Thursday, October 22, 2020

Ethiopia: Israel to ‘immediately’ bring over 2,000 Ethiopian Jews

ADDIS ABABA, Ethiopia — Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has told his Ethiopian counterpart that his country has the intention to “immediately” bring over some 2,000 Ethiopian Jews. The announcement came Friday after a phone call with Prime Minister Abiy Ahmed.

Netanyahu’s office said the decision comes “out of his commitment to the continued aliyah of Jews to Israel.”

Some 13,000 Ethiopian Jews are in the capital, Addis Ababa, and in Gondar, most of them waiting to be taken to Israel, which they call home. Most live in dire conditions and have threatened to stage a hunger strike if they’re not allowed to travel to their “homeland.” Many say they have family members who have settled in Israel.

“Some 250 people have left for Israel within the past year until COVID-19 came. Now the travel has stopped, but Israeli officials are conducting interviews online,” Nigusie Alemu Eyasu, program director for the Ethiopian Jews Community, told The Associated Press.

Activists say Israel’s government in 2015 pledged to bring the remaining Ethiopian Jews to Israel. In 1991 while Ethiopia was in the midst of civil war, Israel carried out the dramatic Operation Solomon, airlifting out some 14,500 Ethiopian Jews in less than two days.

Ethiopian Jews are often referred to in Ethiopia as “Falashas,” a derogatory word which translates into “strangers” or “migrants.”

Related Articles

Madaxweyne Trump iyo Obama oo hadaladii ugu kululaa isku weeraray

- Advertisement - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Madaxweynihii ka horeeyey Barack Obama, ayaa ereyo kulul isku weeraray intii ay socdeen isku soo baxyo iska soo horjeeda oo ay qabteen. Trump ayaa weerrar kulul ku qaaday Obama saacad ka hor markii ugu horraysay tan iyo shirweynihii bishii Agoosto ay Dimoqraadiyiinta qabsadeen wax ka sheegay ololaha Trump. “Cid si adag ugu ololaysay Hillary Clinton oo aan Obama ahayn ma aanay jirin, sax?” Mr Trump ayaa dadkii isu soo baxa ka qeybgalay u sheegay, kuwaasoo buuqayay markii ay maqleen magaca Hillary. “Aad buu isugu dhexyaacsanaa,” ayuu sii raaciyay Trump. “Waxay ila tahay in qofka kaliya ee Hillary habeenkaas ka muruagada badnaa uu ahaa Barack Xuseen Obama” ayuu Madaxweynaha intaas ku daray. Waxaa hadalkaas si kulul uga jawaabay Barack Obama. Mar uu kula hadlayay gobolka Pennsylvania taageerayayna musharaxa madaxtinimada ee Xisbiga Dimuqraadiga, ayuu Mr Obama Trump ku tilmaamay “adeer wareersan”, isagoo intaas ku daray inuu dhiirigaliyo cunsuriyiinta. Waxa uu sheegay in haddii Mr Biden uu guulaysto, “uusan noqon doonin madaxweyne sida uu rabo u dhaqmo oo qofkii aanan taageerin caaya, ama ku handado inuu xabsiga dhigi doono. Taasna ma ahan hab dhaqan caadi ah oo madaxweyne.” Iyadoo 13 maalmood uun ay ka harsan tahay doorashadan, ayaa Mr Biden waxa uu aad ugu horreeyaa aaraa’da guud ahaan dalkaas laga uruuriyay. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Xayawaan noociisu dhif yahay oo ku dhashay beer

11 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, ReutersSanadkan 2020 wuxuu noqday mid aan la saadaalin karin. Waxyaabo lama filaan ah ayaa dhacay.Laakiin arrimaha dhacayay waxay si gaar ah layaab ugu sii noqdeen nin u dhashay dalka Talyaaniga oo beeraleey ah, kaasoo lagu magacaabo Cristian Mallocci. Eey ka mid ahaa xayawaanka beerta Mr Mallocci ayaa dhalay eey dhogortiisa midabkeedu yahay cagaar, taasoo aad uga yaabisay isaga iyo dadkii la arkayba.Xayawaankan mucjisada ah ayaa durba magaciisa laga dhigay Pistachio. Eyga yar waxaa la dhashay shan kale oo caadi ah, balse isaga kaligiis ayaa ka duwanaa. Waxay ku dhasheen beerta uu ninkan ku leeyahay Jasiiradda badda Mediterranean-ka ee Sardinia.Midabka dhogorta afarta eey ee kale ayaa ah caddaan, waxayna la mid yihiin eeyga weyn ee dhalay.Xigashada Sawirka, ReutersIn adduunka lagu arko eey dhogortiisu ay cagaar tahay waa dhif iyo naadir. Waxay khubarada aaminsan yihiin in midabkaas uu ku yimaado fal-gal ka dhaca ilmo-galeenka eeyga dhadigga ah ee dhalay, waxaana falgalkaas afka qalaad lagu dhahaa biliverdin. Laakiin - warka naxdinta ku noqday dad badan wuxuu yahay - in midabka Pistachio uu durba billaabay inuu isbaddalo, sidaasna uu kusii socon doono.Mr Mallocci ayaa go'aansaday inuu eeyaha u dhashay hadiyad ahaan u bixiyo, marka laga reebo Pistachio, oo uu diiday inuu cid kale iska siiyo.Wuxuu sheegay inuu ka caawin doono xanaaneynta iyo waliba ilaalinta idaha beertiisa ku nool. "Cagaarku waa midab rajo iyo nasiib wanaag ah," ayuu yidhi. "Rajo fiican iyo nasiib way adag tahay inay helaan dad badan oo caalamka ku nool sanadkan 2020-ka", ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Itoobiya oo howl-galineysa ciidamadeeda badda iyo war lama filaan ah oo ay soo saartay

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Addis-Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa markii u horeysay si rasmi ah u shaacisay in ciidamadeeda badda ay dhawaan howl-gali doonaan, xili uu jiro heshiis aan wax badan laga ogeyn oo ay la gashay dowladda Soomaaliya. Jeneral Aadam Maxamed, Taliyaha guud ee Ciidammada Itoobiya oo warbaahinta maxaliga ah la hadlayay ayaa sheegay nay Itoobiya hawl-gelinayso ciidammadeeda Badda iyadoon bad lahayn, isla markaana ay isticmaali doonto kuwa dalalka deriska. Jeneraalku marnaba ma xusin dal gaar ah oo ay ciidamadoodu saldhig ka dhiganayaan, balse waxa la fahamsan yahay in ciidamadaasi ay ka howl-gali doonaan badda Soomaaliya. Dowladda federaalka Itoobiya ayaa dowladda Soomaaliya dhawaan la gashay heshiis ay ku isticmaalayso illaa 4 dekedood, inkasta oo aan si dhab ah loo ogay kuwa ay yihiin. Sidoo kale waxa uu taliyuhu ku dhawaaqay inay soo kordhiyeen laba Guuto oo cusub oo uu sheegay inay ka shaqayn doonaan Rabshadaha kala duwan markay dhacaan. Ciidamada badda ee Itoobiya ayaa waxa gacan weyn ka geystay tababarkooda dowladda Faransiiska, oo iyadu u aragta fursad muhiim ah oo uga iibin karto Maraakiibta kala duwan ee ciidamadaasi ku howl-galayaan. Si-kastaba, Ciidamada Itoobiya ay sheegtay inay si rasmi ah u howl-gali doonaan ayaa waxay isticmaali doonaan dekedaha Soomaaliya, iyada oo aan si dhab ah loo ogeyn ujeedka rasmiga ah ee Itoobiya ka leedahay ciidamadaasi. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Stay Connected

20,893FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Daawo Khudbaddii Madaxweyne Muuse Biixi ee Hara-sheekh iyo Dareenkii Shacbiga ku dhaqan

October 22, 2020 | Published by: yaska Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo goob fagaare ah kala hadlay bulshada reer Hara-sheekh ee soo dhaweysay, ayaa hoosta ka xarriiqay in xukuumadda uu hoggaamiyaa qorshaheeda safka hore kaga dartay in la horumariyo baahiyaha Aas-aasiga ah ee degmada Hara-sheekh, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“Hara-sheekh in MCH casri ah laga dhiso wasaaradda caafimaadka qorshaheeda sannadkan dhammaanaya way ku jirtaa, haddii ay la raageenna Insha Allah way iman doonaan oo way bilaabi doonaan, waayo waa qorshe hore u yaallay.” [embedded content]