Friday, November 27, 2020

Closing gender pay gap must be a national priority to tackle gender inequality, says Organised Labour

Related Articles

Frank Lampard Oo Xaqiijiyay Xiddig Chelsea Ah Oo Ay Kooxdu Heshiis Cusub Ka Saxiixanayso.

Tababaraha kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa xaqiijiyay inuu jiro qorshe ay kooxdu ku doonayso in ay heshiis cusub uga saxiixato daafaca Thiago Silva, Xiddiag 36...

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo tacsiyeeyay geerida dadkii argagaxisada ku dileen qarax ka dhacay muqdisho

Share on Facebook Tweet on Twitter Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu caawa la eegteen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen magaalada Muqdisho. Eebbe ha u naxariisto inta dhimatay, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo. Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada. SHARE Facebook Twitter Previous articleDowlada soomaaliya oo war ka soo saartay qarax ay argagaxisada dad shacab ah ku laayeen kaas oo ka dhacay Muqdisho

Seynisyahankii ugu sareeyey Cilmiga Nuyukaleerka Iran Mohsen Fakhrizadah ayaa lagu dilay meel u dhow caasimada Iran ee Tahran.

Share on Facebook Tweet on Twitter Mohsen Fakhrizadeh oo ah seynisyahankii ugu sareeyay barnaamijka horumarinta nukliyeerka Iran ayaa la dilay sida ay xaqiijisay wasaarada difaaca ee Iran. Dilka ayaa ka dhacay deegaanka Absard halkaas oo koox hubeysan ay rasaas ku fureen gaarigii u la socday. Mohsen ayaa isbitaalka ugu geeriyooday dhaawac culus oo soo gaaray. Wasiirka arimaha dibada Iran Mohammad Javad Zarif, ayaa dilka canbaareeyay wuxuuna ku tilmaamay fal qaranka lagu argagax galinayo SHARE Facebook Twitter Previous articleMadax ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda Galmudug oo kormeeray dhismaha xabsiga laga hirgelinayo Gaalkacyo “SAWIRRO”

Stay Connected

21,112FansLike
2,457FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

DEG DEG: Wararkii ugu horreeyey ee khasaraaha qaraxa Gelato Divino

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber Muqdisho (Caasimada Online) – Wararkii ugu horreeyey ee aan ka helnay khasaaraha qaraxii is-miidaaminta ee caawa ka dhacay maqaayadda Gelato Divino ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof, ayada oo 15 kale ay ku dhaawacmeen. Xogta khasaraaha ayaa waxaa Caasimada Online u xaqiijiyey goobjoogeyaal iyo ilo-wareedyo amni. Adeegga gurmadka deg degga ah ee Amin Ambulance ayaa dhankooda xaqiijiyey geeriday 7 qof iyo dhaawaca 10. Caasimada Online ayaa sidoo kale ogaatay in qof ka tirsan dowladda Soomaaliya, gaar ahaa waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha uu ka mid yahay dadka ku dhintay qaraxa. Weerarka ayaa waxaa fuliyey qof soo qof soo xirtay jaakad waxyaabaha qarxa laga buuxiyey, kaasi oo gudaha u galay maqaaxida kadib is-qarxiyey. Gelato Divino ma lahan waardiye hubeysan, waxaana albaabka jooga qof haysta gacan dhawaaqa oo dadka mariya. Qofka is-qarxiyey ayaa markii uu yimid goobta oo la isku dayey in gacankaas la mariyo, wuxuu xoog ku helay goobta kadibna durba is-qarxiyey. Gelato Divino ayaa markii weerarka uu dhacayey waxaa ka jira mashquul xooggan, ayada oo sidan oo kale habeenada Jimcaha ay tahay meel aad u mashquul badan. Waxaa goobta ku badan shaqaalaha dowladda iyo dadka ka ag dhow. Waxaa xitaaa mararka qaar taga xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya. Wixii kusoo kordha kala soco Caasimada Online, Insha Allah. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Linkedin Email Print Viber

Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Waxaa goordhaw qarax uu fuliyay qof jirkiisa kusoo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay Maqaayad lagu magacaabo Jalaato De Vino oo kutaala wadada u dhaxeysa garoonka Aadan Caddee iyo Isgooska KM-4 gaar ahaan agagaarka Sahal Terminal. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qofkan waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu galay maqaayada iskuna qarxiyay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay ku sugnaa dad u badnaa dhalinyaro. Wali lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxan oo goordhaw dhacay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray ciidamada amaanka oo goobta xiray, waxaa sidoo kale goobta gaaray gaadiidka gurmadka deg dega. Maqaayada qaraxa ka dhacay ayaa inta badan waxaa waqti ku qaadan jiray dhalinyaro isugu jira shaqaale dowladeed iyo dhalinyaro caadi ah, waaan goob inta badan mashquul ah ay dad badan fadhiistaan. Waxii kusoo kordha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous articleKhatar Laba Afle ah – Maxaa Ruushka Dib Ugu Soo Celiyey Waqooyiga Geeska Afrika ?