Tuesday, October 20, 2020

Dowlada Turkiga oo dib ula soo baxay Markabka Oruc Reis ee Xiisada abuuray

– Advertisement –

Dowlada Turkiga ayaa dib ula baxday Markabka sahanka ah Oruc Reis ,kaa oo xiisad siyaasadeed oo aad u xoogan ka dhax abuuray Dowladaha Turkiga, Gariiga iyo sidoo kale Jaziirada Qubrus oo isku haya biyaha uu sahanka ka waday Markabkan.

Markabkan oo baareysay Gaaska iyo batroolka ku jira badda dhexe ee Mediterranean-ka ayaa dib ugu laabtay xeebaha koonfureed ee dalka Turiga iyo dekada Antalya, waxaana markabkan galbinayay Maraakiib nuuca dagaalka uu Turkigu leeyahay.

Dalalka Turkiga iyo Gariiga oo labaduba ka tirsan isbahaysiga NATO ayaa ku muransan qalfoof-badeedka iyo xuquuqda lahaanshaha kheyraadka tamarta ee laga heli karo bariga badda Mediterenian.

Xiisadaha ayaa cirka isku sii shareeray bishii hore ka dib markii Ankara ay u dirtay markabka Oruc Reis inuu soo calaamadeeyo rajada laga qabo qodista saliidda iyo gaaska ee biyaha ay kala sheegtaan dalalka Greece, Qubrus iyo Turkiga.

Dowlada Gariiga ayaana soo dhaweesay talaabadan ay qaaday dowlada Turkiga ee dib ula baxday Markabkan xiisada abuuray, waxa ayna Gariiga rajo ka muujisay in xal laga gaaro xiisaada taagan.

Turkiga ayaa si isdaba joog ah u sheegay in uu u furan yahay in muranka kala dhaxeeya Gariiga lagu xalliyo wadahadal,waxa uusa diiday shuruudo kasta oo horudhac ah, oo ay ka mid tahay in wadahadalka ka hor uu markabka Oruc Reis uu joojiyo howlaha sahminta ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

[email protected]

– Advertisement –

Related Articles

Sheeko Cusub: Chelsea Oo Petr Cech Ku Dartay Liiska Ay U Gudbisay Premier League.

Kooxda chelsea ayaa Goolhayeheeda chiyaaraha ka fadhiistay ee Peyr Cech ku dartay Liiska 25-ka xiddig ee ay u gudbisay Premier League. Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dartay Goolhayaha 38 jirka ah ee kooxda uga shaqeeya la taliyaha Farsamada waxana ay kooxdu ku sharaxday Go’aanka mid taxadar leh sabab la xidhiidha xanuunka Korona. Cech ayaa ciyaaraha ka fadhiistay bishii May sanadkii 2019 kadib markii ay Chelsea final-ka Europa League ku garaacday Chelsea. Waxa uu noqday Halyeey Chelsea ah kadib markii uu kooxda u saftay 300 oo kulan intii u dhexaysay 2004 ilaa 2015 waxana uu kooxda kula guulaystay 13 koob oo waaweyn kuna jiraan Premier League, FA Cup ka hor inta uuna ku biirin Arsenal.

Qadka Internet-ka oo dib ugu soo laabtay Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Seddaxdii maalmood ee u dambeysay waxaa inta badan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka maqnaa qadka internetka, kaas oo bulshadu sidii loo baahnaa aysan u wada heleyn, in kastoo dadka qaar ay u helayeen si in badan ka xawaare yar sidii uu ahaan jiray. Haatan waxaa dib u soo laabtay adeegii internetka, gabal-dhicii galabta illaa fiidkii hore ee caawa, waxaana sidaas bulshada ku war-geliyey shirkadaha bixiya adeegga internetka ee ka howlgala koonfurta iyo bartamaha dalka “Macmiilka Sharafta leh, Waxaan kuugu bishaaraynaynaa in uu si dhammaystiran dib ugu soo noqday adeeggii Internet-ka. Waxaanan kaaga mahad celinaynaa dulqaadkii aad muujisay” waxaa fariintan bulshada adeegsata u dirtay shirkadda Hormuud Telecom. 17-kii bishan wasiirkii boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya ee xiiligaas  Eng. Cabdi Canshuur Xasan oo ka hadlay cillada ku timid qadka Internet-ka ayaa sheegay in cillidan aysan cusbeyn, balse hadda ay suurta gashay in la cillad bixiyo xarigii go’ay 26-kii bishii July oo markaas si ku meel gaar ah loo xalliyey. “Waa taan ka balan qaadnay bulshada Soomaaliyeed inaan si waafi ah u cilad bixi doono Xarigga internetka markii uu nasoo gaaro qalabkii aan dalbanay, Markabkii xiri lahaa iyo qalabkii xalay saqdii dhexe ayey nasoo gaareen waana laga howlgalay, maalmaha soo socdana waxaan rajeynayaa in bulshadu internet kii hore ka tayo fiican ay hesho,” ayuu xilligaas yiri wasiirkii hore ee  boostada iyo isgaarsiinta Eng. Canshuur. Haatan waxaa si caadi ah loo isticmaalayaa adeegyada Internetka ee dalka, gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha oo maalmihii la soo dhaafay aad cariiri u ahaa, meelaha qaarna aanba laga heleyn. Weli wax war ah dowladda Soomaaliya kama soo saarin dib u soo laabashada qadka iyo laga saaray cilladii laga sameynayey, maadaama kolkii hore ay wasaaradda boostada iyo isgaarsiintu bulshada la waadaagtay cilladii jirtay.

Shirka wadatashiga mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan  wadatshiga oo ay soo qaban qaabiyeen wasaaraddaha  qorsheynta Qaranka iyo maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya  oo  xoogga lagu saarayo  sidii wax looga qaban lahaa abaaraha, fatahaadaha, ayaxa iyo cudurka covid-19, ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ka taageeraya bankiga adduunka. Mas’uuliyiin ka socday wasaaradda qorsheynta dowlad goboleedka Hirshabeele, Agaasimiha guud, agaasime  waaxeedyada iyo shaqaalaha ayaa goob joog ka ahaa, waxaana shirkaan wadatashiga uu socondoonaa muddo saddex maalmood. Agaasimaha wasaaradda qorsheynta maamulka Hirshbeele  Cabdulaahi Maxamed Xasan  (Dhagacade) oo furitaanka shirka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan dib loogu eegayo dhibaatooyinkii la soo maray oo ay ka mid ahaayeen daadadka, Abaaraha, Ayaxa iyo cudurka covid-19 oo halakeeyay dunida intiisa kale,maamul ahaana diyaar u yahiin hanaanka wax looga qabanayo in ay xoogga saaran. Cali Xaaji Aadan maareeyaha mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya ee wasaaradda maaliyadda dowladda federaalka soomaaliya  ayaa sheegay in mashrucuan ahmiyadd weyn u leeyahay bulshada nugal ee uu saameeyeen  daadadka, abaaraha iyo ayaxa. “ mashruucan waxa garwadeen ka ah dowladda federaalka soomaaliya gaar ahaan, wasaaradaha qorsheynta iyo maaliyadda isla markaana waxaa naga taageeraayo banka aduunka, waxa uu xoogga saarayaa afar  qeyb oo mudnaanta u leh  maamulka Hirshabeele si wax looga qabto, fatahada, Abaaraha, ayaxa iyo covid- 19  oo dhibaata weyn bulshada nugal ee u baahan in wax lala qabto, waa mahadsan yahiin madaxda maanta halkan nala joogta ee si aan isla fiirno muhiimada dhaxal reebka ah ee wax laga qaban karo.” ayuu yari cali xaaji aadan. Asad yuusuf Qanyare oo ah madaxa xiriiraha qaran  ee  deeqa caalamiga ah  ee wasaaradda qorsheynta xukuumadda federaalka ayaa sheegay inuu shirka ujeedkiisu uu yahay sidii looga hortegi lahaa xasaradaha soo noq noqday ee abaaraha, dadaadka, ayaxa iyo cudurka covid-19. “ waxaan ku faraxsanahay in wasaaradaha ay quseeso arrintaan inay goob-joog ka yahiin wadatashigaan, waxaan isla eegaynaa mudnaansiinta baahiyaha hortabinta u leh maamulka Hirshabeele  ee ka soo kabashada u adkeysiga xasaradaha maamulka” ayuu yari asad yusuf. diyaarinta mashruucan waxaa lagala tashaday wasaaradaha ay quseeyso heer fedaraal iyo heer dawlad goboleed. wasaaradaha maaliyadda iyo qorsheynta heer federaal waxa ay in muddo ah ka shaqeeynayeen qaabdhismeedka lagu hirgelinayo mashruuca iyo shaqaaleynsiinta howl-wadeenada mashruucan; waxaa jiray shuruudo adag oo uu bankiga aduunku ku xiran maalgelinta mashruucan oo ay lagama maarmaan tahay in lafuliyo si loo soo daayo lacagaha. waxaa ka mid ah diyaarinta dokumeentiga mashruuca, sharciga, heshiiska maalgelinta iyo diyaarinta howlwadeenada laf dhabarka u ah mashruuca. qaab dhismeedka maamulka mashruucu waxa uu ka kooban yahay saddex heer oo kala ah; – guddiga hoggaaminta mashruuca (psc) – unugga fulinta mashruuca (piu) – hawl-wadeenada maamulka mashruuca ee heer dowlad goboleedka. (spt).

Stay Connected

20,882FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Masuul ka bad baaday

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax nuuca miinada wadada dhinaceeda la dhigo oo caawa fiidkii lala eegtay gaari uu lahaa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Korneel Maxamed Aadan Koofi. Qaraxan ayaa ka dhacay isgooska KM4-ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore masjid halkaasi kuyaala, waxaana la sheegay in qaraxa oo bac lagu qariyay in lasii dhigay laamiga dhinaciisa. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa uu dhacay xili uu goobtaasi marayay gaari la sheegay in uu lahaa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Koofi, waxaana la sheegay in agaasimaha uu nabad qabo kana bad baaday qaraxaasi. Inta la xaqiijiyay hal askari oo kamid ahaa ilaalada agaasimaha ayaa ku dhintay qaraxa, warar kale oo soo baxaya ayaa sidoo kale sheegaya in qof kale oo shacab ah oo goobta marayay in isna qaraxa ku dhintay. Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa qaraxa kadib goobta xiray, waxa ayna ciidamada halkaasi u diidayeen in cabaar ah in ay maraan dadka iyo gaadiidka iyagoona baaritaano ku sameeyay qaraxaasi. Laamaha amaanka ayaan wali ka hadlin qaraxan caawa ka dhacay isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta qaraxa ka dhacay meel u muuqata koontarool ku leh ciidamada booliiska Soomaaliya oo ku fashilmay in ay kahortagaan qaraxaasi.  Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleQarax goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Gobalka Banaadir oo xoojinaya dhismaha wadooyinka Caasimada+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xiggeenka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado 700 mitir ah  oo dhawaan maamulka gobalka banaadir  saaray interlock wadadaan ayaa laga hirgaliyay degmada warta nabadda ee gobolka banaadir. Munaasabada xarig jarka waxaa ku wehlinayay guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Marwa Basmo Camir Jakeeti, guddoomiyaha degmada warta nabadda Seynab Maxamed Warsame (Xaabseey) iyo guddoomiyaha Ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Barqab. Dhismaha wadadaan ayaa ka dambeysay kadib cabasho ka timid dadka shacab ee xaafada iyadoo uu ka muuqdar bur bur xooggan hase ahaare waxaa kaloo qeyb-ka ah leerarka cadceeda ku shaqeeya ee soolarka oo laga horgaliyay hareeraha wadada si bilicda wadada kor loogu qaado.