Thursday, November 26, 2020

Ciidamada Puntland waxay guul weyn ka gaareen Ladagaalanka Argagixisada Buuraha Galgala, Maxay isticmaaleen

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa firxad iyo Carar ku jiray Maleeshiyaadkii Argagixisada uu ku dhuumaalaysanayay Biuralayda Galgala, kadib markii Ciidamada Puntland ay isticmaaleen isyøtaraajiyad cusub oo ay kula dagaalamayaan Argagixisada.

Waayadaan dambe waxay Ciidamada Puntland bilaabeen inay xoojiyaan Sirdoonka, waxay kaloo bilaabeen in jidgooyo lagu sameeyo jidwalba oo Ay Argagixisada u isticmaasho inay Saadka soo marsadaan tasoo go’doomisay Malershiyaadka, waxaana khasab ku noqotay inay goobo badan isaga baxaan iyagoo u cararaya dhinaca Soomaaliland.

Waxaa la ogaadey in Al-Shabaab Ay Saadka ka heli jireen dhinaca Soomaaliland,Ciidamada Puntland iyo Sirdoonkoodu waxay dhowr jeer howlgal qarsoon ka sameeyeen Gudaha Soomaaliland waxayna burburiyeen Saad udoo socdey Maleeshiyaadka.

Mahad waxay u sugnaatay Illaahay, Ciidamada Puntland waxay u mahadcelinayaa Dowlada iyo Shacabka Emaaraatka oo suuragaliyay in Puntland ay si xoogan ula Dagaalanto Argagixisada, Ciidamada Ladagaalanka Argagixisada ee Puntland waxaa dhaqaale iyo Qalabka ka taageera Dowlada Emaaraatka Carabta.

Puntlandi.com Bosaso

https://www.puntlandi.com/?p=24002

Related Articles

Raiisul wasaarihii hore ee Suudaan Saadiqal Mahdi oo Geeriyooday

November 26, 2020 | Published by: yaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa u Geeriyooday cudurka Covid-19 xilli lagu daweynayay cisbitaal ku yaalla dalka Imaaraatka Carabta, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbiga uu ka tirsanaa ee NUP. Waxaana cisbitaalkan la dhigay kaddib markii Koobyo  labaatan  qof oo ka tirsan qoyska Al Mahdi ay qaadeen cudurka horraantii bishan. Saadiq Al Mahdi wuxuu ahaa Ra’iisul Wasaarihii Suudaan tan iyo sanadkii 1989-kii xilliggaas oo xilka looga tuuray afgembigii uu garwadeen ka ahaa madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Al Bashiir.

Puntland oo shuruud adag ku xirtay Dalab uga yimid Musharaxiinta Mucaaradka

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Xubnaha musharixiinta Madaxweynaha ayaa dhawaan qoraal ay soo saareen waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada doorashooyinka Heer Federaal oo  ay soo u soo gudbiyeen dowladda Soomaaliya , hayeeshee Puntland ayaa la sheegay inay shuruud ku xirtay ka laabashada Xubnahaas. Xubnaha Guddiyada doorashooyinka oo ay musharixiinta dooda ka keeneen ay puntland soo gudbisay ayaa gaaraya Afar Xubnood, kuwaas oo ay kamid yihiin Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada & Lataliyaha Madaxweyne Deni. Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in puntland ay ku xirtay inay bedeleyso Xubnaha guddiyada doorashooyinka  shuruud ah inay dhinacooda bedelaan Dowladda federaalka & Dowlad goboleedyada. Jubbaland ayaa dhankeeda weli wax jawaab ah ka bixin dalabkii Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo siwyen u qaadacay Xubnaha guddiyada doorashooyinka oo ay sheegeen in laga soo xulay Hay’adda NISA & Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Zidane Oo Go`aan Ka Qaatay Mustaqbalka Vazquez Ee Real Madrid.

Tababaraha Real Madrid ee Zidane ayaa hoosta ka xariiqay in Vazquez uu mudan hishiis cusub in laga saxiixo waliba waxa uu xusay in laacibka jaceyl kal iyo laab ah ah uu u qabo kooxda ” Mar waliba waxa uu jecel yahay in uu u nafta u quuro kooxda , mar waliba qiimeyn gaar ah ayaan ku sameeyaa” ” Haatan waxa uu haystaa fursad uu ku muujiyo qiimaha uu leeyahay , dhab ahaan waan ku faraxsanahay in uu kooxda nala joogo” ayuu sii raaciyay Zidane Intaas kuma joojin Zidane” Vazquez waa xiddig muhiim ah , waxaan rajeynayaa in dhawaan hishiis cusub ka saxiixanno”. Vazquez ayaa qeyb muhiim ah ka qaatay xalay guushii Real ee Inter xilligaas oo uu soo bandhigay ciyaar aad u qurux badan

Stay Connected

21,100FansLike
2,454FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Aqriso: Nuxurka war-murtiyeedka kasoo baxay shirka musharraxiinta

Muqdisho (Caasimada Online) – Kadib shirar qaatay lix cisho oo ay yeesheen musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee doorashada soo socota ayaa maanta la soo xiray, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed saddex bog ah oo ka kooban 18 qodob. Warsaxaafadeedka ayaa si gaar ah looga hadlay ammaanka iyo sida loo wajahayo doorashada oo isugu jirto tan baarlamaanka iyo madaxweynaha. Musharraxiinta ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay qabato doorasho xor iyo alaal ah oo ay u siman yihiin dhinacyada oo dhan, haddii kalena ay qaadacayaan. Sidoo kale waxa ay si adag uga hadleen ammaanka doorashada, iyaga oo dalbaday in kaliya sugida ammaanka loo daayo ciiidamada Booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Midowga musharraxiinta ayaa sidoo kale ku baaqay in dowladda federaalka ay dib u soo celiso ciidamada ay dowladda dhexe horey u geysay gobolka Gedo ee Koonfurta dalka. Go’aanada ka soo baxay shirkan oo loo kala qaaday 1-go’aanka maamulka doorashooyinka,  2-go’aanka ammaanka doorashooyinka & 3-go’aanno guud ayaa waxaa ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee ku jira war-murtiyeedka: 1: In la kala diro guddiyada doorashooyinka heer federaal & heer dowlad goboleed, laguna soo magacaabo wada-tashi ay yeeshaan, madaxda dowladda, kuwa dowlad goboleedyada iyo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha. 2: In guddoomiyaha aqalka sare uu sharciyad buuxdo u helo in uu soo magacaabo guddiyada doorashooyinka & xalinta khilaafaadka ee hagaya doorashada ildhibaannada labada aqal ee gobolada qaqooyi, laguna qabto doorashada xerada ciidanka cirka ee Afisooni, iyada oo ay goobjoog ka noqonayaan wakiilo ka socda musharixiinta, beesha caalamka, booliska Soomaaliyeed & kan AMISOM. 3: In magacaabista guddiyada doorashada xubnaha xildhibannada beelaha Baaadiriga loo madax banaaneeyo odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelahaas, laguna qabto doorashada xerada ciidamada cirka ee Afisooni, goobjoogna ka noqdaan  wakiilo ka socda musharixiinta, ceesha caalamka, cooliska Soomaaliyeed & kan AMISOM.. 4: In dowladda federaalka ay si deg-deg ah uga la soo laabato maamulka sharci darrada iyo ciidamada ay geysay gobolka Gedo, si loo ilaaliyo midnimada Jubbaland, maamulkana dib ula wareego deegaanka, si ay ugu fududaato qabashada doorashada. 5  In Xulista ergada ay iska kaashadaan adayasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee beesha kursiga leh dowrka dowlad goboleedkana ku ekaado diiwaan-gelinta, sida uu dhigayo heshiiskii siyaasadeed ee golaha wadatashiga Qaranka ee uu baarlamaanka wax ka bedelista ku sameeyay. 6 In dowlad goboleedyada aysan guda-gelin qabashada doorasho aan lagu waafaqsaneyn, una sinaadaan musharixiinta taageerayaashoodana aysan u gaar yeelin musharax gaar ah. 7 in  loo howl-gallo xaqiijinta qoondada haweenka ee 30 % ah 8 In la helo kor joogto ka socda, urrurada bulshada rayidka, qareenada, musharixiinta maadaxweyna, beesha caalamka, si loo xaqiijiyo hufnaanta doorashooyinka dalka. 9 In guddoonka & xubnaha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ay qaataan  kaalintooda ku aadan ilaalinta ku dhaqan dastuurka KMG ah & dhamaan shucruucda kale ee dalka gaar ahaan qodobada quseeyo doorashooyinka qaranka. Sidoo kale musharixiinta ayaa soo saaray go’aano ku aadan ammaanka doorashooyinka. 1 In Madaxda dowladda ay ka saaraan dhammaan ciidamada Qalabka sida ku lug yeelashada howlaha doorashooyinka, sida uu dhigayo qodobka 127aad ee dastuurka. 2 In iyada oo la cuskanaayo mabaadi’da ku xusan dhammaan faqrooyinka qodobka 127-aad ee dastuurka KMG ah uu taliyaha hay’adda nabad-sugida Fahad Yaasiin uu baneeyo xilka hay’addaas, maadaama uu yahay madaxa ololaha dib u doorashada musharax madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si loo sugo dhex dhexaadnimada hay’adda NISA. 3  In amniga doorashooyinka sugaan kaliya Booliska Soomaaliya & kan AMISOM laga fogeeyo Millateriga iyo Nabadsugida. 4 In uu joojiyo madaxweynaha xilkiisa sii dhamaanayo ku tagrifalka dhaqaalaha dalka iyo in uu adeegsqado hantida dalka, xafiisyada dowladda, ciidanka & shaqaalaha ka tirsan dowladda ku daneysiga ololihiisa doorashoyinka.

Warqad xilka looga qaadayo Fahad Yaasiin oo gaartay Madaxweyne Farmaajo + Sababta

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa War-muriyeedka ay soo saareen oo ay uga hadleen Arrimaha doorashooyinka waxaa kujira qodobo xasaasi ah oo ay kamid yihiin in uu xilka baneeyo taliyaha Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Qodobka 11aad oo kamid ah 18 qodob oo ay musharixiinta soo saareen ayaa waxaa ay ku sheegeen In , iyada oo la cuskanaayo mabaadi’da ku xusan  dhamaan faqrooyinka qodobka 127aad ee Dastuurka KMG ah uu taliyaha Hay’adda Nabadsugida Fahad Yaasiin uu baneeyo xilka Hay’adda NISA maadaama uu yahay madaxa ololaha dib u doorashada musharax Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo si loo sugo dhex dhexaadnimada Hay’adda NISA. Lama oga sida Madaxweyne farmaajo uu ka yeeli doonaan go’aanka ay Maanta soo saareen guddiyada doorashooyinka iyo dalbaka ah in uu xilka baneeyo Taliyaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

https://www.puntlandi.com/?p=24002