Wednesday, October 21, 2020

Ciidan cusub oo gaaray iyo dagaal mar kale laga cabsi qabo inuu ka qarxo Tukaraq

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Linkedin

Email

Print

Viber

Tukaraq (Caasimada Online) – Wararka laga helayo jiidda hore ee dagaalka ee degaanka Tukaraq ayaa sheegay in halkaas ay soo gaareen ciidamo hor leh oo ka tirsan maamulka Somaliland.

Ciidamada soo gaaray aagga dagaalka Tukaraq oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gawaarida dagaalka ayaa ku biiray ciidamada Somaliland ee halkaas ku sugnaa, waxaana laga cabsi qabaa in mar kale uu dagaal dhex maro ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Ciidamada soo gaaray deegaanka Tukuraq ayaa kusoo aadayo xilli shalay uu halkaas gaaray Abaan-duulaha Ciidamada Somaliland S/Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulllaale, waxaana safarkiisa ku wehlinayay saraakiil kale  .

S/Guuto Cabdirisaaq ayaa ciidamada ku sugan aagga dagaalka kula dardaarmay inay dalkooda u dhintaan isla markaasna ay xoojiyaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada Puntland.

Dhanka kale ciidamada Puntland ayaa iyagana bilaabay dhaqdhaaq ciidan oo xooggan, waxaana laga yaabaa in mar kale ay isku gacan qaadaan Somaliand iyo Puntalnd.

Dhowr jeer oo hore ayaa waxaa deegaankani dhaca gobolka Sool, waxaa siyaabo kala duwan uga dhacay dagaallo sababay khasaare hantiyadeed iyo mid nafeed isugu jira.

Facebook

Twitter

Pinterest

WhatsApp

Linkedin

Email

Print

Viber

This post first appeared on Caasimada Online. Read the https://www.caasimada.net/ciidan-cusub-oo-gaaray-iyo-dagaal-mar-kale-laga-cabsi-qabo-inuu-ka-qarxo-tukaraq/original article

Related Articles

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug oo ka warbixiyay qorshaha golaha Deegaanka ee laga hirgelinayo Galmudug

Share on Facebook Tweet on Twitter Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Gobleedka Galmudug oo waraysi gaar ah siyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey qeybta labaad ee Golaha Deegaanka ee la soo gababayeeyay, isagoo sheegay in si fiican howlshaasi ay ugu  guuleysteen Cabdi Maxmed Jaamac (Waayeel) Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay tahay markii ugu horeysey oo loo sameeyo gole deegaan, taasina ay keentay in waqti badan qaadato, isagoo xusay in tababaro loo furi doono xubnaha golaha Deegaanka Gaalkacyo.. Wasiir Waayeel ayaa sidoo kale sheegay in wacyi gelin ay ka wadaan deegaanno badan oo ka mid ah Galmudug kuwaasi oo bulshada lagu fahamsiinayo nidaamka golaha deegaanka, si bulshada fahankooda uu uga sareeyo sida hada uu yahay, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay iney dadka fahmi doonaan ahmiyadda ay leedahay in degmo kasta oo ka tirsan Galmudug ay yeelato Gole deegaan. Ugu dambeyn Wasirka Arrimaha Gudaha Galmdug ayaa tilmaamay in socdaalo ku saabsan  dib u heshiisiinta dadka ay ku soo mareen  deegaanno ka tirsan Galmudug, waxaana socdaalkooda qeyb ka ahaa sidii ay u ogaan lahaayeen xaaladda dhabta ah ee ka jirta deegaannada ay safarka shaqo ku tegeen. SHARE Facebook Twitter Previous articleTaliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

Ex Madaxweyne Cosoble Oo ka digay Halis Villa Soomaalia diyaarineysa

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynihii Hore Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ayaa waxa uu ka hadlay Arin maalmihii lasoo dhaafay hadal heyn jirtay. Waxa uu saluugay qorshaha Beesha Xawaadle loogu siriq dhigayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Somali Immigration Department Director Survives Explosion Attack

MOGADISHU – The director of the Somali Immigration and Neutralization Department, Mohamed Aden Kofi has survived an explosion attack in Mogadishu on Tuesday night. According to...

Stay Connected

20,886FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Daawo: Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo Sheegay inuu ka Fadhiisanayo Fanka

October 21, 2020 | Published by: yaska Daawo: Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo Sheegay inuu Gabi ahaanba  ka Fadhiisanayo Fanka, Fanaankan MS Bk ayaa ahaa Fanaan Aad aybu Xiiseeyaan Heesihiisa Badiba dadka Afsomaliga kunHadlaa. [embedded content] LA WADAAG ASXAABTAADA

Gabriel Magalhaes Oo Kashifay Xiddiga Arsenal Jooga Ee Doorka Ka Qaatay Ku Biiristiisa Arsenal.

Daafaca Kooxda Arsenal ee Gabriel Magalhaes ayaa qirtay inuu la hadlay Xiddiga kooxda Arsenal ee Nicolas Pepe ka hor inta uusan ka tagin Lille. Xiddiga Nicolas Pepe ayaa ku soo biiray kooxda Arsenal sanadkii ka horeeyay isaga oo noqday xiddiga ugu qaalisan taariikhda kooxda Arsenal. Isaga oo la hadlaya Sky Sport ayuu xiddiga reer Brazil Yidhi”Waxa aan la hadlay Pep Ka hor intii aanan ku biirin Arsenal”. “Waxa aan waydiiyay sida ay kooxdu tahay”. “Dabcan isaga ayaa door weyn ka qaatay go’aankii aan ugu biiray kooxda Arsenal, waxa uu ka mid ahaa sababihii aan u go’aansaday in aan ku biiro Arsenal”. “Sababta oo ah isaga horay ayaan uga soo garab ciyaaray”ayuu hadalkiisa sii raaaciyay.