Thursday, October 29, 2020

Daawo: Qodobo ku saabsan Somaliland oo ku jira heshiiska caawa lagu gaaray Villa Somalia

Related Articles

Evaluation of Norway’s engagement in Somalia

By State Secretary Marianne Hagen Statement by State secretary Marianne Hagen at the launch of: Evaluation of Norway’s engagement in Somalia 2012 – 2018. Chair, colleagues and friends First, let me congratulate the Tana/CMI consulting team for an interesting report, which … Continued The post Evaluation of Norway’s engagement in Somalia appeared first on WardheerNews .

Waa Maxay Sababta Uu Marcus Rashford U Laadan Waayay Rikoodhada Uguna Daayay Anthony Martil Kulankii RB Leipzig.

Xiddiga kooxda Man United ee Marcus Rashford ayaa sharfay xiddiga ay isku kooxda ahaayeen ee Romelu Lukaku markii uu Anthony Martial u ogolaaday rikoodhada in uu laagta kulankii ay United 5/0 uga badisay kooxda RB Leipzig. Rashford ayaa kaydka ka soo kacay iyada oo kooxdiisu 1/0 ku hogaaminayso kooxda RB Leipzig kulan Old Trafford ka dhacay oo ka tirsanaa tartanka champions League waxana uu dhaliyay 2 gool oo deg-deg ah. Si kasta ha ahaatee arinta ayaan halkaas ku joogsan waxana United lagu abaalmariyay rikoodhe kadib markii khalad lagu galay xiddiga Martial. Rashford ayaa ladan karay si uu 13 daqiiqo gudihiis saddexley ku dhamaystiro laakiin xiddiga reer England ayaa rikoodhada u daayay Martial kaas oo gool u badalay. Talaabada Rashford ayuu ka dambeeyay Lukaku gaar ahaan markii uu joogay kooxda Man United. Rashford ayaa bilowgii bishan sheegay in uu xiddiga reer Belguim saddexley dhalin karay laakiin uu rikoodhadii ay United heshay daqiiqadii ugu dambaysay uu isaga u daayay kulankii PSG ee wareega 16-ka ee champions League. “Aan kuu sheego Sheeko yar oo ku saabsan Romelu Lukaku”ayuu Rashford soo dhigay baraha bulshada. “Waxa aan la ciyaaraynay PSG lugtii 2-aad ee wareega 16-ka champions League waxana aan lahayn rajo yar oo aan ugu soo bixi karno wareega xiga sababta oo ah 2/0 ayay PSG ku badisay Old Trafford lugtii hore”. “Lukaku ayaa dhaliyay 2 gool waxa aan u baahnayn hal gool oo kale si aan u soo baxno waxana aan daqiiqadii 94-aad helnay Rikoodhe”. “Lukaku ayaa kubada soo qaaday gacantana ii galiyay waxana uu ogaa in ay wakhtigaygii tahay”. “Waxa uu ogaa in aan anigu noqon doono qofka la hadal hayn doono hadii aan dhaliyo rikoodhada wuuna ii ogolaaday”. “Arintaas ayaa wxa aad u baahantahay kaaga sheegaysa Lukaku, xiddig aan bakhayl ahayn, xiddig kooxeed, oo aan marna ka daalin in uu dadka kale ka horaysiiyo naftiisa, waana arin aan ku qadariyo isaga”. Intaa ka dib, 22 jirkaan ayaa ku adkeystay inuusan wax dhibaato ah ku qabin Martial inuu tuuro rigoorada. “Waxa aan Anthony ku qabaa Kalsooni ah in uu laadan karo sidaas darteed wax dhibaato ah kuma qabin in uu laagto”.

Xukuumada Rooble Oo Ansixisay Miisaaniyadda Dowlada Federaalka Ee 2021

Shirka Khamiislaha ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel-mariyey ku talagalka miisaaniyad sanaddeedka dowladda Federaalka ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay gaareen golihii wasiirrada Xukuumaddii xil-gaarsiinta.Miisaaniyadda guud ee sanadka 2021 ayaa dhan $671.8 million oo u qeybsan saddex qeybood oo kala ah ,Dakhliga Gudaha 260.1 million iyo Kabka Miisaaniyadda oo noqonaysa 170.9 million, halka ay mashaariicdu yihiin 240.8 million. Miisaaniyadda ayaa diiradda saareysa fulinta qorshaha qaranka, waxaana loo qoondeeyey dhanka horumarinta qaddar dhan 38 million, lacagtaas ayaa lagu bixin doonaa arrimo la xiriira. Caafimaadka Waxbarashada Ka hortagga fatahaadaha Cadaaladda iyo garsoorka Dib u dhiska waddooyinka Dastuurka Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayey Raysalwasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa la isku raacay sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay gaareen golihii Wasiirrada Xukuumaddii xil gaarsiinta, kuwaas oo isugu jiray xeerar , siyaasado iyo heshiisyadii ay galeen. Horseed Media

Stay Connected

20,939FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Qunsuliyadda Faransiiska ee Jeddah oo la weeraray

Jeddah (Caasimada Online) – Ayada oo maanta weerar lagu dilay saddex qof, oo mid ka mid ah la gowracay, laga fuliyey magaalada Nice ee dalka Faransiiska, ayaa weerar kale lala beegsaday qunsuliyadda France ee magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP, nin mindi watay ayaa weeraray qunsuliyadda Faransiiska ee […] The post Qunsuliyadda Faransiiska ee Jeddah oo la weeraray first appeared on Caasimada Online.

Qunsuliyadda Faransiiska ee magaalada Jeddah oo la weeraray

Jeddah (Caasimada Online) – Ayada oo maanta weerar lagu dilay saddex qof, oo mid ka mid ah la gowracay, laga fuliyey magaalada Nice ee dalka Faransiiska, ayaa weerar kale lala beegsaday qunsuliyadda France ee magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP, nin mindi watay ayaa weeraray qunsuliyadda Faransiiska ee Jeddah, wuxuuna halkaas ku dhaawacay mid ka mid ah waardiyeyaasha. AFP waxay sheegtay in dhacdadaas oo maanta ahayd ay xaqiijiyeen saraakiisha Sacuudiga. Dhacdadan waxay imaaneysaa xilli uu weerar kale oo toorrey loo adeegsaday lagu qaaday kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dalka Faransiiska, halkaas oo lagu dilay seddax qof, dhowr kalena lagu dhaawacay. Maamulka Faransiiska ayaa weerarkaas ku tilmaamay mid argagixiso. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Faransiiska ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay: “Qofka weerarka soo qaaday waxa qabtay ciidamada amniga ee Sacuudiga, isla markii uu weerarka bilowday. Waardiyaha dhaawacmay waxaa loo qaaday isbitaal, xaaladdiisana ma xumo”, ayey qoreen AFP iyo Reuters. Booliska Gobolka Makah oo Jeddah ay ka tirsan tahay, waxay sheegeen in qofka la xiray uu u dhashay Sacuudiga, balse ma aysan sheegin dhalashada qofka dhaawacmay, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters. Safaaradda Faransiiska oo ku taalla Riyadh waxay si adag u cambaareysay weerarka, waxayna muwaadiniinteeda Sacuudiga ku sugan u sheegtay in ay “si wayn u feejignaadaan”, AFP ayaa sidaa ku warrantay. Dalka Faransiiska wuxuu wajahayaa car xoog leh oo ka dhalatay sawir-gacmeed laga sameeyay Nabi Maxamed NNKH.