Sunday, October 25, 2020

Al-shabaab oo sheegtay dilka marxuum Siciid Maradona

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa markii u horraysay war ka soo saaray dil habeen ka hor ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Dilka waxa loo gaystay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray, Siciid Jaamac Maxamed (Siciid Maradona), islamarkaana ahaa Taksiile isaga shaqeeya magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo.

Al-shabaab ayaa sheegtay dilka marxuumkaas, oo ay ku eedeeyeen in uu ka tirsanaa hay’adda Sirdoonka u qaabilsan Dowladda Puntland.

Sidoo kale, Al-shabaab waxay ku andacootay in marxuum Siciid Maradona uu gacan ka gaystay hawlgal Raaf ah oo Ciidanka Puntland ku sameeyeen dad leh astaamo diimeed, kuwaas Gaalkacyo lagu qabtay.

PUNTLAND POST

Let’s block ads! (Why?)

Related Articles

Dr A. Osman Caseyr ”Aqoonyahanadda Beeraha waxaa saaran waajib ah in ay la yimaadaan horumarinta Beeraha…”

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Barnaamijka Arimaha Degaanka oo aan ku wareysano aqoonyahanadda beeraha si loo horumariyo ayaa manta wax mart noon ah Cabdullahi Cosmaan Caseyn oo sanadkii 1988 ka qalinjabiyey kulliyadii jaamacadda Beeraha oo hadda ku sugar magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu yiri ”Aqoonyahanadda Beeraha waxaa saaran waajib ah in ay la yimaadaan horumarinta Beeraha…”. Wasa inom soo wareysatay oo marwalkbo wareysato aqoonyahada beerha Ikram Cali Kaar. [embedded content] Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleMadaxweyne Deni oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland+Sawirro

Antoine Griezmann Oo Tallo Laga Siiyay Mustaqbalkiisa Barcelona.

Halyeeyga reer France ee Bixente Lizarazu ayaa xiddiga kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann kula taliyay in uu isaga tago kooxda Barcelona kadib markii uu qaab ciyaareedkiisu si weyn hoos ugu dhacaytan ilaa markii uu Ronald Koeman noqday tababaraha Barcelona. Ronald Koeman ayaa adduunka ka yaabiyay kadib markii uu kaydka dhigay xiddiga Antoine Griezmann kulankii El Clasico booskiisana ku bilaabay da’yarka Pedri. Bixente Lizarazu ayaa sheegay in uuna Antoine Griezmann qaab fiican ku soo bandhigi doonin kooxda Barcelona sabab la xidhiidha in uuna ka ciyaarayn booskiisa saxda ah. Isaga oo la hadlaya wargayska MARCA ayuu yidhi”Antoine Griezmann waa xiddig cajiib ah, waliba si fiican ayuu ugu ciyaaraa xulka qaranka France laakiin si fiican uguma ciyaari Barcelona waa dhibaato weyn”. “Waxa uu tagay Barcelona si uu uga garab ciyaaro Messi laakiin wax xidhiidh fiican oo kubadeed kama dhexayso labadooda arintaasna kuma aragno garoonka dhexdiisa”. “Antoine Griezmann waa in uu isaga tago kooxda sababta oo ah Barcelona kama helayo booskiisa saxda ah”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Shaxda rasmiga ah kulanka adag Kooxaha Arsenal iyo Leicester City ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(London) 25 Okt 2020.Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhaweyn doonto naadiga Leicester City si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Leicester City ee horyaalka Premier League dalka England. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Arsenal XI: Leicester City XI: Gool FM.

Stay Connected

20,915FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Leicester: Partey Oo Ku Bilowday Shaxda Gunners & Willian Oo Seegay Kulanka

Tababaraha Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor imana doono kooxda Leicester City kulan ka tirsan horyaalka premier League. Tababare Mikel Arteta ayaa markii ugu horaysay prmeier League ku bilaabay shaxdiisa xiddigiisa cusub ee Thomas Partey. Laakiin waxa kulanka gabi ahaan seegay xiddiga Willian waxana booskiisa ka ciyaaraya xiddiga Saka isaga oo weerarka la hogaaminaya xiddigaha Lacazette & Aubameyang. Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka: Arsenal: Leno, Luiz, Gabriel, Tierney, Bellerin, Xhaka, Partey, Ceballos, Saka, Lacazette, Aubameyang. Kaydka: Runarsson, Mustafi, Maitland-Niles, Elneny, Willock, Pepe, Nketiah. Leicester City: Schmeichel, Fofana, Evans, Fuchs, Castagne, Mendy, Praet, Justin, Tielemans, Barnes, Maddison. Kaydka: Ward, Morgan, Under, Choudhury, Albrighton, Iheanacho, Vardy.

Eritrea: Israel Expected to deport 20,000 Eritrean asylums

Establishment of ties is expected to change policy, despite international refugee convention mandating that asylum applications be examined on case-by-case basis The planned normalization of...