Tuesday, October 27, 2020

Aabaha Dhalay Thomas Partey Oo Kashifay In Uu Wiilkiisa Ku Qanciyay In Uu Iska Diido Chelsea Kuna Biiro Arsenal & Sababta Oo Uu Sharaxay

Aabaha Thomas Partey ayaa xiddiga kula taliyay in uu ku biiro kooxda Arsenal kana caawiyo u soo bixista champions League iskana diido kooxda chelsea oo doonaysay saxiixiisa.

Xiddiga khadka dehxe ee Thomas Partey ayaa maalintii ugu dambaysay suuqa kala iibsiga 45 milyan oo euro ugu biiray kooxda Arsenal.

Kadib bilo Arsenal lala xidhiidhinayay xiddiga 27 jirka ah Gunners ayaa bixisay lacagtii lagu bur-burinayay heshiiskiisa Atletico Madrid.

Chelsea ayaa ka mid ahayd kooxo lala xidhiidhinayay saxiixa xiddiga khadka dhexe iyaga oo u doonayay badalka Declan Rice.

Aabaha dhalay Partey ee Jacob ayaa xaqiijiyay in ay chelsea doonaysay saxiixiisa.

“Run ahaantii wax niyad ah umaanu hayn wax kale sababta oo ah waxa aan doonaynay in ay kooxo waaweyn u yimaadaan Partey”ayuu Jacob u sheegay Joy Online.

“Waxa jiray kooxo kale oo doonayay saxiixisa oo ay ka mid tahay chelsea”.

“Waxa uu doonayay in uu ku biiro koox xilli ciyaareedkan ka ciyaaraysa champions League laakiin aniga ayaa u sheegay in uu ku biiro koox uu isagu u soo saaro champions League”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Laacib.net

Related Articles

Dayot Upamecano Oo La Sheegay In Uu Noqon Karo Virgil Van Dijk Oo Kale Hadii Uu Hal Wax Ku Daro Qaab Ciyaareedkiisa.

Tababaraha Kooxda RB Leipzig ee Julian Nagelsmann ayaa sheegay in uu daafaca kooxdiisa ee Dayot Upamecano gaadhi karo heerka daafaca Liverpool ee Virgil Van Dijk. Upamecano oo 21 jir ah ayaa aad loogu qiimeeyaa daafaca ugu fiican ee da’yarka ah ee ka ciyaara yurub isaga oo qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigay kooxdiisa sanadihii ugu dambeeyay. Kooxaha Premier League ee Man United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay isha ku hayaan saxiixa xiddiga lagu qiimeeyo 55 milyan. Nagelsmann ayaana sheegay in uu daafaca kooxdiisu gaadhi karo heerka Van Dijk hadii uu goolal ku daro ciyaartiisa. “Waan wada ognahay in uu Upamecano daafac cajiib ah mid ka mid ah xiddigaha ugu fiican booskiisa yurub”ayuu yidhi. “Waxa uu kaliya kaga hooseeyo Van Dijk ayaa ah in uu 6 gool oo kaliya dhaliyay sanadihii ugu dambeeyay”. “Marka uu goolal ku daro ciyaartiisa wuu ka sii fiicnaan doonaa sida uu haatan yahay”.

Difaaca Rasuulka صلى الله عليه وسلم. Qormaddii 1aad.

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Hadduu Rabbi ka raali noqdo waxaan qormooyin ka diyaarin doonnaa dhiganaha aan gacanta ku hayo oo magaciisu yahay “Xuquuqda uu Nabigu صلى الله عليه وسلم ku leeyahay umaddiisa, iyadoo laga eegayo fahamka Kitaabka iyo Sunnadda – حقوق النبي صلي الله عليه وسلم علي امته في ضوء الكتاب والسنه” Culimaddu waxay yidhaahdaan, Nabiga Muxammed صلى الله عليه وسلم toddoba goor baa Qur’aanka lagu ammaanay ti soos ah oo aan dadbannayn. Toddobadii waa kuwan: 1. في ذِكْره فقال عز من قائل: (وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ)2. في خُلُقه فقال سبحانه: (وَإِنَّكَ لَعَلى خُلُقٍ عَظِيمٍ)3. في عقله فقال سبحانه: (مَا ضَلَّ صَاحِبُكُمْ وَمَا غَوَى)4. في صِدْقه فقال سبحانه: (وَمَا يَنطِقُ عَنِ الْهَوَى)5. في بصَرِه فقال سبحانه: (مَا زَاغَ الْبَصَرُ وَمَا طَغَى)6. في حِلْمِه فقال سبحانه: (بِالْمُؤْمِنِينَ رَؤُوفٌ رَّحِيمٌ)7. في عِلْمِه فقال سبحانه: (عَلَّمَهُ شَدِيدُ الْقُوَى) Rabbi intuu uumay oo heerkaas iyo intaas oo jeer la ammaanay Qur’aanka, Toowraad, Injiil iyo Sabuur lagama soo helayo oo aan ka ahayn Xabiibu Allaah Muxammed Ibnu Cabdillaah صلى الله عليه وسلم. Sidoo kale, Jacaylka uu Eebbe u qabo Nabi Muxammed صلى الله عليه وسلم waxaa inoo muujinaya in Qur’aanka aan magaciisa oo mutaxan lagu sheegin, ee mar walba la raaciyo wakiilashadii uu Rabbi u wakiishay koonka, Qaar ka midda diggeyaasha Alle soo diray waa lagu xusay magacooda si toos ah, waa kuwan qaar magacooda oo toossa la tilmaamay: 1. إن الله اصطفى آدم ونوحاً2. وإلى عاد أخاهم هوداً3. وإسماعيل وإدريس وذا الكفل4. وإلى مدين أخاهم شعيباً Nabi Muxammedse صلى الله عليه وسلم, waxaa soo degay 4tan Aayaddood oo magaciisu Alle ku ladhay Nabinimmo iyo inuu yahay kii ugu dambeeyay oo Rabbi soo diro. – في سورة آل عمران، قال تعالى: ومَا مُحَمَّدٌ إِلَّا رَسُولٌ قَدْ خَلَتْ مِنْ قَبْلِهِ الرُّسُلُ– في سورة الأحزاب، قال تعالى: مَا كَانَ مُحَمَّدٌ أَبَا أَحَدٍ مِنْ رِجَالِكُمْ وَلَكِنْ رَسُولَ اللَّهِ وَخَاتَمَ النَّبِيِّينَ– وفي سورة الفتح، قال تعالى: (مُحَمَّدٌ رَسُولُ اللَّهِ وَالَّذِينَ مَعَهُ أَشِدَّاءُ عَلَى الْكُفَّارِ رُحَمَاءُ بَيْنَهُمْ– وفي سورة محمد، قال تعالى: (وَالَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَآمَنُوا بِمَا نُزِّلَ عَلَى مُحَمَّدٍ وَهُوَ الْحَقُّ. Nabbi Muxammed iyo Jacaylka nala doonnayo inaan la nimaadno la soco Jimcadda haduu Rabbi idmo. Jasaakumullaahu khayran. Birmingham. United KingdomMohammed Ibrahim Awed Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleCulimada Soomaalida: “In Nabiga sharaftiisa wax laga sheego waa duullaan cad oo lagu soo qaaday diinta Islaamka”

Q/Midoobay oo War kulul ka soo saartay shaqaale maanta lagu dilay Muqdisho

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp - Advertisement - Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka dhallaanka ee UNICEF ayaa cambaareysay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Qoraal uu soo saaray madaxa UNICEF ee Soomaaliya Jesper Moller ayaa lagu sheegay in UNICEF ay ka argagaxday falka lagu dilay labo xubnood oo ka mid ah shaqaalaha talaalka kuwaasoo shaqo ku jiray. “Shaqaalahan geesiyiinta waxay naftooda halis u galiyeen in adeega caafimaadka oo ay aadka ugu baahan yihiin gaarsiiyaan caruurta nugul” ayaa lagu yiri qoraalka. UNICEF waxay tacsi u dirtay qoyska iyo ehelka ay ka baxeen shaqaalaha gargaarka ee la dilay, iyadoo intaas ku dartay iney la qeybsaneyso murugada iyo tiiraanyada. “Weerarada ka dhanka  ah  shaqaalaha gargaarka waxay xad gudub ku yihiin sharciyada caalamiga” ayaa lagu yiri qoraalka Qoraalka waxaa lagu sheegay in UNICEF ay ay si weyn uha xun tahay weerarkaas ayna ka codsatay dowlada Soomaaliya baarintaan buuxa. Xafiiska Shabakada Allbanaadir.comMuqdisho [email protected] - Advertisement - Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Previous articleArday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki

Stay Connected

20,928FansLike
2,388FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Netanyahu: Waxaan baddaleynaa khariiradda Bariga Dhexe

9 Daqiiqadood ka horXigashada Sawirka, Getty ImagesRa'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu wuxuu sheegay in xiriirka ay la yeesheen saddexda dal ee carabta ah inay soo afjartay xayiraaddii ka dhanka aheyd Israa'iil si haatan loo helo duulimaad wakhti gaaban qaata oo raqiis ah."Waxaan baddaleynaa khariiradda Bariga Dhexe" ayuu yiri Netanyahu oo tilmaan ka bixinayay khariirad sharraxeysa hawada ay maraan duulimaadyada.Wuxuu sheegay in duulimaadyada mara hawada Sacuudiga, Baxreyn iyo Imaaraartka ay dan ugu jirto rakaabka ku wajahan Hindiya iyo dalal kale ee Aasiya maadama horraan ay bixin jireen kharsha badan iyo wakhti badan oo hawada lagu sii jiri jiray.Israa'iil waxay bishii lasoo dhaaftay heshiis nabadeed la gashay Imaaraatka iyo Baxreyn, Jimcihiina madaxweyne Trump wuxuu shaaciyay heshiis ay wada gaareen Israa'iil iyo Suudaan.Kaddib heshiiska ay la galeen Suudaan, Netanyahu wuxuu sheegay in heshiiskan ay dan ugu jirto Israa'iil."Haatan waxaan u duuleynaa dalalka Galbeedka anaga oo sii mareyno hawada Suudaan" ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil.Netanyahu wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday in wafti ka socda Israa'iil ay tegi doonaan Suudaan si loo dhameystiro heshiiska.Hogaamiyeyaasha Suudaan ayaa ku kala aragti duwanaa in hor loo sii wado hanaanka heshiiska ku saabsan in dib loo soo celiyo xiriirka Israa'iil iyo Suudaan.