas hortaalla.Waxaa intaa ku daray in rai'sul wasaaraha cusub sidoo kale looga fadhiyo in uu isu keeno dhinacyada ku kala irdhoobay siyaadda oo uu isku dayo in uu mideeyo."Waxaa kale oo xiga in siyaasiyan dadka hadda kala irdhoobay oo siyaasadda isaga soo horjeeda inuu isu soo dhaweeyo gaar ahaan mucaaradka iyo dowladda in uu isu soo dhaweey," ayuu yiri Mr Rashiid.Rai'sul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo xukuumaddiisan waxaa sidoo kale ay dad badan ka filayaan in ay muddada kooban ee u dhiman ay ku hantaan kalsoonida shacabka iyo saamileeyda dhanka siyaasaddaXigashada Sawirka, OPM SomaliaRashiid Cabdullaahi Maxamed wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya, oo si gaar ah uga hadlayay Ra'iisul Wasaaraha wuxuu yiri: "Waa in uu gogol xaar u sameeyo mustaqbalka dhaw arrimaha ku saabsan doorashooyiinka kalsooni na galiyo dadka kale ee banaanka taagan ee maanta daneynaya siyaasadda inay qeyb ka noqdaan markaa in uu howlahaasi oo dhan meelmariy."Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la wareegay xafiiskii uu banneeyay ra'iisul wasaarihii isaga ka horreeyay ee Xasan Cali Khayre, kaas oo 25-kii bishii Luulyo, uu guddoonka baarlamaanka sheegay in kalsoonidii lagala laabtay.Rooble iyo xukuumaddiisa oo haysta illaa 115 maalmood oo kuraasta ay ku sii fadhindoonaan, taas oo ku eg dhammaadka muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana looga fadhiyaa inay la yimaadaan waxqab uu ku jiro degdeg - kuwa ugu culusna waa doorashada iyo amniga guud ee dalka, si gaar ah amaanka goobaha doorashada iyo ergooyiinka codeyn doona.

RW Rooble oo magacaabay golahiisa wasiirada cusub (Aqri liiska oo dhameystiran)

Muqdisho: – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey. Liiska wasiirada ayaa waxaa ku jira xubno cusub, halka qaar ka mid ah wasiiradii hore ee xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre dib loo soo celiyey, waxaana meesha ka baxay wasiir miisaan culus ku lahaa xukuumaddii hore Magacyada Wasiirada 1  – Mandi Maxamed Guuleed (Khadar), Ra’iisul Wasaare Ku -Xigeen2  – Cabdulkadir Mohamed Nur (Jaamac), Wasaarrada Cadaaladda3  – Cumar Cali Rooble, Wasaarrada Arimaha Diinta iyo Owqaafta4  – Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasaarrada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka5  – Gen. Mukhtar Xusseen Afrax, Wasaarrada arrimaha gudaha, federaalka iyo Dib -u heshiisiinta6  – C/Raxmaan Ducaale Bayle, Wassaaradda Maaliyada7  – Xassan Xusseen Xaaji, Wasaarrada Gaashaandhigga8  – Xassan Xundubey Jimcale, Wasaarrada Amniga Guddaha9   – Axmed Ciise Cawad Wasaarrada Arrimaha Dib iyo Iskaashiga Caalamiga ah10  – Cabdullahi Abuukar Xaaji, Wasaarrada Waxbarshada iyo Taclinta Sare11  – Maryan Aweys Jaamac, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda12  – Jamaal Maxamed Xassan, Wasaarrada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta13  – Saalax Axmed Jaamac, Wasaarrada Arrimaha Dastuurka14  – Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar), Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka15  – Khaliif Cabdi Cumar, Wasaarrada Ganacsiga iyo Warshadaha16  – Saciid Xusseen Ciid, Wasaarrada Beeraha iyo Waraabka17  – Cusman Abukar Dubbe, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska18  – Cabdi Sheekh Axmed Rooble, Wasaarrada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada19  – Xanifa Mohamed Ibrahim, Wasaarrada Haweenka iyo Xuquuqul -insaanka20  – Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasaarrada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda21  – Cabdirashiid Maxamed Axmed, Wasaarrada Batroolka iyo Macdanta22  –  Xusseen Maxamud Sheekh Xusseen (Badni), Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa23  – Fowsiya Abiikar Nur, Wasaarrada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada24  – Xassan Cabdi Nur, Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha25  – Duraan Axmed Faarax, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada26  – Maxamed Adan Mocalim (Somali), Wasaarrada Hawlaha Guud, Guriyeenta iyo Dib -udhiska27  – Xamze Saciid Xamze Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga Magacyada Wasiiru Dowlayaasha 1  – Xassan Macalin Khaliif, Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada2 – Cabdixakiim Xasan Ashkir, Wasiiru Dowlaha Ra’iisul Wasaraha3 – Yusuf Xusseen Axmed Gamadiid, Wasiiru Dawlaha Cadalada4 –  Maxamud Macalim Yahye, Wasiiru dawlaha Diinta iyo Awqaafta5 –  Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiiru Dawlaha Maaliyadda6 –  Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maya, Wasiiru Dawlaha Ganacsiga iyo Warshadaha7 –  Maxamed Cali Xagaa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga8 –  Adan Abdinasir Maxamed, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha9 –  Shukri Maxamud Afrah, Wasiiru Dawlaha Tamarta iyo Biyaha10 –  C/llahi Bile Nuur, Wasiiru dawlaha Boostada iyo Isgaarsiinta11 –  C/raxman Kulmiye Xirsi, Wasiiru dawlaha Gaadiidka Cirka iyo Dhulka12 –  C/raxman Maxamed Jaabiri, Wasiiru dawlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare13 –  Farxan Ali Axmedl Wasiiru Dowlaha Amniga Guddaha14 –  Abdalla Xaaji Alil Wasiiru dawlaha Qorsheynta15 –  Maxamed Xaaji Ibrahim Calil Wasiiru dawlaha Dhalinyarada iyo Isboortiga16 –  Balal Maxamed Osmanl Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda17 –  Cabdi Axmed Qasiml Wasiiru Dawlaha Shaqada iyo Arrimalia Bulshada Magacyada wasiir ku-xigeenada 1 –  Cabdicasiis Maxamed Maxamud (Qambe), Wasaarrada Caddaaladda2 –  Maxamed Sheekh Adan Hurale, Wasaarrada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta3 –  Isaaq Maxamed Maxamuud (Abow), Wassaarad Arimaha Gudaha iyo Federalka4 –  Fahmo Axmed Nur, Wasaarrada Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaha5 –  Sahra Haji Husseen Ali, Wasaarrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada6 –  Axmed Xusseen Macalim (Gurey), Wasaarrada Caafimaadka7 –  C/llahi Sheekh Cali “Qaloocow”, Wasaarrada Maaliyada8 –  Cabdiraxman Yusuf Alcadaala, Wasaarrada Warfaafinta iyo Dalxiiska9 –  Abdifatax Qasim Maxamud, Wasaarrada Gaashaandhigga10 –  Abdirisaq Dahir Mohamoud, Wasaarrada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa11 –  Nuuriya Adan Ciise, Wasaarrada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare12 –  Cabdirashiid Maxamud Xasan, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka13 –  Xiis Xassan Adan, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha14 –  Dahir Cabdi Cabdullahi (Dr Go,) Wasaarrada Tamarta iyo Biyaha15 –  Xirsi Aadan Rooble, Wasaarrada Gaadiidka Cirka iyo Dhulka16 –  Cadil Sheegow Sagaar, Wasaaradda Amniga Guddaha17 –  C/raxman Iidaan Yoonis, Wasaarrada Boostada iyo Isgaarsiinta18 –  Xaamud Cali Xasan, Wasaarrada Beeraha19 –  Axmed Cumar Islow, Wasaarrada Dhalinyarada iyo Isboortiga20 –  Lutfi Sharif Maxamed Cumar, Wasaarada Arrimaha Dastuur21 –  Cabdinasir Xusseen Geedi, Wasaarrada Hawlaha Guud iyo Dib u Dhiska22 –  Maxamud Abdullahi Siraji, Wasaarrada Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga23 –  C/llahi Cumar Abshirow, Wasaarrada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda24 –  Cali Mohamed Sheikh (Bagadi), Wasaarrada Ganacsiga25 –  Amiin Ahmed Sheikh, Wasaarrada Macdanta iyo Badroolka26 –  Mahad Mohamed Xassan, Wasaarrada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Halkan hoose ka akhriso Magacaabista Golaha Wasiiradda

Villa Somalia oo ka shaqeesay qorshihii Hiiraan lagu dhaafin lahaa xilka Madaxweynaha Hirshabelle

- Advertisement - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal badan u gashay sidii isbadal dhinaca maamulka ah uga dhici lahaa Hirshabelle, waxaana hada muuqda mid hirgalaya qorshihii mudada ka shaqeeneysay Villa Soomaaliya. Waxaa hada socda abaabulka dhismaha maamulka Hirshabelle, waxaana magaalada Jowhar gaaray qaar kamid ah odayaashii soo xuli lahaa Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waqti galisay sidii xilka Madaxweynaha Hirshabelle looga wareejin lahaa beesha Xawaadle oo afartii sano ee lasoo dhaafay heysay, waxa ayna Madaxtooyada hada la dooneysaa xilkaas beesha Abgaal gaar ahaan Cali Guudlaawe. Siyaasiyiinta Xawaadle ayaa labo dhinac loo kala jabiyay si uu u hirgalo qorshaha Villa Soomaaliya, waxaana Madaxtooyada lagu casuumay laguna qanciyay Yuusuf Dabageed iyo Cabdifitaah Xasan Afrah oo kamid ah xubnaha ugu saameynta badan beesha Xawaadle. Labadan Siyaasi ayaa loo sameeyay balan qaadyo kala duwan si ay uga shaqeeyaan hiraglinta qorshaha Villa Soomaaliya, waxaana labadan midkood loo balan qaaday Madaxweyne kuxigeen halka mid kalana xilal kale iyo dhaqaale loo balan qaaday. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sidoo kale ka shaqeesay in nin kasoo jeeda Beesha Xawaadle laga dhigo Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya si uu uga shaqeeyo dhismaha Hirshabelle gaar ahaan howsha u maamulo sida ay rabto Madaxtooyada. Waxaa hada muuqanaya in uu hirgalayo qorshaihii Villa Soomaaliya isbadalka uga dhalineysay maamulka Hirshabelle , si maamulkaasi loogu dhiibo xubno ku shaqeenaya afkaarta Farmaajo Madaxtooyada Soomaaliya ayaaba hada sii diyaarsatay xubnaha ay la dooneyso xilalka Madaxweynaha, Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle iyo Gudoonka Baarlamaanka si xubnahaasi uga shaqeeyaan sidii loo saari lahaa Xildhibaano ay rabto Villa Soomaaliya.  Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Stay Connected

20,879FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub iyo Miisaanka shanta Beelood

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dahwaaqay Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 70 xubnood, haddaba waxaan isin doo gudbineynaa magacyada iyo belaha ay kasoo jeedaan 26-ka Wasiir ee Golaha Wasiirada cusub. Beesha Hawiye Ad 1- Wasiirka Arrimaha Gudaha, General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle2- Wasiirka Amniga Gudaha, Xasan Xundubey Jimcaale – Abgaal3- Wasiirka Diinta, Cumar Cali Roble – Abgaal4- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheekh Axmed Rooble – Murursade5- Wasiirka Caafimadka, Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel6- Wasiirka Ganacsiga, Khalif Cabdi Cumar – Baadicadde Beesha Daarod 1- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad – Majeerteen2- Wasiirka Qorsheeynta, Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli3- Wasiirka Kaluumeysiga, Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante4- Wasiirka Gaadidka, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar – Ogaaden5- Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada- Duraan Axmed Farax – Leelkase Beesha Digil iyo Mirifle 1- Wasiirka Gaashaandhiga, Avv. Xasan Xuseen Xaaji – Garre2- Wasiirka Cadaaladda, C/qaadir Maxamed Nuur – Jilible3- Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Xuseen Max’ud Sh. Xuseen (Badni) – Dabarre4- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur – Eelay5- Wasiirka Haweenka, Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade – Leysaan Wasiirada Dir 1- Ra’isiul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuled Khadar – Ciidagale2- Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis3- Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon4- Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo5- Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalin – Biyamaal6- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare – Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre Wasiirada Beesha Shanaad 1- Wasiirka Gargaarka, Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar2- Wasiirka Beeraha, Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax3- Wasiirka Dekedaha, Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne4- Wasiirka Dhalinyarada, Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani5- Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri Warar Xul ah

Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Caawa Kaga Hor Tagto PSG.

Kooxda Man United ayaa caawa la ciyaari doonat kooxda PSG kulan adag oo ka tirsan wareega Group-yada tartanka champions League. Man United ayaa booqanaysa garoon ay xasuus fiican ku leedahay kadib markii ay soo laabashadii cajiibka ahayd samaysay sanadkii ugu dambaysay champions Leageu. Laakiin Man United ayaa kulanka gali doonta iyada oo ay ka maqan yihiin xiddigo muhiim ah kuwaas oo sababo kala duwan ku seegi doona kulanka. Kabtanka ahna daafaca kooxda ee Harry Maguire ayaa kulanka ku seegi doona dhaawac ka soo gaadhay kulankii uu xulka qaranka England u ciyaaray. Dhanka kale waxa wali kulankiisii ugu horeeyay sugi doona xiddiga Edinson Cavani kaas oo aan dhankiisa la safrin xiddigaha kooxda Man United. Hadaba Halkan Kaga Bogo Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United kaga hor tagto PSG caawa.