Tuesday, November 24, 2020

DHAGEYSO: Qoor qoor Oo Shaaciyey Arin DFS Diiday Inay…

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa waxa uu khudbad ka jeediyey Shirkii ka dhacay Muqdisho isagoo shaaciyey in arimaha qaarkood muranka ka jiray la dhameeyey.

Madaxweynaha Galmudug ayaa hoosta ka xariiqay inay marnaba Dawlada ka hadlin arimaha 13 kursi ee aqalka sare ee Soomaaliya Gobolka Banaadir laga siiyey.

Qoor qoor ayaa sheegay in Heshiiska la gaaray ay muhiim aheyd xaqa Aqalka sare laga siiyey Gobolka Banaadir meel lagu soo hagaago aheyd.

Warar ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha Galmudug iyo HirShabelle ay soo jeediyeen in Qoondada Gobolka Banaadir Aqalka sare muhiim tahay in la meel saaro ka hor doorashada.

Duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa maqaar saar ka ahaa sida la sheegay doorashada Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir 13 Aqalka sare lasiiyey hadana heshiiskii la gaaray aan lagu cadeynin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

The post DHAGEYSO: Qoor qoor Oo Shaaciyey Arin DFS Diiday Inay… appeared first on Somali News Leader.

Related Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Stay Connected

21,076FansLike
2,450FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Somalia: No shortcuts to negotiating with Al-Shabaab

Since the United States and the Taliban inked a deal in Doha in February, debate has abounded over the wisdom of negotiations with other...

Russia fully supports Ethiopia’s efforts to combat TPLF Junta

Addis Ababa, November 23, 2020 –Russia said it stands by the side of Ethiopia in any case, according to the House of People’s Representatives...

Imaaraadka oo dhaqaalaha ka jaraya Mucaaradka iyo shirka Musharaxiinta oo waji cusub yeeshay!!

https://www.youtube.com/watch?v=iAc6imLEVVI&feature=youtu.be&fbclid=IwAR0qwroL9HKgQ1OxtB-x_Am-TI1yN-HmWz6KWhTLDU4kvMFMjQkevSy2h90#new_tab