Wednesday, October 28, 2020

Arsene Wenger Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Karta Horyaalka Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Tababarihii hore ee kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa sheegay in ayna kooxda Arsenal lahayn diciifnimo cad.

Arsene Wenger ayaa sidoo kale kooxdiisii hore u saadaaliyay ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Gunners ayaa sif iican ku bilaabatay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan iyaga oo badiyay 3 ka mid ah 4-tii kulan ee ay ciyaareen prmeier League.

Arsenal ayaa sidoo kale Quarter Final-ka Caraboa cup-ka la ciyaari doonta kooxda Man City.

Gunners ayaana doonaysa in ay ku guulaysato koobab kadib markii ay horay kor ugu qaaday FA Cup-ka iyo Community Shield tan ilaa markii uu Mikel Arteta yimid.

Kadib markii ay heshiis cusub ka saxiixdeen Pierre Emerick-Aubameyang sidoo kale 45 milyan oo euro kula soo wareegeen Thomas Partey dad badan ayaa wax weyn ka filaya Arsenal.

Tababaraha Halyeeyga u ah kooxda ee Wenger oo 22 sano kula guulaystay 3 horyaal ayaa sheegay in ay kooxda Mikel Arteta ku guulaysan karaan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

“Waxan u malaynayaa waxa ay leeyihiin ruux kooxeed oo fiican, waxana ay haystaan fursad ay si fiican ugu ciyaari karaan”ayuu Wenger yidhi.

“Waxa aan rumaysanahay in ay adagtahay in ay horumariyaan dhibicihii ay heleen xilli ciyaareedkii hore”.

“Laakiin waxa aan aaminsanahay in ay Arsenal ku guulaysan karto horyaalka premier League sababta oo ah ma lahan diciifnimo dhab ah”.

Sii Akhriso: Beesha Caalam-ka Oo Loogu Baaqay In La Gaadhay Wakhtigii La Aqoonsan Lahaa Somaliland.

Laacib.net

Related Articles

Arin lamid ah tii ka dhacday Galmudug oo laga soo sheegayo magaaalada Jowhar !!

- Advertisement - Magaalada Jowhar waxaa xalay looga dhawaaqay Xildhibaanada cusub ee kamid noqonaya Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabelle, Xildhibaanadan ayaana soo dooran doona xubno diyaarsan oo loo farmuuqay. Xildhibaanada cusub ee kamid noqday Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle  ayaa u badan kuwa aan ku imaan rabitaan dadka ay matalaan, waxaana inta badan la sheegay in Xildhibaanadan uu soo diyaariyay taliyaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin. Sida aan wararka ku helnay liiska Xildhibaanada waxaa laga reebay xubno badan oo taageero ka heestay dadka leh kursiga gaar ahaan Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Hirshabelle. Xubnaha qaarkood laga reebay in ay kamid noqdaan Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa la sheegay in loo beegsaday in ay taageerayaal uhaayeen Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Kheyre oo hada ah musharaxa Wadna xanuunka ku riday Villa Soomaaliya. Dhalinyaro badan ayaa loo beegsaday kaliya in ay aragti ahaan taageersan yihiin Xasan Cali Kheyre , waxaana xubnaha la xulay ee kamid noqday Baarlamaanka Hirshabelle u badan yihiin taageerayaasha Villa Soomaaliya iyo dad u shaqeeya Fahad Yaasiin. Waxa ayna arintan layaab ku noqotay dhalinyarada la beegsaday iyo sidoo kale odayaashii soo xulayay Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle kuwaa oo meel la iska dhigay liiska xubno ay gudbiyeen lana soo magacaabay kuwa kale aysan ogeyn. Baarlamaankii labaad ee Galmudug ayaa markii lasoo dhisyay dhalinyaro badan oo raadinayay Xildhibaanimo loo beegsaday in ay xubno ka yihiin kooxdii Damul Jadiid ama xilal kasoo qabteen kana soo shaqeeyeen dowladii Xasan Sheekh . Siyaasadan ay bilaabeen kooxda Nabad iyo Nolol ayaa laga cabsi qabaa in mustaqblka saameyn badan ku yeelato kooxdan marka talada lagala wareego loo beegsado sidii iyagu u beegsan jireen dadka siyaasad ahaan kasoo horjeeda. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo dalka dib ugu soo laabtay

Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii bihii lasoo dhaafay uu safaro kala duwan ugu maqnaa dalka dibadiisa. Wafdiga uu horkacayo Sheekh Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran, Xildhibaano iyo xubno kale. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo bilihii la soo dhaafay ka hadlin siyaasada dalka ayaa munaasabad lagu soo dhoweynayo waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho isagoo halkaas qudbad ka jeedin doona. Facebook Twitter WhatsApp Linkedin LINE Previous articleMusharax Madaxweyne Daahir Geelle oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku joogay dalka Turkiga

Sawirro: Dibad-baxyo ka dhan ah gefkii Islaamka ee Macron oo ka dhacay Soomaaliya

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Boqolaal shacab ah oo maanta isugu soo baxay meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya, sida magaalooyinka Muqdsho iyo Gaalkacyo ayaa dhigay dibad-baxyo ka dhan ah madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron. Dadka dhigayey dibad-baxyada ayaa isugu jiray culuma-udiin, arday, waxgarad & qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas kasoo horjeeday madaxweynaha Faransiiska. Dibad-baxayaasha […] The post Sawirro: Dibad-baxyo ka dhan ah gefkii Islaamka ee Macron oo ka dhacay Soomaaliya first appeared on Caasimada Online.

Stay Connected

20,932FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo goordhaw kusoo laabtay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hada ah Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran. Garoonka diyaaradaha waxaa Sheekh Shariif kusoo dhaweeyay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo xubno kamid ah madasha Xisbiyada Qaran uu Hogaamiyo. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh […] The post Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo goordhaw kusoo laabtay magaalada Muqdisho appeared first on Allbanaadir.com.

Karim Benzema Oo Rikoodh Gaar Ah Kula Jaaray Lionel Messi & Cristiano Ronaldo.

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa kooxdiisa ka badbaadiyay guuldaro ka soo gaadha kooxda Borussia Mönchengladbach kulan ka tirsanaa champions League. Karim Benzema ayaa kooxdiisa u dhaliyay goolka furitaanka xilli kooxda rer Germany 2/0 ku hogaaminaysay ciyaarta ilaa daqiiqadii 85-aad ee qaybta dambe ee ciyaarta. Goolkaas ayaa Karim Benzema ayaa ka caawiyay in uu Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kula biiro rikoodh khaas ah oo tartanka champions League. Karim Benzema ayaa dhaliyay goolkiisii 30-aad ee tartanka champions League isaga oo noqday xiddigii 4-aad ee rikoodhkaas gaadha kadib xiddigaha Raul, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Sidoo kale Karim Benzema ayaa noqday xiddigii 3-aad ee champions League gool ka dhaliya 16 xilli ciyaareed oo xidhiidh ah Kadib Lionel Messi iyo Ryan Giggs.