Thursday, October 29, 2020

Ethiopia: Post Covid-19 FDI Attraction Significance

Ethiopia- ADDIS ABABA (HAN) September 19. 2020. Public Diplomacy and Regional Stability Initiatives News. Monitoring Regional Issues. Ethiopian Embassy in India disclosed that it has focused on promoting activities that help the country put policy reforms into practice by which it can potentially attract more foreign direct investment (FDI) during the post COVD-19 era. In […]

Related Articles

Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaare Rooble iyo danjire Mehmet Yilmaz?

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed aysan marna ilaawi doonin abaalka Turkiga, ugana mahad-celinayaan taageerada iyo waxqabadka muuqda ee suurageliyey in waddankeena uu tallaabo horey u qaado, isagoo xusay in Xukuumaddiisu ay sii adkeyn doonto xiriirka walaaltinimo ee labada dal ka dhexeeya. Eng. Rooble ayaa sheegay in xiligan muhiimka ah ay jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo u baahan in laga caawiyo arrimaha banii’aadamnimada, isagoo uga mahadceliyey taageerada dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo Gargaarka. “Xiriirka aan la wadaagno Turkiga waa mid ahmiyad gaar ah u leh bulshada Soomaaliyeed iyo sidii ay dib ugu soo kaban lahayd.Waxaan uga mahad celineynaa Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda garab istaaggii ay inoo muujiyeen xiliyadii adkaa ee nasoo maray iyo mashaariicyadii ay ka fuliyeen dalkeenna welina u taagan yihiin garab istaaggeena”. Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa dhankiisa balan qaaday in ay sii wadi doonaan garab istaaggooda dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay ahmiyadda ay leedahay in la sii dardargeliyo taageerada aan shuruuddu ku xirnayn ee dalkiisu siiyo Soomaaliya. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Dulmi iyo Cadaalad daro ku sameeyay Beesha R/W hore ee Somalia !!

Dharcadka NISA Qaranka Oo Muqdisho ka dhigay Meel….

Howlgal ay xalay ka sameeyeen gudaha caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ciidamada Sirdoonka qeybtooda Howlgalada ayaa lagu qabtay xubno katirsan Al- Shabaab iyo hub ay u adeegsan jireen falalka amaan darro, sida ay tabisay warbaahinta Afka ciidamada ku hadasha. Howlgalka ayaa ka dhacay Xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile, waxaana gacanta lagu soo dhigay raggii haystay hubkan, […] The post Dharcadka NISA Qaranka Oo Muqdisho ka dhigay Meel…. appeared first on Somali News Leader.

Daawo: Wasiir Fowziya oo cabasho ka ah siyaasiyiin iyo wasiiro caqabad ku noqday

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowziyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in faragelin xoog leh ay shaqada wasaaradda ku hayaan siyaasiyiin ka tirsan dowladda federaalka oo u badan xildhibaano iyo wasiirro. Waxay sheegtay in qof walba oo masuul ah uu doonayo in wasaaraddu si bilaash ah ay ugu qabato howl kasta oo caafimaad oo uu doonayo, taas oo sida ay sheegtay meesha ka saartay adeegii wasaaraddu ay sii laheyd dadka danta yar. “Wasiir ayaa kuu imaanaya adeegii caafimaad ee Turkiga na siiyay ayuu inta Aabihiis VIP-da isbitaalka Erdogan geeyo, ayuu ku leeyahay kharashka ibsitaalka bilaash iiga dhiga. Marka maxaan danyarta siinaa?” ayey tiri wasiir Fowziya Abiikar. Sidoo kale wasiirada caafimaadka waxay sheegtay in xilliga doorashooyinka marka la gaaro ay xildhibaanada qaar ku dhahaan “noo fur bakhaarka Daawada si aan ugu qaadno deegaankeena.” “Wasiirka loogu necebyahay ayaan ahay hadda, waxaa ii imaanaya xildhibaano, waliba waa marka doorashadu soo dhowdahay, qof kasta inuu daawo qaado oo isku soo sawiro ayuu rabaa, waxaan ku dhahaa, adigaa sharaxane, hadaad deegaankaagii daawo geyneyso, maad suuqa Bakaaraha ka gadatid, adigaa sharaxane ma anigaa sharaxan, mise wasaaraddaa sharaxan?” ayey tiri Fowziya Abiikar. Waxay sheegtay in lagu dacweeyey Xasan Cali Kheyre xilligii uu ra’iisul wasaaraha ahaa, “Waxuu i yiri maxay tahay dacwadaan badan, waxaan ugu jawaabay hadaa rabto inaan howl qabto ha dhageysan dadkaas ee aniga I dhageyso, hadaad iyaga dhageysato aniga waan iska baxayaa. Marka xoogeygaan meeshaan ku joogaa asxaan kuma joogo” ayey hadalkeeda ku soo gabagabeysay wasiirka caafimaadka Soomaaliya. Wasiir Fowziya Abiikar ayaa ka mid aheyd wasiirradii la shaqeyn jiray xukuumadii dhacday Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana hadda mar kale loo magacaabay isla wasaaradda caafimaadka oo haatan ay wasiir ka tahay. Hoos ka Daawo

Stay Connected

20,939FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah”

Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay jagadan loo magacaabay,isagoo dhinaca kale shaqaalihii wasaarada Gargaarka ugu mahad celiyay kaalinta ay ka qaateen mudadii uu joogay Wasaarada Gargargarka Soomaaliya. “Maanta farxad weyn ayay ii tahay in aan ku soo laabto hooygaygii aan ka ahaa ciyaartooyda iyo Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada dalka,wasaaradan waa wasaarada ciyaalka xaafada iyo tan reer magaalka” ayuu munaasabadii xil wareejinta ka sheegay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa. Hadal Jeentii Wasiir Xamsa Markii Uu La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha  W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Faah-faahin laga bixiyey buufino lagu arkay hawada Soomaaliya

Todobaadyadii u dambeeyay waxaa hawada Soomaaliya lagu arkayey buufinno waaweyn oo joog sare ku duulaya, taasoo hadal heyn badan ka dhex dhalisay bulshada oo aan walxa noocaasi ah horey u arag.