Saturday, October 24, 2020

Alshabab oo shaacisay Magaca Sarkaal ay toogasho ku dishay Magaalada Muqdisho

Alshabaab ayaa shaaisay in weerar qorsheyan ay maleeshiyadeeda ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada degaanka Dowlada Hoose ee Muqdisho.

Sarkaalkan oo shalay galabtii la sheegay in lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ka tirsanaa cidamada canshuuraha ee Minishiibiyada, waxayna Alshabaab Alshabaab ku sheegtay Cabdi Macow Kulmiye, waxaana gooba ka baxsaday dableydii dilkiisa geysaay.

Ad

Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu ciidamadaa Canshuurta ka ururiya goobaha ganacsiga Suuqa weyn ee Bakaaraha, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir.

Alshabaab ayaa sii wada dilalka qorsheysan ee ay ka fuliyaan Muqdisho iyo magaalooyinka kale xilli ay sii kordhiyeen miinooyinka la hago ee lala beegsado gadiidka ciidamada.

Warar Xul ah

Related Articles

Ethiopia: Prime Minister’s Office Full Statement About GERD

The Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) is an affirmation of Ethiopia’s commitment for equitable and reasonable utilization of the Abbay River. Ethiopia’s aspiration and commitment...

Ethiopia Summons U.S. Ambassador, Comments On GERD

Addis Ababa, October 24, 2020 –Ethiopia’s Foreign Minister Gedu Andargachew summoned today the U.S. Ambassador Mike Raynor to seek clarifications on President Donald Trump’s...

Ra’iisul Wasaare Rooble “Waa In Xilalka Aad La Wareegtaan Si Looga Faa’iideysto Waqtiga Haray”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee maanta la dhaariyay. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa shaqooyinka horyaala Golaha Wasiirrada iyo xoojinta wada shaqaynta dhexdooda ah, si loogu guuleysto ka miro dhalinta qorshaha xukumadda ee ku salaysan ku u adeeggidda bulshadda iyo sareysta sharciga . Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Golaha Xukuumadda in si dhaqso ah ay shaqooyinkooda u guda galaan, xilalkana ula wareegaan, si looga faa’iideysto waqtiga haray, loona fuliyo qodobadii ku jiray barnaamijka Xukuumadda ee baarlamaanku ansixiyey. “Waxaa Alle mahadii ah inaan yeelanay kulankii ugu horeeyey kadib markii maanta la dhaariyay golaha cusub, waxaana idinka rajeynayaa inaad xilalka si deg deg ah ula wareegtaan, si looga faa’iideysto waqtiga haray”.ayuu yiri Raysal Wasare Maxamed Xuseen. Daawo Wasiirka Ku Xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo faah faahiyay kulankii Golaha Goobjoog News

Stay Connected

20,901FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Pep Guardiola Oo Xaqiijiyay Xiddig Ka Dhaawacmay Kooxdiisa Kulankii West Ham.

Tabababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa xaqiijiyay dhaawac soo gaadhay xiddiga weerarka uga ciyaara kooxdiisa ee Sergio Aguero kulankii ay kooxdiisu bar-baraha la gashay kooxda West Ham. Guardiola ayaa xaqiijiyay in uu dhaawac Muruqa ah soo gaadhay xiddigiisa Sergio Aguero intii uu socday kulankii ay City bar-baraha la gashay West Ham. Warkan ayaa a mid u xun kooxda Man City marka loo eego in uu Aguero xiddig laf dhabar ah u yahay kooxda uu hogaamiyo tababare Pep Guardiola. Dhaawaca Aguero ayaa imanaya kadib markii uu xiddigu dhawaan ka soo kacay dhaawac uu muddo dheer ugaga maqnaa kooxda Man City.

Ethiopia blasts Trump remark that Egypt will 'blow up' dam

Ethiopia on Saturday denounced “belligerent threats” over the huge dam it has nearly completed on the Blue Nile River, a day after U.S. President Donald Trump said downstream Egypt will “blow up” the project it has called an existential threat.