Saturday, November 28, 2020

Covid-19 has ‘devastating’ impact on people displaced by conflict: report | – Macau Business

Related Articles

Qarax kale oo habeenkii labaad ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo caawa fiidkii ah ka dhacay degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan. Sida wararku nagu soo gaarayaan qaraxa yimid ka dib markii nin hubeysan oo bam gacmeed ku tuuray xarunta saldhiga Booliska degmada Xamar-weyne oo ku dhex yaalla suuqa degmadaas. Kala carar xooggan iyo khal khal ayaa ka dhacay suuqa qaraxaasi ka dib, waxaana deg deg loo xiray inta badan goobaha ganacsiga, iyadoo ciidamada ku sugnaa saldhigaas ay fureen rasaas aan sidaa u badneyn. Ciidamada ayaa sidoo kale u soo baxay hareeraha saldhiga, halkaasoo ay ka wadaan baaritaano iyo howlgalo lagu xoojinayo amniga, welilama oga khasaaraha uu geystay bamkaas lagu weeraray gudaha saldhiga. Waa qaraxii 3aad ee muddo 24 saac gudahood ka dhaca magaalada Muqdisho, xalayna xiligan oo kale ayeyna aheyd markii qof isa miidaamiyey uu isku qarxiyey dukaan lagu iibiyo Jalaatada oo yaalla wadada Airporka, halkaasoo uu ay ku dhinteen 8 qof, sidoo kale Maareeyaha dekeda Muqdisho ayaa ka badbaaday qarax miino oo gaarigiisa ku qabsaday degmada C/casiis, askar ka tirsan ilaaladiisa ayayna dhaawacyo ka soo gaareen. Amniga magaalada Muqdisho ayaa xumaaday 24-kii saac ee la soo dhaafay, waxaana dhacdooyinkan ay ku soo beegmeen xili uu sii kordhay maalmihii la soo dhaafay khilaafka u dhexeeya madaxda DF iyo musharaxiinta u taagan doorashada Madaxweynaha. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay Qof Bam gacmeed ku tuuray saldhiga degmada Xamarweyne

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada amniga ayaa gacanta ku soo dhigay qofkii tuuray Bam gacmeed caawa lagu weeraray saldhiga degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Sida laamaha amniga ay sheegeen, ma jirto cid waxyeelo ka soo gaartay Bam gacmeedka lagu tuuray Saldhiga degmadaas. Ciidamada amniga ayaa dardar gelinaya howgallada lagu xoojinayo amniga caasimadda si aysan cadowgu uga faa’iideysan.

Madaxweyne Deni oo Garowe kula kulmay Wafdi EU ka socda

Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stafan Tillender ayna weheliyaan Xubno kale ayaa maanta Garowe soo gaaray, waxayna Madaxtooyada kula kulmeen Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.Labada dhinac waxay ka wada badaleen Arimaha murugsan ee Doorashada iyadoo Madaxweyne Deni uu Wafdiga uga mahadceliyey kaalmada ay siiyaan Soomaaliya. Warar hoose oo Puntlandi ka heleen kulankaas waxay sheegayaan in Madaxweyne Deni uu sheegay in Doorashadu wakhtigeeda ku dhacdo iyadoo la tixgalinayo Go’aamadii ay Musharixiintu soo saareen. Hoos ka daawo Sawirada

Stay Connected

21,116FansLike
2,456FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

(DAAWO) Axmed Madoobe: “Doorasho kuma dhaceyso sida ay maanta tahay iyo nooca Afduubka socda…”

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada Soomaaliya, isagoo si cad u sheegay inaysan doorasho ku dhici karin sida hadda xaalku yahay. Isagoo ka hadlayay magaalada Kismaayo oo uu maanta dib ugu laabtay ayuu sheegay in laga sugayo magacaabid guddi doorasho oo la rabo inay ka howlgalaan Kismaayo iyo Garbahaarey, laakiin Gobolka Gedo lagu sii daayey jabhado iyo ciidan ayna sheeganayaan Jubaland. Sida kaliya ee Doorasho uga dhici karto Gedo ayuu sheega inay tahay in gacanta maamulkiisa lagu soo celiyo Gobolkasi oo ay ka howlgalaan. “Madaxda Federaalka waa inay fuliyaan wixii lagu heshiiyey .. waxaan diyaar u yahay inaan qabano doorasho – laakiin waa marka aan ka howlgalno Gobolka” ayuu yiri Axmed Madoobe. “Doorasho kuma dhaceyso sida ay maanta xaaladu tahay iyo nooca afduubka socda. Dadka Mas’uuliyadda ay saaran tahay sida Madaxweynaha waa inay kala saaraan Hannaanka Doorashada iyo ololahooda… Ma dhaceyso Doorasho Harqaan baa tegayaa Dharkan baan tolanayaa ee sidaa ha la ii doorto.. ma dhaceyso” ayuu si kulul u yiri Axmed Madoobe oo taageeray baaqii shirka musharixiinta Madaxweynaha ee Muqdisho. Wuxuu ka codsaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, beesha calamka iyo dowlad Goboleedyada in dalka la badbadiyo, isagoo ka diga in mar kasta kasta oo waqtigu jiitamo dalku sii gelayo dhib iyo caqabad. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Kulan deg deg ah Oo Galabta Ka dhacay Madaxtooyada (Faah faahin)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga dalka, gaar ahaan falkii argagixisadu ay xalay ku gumaadeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo waxba galabsan iyo dar dar galinta Amniga Caasimada. Amniga ayaa xumaaday saacado gudaheed Muqdisho qaraxyo ayaa ka dhacay khasaaro kala duwan geystay.