Thursday, November 26, 2020

Askar ilaalo u ahayd guddoomiye oo lagu afduubtay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha waaxda Afraad ee deegaanka Garasbaaley ee Muqdisho, Maxamuud Xaashi Cali ayaa shaaca ka qaaday in qaar kamid ah ilaaladiisa lagu afduubtay deegaankaasi.

Guddoomiyaha oo u waramayey warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegay in labo askeri oo kamid ah ilaaladiisa ay afduubteen rag hubeysan, xili ay ku sugnaayeen meel u dhow xerada Asluubta ee waaxda Afaraad ee Garasbaaley.

Maxamuud Xaashi ayaa xusay in ragaasi ay wateen Gaari nooca raaxada ah, isla markaana ay xoog ku afduubteen labadaasi askeri ee ka tirsan ilaaladiisa, oo mid kamid ah uusan hubeysneyn.

Mar wax laga weydiiyay inay jirto cid uu ku tuhmayo falkaasi ayaa waxa uu yiri “Majirto cid aan dhihi karo iyaga ka dambeeyay, laamaha amniga ayaa baaris ku wada”.

“Niman baabuur watay oo dabley ah ayaa afduubtay. labada wiil ee ilaaladeyda kamid ahna midkood unba watay hub, wax shaqo oo ay hayeena majirin, aniga markaa shaqeynayo unbey ila shaqeeyan” ayuu sidoo kale yiri guddoomiyuhu.

Si dhab ah uma cada in afduubkan uu dabada ku hayo arrimo maamul, inkasta oo uu ka gedisan yahay afduubyadii hore uga dhici jiray dalka sanadihii ugu dambeeyay, kuwaasi oo dableydu ku qafaalan jirtay dad aan hubeysneyn, iyaga oo lacag madax furasho ah uga qaadan jiray.

Hoos ka dhageyso codka guddoomiyaha

This post first appeared on Caasimada Online. Read the https://www.caasimada.net/askar-ilaalo-u-ahayd-guddoomiye-oo-lagu-afduubtay-muqdisho/original article

Related Articles

CIA Officer Killed in Somalia Is 136th Known to Have Died Serving Spy Agency

ACIA officer has reportedly been killed in combat in Somalia. The officer, said to be a former Navy SEAL, died in recent days, according to the New York Times, which first reported the story and quoted current and former U.S. officials. The unnamed individual is the 136th CIA officer known to have been killed on […]

Dagaal culus oo ka dhacay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Itoobiya

Addis Ababa (Caasimada Online) – Garoonka diyaaradaha ee muhiimka ah ee ku yaalla magaalada Aksum ee waqooyiga Itoobiya ayaa isku bedelay goob dagaal, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan dowladda federaalka iyo maamulka Tigrayga. Millateriga dowladda Itoobiya ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta garoonkaasi, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo taabacsan millateriga Itoobiya, taasi oo keentay in ciidamada Tigrayga ay weerar ka geystaan garoonkaas. Xoogaga gaarka ah ee Tigrayga ayaa weerar aan kala joogsi laheyn ku hayay dhowrkii maalmood ee u dambeeyay garoonkaasi, iyagoo bur-bur xoog leh gaarsiiyay dhabaha ay ku ordaan diyaaradaha, sida ay baahisay warbaahinta dowladda. Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa baahisay sawiro u muuqda garoonka magaalada Aksum, kaasi oo uu ka muuqdo bur-bur xoogan, isla markaana laga dheehan karayo dhufeysyo laga sameeyay gudaha garoonka. Sidoo kale dowladda ayaa hore u baahisay inay gacanta ku dhigtay garoonkaasi, inkasta oo uu hoggaamiyaha Tigray, Debretsion Gebremichael oo 19-kii bishan la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters uu sheegay inay gacantooda ku jirto magaalada Aksum oo ku yaalo garoonku. Debretsion ayaa si cad u kala sheegin in garoonka uu ku jiro gacantooda iyo in kale, midaasi oo sarre u qaadeysa sheegashada dowladda federaalka Itoobiya oo soo bandhigtay sawirada bur-burka. Si kastaba, waxa xiligan adag in warbaahinta madax-banaan ay xaqiijiso sheegashada labada dhinac, maadama ay weli go’antahay isgaarsiinta gobolka oo uu ka socdo dagaal xoogan. Let’s block ads! (Why?)

Sarkaalkii CIA-da oo lagu Dilay Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan CIA-da ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dagaalka ka socda Soomaaliya. Sarkaalkaan oo la sheegay inuu ahaan jiray Navy SEAL ayaa dhintay maalmihii la soo dhaafay sida ay qortay jariidada New York Times oo markii ugu horeysay qortay sheekadan isla markaana soo xigatay saraakiil Mareykan ah oo hada iyo kuwii horeba. […]

Stay Connected

21,102FansLike
2,455FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

XOG: Madaxweyne Deni oo Baarlamanka kala hadlay Arrinta DP World

Madaxweyne Deni, oo maanta kulan guud la yeeshay Guddoonka iyo xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa ka dalbaday in aysan siyaasadayn Heshiiska Horumarinta dekedda Boosaaso ee Shirkadda DP World. Madaxweyne Siciid Deni, wuxuu mudanayaasha Golaha Wakiilada ku wargeliyay, in uu meel wanaagsan marayo wada-hadal u socda xukuumadda Puntland iyo Shirkadda DP World, kaas oo ku saabsan fulinta Heshiiskii dekedda Boosaaso. Sidoo kale, wuxuu Raja fiican ka muujiyay in laga gudbo caqabadaha hor-taagan Fulinta Heshiiska, islamarkaana Wada-hadalka u socda xukuumadda Puntland iyo DP World uu mira-dhalo, si loo bilaabo dhismaha iyo ballaarinta dekedda. Xildhibaannada ayuu sidoo kale ka codsaday, in aysan siyaasadayn Heshiiska DP World, oo sida uu tilmaamay u xanniban caqabado yar iyo Arrimo farsamo oo keliya, kuwaas oo dib laga xallin doono, si loo bilaabo Fulinta Heshiiska. Dhinaca kale, Xildhibaannada qaarkood ayaa muujiyay, in ay u riyaaqsan yihiin hadalka Madaxweynaha, halka qaar kalena ay muujiyeen, in aysan ku qanacsanayn jawaabtiisa ku aaddan Arrinta DP World. PUNTLAND POST Let’s block ads! (Why?)