Saturday, October 24, 2020

Calanka Soomaaliya oo 66 sano jirsaday: Taariikhda Calanka iyo Xusuustii sameyntiisa (Akhriso)

Maanta oo ah 12-ka Oktoober ayaa ku beegan sannad guuraddii 66aad ee helida Astaanta ama CALANKA Qaranka Soomaaliyeed. Maalintan ayeysan qiimaheeda dad badan oo Soomaali ah aysan la socon, taasi oo ay sabab u tahay sida ay u wiiqantay Wadanimadii Soomaaliyeed. Calanka Waxaa la sameeyey Taariikhdu markay ahayd 12-kii Oktober 1954-tii, waxaana sameeyey ilaahay ha u naxriistee marxuum Maxamed Cawaale Libaan. Alla ha u naxriistee Maxamed Cawaale Libaan oo ahaa nin wadani ah ayaa in badan oo Shacabka Soomaaliyeed ah aysan aqoon magaciisa iyo waliba Muuqaalkiisa. Ad Marxuumka ayaa markii u sameeyey Calanka wuxuu dood dheer la galay dad badan oo ayagu su’aalo ka weydiiyey astaamaha calanka, waxayna dooda ugu weyn ka imaaneysay dhanka Gumeystayaashii oo ayagu markii hore diiday Calanka Buluuga ah. Maxamed Cawaale Liibaan illaahay Janadiisa haka waraabiyee wuxuu ahaa nin ay ku weyntahay isla markaana aad u qiimeeya Walaaltinimada ummada Soomaaliyeed ee isku ISIR, AF iyo dhaqanba ah. Waxayna taasi astaan u tahay Xiddigta cad ee Bartamaha kaga taala calanka Soomaaliyeed oo ka tarjumeysa Jeceelkii uu u qabay Soomaali-weyn oo ay xiligaasi kala qeybsadeen Awoodihii Reer Yurub iyo Itoobiya. Talyaaniga, Ingiriiska, Faransiiska iyo Itoobiya ayaa dalka Soomaaliya u kala qeybsaday shan qeybood oo kala ahaa: 1- Koonfurta Soomaaliya oo ah (Gobolada Puntland iyo inta kale ee kamid ah Bartamaha iyo Koonfurta dalka) xiligaasi gacanta ku hayey dalka Talyaaniga. 2- Waqooyi Galbeed oo uu hada ka dhisan yahay maamulka Somaliland, oo uu gacanta ku hayey Ingiriiska. 3- Soomaali Galbeed oo hadda Itoobiya ka tirsan tahay gacantana ugu jirta. 4- Waqooyi bari N.F.D oo hadda ka tirsan Kenya, xiligaasi ganacta ay ugu jirtay dowladda Ingiriiska. 5- Jabuuti oo xiligaasi gumeysanayey dowladda Faransiiska. Midabka CalankaMidibka CADAAN-ka wuxuu ku micneeyey nabadgalyo, BULUUGA-na wuxuu ku tilmaamay Barwaaqadda dalkeena uu leeyahay, BADA, CIRKA(Hawada) iyo DHULKA. Sidoo kale midabka Buluuga ayaa lagu tilmaamaa midabka BIYAHA oo ah Aasaaska Nolosha. Soo Bandhigidii Calanka Dr. Cabdulkadir Cali Bolay oo kamid ah dhalintii SYL ee dalka Soomaaliya usoo halgamay oo ka hadlayey Ninkii hindisay astaanta Calanka Soomaaliya ayaa wuxuu yiri: Markii uu Maxamed Cawaale Liibaan uu u soo bandhigay ururka SYL iyo kuwa mucaaradka ah ba dood dheer ka dib waxaa la isku waafaqay Muxaafid iyo Mucaaridba Calanka uu soo bandhigay Maxamed Cawaale Libaan. Hase yeeshee markii loo geeyey maamulkii Talyaaniga ayaa diiday oo ku tilmaamay inuu u egyahay Calanka dalka Zair sidaasi darteed aan la ogoleen calan dal leeyahay in la qaato.Balse Maxamad Cawaale Liibaan wuxuu Talyaaniga u sheegay in labada calan aanay isku mid ahayn sababtoo ah Calanka (Zaire) xiddigta ku dhextaal waa mid DAHAB / Huruud ah, sidaasi darteed maamulkii waa ogolaaday in la qaato calanka buluug ah xiddigta cad dhexda kaga taala. Halgan dheer ka dib ummadda soomaaliyeed waxay ku guuleysatay una suurta gashay in ay yeelato calan aad iyo aad u qurux badan , kaasoo ka tarjumaya jiritaanka iyo himiladda ummadda soomaaliyeed oo ah in la helo soomaali weyn oo mideysan “Pan Somalism”. Calanka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta 61 sano jirsaday, wuxuu ku yimid halgan adag oo loo soo galay, halgankaasoo ay hogaanka u hayeen dhallinyaraddii soomaaliyeed xisbigii SYL kuwaas ka soo horjeeday ama diidanaa gumeysiga iyo gumeysi kalkaalayaasha. Taariikh Kooban Waxaan jeclahay in aan si kooban u xuso halgankii gobonima-doonka Soomaaliyeed iyadoo maanta loo dabaal degayo 61 guuraddii astaanta calanka u ah Qaranimadda shacabka Soomaaliyeed. Waxaana jeclahay dhallinyaradda qurbaha ku dhallatay iyo kuwa dagaalkii sokeeye ka dib dhashay ee ku nool dalka in ay fahmaan dhibaatadda xanuunka badan loo soo maray xornimadda maanta aynu haysano. Runtii xornimadaasi kuma aysan imaanin si fudud balse waxaa loo soo maray halgan adag oo dhiig fara badan loo daadiyey, sidaasi darteed waxaa loo baahan yahay in dhallinyaradda maanta joogta in ay ku daydaan doorkii wax ku oolka ahaa ee dhallinyaraddii Soomaaliyeed ka soo qayb qaadatay xornimadda. Dhallinyaro ka kooban 13, waxaa u suurta gashay markii ugu horeysey taariikhduna ahayd Bishii May 15, 1943-kii in ay abaabulaan urur dhallinyaro gobannimo-doon ah oo la magac-baxay S.Y.C Somali Youth Club oo aan siyaasi ahayn. Xisbigii S.Y.C. ahaa wuxuu isku beddelay urur weyn oo siyaasi ah lana magac baxay S.Y.L. Somali Youth League, ururkaasi waxaa albaabadda loo furay taariikhdu markii ay ahayd May 15, 1947kii kaasoo go’aansaday halgan siyaasadeed oo gobannimo doon ah, sidii loo gaarsiin lahaa shacabka soomaaliyeed xornimo taam ah. Waxaa xusid mudan 11/01/1948-dii waxay ahayd maalin xamaasad weyn leh taasoo ahayd tii ugu xoog badneyd uguna caansaneyd, sababtoo ah waxaa dhacaayey gudoonkii Aayaha Ummadda Soomaaliyeed, Maanlintaasi oo ay dhaceen dagaalo ba’an oo ay ku dhinteen 52 Talyaani ah iyo kuwa kale. Maalintaasi waxaa dalka ku sugnaa guddigii ka socday 4ta dowladdood ugu xoog weyn ee adduunka oo ku guuleystay dagaalkii labaad ee Addunka kan koobnaa, dowladda Mareynkanka Mr. Utter, dowladda Ingriiska Mr. Stafford, dowladda Ruushka Mr. Feodorof iyo dowladda Faransiiska Mr. Burin Des Rosier. Guddigaasi oo ka socday 4tii dowladood waxaa u suurta gashay maalintii ay bishu ahayd 20kii Janaayo 1948 in ay la kulmaan xisbigii SYL iyo xisbigii HYC (Hamar Youth Club) oo ay isku mabada’ahaayeen ururka SYL iyo axsaabtii mucaadka ahayd oo ku bahoobay daladda “umbrella” la magac baxday Patriotic Beneficient. Kuwaasoo ka koobnaa todoba urur oo yar yar . Guddigii markii ay dhageysteen doodihii faraha badanaa ee halkaasi laga soo jeediyey , waxaa u cadaatay in xisbiga SYL iyo HYC ay haystaan taageeradda shacabka Soomaaliyeed, taasoo ay la yaabeen qabkii iyo hanaankii ay u soo agaasimeen warbixinadaasi oo soo jiidatay guddigaasi, waxayna balan qaadeen in ay u gudbin doonaan Jamaciyadda Qaruumaha ka dhaxeysa. Taariikhda markii ay ahayd Oktoober 12.10.1954kii shacabka soomaaliyeed u suurto gashay in ay hanato calanka buluuga ah ee sharafta badan oo aan maanta aanu ku fano. Abwaakii Cabdullahi Qarshe heestiisi calanka oo ah : Qolobaa calankeeKuwaa ceynoo,Innagaa keenu waa – Cirkoo kale’eEe aan Caadna-laheyn – Ee aan CaashaqeeXiddig Yahee Cadibaa  – Naa-CiidamiseeCaradaan Kaligaa Aadow CurateeAdceeda Sideeda ee CAAN Noqo’ee Waxaa Tariikhda Calanka iyo SYL diyaariyey sanadkii 2015 Dr. Cabdulkadir Cali Boolay oo ka mid ahaa halgamayaashii SYL. Allaha u naxariistee wuxuu geeriyooday April 2020. Warar Xul ah

Pep Guardiola Oo Man City U Tilmaamay Badalka Sergio Aguero.

Kooxda Man City ayaa bartilmaameed ka dhigatay xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga Borussia Dortmund ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah tan ilaa markii uu Bundesliga ku soo biiray suuqii January ee bilowgii sanadkan. Qaab ciyaareedkiisa ayaa sii socday kadib markii uu saddexley u dhaliyay xulka qarankiisa Norway. Wargayska Don Balon ayaa sheegaya in uu tababaraha Man City ee Pep Guardiola taageero weyn u yahay xiddiga Haaland una sheegay maamulka kooxda in ay la soo saxiixdaan xiddiga 20 jirka ah. Guardiola ayaa maamulka Man City u sheegay in uu Erling Haaland yahay badalka mustaqbalka fog ee Sergio Aguero kaas oo laga yaabo in uu isaga tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Turkey digs deeper into Somalia infrastructure projects

Monday October 12, 2020 Turkish ports operator Albayrak and the federal government of Somalia have signed an agreement that grants the company a new 14-year concession to manage the Port of Mogadishu.The signing in Mogadishu followed a series of discussions that revised revenue-sharing arrangements between the two parties.The accord signed by Somalia’s Ports Minister Mariam Aweys Jama says the Turkish firm will retain an exclusive terminal and marine services operation at the port. Ads By Google The previous concession was signed in 2013 and was to remain in force for 20 years but had to be renegotiated as part of Somalia’s economic restructuring.“The new concession mandates the injection of $50 million over five years for rehabilitation and investment to upgrade the port amid increasing trade flows,” Ms Jama said at the signing ceremony on Thursday, that Somalia Deputy Prime Minister Mahdi Mohammed Gulaid attended. AirportBut the Turks are not involved with just the Port of Mogadishu.Travellers arriving in Mogadishu by air are greeted by the seafront Aden Abdulle International Airport, which has been renovated and modernised using Turkish technology. It is also being managed by Turkish company, Favori LLC.In October 2019, a mission led by Gamal Mohamed Hassan, Somalia’s minister for Planning, Investment and Economic Development, visited Ankara, Turkey, and met investors united under the Turkey-Somali Business Council.The council’s head, Ahmet Sami Isler, told the media, “We, as Turkish businesspeople, are ready to give all contributions to utilise the resources of Somalia for the country’s economy.”Turkish media giant, Daily Sabah, then reported that Somalia has earned special status, and that many projects on rural development, health, micro-macro enterprises and security have been carried out by Turkish businessmen and state agencies.Somali Minister Hassan stated, “We had excellent technical meetings with the Turkish delegation. This is a very good platform and mechanism to take stock of our economic and trade relations with Turkey.” Other projectsIn 2011, Turkey’s then Prime Minister Recep Tayyip Erdogan, said his country injected aid into Somalia following a crippling famine.Mr Erdogan said the country also helped build roads and fisheries in Somalia, and sent a large number of Turkish experts to assist with capacity building.The Turks have also helped train Somalia’s special forces known as Danab, and have an military base in Mogadishu as well as the largest diplomatic mission in Africa in Mogadishu. advertisements   Jalalaqsi mayor Mohamed Nur escapes grenade attack on his home - HOL Architect Omar Degan’s latest work is an ode to Somali culture - Wallpaper LeBron James and the Lakers are NBA champions: ‘We just want our respect’ - Toronto Star Israel to ‘immediately’ bring over 2,000 Ethiopian Jews - AP NPR blamed for 'incompetent' terror war - The Star Urgent need to scale up mental health services in Somalia - WHO

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Sarkaal ka tirsan Alshabaab iyo Darawalkiisii oo lagu qabtay dagaal

Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabs daa’in ah ku riday laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo lagu qabtay dagaal ka dhacay xuduurka degmada Deyniile iyo degaanka Basra ee degmada Balcad, Gobolka Sh/Dhexe. Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir  ayaa lagu soo eedeeyay inay ka mid yihiin, iyagoo ahaa Sarkaal iyo Darawalkiisa oo ka howlgeli jiray degaanada u dhaxeeya degmada Balcad iyo degaanka Basro oo xarun Alshabaab ku leeyahay. Ad Weerarkii Ciidamada Xoogga Dalka ku qaadeen ayaa labada Eedeysane lagu soo qabtay iyagoo  oo dhawaac ah Bishii November 2019. Waxaana markaas kadib xaaladooda la tacaalay oo daweeyay Hay’adaha Caafimaadka Dowladda, waxaana 11-kii March Sanadkan ay ku wareejiyeen Xafiiska Xeer Ilaalinta oo xilligaas codsaday in xabsiga dhexe loo taxaabo Xasan iyo Cumar. Xasan Cabdi Aadan Nuur ayaa ahaa madixii Maaliyadda degmada Balcad u qaabilsanaa  Alshaaab; Cumar Xuseen oo darawal u ahaa ayaa Maxkamadda ka hor sheegay inuu ahaa nin iskiis isaga xamaasho laakiin Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa labada Shaqsi kuwada Eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen weerar ay Alshabaab ku qaadeen fariisin Ciidan. Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku dhawaaqay xukunka labada edeysane ee Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir oo lagu xukumay Xabsi daa’in. Warar Xul ah

Raheem Sterling Oo Ku Dhaw In Uu Lionel Messi Ku Dhaafo Rikoodh La Yaab Leh Xilli Ciyaareedkan.

Xiddiga Raheem Sterling ayaa qaab ciyaareed cajiib ah la qaadanaya kooxdiisa Man City iyada oo uu Tababare Pep Guardiola si joohto ah ugu tiirsan yahay kulamada. Shabakada TalkSport ayaa shaaca ka qaaday xog muujinaysa in uu Tababare Pep Guardiola oo tababare u soo noqday xiddigaha ugu fiican adduunka sida Robert Lewandowski, Kevin De Bruyne iyo kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo ah xiddiga kulamada ugu badan ka hoos ciyaaray tababare Pep Guardiola isaga oo ciyaaray 219 kulan. Shabakada ayaa sheegtay in wakhtigii ay Guardiola iyo Messi wada joogeen Barcelona ku wada guulaysteen horyaalka La Liga 3 jeer, champions League 2 jeer muddo 4 sano ah. Shabakada ayaa sheegtay in uu xiddiga Raheem Sterling haatan Guardiola ka hoos ciyaaray 201 kulan sidaas darteed ku dhawyahay rikoodha Lionle Messi ee xiddigaha kulamada ugu badan ka hoos ciyaaray Pep Guardiola. Hadii uu Sterling ciyaaro 18 kulan xilli ciyaareedkan waxa uu bar-barayn doonaa rikoodha Messi waliba wuu dhaafi doonaa hadii uu dhaawacyada ka fogaado.

Jalalaqsi mayor Mohamed Nur escapes grenade attack on his home

Monday October 12, 2020 MOGADISHU (HOL) - Jalalqsi town mayor Mohamed Nur has escaped an attack on his residence after unknown assailants hurled granades. Ads By Google Police in the central Somalia town said the mayor was not in the house at the time of the incident adding there no casualties. Ads By Google According to the police, the attackers hurled several grenades into the house in what they said was aimed at harming the mayor. The mayor has not yet commented on the attack. The incident came amid a clash between security forces in the town and Al-Shabaab militants who stormed a police station. Police said they killed two militants and recovered AK-47 riffles. Security forces went on hot pursuit for the militants in the early houses of Monday, police said. Al-Shabaab has on several occassions mounted attacks on government installations but has also come under intense offensives from Somali and allied forces. advertisements   Turkey digs deeper into Somalia infrastructure projects - Nation Africa Architect Omar Degan’s latest work is an ode to Somali culture - Wallpaper LeBron James and the Lakers are NBA champions: ‘We just want our respect’ - Toronto Star Israel to ‘immediately’ bring over 2,000 Ethiopian Jews - AP NPR blamed for 'incompetent' terror war - The Star Urgent need to scale up mental health services in Somalia - WHO

Dood Culus Oo Ka Taagan Sharcinimada In Shaqaalaha Dawladdu Ku Milmaan Xubnana Ka Noqdaan Xisbiga KULMIYE Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Oo Ka Hadlay

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe ayaa si adag uga hadlay doodaha la xidhiidha sharcinimada ku aaddan in uu ku soo baxay liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE isaga oo ah guddoomiye gacanta ku haya masuuliyadda adeegayaasha umadda oo ah shaqaalaha dawladda oo sharcigu ka reebayo in ay ku milmaan xisbiyada qaranka. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Md. Farxaan Aadan Haybe waxa uu sheegay in aanu jirin sharci u diidaya in uu ka mid noqdo golaha dhexe ee xisbiga horena uu uga mid ahaa waxaanu isaga oo arrintaasi ka hadlaya yidhi: “Sharciyada ayaa wax hagta ee rayi qof waa aragtidiisa kaliya wax uu cabiray. Ma ihi shaqaale dawladeed (Civil Servant) waxaan ahay Gudoomiye Hayadeed, Sharciyad ii diidaysaana ma jirto ka mid noqoshada Golaha dhexe ee Kulmiye. Golihii horena ka mid ayaan ahaa, imikana waan ahay oo xubintii ayuunbaan ku soo noqday cirkana kamaan soo dhicin ee xukuumada xisbiga Kulmiye ayaan ka mid ahay sida wasiirada, Gudoomiyayaasha Hayadaha kale ee Dawlada waxaanse si dhab u ogay una aqoonsanay in masuuliyada iyo xeerarka aanu ku shaqayno ay na farayaan waajibaadkayaga shaqo sida ay u farayaan wasiirada, xildhibaanada, Mayorada iyo masuuliyiinta kale ee Hayadaha Dawlada ee ku abtirsada Xisbul Xaakimka, taasina ay noo cadahay” Waxa haddaba dood taasi ka duwan Iyana Guddoomiyaha ugu jawaabay Garqaano dhawr ah iyo dad shacab ah oo badankoodu ku doodaya in isaga iyo masuuliyiinta xilalka la midka ahba hayaa aanay sharci u lahayn ay kaga mid noqdaan maadaana ay yihiin adeegayaal Bulshada la rabo in ay dhex u noqdaan. Garyaqaan Muuse Yuusuf oo loo yaqaano Muuse oo daba socday hadalka Guddoomiyaha ayaa yidhi sidan: “Horta U jeedada looga reebay masuuliyiinta aan ahayn xilka wasiir/wasiirxigeen/wasiirdawle, waxa weeye laba qodob. In aanay Agaasimeyaasha guud ka mashquulin shaqadooda iyo in aanay meesha ka bixin masuuliyada dhexdeednimadu. Al muhiim booskani waxa uu u dhigmaa ama yahay Agaasin. Sidaas oo ay tahay waa in loo dabaqaa Agaasimeyaasha guud. Ma jiro xeer u fasaxay in uu ka mid ahaado xisbi” Garyaqaan Muuse Yuusuf (Muuse Case). Dhinaca kale garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah sharci yaqaannada da’da yar ee reer Somaliland oo isna ka hadlayay doodda Guddoomiyaha hay’adda shaqaaluhu waxa uu yidhi: “Farxanoow shaqaale dawladeed baad tahay ha,yaddaaduna waxay ka mid tahay ha’yadaha ka madaxa banaan xukuumada under the constitution ,xeerka kala xadaynta xukuumada iyo ha,yadaha madaxa banaan ee dawladuna wuu kuu diidaya inaad siyaasada ku milanto” ayuu yidhi Garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil Let’s block ads! (Why?)

Khudbaddii Hogaamiye Xirsi Ka Jeediyay Kulankii Daah-Furka Buugga Hagaha Ah Ee Dhallinyarada U Taagan Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Hargeysa, October 12, 2020- (Foore)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uu habeen hore ka jeediyay kulan ballaadhan oo dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO ku daah-furaysay Buug-Hawleedka Tabaha Ololaha Ee Murashaxiinta Da’da yar oo lagu soo bandhigay Huteel Maansoor. Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu la dardaarmay dhallinyarada rag iyo haweenba, waxa uu si adag u dhaliilay xukuumadda waxaanu ku dheeraaday doorka looga baahan yahay qof kasta oo da’yar oo u baahan in uu waddankiisa wax u qabto. Waxaanu yidhi: “Dhallinyarada iyo Haweenka ayaa had iyo goor la xusaa in ay ugu badan yihiin dadka codeeya. Haddana cidda ugu tabashada badan ee tabaysa codkoodii waa iyaga. Ama iyagu isma ay dooran ama qofkii ay doonayeen in uu himiladooda xaqiijiyo may dooran. Gole walba way ku ciil qabaan oo way ka hadlayaan. Ta koowaad Waxaan leeyahay, idinka ayaa eeddeeda leh oo codkiinnii kuma aydaan ciil bixin oo iskumaydaan dooran. Marka labaad, dhallinyaradu intii la doortay ee shaashadda soo gashay, xilligii aan xukuumadda joognay SONYO iyo dhallinyaradii kaleba waxaan kala shaqaynay in xeerka doorashooyinka la dhimo da’da ay dhallinyaradu ku soo galayaan golayaasha qaranka. Laakiinse, dhallinyaradii saaxadda timid, raadkoodii lama hayo. Waxa ay ahayd in ay ka tagaan taariikh iyo waxqabad wanaagsan oo ay kuwa kale higsadaan. Haddii aan haddaba kuwii hore la mahadin waxa iska caddaaanaysa inaan kuwa dambe lasoo dhawaynayn”. Dhallinyarada rag iyo haweenba waxaan leeyahay fikradda ah in dhallinyarada iyo haweenku ay gacan kale ka doonayaan in ay gaadhsiiso halka ay doonayaan taasi sunnaha dunidaba ma aha. cid waliba iyada ayaa gacanteeda isku xoraysa. cid waliba iyada ayaa gacanteeda ku gaadha guusha iyo waxa ay doonayso. Haddaad qaybsan tihiin oo kuwa maanta qabyaalad loo adeegsanayaa idinka tihiin. Haddii ay maanta dhallinyaradu yihiin kuwa marka ay kursiga yimaaddaan ugu nugul. Haddii ay yihiin kuwo siyaasad ahaan aan gaco adag ku taagnayn. Waad arkayseen dhallinyaro badan oo Somaliland aanay macno badan la lahayn oo marka looga yeedho meel kale u dhabaabaceeya oo ku doorsanaya dhadhamo iyo hunguriga. Waar dhallinyarooy, sida aad tihiin haddii aydaan isugu dhaamin, canaan maalin walba joogta oo la yidhaahdo odayaasha ayaa caynkan sameeyey waxba tari mayso. Haddii aad doonaysaan is baddal naftiina ka bilaaba, oo marka dambe codkiina is baddal ku keena”. “Xarumaheenu yaanay noqon kuwo been ah (Fake Institutions) aan ka bilowno oo warqadda codaynta aan wax ku doorano cidda wax qabanaysa ee yaynaan reer iyo qofaf ku dooran. Haddii aynu magacyadii uun dhisno oo xisbiyo jiraan oo dawladi jirto oo hay’ado kale jiraan oo aanu midnaba sidii la doonayay u shaqayn oo aynu canaan iskula wareegnaa waxba tari mayso. Annagu (WADDANI) waxaanu diyaariyay deegaan habboon oo aan is leeyahay xisbiyada waad ugu horraysaan. Golayaashayada xisbiga nooc walba way ku jiraan. Way ka muuqdaan. Maxamed Sadiiq Dhamme ayaa tusaale idiin ah oo maalintii ay ka dhammaatay shantii sano ee la doortay ayuu isa soo taagay oo yidhi way iga dhammaatay shantii sano. Sidaasoo kale waxaanu nahay xisbiga kali ah ee ay haweenku ku jiraan hogaankiisa ugu sarreeya. Waxaan arkayay qolada KULMIYE oo lahayd ama madaxweynuhu ka hadlayo oo uu u qiiraysan haweenka oo wax laga baddalo. Golaha wakiilladana waxaad ogtihiin in KULMIYE ku leeyahay 60%. Ama aan idhaahdo Lixdan. Lixdankii KULMIYE ayaa diiday kootadii haweenka. Annaga intayadu waa labaataneeyoo, kooramba may buuxinayn. Sidaasoo ay tahayna haddana Xildhibaan Cabdulqaadir Jirde ayaa hogaaminayay oo ka shaqaynayay in kootadii haweenka la ansixiyo oo geed iyo goleba kaga hadlay balse waxa ay ka socon wayday KULMIYE. Haddii ay marna Golaha ka soo celiyaan marna haweenka iyo dhallinyarada la ooyaan sax ma aha. Waxaan leeyahay KULMIYE waar haddaad wax qabanaysaan idinka ayaa joogee wax qabta. In lala ooyaa waxba tari mayso. Waa laga yaabaa in ay qaar yidhaahdaan Xirsiyow, waadigii shalayba joogay. Haayoo shalay baan joogay wax la qaban karo oo Legacy ahna waan ka tagoo dhismahaa weyn ee maanta dhallinyaradu ku faanayaan dadkii dhisay baan kow ka ahaa ee la bilaabay. Haayoo, da’da ay maanta sheeganayaan ee ay Golayaasha ku galayaan dadkii kala shaqeeyey ee xeerkii lagu dhimayay da’da ka shaqeeyey ee kala ololeeyey baan ka mid ahaa. Qolada maanta joogta xilka waxaan leeyahay waar ha odhanina waxaasaa la doonayaa ee cidda wax laga doonayo in ay qabataa waa xukuumadda. Waxaasaa loo baahan yahayda waxa iska leh xisbiyada mucaaradkee, ha nagu qabsanina hawshayadee ninkii xilka hayay in uu sidayadii ku celceliyo waxaasaa loo baahan yahay waar gar’ ma aha.  Annaga godkayaga ha nagu qabsanina’e, idinka ayaa la idinka rabaa waxqabadka. Ugu dambayn SONYO iyo guud ahaan dhallinyarada waxaan leeyahay haddii aad marka hore dhallinyarada u ololaysaan oo tidhaahdaan talada hala keeno oo aydaan marka dambe ee la doorto ka daba tagin oo kursiga marka ay tagaan aad ka hadhaan markaa taasi waxba tari mayso ee ha inna daalinina”. Ayuu yidhi Let’s block ads! (Why?)

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo darawalkiisa oo xukun adag lagu riday

Muqdisho (Caasimada Online) –  Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir oo lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab. Labada eedeysane oo lagu soo qabtay dagaal ka dhacay degmad Dayniile ayaa waxaa loo heystaa inay yihiin sarkaal iyo darawalkiisa, kana howl-gali jiray duleedka degmada Balcad. Hakan hoose ka aqriso faah faahin iyo xukunka:- Maxkamadda ayaa sheegtay in xilliga la qabanayey oo aheyd November Sanadkii tegay ay dhaawac ahaayeen, kadib markii ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada Xoogga dalka ay ku lahaayeen cirifka ay degmada Deyniile kala wadaagto deegaanka Basro. Intaasi kadib hay’adaha caafimaadka dowladda ayaa isku howlay sidii ay u baxnaani lahaayeen, maadaama dhaawacyo ay gaareen, waxaana 11-kii March sanadkan ay ku wareejiyeen xafiiska xeer ilaalinta oo xilligaas codsaday in xabsiga dhexe loo taxaabo Xasan iyo Cumar, si’ay u soo dhameystiraan eedaha labada eedeysane Baaristooda. Xasan Cabdi Aadan Nuur ayaa ahaa madixii maaliyadda Balcad u qaabilsanaa Al-Shaaab laakiin waxa uu ku qiray qiraalkiisa in ay caawinayeen koox iyaga ku tirsan oo uu weerarka ku qabsaday Doonka Cumar oo isaga wada Mooto uga haa Xasan ayaa isna Maxkamadda ka hor sheegay in uu ahaa nin iskiis isaga xamaasho laakiin xafiiska xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa labada Shaqsi kuwada Eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen weerar ay Alshabaab ku qaadeen Fariisin Ciidan November Sanadkii tegay. Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalab Sida ayaa Maxkamadda u sheegay in ay labada Eedeysane wada ahaayeen Gurmad laakiin ciidamada ay u geysteen dhaawac Naafeen ah. Qareennada u dooday labada Eedeysane ayaa iyagana Maxkamadda ka codsaday in loo Naxariisto maadaama labada eedeysane ay  u aheyd howlgalkii ugu horreeyay ee dagaal oo ay kawada qayb galeen islamarkaan uu dhaawaca ka soo gaaray labadaba. Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida oo soo xiray fadhiga Maxkamadda ayaa Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir kuwada xukumay Xabsi daa’in sida uu u sheegay dhinacyada Dacwadda. Eedeysanayaasha ayaa heysta Fursad ay ku dalban karaa Rafcaan  muddo ku siman 30 cisho xukunka kadib..

Madaxweynaha Eriteria oo Safar Ujeedo gaar ah laga leeyahay ku tegay Itoobiya

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha dalka Eriteriya Isaias Afwerki ayaa saaka booqasho ku tagay dalka Itoobiya halkaas oo uu ku joogi doonto booqasho shaqo oo qaadan doonta muddo Saddex maalmood ah. Markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Jimma Aba Jifar, waxaa ksoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed, iyada oo la geeyay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Addis Ababa. Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiirka Arimaha Dibada Cusmaan Saalax iyo La Taliyaha Madaxweynaha Yemane Ghebreab, sida uu sheegay Yemene Gebremeskel, Wasiirka Warfaafinta Eritrea. Madaxweynaha dalka Eriteriya Isaias Afwerki & Ra’iisul Wasaaraha itoobiya ayaa waxaa ay ka wada hadli doonaan sii xoojinta xiriirka labada dhinac iyo sidoo kale xoojinta iskaashiga gobolka. Ra’iisul Wasaare Dr Abiy Axmed ayaa  wuxuu booqasho tan la mid ah ku tagay Eritrea bishii August ee la soo dhaafay, iyada oo labada dal oo noqdeen kuwo xiriir dhow yeeshay. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Maxkamadda Ciidanka oo xukun adag ku riday labo nin oo dhaawac ah

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo lagu qabtay dagaal ka dhacay degmada Deeyniile. Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir  ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab gaar ahaan in ay ahaayeen Sarkaal iyo Darawalkiisa si gaar ah uga shaqeyn jiray deegnada Xiriirsan ee Balcad & Basro. Weerar ay ku qaadeen Fariisin ay Ciidamada Xoogga Dalka ku lahaayeen Cirifka ay degmada Deyniile kala wadaagto Basro ayaa labada Eedeysane lagu soo qabtay iyaga  oo dhawaac ah November Sanadkii tegay,sida lagu sheegay War Kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada. Hey’adaha Caafimaadka Dowladda ayaa isku howlay sidii ay u baxnaani lahaayeen Maadaama dhaawacyo ay gaareen, waxaana 11-kii March Sanadkan ay ku wareejiyeen Xafiiska Xeer Ilaalinta oo xilligaas codsaday in xabsiga dhexe loo taxaabo Xasan iyo Cumar, si’ay u soo dhameystiraan eedaha labada eedeysane Baaristooda. Xasan Cabdi Aadan Nuur ayaa ahaa madixii Maaliyadda degmada Balcad u qaabilsanaa  Alshaaab laakiin waxa uu ku qiray qiraalkiisa in ay caawinayeen koox iyaga ku tirsan oo uu weerarka ku qabsaday Doonka Cumar oo isaga wada Mooto u ahaa Xasan ayaa isna Maxkamadda ka hor sheegay in uu ahaa nin iskiis isaga xamaasho laakiin Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa labada Shaqsi kuwada Eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen weerar ay Alshabaab ku qaadeen Fariisin Ciidan November Sanadkii tegay. Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalab Sida ayaa Maxkamadda u sheegay in ay labada Eedeysane wada ahaayeen Gurmad laakiin ciidamada ay u geysteen dhaawac Naafeen ah. Qareennada u dooday labada Eedeysane ayaa iyagana Maxkamadda ka codsaday in loo Naxariisto maadaama labada eedeysane ay  u aheyd howlgalkii ugu horreeyay ee dagaal oo ay kawada qayb galeen isla markaan uu dhaawaca ka soo gaaray labadaba. Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida oo soo xiray fadhiga Maxkamadda ayaa Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir kuwada xukumay Xabsi daa’in sida uu u sheegay dhinacyada Dacwadda. Eedeysanayaasha ayaa heysta Fursad ay ku dalban karaa Rafcaan  muddo ku siman 30 cisho xukunka kadib..

Xubno katirsan Al Shabaab oo lagu qabtay dagaal ka dhacay Dayniile oo xukun lagu riday (Sawirro)

- Advertisement - Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku riday labo xubnood oo lagu helay in ay katirsanaayeen Al Shabaab ,kuwaa oo dhamaadka sanadkii hore lagu qabtay dagaal ka dhacay Duleedka Dayniile. Xasan Cabdi Aadan Nuur & Cumar Xuseen Abshir Jaabir ayaa maxkamada ciidamada qalabka sida ku heshay in ay katirsanaayeen Al Shabaab, waxa ayna Maxkamada sheegtay in Xasan ahaa sargaal katirsan Al Shabaab halka uu Cumarna darawal u ahaa. Labadan nin ee katirsanaa Al Shabaab ayaa xili habeen ah iyaga oo dhaawac ah laga soo qabtay duleedka degmada Dayniile kadib weerar ay kusoo qaadeen fariisimo ciidanka milatariga Soomaaliya halkaasi ku lahaayeen. Xeer Ilaalinta Maxkamada ayaa sheegay in Xasan Cabdi Aadan Nuur uu ahaa madixii Maaliyadda degmada Balcad u qaabilsanaa  Alshaaab, waxa ayna Maxkamada sheegtay in njinkan qirtay in uu caawiyay ragii weerarka ku qaaday Dayniile. Cumar oo isaga wada Mooto u ahaa Xasan ayaa isna Maxkamadda ka hor sheegay in uu ahaa nin iskiis isaga xamaasho laakiin Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa labada Shaqsi kuwada Eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen weerar ay Al shabaab ku qaadeen Dayniile. Muumin Xuseen Cabdullaahi ku xigeenka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalab Sida ayaa Maxkamadda u sheegay in ay labada Eedeysane wada ahaayeen Gurmad laakiin ciidamada ay u geysteen dhaawac Naafeen ah. Qareennada u dooday labada Eedeysane ayaa iyagana Maxkamadda ka codsaday in loo Naxariisto maadaama labada eedeysane ay  u aheyd howlgalkii ugu horreeyay ee dagaal oo ay kawada qayb galeen isla markaan uu dhaawaca ka soo gaaray labadaba. Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida oo soo xiray fadhiga Maxkamadda ayaa Xasan Cabdi Aadan Nuur iyo Cumar Xuseen Abshir Jaabir kuwada xukumay Xabsi daa’in sida uu u sheegay dhinacyada Dacwadda, waxa uuna cadeeyay in xukunkan racfaan ka qaadan karaan. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Must Read

Sudan to normalize ties with Israel, leave U.S. list of terrorism sponsors

U.S. President Donald Trump announced Friday that Sudan will start to normalize ties with Israel, making it the third Arab state to do so as part of U.S.-brokered deals in the run-up to the Nov. 3 election.

Sudan becomes third Arab state to set aside hostilities with Israel this year

By Matt Spetalnick, Steve Holland, Jeff Mason WASHINGTON (Reuters) – Israel and Sudan agreed on Friday to take steps to normalize relations in a deal brokered with the help of the United States, making Khartoum the third Arab government to set aside hostilities … Continued The post Sudan becomes third Arab state to set aside hostilities with Israel this year appeared first on WardheerNews .

‘Boogaloo Bois’ member charged in connection to shooting at Minneapolis police station

By David K. LiFriday October 23, 2020The Minneapolis Third Police Precinct is set on fire on May 28, 2020 during a third night of protests following the death of George Floyd.Carlos Gonzalez / Star Tribune via Getty Images Federal prosecutors charged a far-right extremist in connection with a shooting at a Minneapolis police station during protests sparked by George Floyd’s killing, authorities said Friday. Ivan Harrison Hunter, a 26-year-old apparent member of the “Boogaloo Bois,” was charged with one count of rioting after his arrest Wednesday in San Antonio, according to a statement by federal prosecutors based in Minneapolis. Ads By Google Protesters, calling for an end to police brutality and systemic racism, flooded the streets of Minneapolis and many other cities across America following the videotaped killing of Floyd on May 25. Federal agents say they have seen tape that allegedly shows Hunter firing “13 rounds from an AK-47 style semiautomatic rifle into the Minneapolis Police Department’s Third Precinct building” on the night of May 28, according to a statement by federal prosecutors. “At the time of the shooting there were other individuals believed to be looters still inside the building,” the statement said. “Law enforcement recovered from the scene discharged rifle casings consistent with an AK-47 style firearm.” Hunter’s association with the “Boogaloo Bois” was uncovered during an investigation of Steven Carrillo, a fellow “Boogaloo” member who has been charged with two murders in California, authorities said. Some of Hunter’s Facebook communications with Carrillo appear to have come in between two murders of law enforcement officers Carrillo has been charged with, allegedly a part of the group’s efforts to co-opt protests and kickstart a civil war, according to records released by law enforcement. Carrillo is accused of ambushing two Santa Cruz County Sheriff’s deputies on June 6, killing Sgt. Damon Gutzwiller, then scrawling the word “Boog” on the hood of a car in blood before he was detained. The law enforcement records show Hunter sent a message to Carrillo saying “Boog.” Carrillo simply responded “did,” followed by “in hide mode.” Carrillo has also been accused of the May 29 slaying of David Patrick Underwood, a member of the Homeland Security’s Federal Protective Service who was guarding a U.S. courthouse in Oakland. A person who answered the family’s phone in Boerne, Texas, declined comment. It wasn’t immediately clear on Friday if Hunter had retained a criminal defense lawyer.   advertisements   Igad issues alert over ageing tanker abandoned in the Red Sea – Nation Africa New Djibouti sea route to reduce shipping time between Turkey, Horn of Africa from 50 days to 10 – Daily Sabah Waddani party leader Abdirahman Irro tests positive for COVID19 – HOL Minnesota COVID survivor goes home after 208 days of hospitalization – WCCO Minneosta counts 20 more deaths from COVID-19 – HOL Tanzania hit by recent IS attack near Mozambique border – AFP Museveni meets Somalia’s First Lady – New Vision Students of color lead push for equity in Minnesota schools – MPR News The UAE’s Military Training-Focused Foreign Policy – CEIP 33 Indian workers held hostage by Somalia firm – The Print Let’s block ads! (Why?)

'Boogaloo Bois' member charged in connection to shooting at Minneapolis police station

Federal prosecutors charged a far-right extremist in connection with a shooting at a Minneapolis police station during protests sparked by George Floyd's killing, authorities said Friday.