Monday, November 23, 2020

11 held for rape, murder of teen student

Hamdi Mohamed Farah, 19, was assaulted by group of men, thrown off building in capital Mogadishu

This post first appeared on Hiiraan Online. Read the http://www.hiiraan.com/news4/2020/Sept/179968/11_held_for_rape_murder_of_teen_student.aspxoriginal article

Related Articles

Maxaadan Ogeyn Oo Maanta Ka Dhacay Villa Soomaaliya (DAAWO SAWIRRO)

Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay dib u soo celinta Maamulka Hawada Dalkeenna ayaa adkeeyay ahmiyadda ay leedahay xaqiijinta madaxbannaanida dalka, dowladnimada iyo sharafka Qarannimadeenna. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Sooyaalka dalkeenna ay baal dahab ah ka geli doonaan Muwaadin kasta oo door ku lahaa dib u soo celinta Maamulka Hawada Dalkeenna, iyada oo jiilalka dambe ay tilmaansan doonaan shaqadaas waddaniga ah ee ay dalkooda iyo dadkooda u qabteen. “Soo celinta Maamulka Hawada dalkeenna waxaa ay ahayd arrin aad u adag, madaama welwel badan laga qabay tayada howlwadeennadeenna iyo qalabka aan isticmaaleyno awooddiisa, laakin waxaa fikirkaas beeniyay Masuuliyiinta iyo khuburada Soomaaliyeed ee Duulista Hawada oo muujiyay karti iyo in ay daacad u yihiin masuuliyaddaas Qaran”. Madaxweynaha oo guddoonsiiyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Billad sharaf ayaa ku bogaadiyey howlwadeennada Duulista Rayidka sida ay muddo kooban gudohood ugu horseedeen in dalkeennu lagu ammaano dhanka Maamulka iyo Maaraynta Duulista Hawada. Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoonsiiyay Shahaado Sharaf dhammaan Halyeeyadii ka soo qeyb qaatay Qorshaha Qaran ee Soocelinta Maamulka Hawada Soomaaliyeed, Howlwadeennada Hay’adda Duulista Rayidka ah iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada. Dhankooda, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad iyo Maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa ka warbixiyay horumarka dalka ee dhanka Duulimaadyada Rayidka ah iyo Amniga Garoommada Diyaaradaha, waxa ayna tilmaameen in Shirkado diyaaradeed oo caalami ah ay ku soo dhiirradeen adeegsiga Hawada Soomaaliya. Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp

Kane, Henderson, Messi, Upamecano, Eriksen & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga.

Suuqa Kala Iibsiga ayaan furnayn laakiin arintaas ayaan kooxaha kala duwan ee adduunka ka hor istaagin in lala xidhiidhiyo xiddigo kala duwan. Suuqa ayaa furmi doona bilowga sanadka cusub ee 2021 gaar ahaan bisha January waxana ay kooxaha kala duwan ee adduunku haatanba bilaabeen dadaalada ay ku doonayaan in ay saxiixyo cusub ku helaan marka uu suuqa kala iibsigu furmo. Dhanka kale waxa jira xiddigo marka uu suuqu furmo doonaya in ay isaga tagaan kooxohooda haatan si ay u badbaadiyaan xirfadoosa ama ay ugu biiraan koox ay koobab kula guulaystaan qaybta dambe ee xilli ciyaareedka. Hadaba kooxda.com ayaa halkan idiinku soo gudbin doonta wararkii ugu dambeeyay ee xanta suuqa kala iibsiga. Waxa xusid mudan in ayna kooxda.com wararkan ka soo qaadatay wargaysyada ku hor qoran wararka suuqa kala iibsiga. Tababaraha Kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa in uu maamulka kooxdiisa ka dalbaday in loo keeno xiddiga Harry Kane markii uu wadahadalada heshiis kordhinta ah kula jiray Man City (Independent). Kooxda Man United ayaa loo sheegay in ay si deg-deg ah ugu dhaqaaqdo saxiixa tababare Mauricio Pochettino kaas oo iska diiday dhawr dalab oo haatanba u yimid (Mail). Tababaraha kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa hor istaagi doona in uu xiddiga Ross Barkley si toos ah ugu biiro Aston Villa (Sun). Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Sevilla ee Jules Kounde ayaa xaqiijiyay in ay Man City xiiso u qabtay saxiixiisa (Canal Football Club). Goolhayaha Kooxda Man United ee Dean Henderson ayaa kooxdiisa ka codsan doona in ay amaah ku fasaxdo suuqa January si uu ugu biiro kooxaha Leeds ama Brighton si uu u fiicneeyo fursadiisa uu xulka England ugala qayb gali karo Euro-da sanadka dambe (Sun). Lionel Messi ayaa u muuqda mid sii joogi doona kooxda Barcelona kadib markii Man City isaga baxday baacsigii ay ugu jirtay saxiixiisa (Sky Sports). Agaasimaha Kooxda Inter Milan ee Beppe Marotta ayaa xaqiijiyay in uu Christian Eriksen dalbaday in uu isaga tago kooxda suuqa January (Goal). Kooxda Man United ayaa xiiso u qabta saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Christian Eriksen (Corriere dello Sport). Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee kooxda Lille ee Yusuf Yazici ayaa xaqiijiyay in ay Arsenal xiiso u qabto saxixa xiddiga 23 jirka ah (Mirror). Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda RB Leipzig ee Dayot Upamecano ayaa la xiqiijiyay in uu isaga tagi doono kooxda suuqa January ama xagaaga waxana saxiixiisa ku tartami doona kooxaha  Bayern Munich, Liverpool, Manchester City & Manchester United (Bild).

Stay Connected

21,074FansLike
2,445FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest Articles

Abiy Axmed oo 72 saac u qabtay madaxda TPLF inay isku soo dhiibaan

Addis Ababa (Caasimada Online) – Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa Axaddii maalmo kooban u qabtay madaxda iyo ciidamada Tigrayga inay iskugu soo dhiibaan ciidamada dowladda federaalka, kuwaasi oo uu sheegay inay ku wajahan yihiin magaalada Mekelle ee caasimada Tigrayga. Abiy ayaa madaxda Tigrayga iyo ciidamadooda u qabtay muddo saddex maalin ah (72-saac), kadib markii ciidamadiisu ay shalay la wareegen magaalada Idaga oo 97-km u jirta caasimada Mekelle ee maamulkaasi. Waxa kale oo uu sheegay in hogaanka maylka adag ee Tigrayga ay marayaan meel aan marnaba laga soo noqon karin, isla markaana ay xiligan u furan tahay inay si nabad-gelyo ah isugu soo dhiibaan dowladda federaalka. Abiy ayaa dadka ku nool magaalada Mekelle ee caasimada ismaamulka Tigrayga ugu baaqay inay garab istaagan oo taageeran ciidamada dowladda ee dagaalka kula jira madaxda maamulkaasi. Arrintan ayaa imaneysa xili lasoo warinayo in ciidamada Tigrayga ay ka biyo diideen inay is dhiiban, isla markaana ay sii wadayaan dagaalka ay ku jiraan ciidamada millateriga Itoobiya. Xukuumadda Itoobiya ayaa sidoo kale shalay sheegtay in ciidamadeedu ay magaalada Idaga Hamus ka qabsadeen xoogaga u daacad ah xukuumadda gobolka Tigrayga, kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay. Qoraal ka soo baxay guddiga xaaladaha deg-dega ayaa shalay lagu sheegay in magaalada oo ku taala halka laga galo magaalada Mekelle ee xarunta tigreega ay gacanta ciidanka gashay. Ciidanka Itoobiya ayaa afartii cisho ee ugu dambeysay qabsaday magaalooyin muhiim ah oo ay ka mid yihiin Shire, Axum, Adwa, Adigrat iyo Idaga Hamus. Maamulka Tigray ayaa sheegay in dad rayid ah lagu laayey dagaalka ka dhacay magaaladaas laakiin faahfaahin intaa dheer may bixin. Madaama oo telefoonnadii iyo internet-kiiba go’an yihiin way adagtahay in la xaqiijiyo wararkaas. Midowga Afrika aya sheegay inuu ergo dirayo, waxaana isa soo taraya baaqyada Qaramada Midoobay ee xabbad joojinta ah si loo helo marino gargaarka aadamenimo la mariyo, iyada oo midaasi xukuumada Abiy ka dhago adeygayso.