Sunday, October 25, 2020

Daawo: Dawladda Somalia oo Ciidamo Gaysay Xuduuda ay La Wadaagto Kenya + Sababta

Tan ayaa ka Turjumaysa inuu Gabi Ahaanba Xumaaday Xidhiidhkii Labada Dawladood ee Somalia iyo Kenya

Related Articles

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xoghayaha Guud ee FESOJ Macalimuu

Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu iyo madaxa Tababarka FESOJ Faarax Nuur iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan FESOJ. Xoghayaha Guud ee FESOJ Maxamed Ibraahim Nuur ayaa bartiisa Facebook waxa uu ugaga hadlay kulankaas isagoo cinwaan uga dhigey “BILLOW BARAKO” Billow Barako Markii uu soo galay Raisul Wasaare Rooble qolkii kulanka ka dhici lahaa oo aan horey u sii fariisannay ayaa salaanta islaamka kadib waxa uu Ra’isul Wasaaruhu soo jeediyay in aan faataxada maranno si uu kulankeena abshirta iyo wanaagga inoo wada waafajiyo . Intaa kadib waxaan gudda galnay kulankeenii qorsheysnaa ee RW iyo ururada saxaafadda . Sidii dhaqankuba ahaa soo dhaweyn Ra’isul Wasaaraha cusub ka dib ,waxa aan si aad ah u jeex jeexnay cabashooyinka iyo culeysyada hesta saxaafadda maanta sida xariga iyo tacdiyada kale ee mar mar dhaca iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in xukuumadda in xal wada jir ah loo helo wax ka qabashadooda ,xilli waliba dalku uu doorasho aadayo. Ra’isul Wasaare Rooble oo sida iiga muuqatay inuu soo tufayay hadallo kal iyo laab ah oo qalbiga ka soo go’ay ayaa sheegay in uu shaqsi ahaan aaminsan yahay in saxaafaddu ay tahay laf-dhabarta dowlnimo ,sidaa awgeedna xukuumaddu ay xoogga saareyso in wax ka qabato cabashooyinka la sheegay iyo guud ahaan damaanad qaadka xorriyada hadalka iyo tan warbaahinta . RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in waarbaahintu dhankeeda ay saaran tahay masuuliyad weyn loona baahan yahay in ay sheegaan xaqiiqooyinka dhabta ah ee jira si madax bannaan balse aaney male-awaal iyo ku yiri kuyeen sal aan laheyn aaney wax ku marin habaabin . Waxa uu tusaale u qaatay in uu arkay Website-yo wax ka qoraya goob uu ka hadlay oo umadda u gudbinaya wax ka duwan wixii uu sheegay oo duuban ,lana heli karo. Xukuumadda RW Rooble waxaa ku jira afar xubnood oo ahaa wariyayaal hore sidaa awgeed ,wax ay warbaahintu rajeyneysaa inuu kulankaasi ahaa “Billow Barako ” oo dhamaan aan isaga kaashan laheyn sidii loo abuuri lahaa jawi iyo is faham iyo wadashaqeyn saamaxda in warbaahintu ay hesho deegaan nabdoon oo ay ku shaqeyso ,dalkan horumarkiisa iyo wanaagiisa loo wada istaago. Maxamed Ibraahim Macalimuu Xoghayaha Guud ee Isutagga Suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Liverpool Oo Loo Sheegay In Ay Haatanba Haysato Badalka Sadio Mane Hadii Uu Ka Tago Kooxda

Xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Stephen Warnock ayaa Liverpool u sheegay in ay haatanba haystaan badalka tooska ah ee Sadio Mane hadii ay...

Wareegto uu soo saaray Muuse Biixi oo lagu sheegay in Saamaxaad loo fidiyay Maxamed Cumar Carte

Hargeysa (WDN)- Wareegto ka soo baxday Xaifiiska Madaxweynaha Soomaaliland Md. Muuse Biixi, ayaa lagu sheegay in loo fidiyay saamaxaad Xildh. Maxamed Cumar Carte, kadib markii uu ka noqday fikirkiisii hore. Wareegtada laguma qeexin waxa ay tahay fikirkiisii hore, iyada oo … Continued The post Wareegto uu soo saaray Muuse Biixi oo lagu sheegay in Saamaxaad loo fidiyay Maxamed Cumar Carte appeared first on WardheerNews .

Stay Connected

20,915FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Waa Maxay Ujeeddada Faransiisku uu xiligan Ka Leeyahay Kenya ?(Wax badan ka Ogow)

Arbacadii September 30, 2020 ayaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macron magaalada Paris. Safarka oo ku soo beegmay xilli Covid-19 uu dunida aafeyey ayaa  ahaa mid ujeeddo badan leh oo ay Faransiiska iyo Kenya ku kala saxiixdeen heshiisyo maalgelin gaarayay 1.6 bilyan yuro si loo xoojiyo xiriirka labada dal. Bishii March […] The post Waa Maxay Ujeeddada Faransiisku uu xiligan Ka Leeyahay Kenya ?(Wax badan ka Ogow) appeared first on Allbanaadir.com.

Kooxda Ugu Cad-Cad Ku Guulaysiga Champions League Xilli Ciyaareedkan Oo La Saadaaliyay

Tababaraha Kooxda Shakhtar Donetsk ee Luis Castro ayaa kooxda Real Madrid u saadaaliyay ku guulaysiga champions League xilli ciyaareedkan inkasta oo ay Los Blancos guuldro ku bilaabatay tartanka. Kooxda Real Madrid ayaa guuldaro 3/2 ah kala kulantay kooxda Shakhtar Donetsk kulankoodii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka. Luis Castro oo arintaas ka hadlaya ayaa wargayska AS u sheegay”Real Madrid waa Real Madrid wax walba oo dhaca, waa mid ka mid ah kooxaha ugu fiican adduunka, hadii ayna ahaynba kuwa ugu fiican”. “Anigu waxa aan arkaa in ay Real Madrid ugu cad-cadahay ku guulaysiga champions League, bal eega waxa ay ku dhigeen Barcelona”.