Saturday, October 24, 2020

Dowlada Federaalka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo maanta shir yeeshay (Sawirro)

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Shirkan oo ay sidoo goobjoog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha Amniga, Dhaqaalaha,Bulshada iyo siyaasadda

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo faahfaahinka bixinayay shirka ayaa yiri” Waxaan maanta shir isugu nimid aniga iyo xubno ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta iyo Beesha Caalamka gaara ahaan dalalka inaga taageera dhinacyada amniga dhaqaalaha, arrimaha bulshada iyo siyaasadda, inagoo ka hadleynay dhinacyadaas iyo horumarka laga gaaray heshiiska siyaasadeed, dhaqaalaha iyo dib u habeynta socota”

Mudane Mahdi ayaa sheegay sidoo kale shirka lagu lafo guray qorshaha ay Ciidammada Soomaaliyeed kula wareegayaan amniga dalka iyo waddooyinkii arrintaas loo mari lahaa.

Shirkan ayaa lagu bogaadiyay horumarrada DFS gaartay muddooyinkii la soo dhaafay iyo joogteynta iyo xoojinta wadashaqeynta dowladda iyo saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaiya taageera.

The post Dowlada Federaalka iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo maanta shir yeeshay (Sawirro) appeared first on Allbanaadir.com.

This post first appeared on Allbanaadir.com. Read the https://www.allbanaadir.org/?p=165651original article

Related Articles

Aas iyo Baroor Diiq loo sameeyay Sheekh Maxamed Cadnaan oo qarax lagu dilay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Aas balaaran ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin iyo dad aad u badan ayaa magaalada Dimishiq ee caasimada dalka Siiriya loogu sameeyay Sheekh Maxamed Cadnaan al-Afiyuni ahaa mufti sunni ah oo aad looga yaqaanay dalka Siiriya. Sheekh Maxamed Cadnaan ayaa lagu dilay qarax xoogan oo lala beegsaday gaari uu watay oo marayay duleedka magaalada Dimishiq , waxaana dilkiisa ka naxay dad badan oo aad u taageersanaa wadaadkan. Wadaadkan qaraxa lagu dilay ayaa la sheegay in uu aad ugu dhawaa Madaxweynaha dalka Siiriya Bishaar Al Asad, waxa uuna marar badan ka qeyb galay wada xaajoodyo lala furay kooxo ka dagaalamayay deegaano ku dhaw dhaw Dimishiq. Dadweyne badan oo ka qeyb qaadanayay aaska wadaadkan ayaa naxashgkii ee meydkiisa ku wadeen la dhax maray wadooyin kuyaala caasimada Siiriya, waxa ayna ugu dambeyn u sameeyeen wadaadka aas balaaran. Wadaadkan la dilay oo ahaa mufti caan ka ahaa Siiriya ayaa si weyn u dhaliili jiray kooxaha xagjirka ee dagaalada kawada Siiriya, waxa uuna kasoo horjeeday dagaalada iyo weerarada ee fuliyaan kooxaha xagjirka lagu tilmaamo. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDoorashada Soomaaliya oo Halis Ugu Jirta Dib uDhac & Caqabadaha cusub ee soo kordhay !!

AMISOM oo balan qaaday amniga Goobaha doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya ee 2020/21-ka.

Muqdisho: –Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Danjire Francisco Madeira, ayaa ballanqaaday taageerada howlgalka si loo hubiyo in doorashooyinka Baarlamanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya ee 2020/2021 ay noqdaan kuwo ammaan ah oo guuleysta. Isagoo ka hadlayey kulan khadka tooska ah khamiistii ay la yeesheen mas’uuliyiinta ajandaha guud ee bulshada Soomaaliyeed (SPA), cilmi baaris iyo urur dowladeed oo aan dowli ahayn oo fadhigiisu yahay Muqdisho, Danjire Madeira wuxuu sheegay in AMISOM ay tababar siisay ciidamada Amniga Soomaaliya oo ku saabsan maaraynta khataraha amniga doorashooyinka ayna diyaar u yihiin inay taageeraan. habka doorashada. Iyada oo qayb ka ah istiraatiijiyaddeenna, waxaan ka heli doonnaa cutubyo Booliis ah oo AMISOM laga sameeyay dhammaan goobaha ay ka taliyaan ciidamadeennu. Waxaan taageeri doonnaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Darwiish iyo hey’adaha kale ee amniga, ”ayuu yiri. Hogaamiyaha iyo Agaasimaha Fulinta ee Agenda Dadweynaha Soomaaliyeed, SPA, Mahad Wasuge, ayaa yiri “qaabka doorashada ee hadda waa mid la gaari karo. Farqiga u dhexeeya qaabkii hore iyo kan hadda aan haysanno waa tirada ergooyinka iyo kordhinta aagagga ”. Warbixinta ayaa lagu soo qaatay qodobo ay ka mid yihiin qaabka doorashada ee lagu heshiiyey, xadidaada qaabka doorashada, aragtida hawlgalka iyo amniga iyo waliba ilaalinta ergooyinka iyo odayaasha beelaha si aysan u bartilmaamedsan Al-Shabaab Kulankan elektaroonigga ah waxaa soo qabanqaabisay Qeybta Arrimaha Siyaasadda ee AMISOM. Kuwa kale, waxaa ka soo qeyb galay Lt. Gen. Diomede Ndegeya, Taliyaha Ciidamada AMISOM, Simon Mulongo, Kuxigeenka Madaxa AMISOM iyo Taiwo Babatunde, Madaxa Qeybta Arimaha Siyaasada ee AMISOM.

Parfasoor Somali, hadduu sidaan u hadlayo, oo Anshax xumidaan soo qorayo, kii aan wax baran maxaad u maleeynee, Prof. Somali xaal qaado.

Dadku in ey ogaadaan waxa ka dhacayo Hareeraha Aduunka Xaq ayeey u leeyihiin si ey uga sii digtoonaadaan. Markii iigu Dambeeysay ee aan Norway tago, ayaan shir Somalidu ku qabatay Oslo ka iri: in kabadan 2000 Caruur Somali ah ayaa laga qaaday waalidkoodna dib u arki maayaan inta ey noolyihiin Caruurtooda, Owday Demoqaraadiyada iyo Xuquuqul insaanka ey Norway Sheeganee Haddiba waalid iyo Ilmihiisa la kala qaadayo, Somalidii qaar ayaa igu yiri: Arrintaani waa jirtaa ee Adigu haka hadlin, waxaa tahay Professor ey Dowladu marti qaaday, kana tirsan Jaamacad Norway ku taal. Haddii aan Arrimaha Jinsiga Dadka uga digana waxaa la leeyahay waa Anshax xumo waxa uu ka hadalayo Nin prof.Sheeganayo. 1. Somalida Norway waxa ey ku leeyihiin Dowladu Masaajidda ayeey Lacag ku bixisaa Annaguna waa ku Dagaalnaa. Maxaa laguu siiyay Lacagta? Norway waxa ey tiraa Dalku waa Dimoqaraadi, Xuriyadda Diimaha ummadaha kale waan Xaq dhowrnaa. 2. Usbuucaan Norway waxa ey soo saartay Sharci Mamnuucayo in ey isguursadaan Dadka ilama Adeerka iyo ilma Abtiga ah, iyaga oo leh wadamada Muslimka ayaa waxaa ka yimaad Dad guurkooda la isku soo qasbay oo qaraabo ah, Laakin taa Annaga Diinteena ayaa ogol, maxaa loo diidaa Xuriyadda Diinteenu na siisay.( F.S:1aad) 2. Sharciga Norway waxa uu ogolyahay in Dadka iyo Xayawaanku is guursadaan, ( F.S: 2aad) ee Gabadha la yiraa, Barbara oo 23 jir ah ey isku guursadeen Eeyga Rudolf, Shaciguna ogolaaday “Zoocontrctual Union” 3. Gabadha Hindida ah ee loo guuriyay Eeyga iyada oo la leeyahay waa qumayo.( F.S:3aad) 4. Hareeraha Aduunka Anshax xumo ayaa ku fiday ee iska ilaali , Dad Lo’, Bisad, Faras, Rah, Abeeso iyo Xattaa Kaluun Aroosayo, ( F.S: 4-8aad). 5. waxaa hore u jiray Boqoro chinees iyo Irish ahaa oo Fardo aroosay, Farcoonkii la dhihi jiray, Tutankhamun waxa uu aroosay walaashii isaga oo leh waxaan ka dhowrayaa dhiiga Reer Boqor in uu Cid kale ku milmo. German waxaa Baarlamaanka la horkeenay in la ogolaado Sharci ah in Walaaluhu is guursadaan Lana baa’biyo Sharcigii arrintaa mamnuucayay Farqraddiisa 173aad, Guddiigii loo xilsaaray oo ahaa 14 Qof ,9 ka mid ah ayaa diiday oo tiri Maya walaaluhu isma guursan karaan. Laakin wadama Badan oo Reer Galbeed ah waxaa jira walaalo is guursanayo, Annagana Ilma Adeertii Sharcigeenu ogolaa ayaa Dambi nalooga dhigayaa. 6. Balinees, ayaa waxaa lagu qabtay Ngureh Alet in uu Sac fara xumeeyay, Maxkamaddii ayaa ku xakuntay in qasab uu Sacii ku guursado, Sudan ayaa Sannadkii 2006 lagu Xakumay Nin Ri, kufsday in uu khasab ku guursado Ridii, Naag kale uuna guursan karin. 7. wadanka Thailand waxaa Mamnuuc ah in Laba walaalaa ey is guursadaan, Laakin markii aan Tagay Magaalda Bangkok, waxaa jiray Aroos Laba walaalo ah, Ardayga Cabdirashid oo Somali ah, ayaaba iiga markhaati ahe, Markii aan weydiiyay Arooskaan soow sharciga Thailand ka hor imaan maayo, waxaa la igu yiri: Maya, waa is Aroosi karaan haddii ey yihiin wiil iyo Gabar Mataano ah oo isku mar uur galay, hal hooyana ey wada dhashay isku waqti, midaa oo kaliya ayuu sharcigu ogolyahay. ( wixii kale ee aan Thailand kula yaabay Mar kale ayaan soo qori doonaa). 8. Anshax Xumadaasi hore ayeey Dunida uga jirtay, Diinteena ayaa Noo sheegtay Reer Qoowmu Luud wixii ey sameey jireen iyo Ciqaabtii ku dhacday, Naagtii Fircoon, Anshax xumidii ey la damacday Rasuulkii Alla u soo diray, Nabiyu Laahi Yusuf CS. 9. Hadda waxaa jiro Wiilal Somaliya oo Caalamka meela ka mid ah Rag kale guursaday, taa oo ka soo horjeedo Diinteena iyo Dhaqankeena, Anshax xumidaasi Dalka waa ka dhacdaa oo markhaati ayaad ka tihiin, Rag Somaliya Maxkamado lagu soo Saaray, Rag kale oo ey u Galmoodeen, waana wax loo Baahan yahay in laga hor tago oo Dadka lagu Baraaruhiyo, war helaa talo helee. iyo in ummadda lala wadaago khatarta Anshax xumida ku fideeyso Dunida iyo Dalka. Haddii aad ka hadasho, oo aad Ummadda u sheegto ,ka Macallin ahaan. Dad ayaa ku leh,……… 10. Commenti No.1, Somaliya, Haddii professor kii sidaan u hadlayo, oo Anshax xumidaan soo qorayo, kii aan wax baran maxaad u maleeynee, Prof. Somali xaal qaado. ……. 11. Asaxaabteeyda Facebook ,Talo iga siiya. Xog Ogaalka Aqooneed iyo waaya aragnimo wixii aan u soo joogay, ma wadaagnaa mise waa joojiyaa oo waa Anshax xumo?. Nasashada Jimcahana ma ka reebaa Xikmadaha Tusaaleeynta ee aan ugu digaayo Bulshada ee Dadka qaar ey si kale u fahmeen iyo Fiiri Sawiradana???. 11. Comment No2……..Adigana kuu dhaafay. Qore: Yahya Amir

Stay Connected

20,899FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

XOG: Lafta gareen oo balanta uga baxay Kheyre, hoosna u dhigay Awoodda Wasiir saaxiib la ahaa

Waxaa muddo ka badan laba bilood aad loo wiiqay awoodihii uu Xukuumada Koonfur Galbeed ku dhax-lahaa wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed, kaas oo la sheegay in kadib markii cadaadis la saaray uu dalka ka baxay. Wasiir Cali Dhuux, waxay qaraabo dhow ahaayeen Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, […] The post XOG: Lafta gareen oo balanta uga baxay Kheyre, hoosna u dhigay Awoodda Wasiir saaxiib la ahaa appeared first on Somali News Leader.

Egypt: Sisi Plan 2037 $55 Billion to Overcome Water Poverty

Khartoum (HAN) October 24, 2020 – Public Diplomacy and International Security regarding the Egyptian Dam issues. Egypt  accepted a U.S. proposal over the project...