Saturday, October 24, 2020

Ethiopia: Opposition figure faces terror charges

Addis Ababa (HAN) September 10. 2020. Monitoring Regional Issues.Prosecutors in Ethiopia’s capital, Addis Ababa, have filed terror charges against prominent opposition figure and journalist Eskinder Nega, state-affiliated Fana Broadcasting Corporate reports.

Mr Eskinder was among the thousands arrested following the violence that caused the death of at least 170 people after popular musician Hachalu Hundessa was murdered in late June.

His lawyer, Henock Aklilu, told the BBC that he has not been formally informed of the charges and that he heard the news on state media.

Mr Eskinder spent seven years in prison before he was released in February 2018 when Ethiopia was in a period of political transition.

Related Articles

XOG: Lionel Messi Oo Iloobay Sida Gool Looga Dhaliyo El Clasico, Goorma Ugu Dambaysay Gool Uu Ka Dhaliyo Real?

Lionel Messi ayaan u baran in uu muddo dheer goolasha ka maqnaado laakiin xiddiga Barcelona ayaan Kulanka El Clasico wax gool ah ka dhalin muddo 900 oo maalin. Markii ugu dambaysay ee uu Lionel Messi gool ka dhaliyo Real Madrid ayaa ahayd bishii May 2018 isaga oo goolkaas dhaliyay kulankii ay Barcelona bar-baraha 2/2 ah la gashay Real Madrid. Xiddiga 33 jirka ah ayaa Real Madrid ka dhaliyay 26 gool 41 kulan oo uu ka hor tagay laakiin kooxda Zidane ayaa shaqo fiican qabatay iyaga oo joojiyay kabtanka Barcelona in uu gool ka dhaliyo kulamadii ugu dambeeyay. Lionel Messi ayaa doonaya in uu soo afjaro rikoodhka gool la’aantiisa El Clasico kulanka ay kooxdiisu marti galin doonto Real Madrid maanta oo Sabti ah. Sii Akhriso: DEG-DEG: Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xukuumadii Uu Soo Dhisay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Baarlamaanka Dalka Oo taariikh kale dhigay codka kalsoonidana siiyey Xukuumada cusub

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ku ansiyay xukuumada Rooble wax ka aamusay majiraan wax diidayna majiraan. Kulanka oo inta badan xildhibaanada joogeen ayaa la tilmaamay inay aheyd mid la isla ogaa. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa la sheegay inuu khudbadii uu jeediyey iftiimisey yadadiilo badan marka la eego shaqada hortaalla Xukuumada cusub. Gudoomiye Mursal oo Shir gudoon ahaa ayaa la sheegay inuu Baarlamaanka sii laba jibaari doonaan shaqada. Villa Soomaaliya ayaa gadaal ka riixeysay meel marinta Xukuumada cusub oo codka kalsoonida maanta heshay. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

MUQDISHO: Askari Boolis ah oo si degdeg u toogtay Nin Bistoolad ku hubeysan oo doonayey inuu khaarijiyo

Askari ka tirsanc iidamad Booliska ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ka mid ahaa koox dooneysay inay khaarijiso, kadib markii uu si degdeg u dagaalamay. Falkan ayaa ka dhacya goob Maqaayad ah oo ku taalla Xaafadda Jamhuuriya ee degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho. Koox ka kooban laba ilaa saddex nin oo ku hubeysan Bistoolado ayaa beegsaday Askariga oo feejignaa, waxaana dhacday in askariga uu rasaas ooda uga qaado intii uu bistoolad lasoo baxayey mid ka mida dableyda oo doonayey inuu dilo. Ad Waxaa goobtii ku geeriyooday dabley la sheegay inuu Alshabaab ka tirsanaa oo bistoolad sitay, waxaana goobta ka baxsaday laba kale oo la socday ninka la dilay, iyadoo uu Askariga ka badbaaday falkii lagu dili lahaa. Waxaa goobta gaaray ciidamada Amniga iyo ciidamo uu watay guddoomiyaha degmada Kaaraan, oo halkaasi ka qaaday meydka dableyda ka tirsanaa Alshabaab ee la dilay. Qaar ka mida ciidamada dowlad ayey u suuragashaa inay ka hortagaan weerarrada ay ku soo qaadaand dabeyda Alshabaab, kuwaasoo dhaawac iyo dhimasho u geysta dableyda Alshabaab u qaabilsan khaarijinta. Warar Xul ah

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Shaxda Rasmiga Ah Ee West Ham Vs Man City? Guardiola Oo Ku Soo Galay Shax Adag.

Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono West Ham kulan ka tirsan todobaadkii 7-aad ee horyaalka premier League. Guardiola ayaa ku soo galay shax adag isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Sterling, Aguero, Mahrez kuwaas oo hogaaminaya weerarka Sky Blues. Dhanka kale Xiddiga De Bruyne ayaa kaydka ka soo muuqday kadib markii uu dhaawac ku seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee Man City. Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka: West Ham: Ederson, Walker, Dias, Garcia, Cancelo, Gundogan, Rodrigo, Silva, Sterling, Aguero, Mahrez Kaydka: Steffen, Stones, Zinchenko, De Bruyne, Torres, Foden, Palmer Man City: Fabianski, Cresswell, Balbuena, Ogbonna, Masuaku, Rice, Soucek, Coufal, Fornals, Bowen, Antonio Kaydka: Randolph, Yarmolenko, Lanzini, Noble, Haller, Diop, Fredericks. Sii Akhriso: DEG-DEG: Baarlamaanka Somaliya Oo Ansixiyay Xukuumadii Uu Soo Dhisay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Xukuumaddii ugu waqtiga yareyd ee Ra’iisal wasaare Rooble oo la ansixiyey iyo Wasiirada oo la dhaariyey

Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda. Golaha wasiirada uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka kooban 71 xubnood ayaa waxaa codka siiyey 188 xildhibaan, mana jirin cid ka aamustay ama diiday, sidoo kalena ma jirin dood la geliyey barnaamijka xukuumadda cusub. Ad Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa Baarlamaanka hortiisa ku dhaariyey Golaha Wasiirada cusub, iyadoo markaas kadib guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh uu kulanka soo xiray, una sheegay xldhibaannada inuu furan yahay kalfadhiga 7-aad ayna is dhex galeen kalfadhigii 8-aad. Ra’iisal wasaare Rooble iyo xukuumaddiisa ayaa heysta muddo saddex bilood ah, iyadoo xukuumaddan ay noqotay tii ugu waqtiga yareyd ee Soomaaliya, waxaana howsha ugu weyn ee hortaalla ay tahay qabashada Doorashooyinka 2020/2021. Warar Xul ah