Monday, October 26, 2020
Home Somali

Somali

Turkey supports Somali hospital with medical equipment – Anadolu Agency

Turkey supports Somali hospital with medical equipment  Anadolu Agency

RASMI: Ansu Fati Oo Lambar Cusub U Qaadan Doona Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in uu xiddiga da’yarka ah ee Ansu Fati kooxda u xidhan doono Lambar cusub kana guuri doono Lambarkiisii hore. Fati ayaa kooxda Barcelona u xidhay No.31 xilli ciyaareedkii hore oo ahaa mid uu wacdaro soo bandhigay kulamo badana u ciyaaray kooxda 1-aad. Kooxda Barcelona ayaa bogeeda Twitter-ka ku xaqiijisay in uu Ansu Fati kooxda Barcelona u qaadan doono Lambarka Cusub ee No.22 kana guuray No.31. Xaqiijinta Barcelona ee ah in uu xiddiga Fati kooxda u xidhan doono Lambarka No.22 ayaa imanaysa maalmo kadib markii uu xiddiga Arturo Vidal ka tagay kooxda. 😍 Sueño cumplido👕 Nuestro número 2️⃣2️⃣✨ @ANSUFATI ✨ pic.twitter.com/no1rPNJDqD — FC Barcelona (@FCBarcelona_es) September 23, 2020

Dowlada Sacuudiga oo ku dhawaaqday go’aan ka farxiyey Muslimiinta caalamka

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay ogolaaneyso gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta October 2020. Bayaan kasoo baxay Wasaaraddda arrimaha gudaha ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay go’aankaas la qaatay ka dib markii la tixgeliyey baahida muslimiintu u qabaan goobaha barakeysan ee islaamka. “Iyadoo la raacayo talada dhaqaatiirta, lana tixgelinayo baahida ay dadka muslimiinta u qabaan inay soo booqdaan Masjidka nabiga iyo goobaha barakeysan, waxay mas’uuliyiinta Sacuudigu go’aansadeen in Muslimiinta loo ogolaado inay gutaan Cimrada sanadkan” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay sacuudiga. Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dalkaas ayaa sheegay in marka hore loo ogolaanaayo muwaadiniinta  iyo dadka deggan Sacuudiga  inay tira xaddidan u cimraysan kadibna loo wada ogolaan doono musliimiinta kale ee daafaha dunida ka imaanaya. Dowladda Sacuudiga ayaa sannadkaan baajisay gudashada cimrada iyo xajka iydoo ka taxadireysa faafidda cudurka Corona ee caalamka ku baaheysa iyadoo laga fekerayo bad-qabka Muslimiinta. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleAxmed Karaash oo Garowe ku qaabilay wafdi uu horkacayo Tim Filip Ros (Sawirro)

Ramla Ali targets history as Somalia’s first world champion after overcoming civil war and bullying – The Independent

Ramla Ali, a boxer who became British champion without her family’s knowledge after fleeing civil war in Somalia, has signed a professional deal with Eddie Hearn’s Matchroom Boxing. Ali is aiming to become the first Somali boxer to go to an Olympics and is due to make her professional debut in October. The 31-year-old started boxing as a teenager after arriving in London as a refugee.  Signed to unified heavyweight world champion Anthony Joshua’s 258 management label, Ali is trained by her husband Richard Moore and will compete at super-bantamweight.Ali said after turning over: “I want to become a world champion. I hope in doing so people will develop a better view of Somalia.

DHAGEYSO: Siciid Dani Oo Baydhabo gaaray & Warqaad Hore Usheegtay

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa waxa uu maanta gaaray Magaalada Baydhabo Janaay Ee Caasimada Gobolka Bay. Si diiran ayaa loo soo dhaweeyey markii Wafdiga Madaxweyne Dani cago dhigteen Buubaay Dageenka Shaati guduud Ee Baydhabo ku yaalla. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo marti loo ahaa ayaana soo dhaweeyey Dhigiisa Puntland Siciid Dani. Wafdiga la socday Siciid Dani waxaa loo galbiyey Madaxtooyada Baydhabo,iyadoo kadib nasiino kooban Warbaahinta ay wadajir ula hadleen labada Madaxweyne. C/casiis Lafta gareen waxa uu sheegay in Arimaha Is gacan qabashada iyo xiriirka labada maamul ay kawada hadli doonaan. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA https://secureservercdn.net/198.71.233.109/jjz.1b9.myftpupload.com/wp-content/uploads/2020/09/LAFTA-GAREEN.mp3 Dhankiisa Madaxweyanha Puntland Siciid Dani ayaa ku dheeraaday Qiimaha Baydhabo iyo dadkeeda,islamarkaana uu rajo ka qabo in waxa mugdiga ah ee dadyowga labada dhinac la xaliyo oo isku socodka iyo ganacsiga la ballaariyo. HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA https://secureservercdn.net/198.71.233.109/jjz.1b9.myftpupload.com/wp-content/uploads/2020/09/DANI-.mp3 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

“24 hours for Lebanon”: in Paris, the Arab World Institute pays tribute to Beirut

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp In recent days, the cultural scene has been mobilized to support Lebanon, crushed by the explosion in the port of Beirut and weakened by an unprecedented economic and political crisis. Among the initiatives, “24 hours for Lebanon” organized by the Institut du monde arabe (IMA), in Paris and French culture. Romain Pigenel, communications director for IMA, tells more. In Lebanon, the country’s sensitive situation also has direct consequences for women. Among the emergencies that passed in the background, gynecological care. Report by Zohra Ben Miloud, Thameen Kheetan and Axelle Simon. 1987 also included the chemical attack on Sardasht, Iran. This Kurdish locality had been focused on Saddam Hussein’s regime. 33 years later, the victims are still struggling to be recognized. Reminder of facts with Julien Chehida. Facebook Twitter Pinterest WhatsApp

Cristiano Ronaldo & Lionel Messi Oo Laga Dhexwaayay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Yurub, Goorma Ayaa Ugu Dambaysay Oo Ayna Ku Jirin Tartanka?

Xiddigaha Lionel Messi & Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay Liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xuddiga ugu fiican yurub markii ugu horaysay muddo 10 sano ah. Ronaldo oo haatan kooxda Juventus u ciyaaray ayaa Abaalmarinta ku guulaystay 3 jeer halka uu sidoo kale guud ahaan abaalmarinta u tartamay 9 sano. Dhanka kale xiddiga kooxda Juventus ee Lionel Messi ayaa abaalmarinta ku guulaystay 2 jeer halka uu ka mid ahaa xiddigaha u tartamayay 6 ka mid ah 10-kii sano ee ugu dambeeyay. Labada xiddig ayaa wali ah xiddigaha ugu fiican jiilkooda waxana ay wali sii wadaan jabinta rikoodhada kubada cagta inkasta oo ay da’ ahaan sii weynaanayaan. Laakiin labada xiddig ayaan sanadkan markii ugu horaysay muddo 10 sano ah ku jirin 3-da xiddig ee u tartamaya abaalmarinta xiddiga ugu fiican yurub. Kooxda Juventus & Cristiano ayaa champions League looga reebay wareega 16-ka xilli ciyaareedkii hore kadib guuldaro ka soo gaadhay kooxda Lyon. Dhanka kale Barcelona iyo Messi ayaa si ceeb ku jirto loogaga reebay tartanka champions League wareega 8 dhamaadka kadib guuldaro 8/2 ah oo ka soo gaadhay Bayern Munich.

Axmed Karaash oo Garowe ku qaabilay wafdi uu horkacayo Tim Filip Ros (Sawirro)

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa Madaxtooyada ku qaabilay wafti ka socda Hay’adda Laanqayrta Cas (ICRC) ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Mr. Tim Filip Ros oo ka mid ah Saraakiisha Hay’adda. Kulanka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku weheliyay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Maxamed Cabdirashiid Cali iyo masuuliyiin kale waxaana looga wada hadlay kaalmada Bini’aadantinimo iyo dadka ku waxyeelooba colaadaha hubaysan ee ka dhaca deegaanada kala duwan. Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sarkaalka ka socday Hayádda ICRC uga mahadceliyey booqashadooda iyo shaqada ay ka wadaan Puntland. Mr. Tim Filip Ros ayaa isna sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada shaqo ee isaga wafdigiisa ku tageen magaalada Garowe ee xarunta maamuka Puntand, isagoo ka mahad celiyey sida diiran ee halkaas loogu soo dhoweeyey, wuxuuna xusay in heyadda ICRC ay xoojineyso howlaha kala duwan ee ay ka wado Somalia iyo gaar ahaan Puntland. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleDaawo:-Qaabka ay u dhacday ansixinta ra’iisul wasaaraha cusub & Madaxwayne Farmaajo oo shaqo loo qabtay !!