Thursday, November 26, 2020

Belarus accuses UN of interference and promises to crack down on EU sanctions

The resolution of the UN Human Rights Council on a report on the situation in Belarus did not hold Minsk, which accused the institution of interference.

The Minsk government on Friday, September 18, qualified as a “dangerous precedent” for a proposal by the UN Human Rights Council on the situation in Belarus and accused the Geneva Council of interfering in its internal affairs.

On Friday, the Forum approved this resolution, proposed by the European Union, authorizing Michelle Bachelet, the UN High Commissioner for Human Rights, to closely monitor the situation in Belarus and to draw up a report with recommendations. at the end of the year.

>> To see: Svetlana Tikhanovskaia, head of the Belarusian opposition: “We want a new country”

The proposal, which Belarusian Foreign Minister Vladimir Makei describes as “completely artificial”, was adopted after a long day of debate at the Geneva Forum, which has 47 member states. The former Soviet republic is not one of them.

Makei also said that Belarus would retaliate if the European Union decided to impose further sanctions on Minsk, a response that would result in sanctions against representatives of European organizations as well as of member states.

>> To see: Belarus: the demonstrations against Lukashenko, a turning point for the country?

The Belarussian Minister also announced that these sanctions could affect the accreditations of members of international press organizations that allow them to operate in the territory.

With Reuters

Related Articles

VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe

Download Audio

Mahad Salaad: “Cumarow qoriga dabka ah ee Farmaajo kuu soo dhiibay adiga haku guban”

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Mudaneyaasha aqalka hoose ee Baarlamanka Somalia ayaa  ka jawaabay hadal maanta ka soo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish. Duqa magaalada Muqdisho ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiinta iyo musharaxiinta shirku uga socday Muqdisho ee maanta soo soo saaray War murtiyeedka Cumar Filish oo ka hadlayey kulan lagu taageerayey DF oo ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in dowladu tanaasul ka sameysay arrimaha doorashooyinka, ayna xaq u leedahay iney magacowdo guddiga doorashooyinka, isagoo xusay iney la dagaalami doonaan cidii isku dayda iney qalalaase abuurto, isagoo soo daliishadey aayad quraan ah. Mahad Salaad oo ka jawaabaya qoraalka Farmaajo ayaa bartiisa facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu uga jawaabayo hadalka Cumar Filish kaasoo sidan u qornaa:- Cumar Finish wuxuu yiri musharaxiinta meeshii lagu arko halagu dilo. Cumarow qoriga dabka ah ee Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen dhulka iska dhig adigu haku gubanine! Hadii dhago wax maqlaa kugu yaalaanna, dad dilow hakuu dambeeyo ee duqiyow xarunta dowlada hoose Gudoomiyaha aad ka tahay ee halka asbuuc korontadu ka dansantahay biilkeeda iska bixi! Mahad Salaad Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Previous article(Sawirro) Dowlad ka tirsan Yurub oo Somalia ka cafisey deyn gaareysa $306 Milyan oo dollar

Stay Connected

21,102FansLike
2,455FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Daawo: Cumar Filish oo ku baaqay in la dilo mucaaradka, una soo daliishaday aayado qur’aan ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Benaadir, Cumar Maxamuud  Maxamed (Filish) oo sidoo kale ah duqa caasimada, ayaa si adag uga hadlay shirka Musharaxiinta iyo dhaq-dhaqaaqyada ay maalmihii u dambeeyen ka wadeen Muqdisho. Guddoomiye Filish ayaa sheegay in aan marnaba lagu cabsi gelin karin qalalaase iyo falal ka dhan ah amniga, xili uu maanta hadal ka jeedinayay munaasibad lagu sheegay in looga tashanayo aayaha beelweynta Hawiye, oo ay soo abaabuleen Hawiyaha ku xiran dowladda. Waxa kale oo uu sheegay in aysan aheyn wax la aqbali karo ‘in loogu cago jugleeyo in Hawiye uu qori soo qaadan doono’, isagoona xusay inaysan sax aheyn midaas, maadama uu ku dooday in shaqsiyaad uu kamid yahay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo beeshaasi ka soo jeeda uu ka tirsan yahay dowladda Farmaajo. “Guddoomiyihii gobolka ahay, mas’uuliyada amaankuna aniga ayey isaaran tahay, anuu Hawiye sow ma ihi, ma duurka kamid?. Kuma dhacaan inay xasilooni daro abuuran ee kuwo soo diray ayey u muujinayaan inay shaqeeyen,” ayuu yiri Filish. Guddoomiyaha oo u muuqda mid si weyn uga carooday dhaq-dhaqaaqyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta ay isku beesha yihiin ka wadaan magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaridka laga soo dirtay dalal shisheeye, isla markaana ay fulinayaan qorshayaal lasoo waariday. Filish ayaa sidoo kale sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan hadey isku dayaan inay xasilooni daro amni abuuraan, isagoona ku baaqay in la dilo mucaaradka, wuxuuna dilkooda qiil uga dhigtay Aayado qur’aan ah oo jira Suratul Axzab. Aayadahaas ayaa ah: لَّئِن لَّمْ يَنتَهِ الْمُنَافِقُونَ وَالَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٌ وَالْمُرْجِفُونَ فِي الْمَدِينَةِ لَنُغْرِيَنَّكَ بِهِمْ ثُمَّ لَا يُجَاوِرُونَكَ فِيهَا إِلَّا قَلِيلًا (60) مَلْعُونِينَ أَيْنَمَا ثُقِفُوا أُخِذُوا وَقُتِّلُوا تَقْتِيلًا Hadalka Filish ayaa waxaa durba ka dhashay dhalleeceyn xoogan ayada oo baraha bulshada aad looga dhaliilay inuu ku baaqo dil. Hoos ka daawo Cumar Filish