Wednesday, October 21, 2020

Al Shabaab oo qabatay Diyaarad Drone ah kusoo dhacday Deegaan ay maamulaan (Sawirro)

– Advertisement –

Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigtay diyaarad nuuca Drone-ka loo yaqaan ee wax basaas,a taas oo kusoo dhacday deegaan gacanta ku hayaan Al Shabaab oo kuyaala duleedka magaalada Kismaayo.

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaana la wareegay diyaaradan yar ee kusoo dhacday deegaanka ay maamulaan, waxaana diyaaradan ku xirnaa kaamirooyin kuwa wax lagu basaaso ah.

Sida aan wararka ku helnay diyaaradan ayaa waxaa isticmaali jiray ciidamada Mareykanka ee ku sugan magaalada Kismaayo, waxaana diyaaradan yar iyo qalabkii ku xirnaa goob aan la aqoon u qaatay kooxda Al Shabaab.

Al Shabaab ayaa sidan oo kale marar badan gacanta ku dhigtay diyaarado nuuca wax lagu basaaso ah oo kusoo dhacay deegaano ay maamulaan, waxaana diyaaradahan muuqaalo iyo sawirro ka duubaan deegaano Al Shabaab joogaan oo bartilmaameed ah.

– Advertisement –

Related Articles

Beesha Hawiye oo Farriin Culus u dirtay Madaxweyne Farmaajo, soona bandhigtay sababta Xariga Taliyaha Danab

Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Dhalinyaradda Beesha Hawiye ayaa war kasoo sartay taliyaha guutada 16aad ee ciidamada Danab Ismaaciil C/maalik Maalik oo u xiran madaxweynaha Soomaaliya. War-saxaafadeed laga soo saaray kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in si sharci darro ah lagu hayo muddo ka badan 42 maalmood oo ka badan inta sarkaal ciidan xabsi lagu heyn karo, isla markaana waxaa looga dalbaday Madaxweyne Farmaajo inuu xoriyadiisa si degdeg ugu soo celiyo Gaashaanle Ismaaciil C/maalik. Ad Qoraalka ayaa lagu sheegay in taliyaha ciidamada xooga dalka uu cadaadis shaqsi ah ku hayo taliyaha Danab, isla amrkaana amray in loo wareejiyo xabsiga Dhexe oo halis ku ah noloshiisa, waxayna sababaha loo xiray ku sheegeenen: 1- Inuu qaraabo iyo saaxiib la yahay Ra’iisal wasaariihii hore Xasan Cali Kheyre. 2- In Saraakiil heyb ahaan xilka looga qaaday, laguna bedelayo kuwo kale oo qaraabo la ah Madaxweyne Farmaajo. 3- In la doonayo in Debi loo sameeyo Taliyaha Danab si maxkamad loo geeyo, looguna qanciyo Mareykanka. Odayaasha beelaha ayaa sheegay inay muddo afar jeer ah arrintan kala hadleen Madaxweyne Farmaajo, balse aanu waxba ka qaaban ballanqaadyadii uu sameeyay, waxayna ug baaqeen inuu xoriyadiisa dib ugu soo celiyo Taliye Ismacil C/maalik, lagana waantoobo qorshaha sumcadda looga dilayo, looguna sameynayo denbi aan jirin. “Haddii aan jawaab degdeg laga helin Madaxweynaha wixii dhibaato ah ee ka yimaada, waxaa qaadaya madaxweyne Farmaajo..” ayaa lagu soo gabagabeeyay war-saxaafadeedka kaso baxay Beesha Hawiye. Warar Xul ah

Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM oo soo gabo gabeeyay socdaal uu ku tegay xarumo dhowr ah “SAWIRRO”

AMISOM ayaa sheegtay in Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Jeneraal Richard Otto uu soo gabagabeeyay socdaal uu ku tagay furimaha hore ee lagula dagaalamayo kooxda argagaxisada ee Al-Shabaab. Socdaalkan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelidda iyo in la qiimeeyo horumarku ciidanka ka sameeyeen dagaalka Shabaab ka dhanka ah ayaa waxaa Taliyaha ku weheliyay saraakiil sare sare oo ka tirsan howlgalka AMISOM . Taliyaha ayaa si gaar ah u booqday goobaha ay gacanta ku hayaan ciidanka Uganda ee uu xakumo. Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM waxay ka howl galaan Gobolada Banaadir, ,Shabeelaha Hoose iyo Jubbada dhexe. Ciidanka ayaa qeyb weyn ka qaata sugidda amaanka waddooyinka sahayda muhiimka u ah iyo ilaalinta dadka shacabka ah. Taliyaha ayaa la kulmay saraakiisha joogta goobaha ay ka mid yihiin Carbiska,Ceeljaale, Balidoogle iyo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha ciidanka Uganda ee AMISOM Jeneraal Richard Otto ayaa sheegay in uu ku faraxay diyaar ahaanshaha iyo firfircoonida ciidanka, isagoo sheegay in ay sii wadayaan daciifinta ama wiiqidda awooda cadwgu ku dagaali karo W/D: Maxamed Maxamuud Dhoore (Lonodn)

Stay Connected

20,886FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Duubabka dhaqanka Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyay Jowhar

Muqdisho (SONNA)-Magaalada Jowhar ee Gobalka Sheekh Dhexe waxaa gaaray qaar ka mid ah duubabka dhaqanka Hirshabeelle kuwaaso ka qeyb qaadanaya soo xulista Baarlamnka labaad ee Maamulka Hirshabeelle, waxaana hogaaminayay Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi, iyadoo garoonka Jowhar ay ku soo dhaweeyeen Xilibaanno, Wasiiro iyo guddiga farsamo soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle. Guddoomiyaha guddiga Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay inay soo dhameestirmaan duubabka dhaqanka Hirshabeelle. Wabar Maxamed Wabar Axmed Wabar Cabdi oo dhankiisa hadalka qaatay ayaa been abuur ku tilmaamay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kaaso lagu sheegay inuu ka soo horjeedo dhismaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo markale doorashadiisa ka dhaceyso magaalada Jowhar.

Madaxweyne lafta gareen Oo Shakhsi Caan Ah Xil umagacaabay (Digreetada)

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa maanta Magacaabis sameeyey. Waxa Lafta gareen uu Taliyaha Howlgelinta ciidanka Daraawiishta KGS umagacaabay Aadan Xareed Cumar. Shakhsiga la magacaabay ayaa Caan ka ah Deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp