Thursday, October 29, 2020

Cesc Fàbregas Oo Ka Fal Celiyay Kulankii Ay Liverpool Ka Badisay Chelsea, Muxuu Sameeyay?

Xiddigii hore ee kooxda chelsea ee Cesc Fàbregas ayaa ka fal celiyay guushii ay Liverpool ka gaadhay kooxda chelsea kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Sadio Mane ayaa dhaliyay Labada gool ee ay Liverpool kaga adkaatay kooxda Chelsea isaga oo labada goolba dhaliyay qaybtii dambe ee ciyaarta.

Kadib goolkii 2-aad ee Sadio Mane Cesc Fàbregas ayaa Twitter-ka kaga fal celiyay isaga oo ku soo qoray qoraal uu ku amaanayo xiddiga Sadoo Mane.

“Mar kale ayaan odhanayaa, Mane ayaa ah xiddiga ugu fiican Premier League”ayuu Cesc Fàbregas ku soo qoray bogiisa Twitter-ja.

Related Articles

IOM oo sheegtay inay caawisay ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ay oo ka soo cararay dagaallada dalka Yemen

Share on Facebook Tweet on Twitter Hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay dalka colaada ay la degtay Yemen . Dadkan ayaa ka soo dagay magaalada Berbera halkaas oo IOM ay ku siisay kaalmo isugu jirta caafimaad iyo cunto. Barnaamijkan oo ay gacan ka geysteen UNCHR iyo safaarada Jarmalka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa qeyb ka haa lacago dadka la siiyay si ay ugu tagaan meelihii ay u socdeen. Dadkaan ugu danbeeyay ee soo gaaray Soomaaliya bilowgii isbuucaan ayaa waxaa ay kala aadeen magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho oo ay u socdeen. Hay’adda IOM ayaa tilmaamtay in dad badan oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ka baxsanaya colaada iyo gaajada dalka Yemen ay maalin kasta gaaraan xeebaha Jabuuti iyo Soomaaliya SHARE Facebook Twitter Previous articleRa’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan “SAWIRRO”

Dalladda Somaliland Society in the Netherlnads (SSNL) waxay halkan taageero iyo bogaadin ugu soo gudbinaysaa Xukuumadda Mawqifkii ay ka qaadatay Hayada UN-Ka.

October 29, 2020 | Published by: yaska Dalladda Somaliland Society in the Netherlnads (SSNL) waxay halkan taageero iyo bogaadin ugu soo gudbinaysaa Xukuumadda Somaliland go’aanka geesinimada leh ee ku wajahan heshiiska liidnimada ah ee Somaliya iyo UN-ka, kaas oo ay Somaliland ganafka ku dhufatay kuna joojisay wada-shaqeyntii xafiiska hay’addaa ee ka hawlgala Somaliland iyo tallaabooyinka laga qaaday mashaariicdii UN-ku ka wadeeen gudaha Dalka.Mawqifka xukuumaddu waa mid lagu xaqiijinayo Madaxbannaanida Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland, iyo inay tahay dal gooni u taagan oo taladiisa aan cidna u daba fadhiisanayn cidna aan marti uga noqonayn.Waa tallaabo ku dhac leh oo kor u qaadday karaamada iyo sharafta qaranimada iyo haybadda dawladnimo. Waxayn ka turjumaysaa dhaqanka Somaliland ee keena-diidka ah, oo aan marna aqbali Karin bahdil, da’la’si iyo liidnimo.Qaraarkani wuxu markhaati u yahay muqaddasnimada Somaliland iyo in aan marnaba, sinaba gorgortan u geli Karin qaranimada jamhuuriyaddan barakaysan. Bayaanka xukuumadu soo saartay wuxu cashar u yaha y una quus gooynayaa dadkii soo malmalluuqay Qorsha-ku-sheegga Somaliya iyo ergayga UN-ka ku heshiiyeen, kuwaas oo ah dad xogmooyayaal ah oo aan dhugmo u lahayn sooyaalka taariikheed ee dadka iyo dalka Somaliland.Ummadda Somaliland waa qawmiyad iyo qaran aan la sandulleyn Karin laguna dagi Karin sandareero. Waa ummad qab leh oo quudhsi diid ah oo aan sinaba loo muquunin Karin. Guddida FulintaSomaliland Society in the Netherlands (SSNL)

MARKAAD REERKA GURI KA RARAYSO HORTA GURIGAAD U RARAYSAA MUFTAAXIISA KACANTA LAGU SOO DHIGAA – KAADIRIIN KULMIYE AH IYO KAADIRIIN WADANIYAAN LA HADLAYAA.

October 29, 2020 | Published by: yaska Somalidu waxay ku maahmaahdaa GEEL GEEL WEYDAARTAY IYO GEEDO LA’AAN BAA IS LEH. inta aanaan Maqaalkayga u gelin waxaan idin HOGO- TUSAALAYNAYAA LABA SHAY OO NOLOSHA SOMALIDA MAANTA IS HIRDIYAYA OO DAGAAL kA DHEX TAAGANYEY:  QOFKA SOMAALIGA OO  KASTA WAXAA MADAXIISA KU JIRA ‘ ADNA WAX IS TAR REERKIINANA WAX ‘  TAASOO AAN WAX XAD AH OO JOOJIYA LAHAYN -WAXAY KA HORTIMI DAWLADNIMADII ,XADDAARADDI, SAQAAFADDII IYO OLBAXNIMADII OO KA GUN DHEER QOF IYO REERKOODA- WAA ARINTA INSTITUTIONS DUMISA. Haddaan u soo laabto Maqaalkaygii, Taariikhdu way soo noqnoqotaa . Dhawr iyo Kontonkii berigaan yara Seddex Xisbi Ayaa jiray oo AAD u kala xoog weynaa  SYL,SNL IYO NUF WAA intaan USB GII samaysmin   SNL BAA UGU XOOG WEYNAYD OO GARXAJIS LAHAA, SYL wax yar bay ahayd laakiin waxay ku xidhnayd SYL TA KOONFUREED. USB Mar dambe oo dawladnimadu soo dhowaatay bay samaysantay iyadoo xidido lahayn oo si siyaasiya AYEY ku abuurantay markay fursadaha Xamar ka jira ogaatay  imikana darafyadu xisbi SOMALILAND kama samaysanayaan Xoolana doorasho ay MADAXWEYNE ku noqdaan ma gelinayaan MOGADISHU XAGGEEDA MARKA LOO SALAAMA NAQSADO AYEY XISBIGOODA LA SUGAYAAN. XISBIGII NUF waxaa wada lahaa oo qudha Hj iyo Nuux Ismacill. SNL iyo USB markiiba Xisbii SNL bay ku darsadeen weligeed sidaasaa la isu raac raacayaa oo (jigsoogu isugu rakibmayaa)Ku noqon maayo Doorashadii u horaysay we SOMALILAND SNL siday ku heshay kuraastii 90%. Laakiin dadku waa dadkii dhulku waa dhulkii ee waxaan KAADIRIINTA KULMIYE KA YAACAYSA IYO KUWA WADANI KA BAXAYA EE TIRADA BADNAYN WAAR TAAGEERAYAASHIINA INTAYDAAN RARIN HORTA MEEL AY U GUURAAN U SOO SAHAMIYA,  HA HIYI KICININA IDINKOON MEEL U HAYN,  MEELIHIINA ISKA JOOGA FARAJ ALLAH IDIIN FURUYE.  arinka kale EE aan Beelaha darafyada aan ku baraarujin lahaa  EE badi Xabaal bilaashta laga dul qayliya.  WADAMO BADAN BAA INALA MIDA SIDA ALLAH UMMADDIISA U KALA DEJIYEY DHULKA OO SIDAA KU WADA NOOL IYAGOO GAALA AH XITAA. TUSAALE INGIRIISKU WUXUU LEEYAHAY SEDDEX BEELOOD OO DARAFYADA AH IYO BEEL DHEXE . DARAFYADU WAA (SCOTISH,WELSH AND IRISH) DOORASHA KASTOO DHACDA PRIME MINISTER KA BEESHA DHEXE OO ENGLISH BAA HESHA WAANA CADDAALAD KUWA KALENA WAA BAKHTI SUGAYAAL HADAYBA DHACDO . SAAMI QAYBSIGA NOOCAAS AH ALLAH XAGGIISUU KA YIMI OO DADKII IYO DHULKII BAA ILAAHAY KALA  BADIYEY MARKAA SAAMI QAYBSIGAA KA ISTAAQFURILATSTA WAAYO WAA QAYB ILAAHAY. M BASHE

Stay Connected

20,939FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan oo door weyn ka qaadatay wacyigelinta bulshada, xoojinta dareenka wadaniyadeed, dhaqanka, afka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dhismaha xarunta Hooyo Baxsan ayaa lagu dhisi doonaa barnaamijka isxilqaan ee horay loogu dhisay goobaha danta guud ee burburay dagaallada, intii ay dadka Soomaaliyeed sugi lahaayeen in dalkooda u dhisaan gacmo shisheeye. Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ayaa tilmaamay in fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan ay kamid ahayd haldoorkii Soomaaliyeed ee kaalinta wanaagsan ka soo qaatay difaaca iyo horumarka dalka, dowladda Soomaaliyana ay mudnaan gaar ah siineyso halgamayaasha bulshada. “Dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan, waxuu kamid yahay xarumaha lagu dhisayo barnaamijka guuleystay ee isxilqaan oo ku yimid hal abuurkii Madaxweynaha, waxaana dadka Soomaaliyeed xasuusinayaa gacmahood in ay ku dhistaan dalkooda, intii ay sugi lahaayeen shisheeye”. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Gargaar, Taliyaha Ciidanka Asluubta, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal, Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Haweenka Qaranka, Maareeyaha Wakaallada dhismaha Qaranka, Maareeyaha Tiyaatarka, Ehellada fannaanadii qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan iyo marti Sharaf kale

Maxay ka wada hadleen Raisul Wasaare Rooble iyo danjire Mehmet Yilmaz?

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada dal. Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed aysan marna ilaawi doonin abaalka Turkiga, ugana mahad-celinayaan taageerada iyo waxqabadka muuqda ee suurageliyey in waddankeena uu tallaabo horey u qaado, isagoo xusay in Xukuumaddiisu ay sii adkeyn doonto xiriirka walaaltinimo ee labada dal ka dhexeeya. Eng. Rooble ayaa sheegay in xiligan muhiimka ah ay jiraan dad badan oo Soomaaliyeed oo u baahan in laga caawiyo arrimaha banii’aadamnimada, isagoo uga mahadceliyey taageerada dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo Gargaarka. “Xiriirka aan la wadaagno Turkiga waa mid ahmiyad gaar ah u leh bulshada Soomaaliyeed iyo sidii ay dib ugu soo kaban lahayd.Waxaan uga mahad celineynaa Dowladda Turkiga iyo shacabkeeda garab istaaggii ay inoo muujiyeen xiliyadii adkaa ee nasoo maray iyo mashaariicyadii ay ka fuliyeen dalkeenna welina u taagan yihiin garab istaaggeena”. Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa dhankiisa balan qaaday in ay sii wadi doonaan garab istaaggooda dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay ahmiyadda ay leedahay in la sii dardargeliyo taageerada aan shuruuddu ku xirnayn ee dalkiisu siiyo Soomaaliya. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Dulmi iyo Cadaalad daro ku sameeyay Beesha R/W hore ee Somalia !!