Wednesday, October 28, 2020

Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo kusii kordhaya Sweden

Related Articles

Murashixiinta Maraykanka oo Mid waliba la Dardaarmay Taageerayaasheeda

October 28, 2020 | Published by: yaska Iyadoo hal Todobaad oo kali ahi ay ka hadhay maalinta ay dhici doonto Doorashada Madaxtinimada Mareykanka, Madaxweyne Trump oo ka socda Xisbiga Jamhuuriga iyo Musharraxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden, Ayaa Talaadadi ka Ololeeyey Gobollo ka mid ah kuwa Go’aanka ka gaadha doorasho madaxtinimada. Ama Ugu Codka Badan. Joe Biden oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka, Ayaa ololihiisa Doorashada ee Shalay oo  Talaado ahayd xoogga ku saaray gobolka koofureed ee Georgia, oo tan iyo Sannadkii 1992-ki aanu madaxweyne ka socda xibiga dimoqraadiga ku guuleysan doorashada. Biden ayaa u ballan qaaday dadka reer Georgia inuu noqon doono madaxweynaha dhamaan dadka Mareykanku Ku Hirtaan isaga oo aan eegi doonin Siyaasadda xisbiyada. Madaxweyne Trump ayaa isna ka ololeeyay saddedx gobol oo laba ka mid ahi ku xoogganyihiin dimoqraadiyiinta kuwaasoo kala ah Michigan, Wisconsin iyo Nebraska. Gobolladaasi ayuu kaga guuleystay sannadki 2016-kii Hillary Clinton oo ka socotay Dimoqraadiyiinta. Khudbad uu ka jeediyay magaalada Lansing ee caasimadda gobolka Mishigan, ayuu Trump ku sheegay in Biden uu taageeray heshiiskii Ganasiga Xorta ah ee Waqooyiga America ee Nafta ee uu Trump ka saaray Mareykanka iyo soo galasti uu Shiinaha soo galay Ururka Ganacsiga Aduunka, Labadaasi qodob oo uu Trump sheegay in ay dhaawacday wax soo saarka baabuurta iyo sancooyinka kale ee gobolka Mishigan. Doorashada madaxtinimada Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 3-da bisha foodda nagu soo heysa ee November

Amar Jubbaland soo saartay kadib Dilkii Agaasimihii Shirkada Amal

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Dowlad Goboleedka Jubbaland oo war-saxaafadeed kaso saartay dilkii maamulihii Bangiga Amal ee Magaalada Kismaayo. Shir deg-deg ah oo ay Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland isugu yimaadeen maalinimadii isniintii ahayd kaas oo uu shir guddoominayay madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna kusimaha Madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu amray hay’addaha amniga in sida ugu dhakhsiyaha badan lagu soo dhamaystiraa baaritaanada aywadaan ee la xiriira dilkaas. Goluhu waxaa uu u tacsiyeeyay ehelkii, Carruurtii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdullaahi Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow). Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Stay Connected

20,933FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Fanaanka Qamar Suugaani oo Markale Dib Loo dhigay Xukunkiisa

Haregsa (OWN) – Waxaa maanta maxkamadda magaalada Berbera ka soo muuqday fanaanka caanka ah ee Qamar Suugaani oo dhowaan lagu xidhay Gobolka Saaxil ee Somaliland. Fanaanka oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa 26-kii bishan lagu qabtay magaalada Berbera, iyada oo ay xabsiga dhigeen ciidamada Booliiska ee Somaliland.     Maxkamadda ayaa Amartay in fanaanka la […] The post Fanaanka Qamar Suugaani oo Markale Dib Loo dhigay Xukunkiisa appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.