Wednesday, October 28, 2020

Alshabaab oo Canshuur 13 Milyan Dollar ah ku urursatay 9 Bilood iyo Banki caan ah oo.. (Warbixin Q/Midoobay)

Guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xayiraadda hubka ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in Alshabaab ay dahqaale badan ka sameyso gudaha Soomaaliya, iyadoo adeegsata Bankiyada gudaha, isla markaan gaaray heer ay iibsato dhul, ayna hanti fara badan ku hesho canshur ay ururiso.

Warbixinta Guddiga Q/Midoobay oo uu helay Wargeyska caanka ah ee New York Times ayaa ka qoray qormo ku saabsan warbixinta Guddig oo lagu sheegay in Al-Shabaab ay awood u leeyihiin adeegsiga lacagta taleefoonada lagu diro EVC, isticmaalka bangiyada siiba Salam Somali Bank, ayna maalgashadaan Guryaha waaweyn iyo dhulka.

Ad

Xogtan laga helay khubarada golaha loo dhan yahay ayaa waxaa sidoo kale ay tibaaxaysaa in Al-shabaab ay canshuurta ay ka qaadaan Muqdisho iyo meelo kamid ah koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ay bar bar socota Zakawaad ay ka uruuriyaan dadka.

Warbixinta ayaa sheegtay in Decembar 2019 ilaa Ogost 2020 ay Alshabaab ururiyeen lacag gaareysa 13 Milyan oo Dollar, waxaana ka mida 2.4 Milyan oo dollar oo laga ururiyey isbaarooyinka u yaalla Jubbooyika, halka 5.8 Milyan oo Doolar ay Alshabaab ka qaadeen Ganacsatada iyo dekadda magaalada Kismaayo.

Laba Xisaab (Account) oo Alshabaab leeyihiin ayuu Guddiga Q/Midoobay sheegay in lacag gaareysa 3 Milyan oo Doolalr ay ku shubeen ganacsatada Bagaashka, shirkadaha Maraakiibta leh iyo kuwa Gaadiidka soo dejiya.

Guddiga Q/Midoobay ayaa Warbixintooda ku sheegay lacgao fara badan oo lagu kala wareejiyey Bankiga Salaad, kuwaasoo ka abdan 10,000 Doollarm taasoo ah xadka la rabo in faahfaahin laga bixiyo, isla markaana 24 saac gudahood laba accoun loo wareejiyay lacag dhan 322,000 Doolar.

JAWAABTA SALAAM BANK

Afhayeenka salaam Bank ayaa Wargeyska New York Times u sheegay inuu bankigu tallaabada ku haboon ka qaado tiro Akoonada la furto ah ee sameeya dhaqdhaqaaqyada laga shakiyo. Wuxuuna caddeeyay inay lasoo xiriireen Guddiga Q/Midoobay, balse aysan helin faahfaahin Akoonada la sheegay, sidaas darteedna aysan awoodin in tallaabo laga qaado iyo in kale.

JAWAABTA DOWLADDA

Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa qirtay in Alshabaab ay si weyn u adeegsadaan hay’adaha Maaliyadda gudaha. Wuxuu intaas ku dtay inay la kulmaan Bankiyafa una sheegaan halista ka imaan karta arrintaasi.

Alshabaab ayuu ku tilmaamay inay yihiin koox Maafiya ah oo mar kasa oo akoono laga xiro ay furanayaan kuwo kale si ay lacagaha isugu gudbiyaan, ayna yihiin dad maskax badan oo xariifiin ah.

WARBIXINTA HALKAN KA AKHRISO

Warar Xul ah

Related Articles

SAWIRRO: Rooble Oo Amaanay Ex Wasiiradii Isloow & Sabriye

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga. Eng. Rooble ayaa ku ammaanay Wasiirradii hore ee xilka wareejiyey howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay xafiiska joogeen, isagoo tilmaamay in labadani wasaarradood ay kamid yihiin lafdhabarka dowladda, loogana fadhiyo wasiirrada cusub ee xilalka la wareegay waajibaadkooda in ay u gutaan si caddaalad ah. “Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga waxay dalkaan u leeyihiin muhiimad weyn, waana halbowlaha wasaaradaha, si kaalintaas looga faa’iideysto waa in la dardargeliyaa shaqooyinka idin horyaala”. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirrada xilka la wareegay in dalkooda ay ugu shaqeeya si daacaad ah, maadaama wasaaradaha ay la wareegeen muhiim u yihiin dowladnimada, gaar ahaan Amniga, Federaaleynta iyo dib-u-heshiisiinta. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Gen. Mukhtaar Xasan Afrax, halka Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Mudane Xasan Xundumeey Jimcaale. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha, iyo Amniga ee XF Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA)... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga. Eng. Rooble ayaa ku ammaanay Wasiirradii hore ee xilka wareejiyey howlkarnimadii ay muujiyeen mudadii ay xafiiska joogeen, isagoo tilmaamay in labadani wasaarradood ay kamid yihiin lafdhabarka dowladda, loogana fadhiyo wasiirrada cusub ee xilalka la wareegay waajibaadkooda in ay u gutaan si caddaalad ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasiirrada xilka la wareegay in dalkooda ay ugu shaqeeya si daacaad ah, maadaama wasaaradaha ay la wareegeen muhiim u yihiin dowladnimada, gaar ahaan Amniga, Federaaleynta iyo dib-u-heshiisiinta. Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Gen. Mukhtaar Xasan Afrax, halka Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Isloow xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub Mudane Xasan Xundumeey Jimcaale.

Stay Connected

20,933FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay arrimo maalmahan ka taagnaa Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynahii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay falalka maalmahii ugu dambeeyay aadka looga hadal hayay magaalada Muqdisho, kaas oo ku saabsanaa caruurta la xado. Toddobaadyadii ayaa Muqdisho waxaa aad looga hadal hayay kufsiga iyo caruurta oo la xado, taasoo walaac weyn ku abuurtay waalidiinta, waxaana waddanka uu ku […] The post Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay arrimo maalmahan ka taagnaa Muqdisho first appeared on Caasimada Online.

Banaan baxyo looga soo horjeedo Gefka Faransiiska oo ka dhacay Muqdisho (Daawo Muuqaal)

https://www.youtube.com/watch?v=9cYPI58Jjzs&feature=youtu.be&fbclid=IwAR2Que1msNqBvEpHipEFHK8jkBx2r_EsZ21ium3M8oVDNqSV1WxnUUwWLJo